"Madaxweyne Muuse Xiligii Udub Ciidan Beeleed Ayuu Gurigiisa Ku Haystay" | Barnaamijka Hal Adayg

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 252

  • @hassanhusseinhassan2932
    @hassanhusseinhassan2932Ай бұрын

    Kan Maxaa Laga wareystey wuu madhanyahayba

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    Kol haduu caaqilka Ina Cabdi Dameer iyo kuwo kalle oo la xullafo ah uu dhaamo waa Alxamdulilaah

  • @Yusufhalig
    @YusufhaligАй бұрын

    Kani waa waxba yahay CAQLI CAUUR ee siyaasi maaha waa DAMEER QAAWAN

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaanАй бұрын

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @fatimanuur693
    @fatimanuur693Ай бұрын

    Kani cuqdad baa ka dhaansan war kuwa jooga idinkaaba ka daran ee naga tag

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030Ай бұрын

    Muuse af dheere iyo faqashtii horeba wadanka hala dhaafiyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qz8rx8wp3h

    @user-qz8rx8wp3h

    Ай бұрын

    YURSA HARTI II WADA SHEEKA 😂😂😂

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    Ай бұрын

    @@user-qz8rx8wp3h😂😂😂😂 👍👍👍

  • @Garaadmaxamed5153
    @Garaadmaxamed5153Ай бұрын

    Ninkani waa qabyaladisa caadiya

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    Sida Ina Cabdi Dameer iyo Geenyo shaaximan oo kalle saw maaha ? Kk

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591Ай бұрын

    WALAAHI WUU BUKAA KANI WAAR YUSRA HARTIBAAD SHEEGATEE MAXAAD DADKA KA IIBINAYSAA????

  • @mowliidabdi6030

    @mowliidabdi6030

    Ай бұрын

    Adigu futadaada ka sheekee iyo aderkaa muuse af dheere ee faqashtii hore ahaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    Ай бұрын

    @@mowliidabdi6030ADEER AABAHAABAA FAQASH YUSRA HARTI AH AHAA EE MADAXWEYNE MUUSE BIIXI UU DALKA KA XOREEYAY ADIGUNA YUSRA HARTIBAAD TOHOO ANAA KA XABAD FUTADA KAAGA HAYA(CONDOM DAAROOD FOOQAL CONDOM DAAROOD)😂😂😂😂

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    Ай бұрын

    Adeer aabahabaa FAQASH YUSRA HARTIYA AHAA OO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI DALKA KA XOREEYAY adiguna DHASHII YUSRA HARTIBAAD TOHOO ANAA KU KARBASHAYA(CONDOM DAAROOD FOOQAL CONDOM DAAROOD)

  • @mowliidabdi6030

    @mowliidabdi6030

    Ай бұрын

    @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 reer miya ayaad tahy wllhy baan ku dhaartee muuse af dheere faqash buu ahaa waxaana gumayssn jiray oo uu. Ka soo cararay sibaad barre moorgan cabdicasiis cali barre weelkana wuu u dhiqijiray snm ta uu ku dawarsadana waa rag xiniyohood wuxuuna ku soo biiray snm 1989 kii aniga aahabayna dhilaa ku dhashee isaga oo fudada muuse af dheere difaacaaya iyo qaranka somaaliland 1984 ayuu snm ahaa faqashna madaxa rasaas kaladhacay markaa anigu waxan aad u xiiqsantahyna miskiin ayaan u aqaan mana ihi ragaas igu caayeysid ee waxaan u arkayaa uun inay yihiin rag ku ciilay oo kaa xiniyo badan adiga iyo aderkaa muuse saamiriba

  • @mowliidabdi6030

    @mowliidabdi6030

    Ай бұрын

    @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 aaabahy faqash ma ahyne adiga iyo aderkaa muuse saamiri ayaa faqash ahaa gawaadna ahaa aniga abaahy 1984 ayuu snm ahaa adiga iyo aabahaa iyo aderkaa muuse saamiri snm wey iska sheegtaan waxasnatiihiin asal faqash isagaana xamar bariuskeedii ka samriwaayey isagaana faqash u shaqayn jiray wasye xawayaan yohow muuse saamiri snm wuxuu soo galay 1989 1988 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙏

  • @mohamedwarsame8135
    @mohamedwarsame8135Ай бұрын

    Wax jabhad sameeyey xiligii Daahir Riyaale waxa jirey Xirsi

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    naag hinaastay oo MASEEYRTAY baad moodaa waxan ma xishoodaan YUSRA YAR CIIDAGALE

  • @CabdikariimNadiif
    @CabdikariimNadiifАй бұрын

    Kani siyaasi maaha waa is ka qof qalbi caruura waan ninkii golaha la soohor istaagey oofwareen waa mulfiilaha xisbiga wadani

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Waa khaladkii Saddex waxaan idhi waa beesha mulkiilaha Xisbiga

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pwАй бұрын

    Xisbiga Wadani waa cadowga gudaha isagaanaka xin cadowga dibada. Allaha Awooda badan shartooda ha inaga qabto🤲🤲🤲

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cnАй бұрын

    WADANI MA CIDBAA DOORANAYSA RERBA TUURTA KU SITA RERKINA WUU DAALAY MARKA HUWANTU XAMAR HAGAYSO ILEN S.LND COD UMA HAYSEE KANINA WA BENALE QABYALAD CAD WADA

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899Ай бұрын

    TUSBAX SOO QAADO AMA MUCADAB DOONO LAGUGU AAMINI MAAYO ,XISBIIKA WADDANI SOMAALIYEED WAA XISBII FAQASH IYO FAQASH KA HADHAYN .

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Yusra yar ciidagale naag MASEEYRTAY MIYAA

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    Hinda Uraago yar ba doorallay guska kugu jira yaanu kugu Jabine jooji dhaq-dhaqaaqa.

  • @user-iw3tf3gf5j
    @user-iw3tf3gf5jАй бұрын

    Wasr kani sidan wuu dhaami jirey mise waa viruskii baa galay

  • @suberh8985

    @suberh8985

    Ай бұрын

    Anigaba sidaasaa igu soo dhacday waayo markii xiisada gacanlibaax taagnayd si miyirqabta ayuu u hadlijiray. Waxa laga yaabaa inuu berigaa waxoogaa rajo ah qabay in meel loo magacaabo markiise uu ka quustay ayuu wajigiisii dhabta ahaa la sol baxay

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3mАй бұрын

    Kani xanuun sanayaa cuqdaawi

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Citiraafka ayuu ka soo horjeeda waa fedraal

  • @Sirad47
    @Sirad47Ай бұрын

    Kan iyo inta la midka ahi waa ina cunayaan hadday fursad inoo helaan.ilaahayoo hanagu soo dayn.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3mАй бұрын

    Kani waa kii 1994 laayey caruirta yeryer

  • @Sirad47
    @Sirad47Ай бұрын

    Ilaahay hanaga qabto kuwan ito kuwa la midka ah.

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    Ina Cabdi Dameer dacuun iyo inta la midka ah Alle dalka iyo dadkaba ha dhaafiyo oo kuma soo celiyo ubadtaysta lagu hingoobay ee ah cadawga kaliya ee qarrankani leeyahay.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467Ай бұрын

    Ninkan isagoo wasiir ah ayaa beri hore iigu dambaysay sow kan saaqiday ee xisbigii huwanta ku biiray war nin fiican oo damiir leh ayaan moodayey.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuuul somaliland

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Kan berigii hore waxaan u aqaanay siyaasi waxaan ka quustay maalintii uu yidhi Oofwareen waa mulkiile Xisbiga

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    Dee waa runtii ee maxaad ulla yaabaysa saw Ina Cabdi Dameer ba muu odhan haddaan ah caaqilkii reerihii reerkii badiyey!! Isaga oo ah madaxwayne dal dhan!! Ceebtoodda ma arkayaal baad tihiin indho adag oo bidooyin ah kkk iyadoo meel walba ay taallo ceebtiinu ayuun Baad hadlaysaan oo aad dadka saloollanaysaan !! Kk

  • @kaysenur1592

    @kaysenur1592

    Ай бұрын

    @@G.M820maxaa idiin diiday inaad dadka oo dhan kasbataan.annigu muuse ayaan ugu necebahay wadani ayaan ka sii necbahay waayo wadani wax uu ku dhaamo muuse walli noomuu sheegin. Garxajisna ma ahi

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    ​@@kaysenur1592 Ama necbow ama jeclawo taasi waa mid adiga ku qusayse xisbigu shacabka waa kasbaday oo waa loo wadda hanwayn yahay loonna wadda heelan yahaye dadna taas waa wadda og yahay ee Adigu ma waxaad doonaysa in kaligaa inta lagu yimaado in waxa aad doonayso lagulla qaato oo lagu dhaqmo ? Kaasi waa hadal aad u madhan oo doqoniimo ka buuxde is bedel doonta dhan ka raaca oo ayaanu wakhtigu ka dhicine tareenka dhankaaga ka qabso. Anagu Muuse waanu naceb nahay iyo hadal jilicsan halla shir imane Muuse cid jeceliba ma jirtee

  • @jamalsaleeban1666

    @jamalsaleeban1666

    Ай бұрын

    ​@@G.M820 maxaad samayn hadaad dhacdan

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    @@jamalsaleeban1666 Halka waxa ka muuqata inaad caruur tahaye ragga lama yidhaa maxaad samayn ! Se hadalkii oo kooban waxawn yawli doonna wixii rag yeeli jiray haddii Alle nagu simo.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Waxan kale la yaaba siyaasiga been cad iyo asaraar cad siyasigu ma galo

  • @ifrahigue7515
    @ifrahigue7515Ай бұрын

    Subxaanlaah bal ninkan wayn fiir wuxuu ku hadlaayo

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Yusra yuusa oo ciidanka qaranka miyey ku waalatay

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Weli been ka badan ma arag wixuu yidhi Oodweyne,Caynaba, Burco midna laguma soo dhaweyn.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Yusra yar yaa ciidanka ku laayey buurta gacan libaax

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173Ай бұрын

    Waa ayaan darro soo socota.... ilaahay ma rumeeyo....😊😊😊 Waa caqliga WADDANI ee murayaadda hor taagan isaguunbaa is arka...cid kalena ma arko...

  • @Sirad47
    @Sirad47Ай бұрын

    Waa inamo dayacmay ahaayeen kulahaa kkkkkkkkk, rag hubaysan oo oo buur fuulay oo beelahoodi qixiyey ciidamadii dalka laayey

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Ha metelo Muuse,oo hayska tago ayuu yidhi kkkkkk wuxuu ku daray wadanka hadii rajo laga doonayo hayska tago,kani wax aan jirin ayuu niyaystey

  • @user-qr4cf4np9j
    @user-qr4cf4np9jАй бұрын

    Waaka wadani WAXUU leeyahay angu maanu casilen ee Ina Kkhaliif ee isaga iscacile waanu mahadsanyahay

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722Ай бұрын

    War bel eega noca donaya in uu xukumo somalilan Waley katahey amba xaqlaha wadani ku sheeg oofwaren

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    Ай бұрын

    Lafti nagaa

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032Ай бұрын

    What a mean, hopeless, liar, hypocrite guy is this person!!!

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7eАй бұрын

    Kani waa hunguri ku wadani

  • @halimahussein3573
    @halimahussein3573Ай бұрын

    Asc warye wacan

  • @halimahussein3573

    @halimahussein3573

    Ай бұрын

    Wariye ma xaasbaa tahay mies singe

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591Ай бұрын

    Masha'allah very smart person

  • @maxamedjirde118
    @maxamedjirde118Ай бұрын

    Ex wasiir dhoolayare nin rageed❤

  • @munasagal2496
    @munasagal2496Ай бұрын

    Garxajis hal shay banu ku necebnahay waana runta😂😂😂 Ciidanka xitaa nuux taani ma jibin, ee waxa jebiyey 1.m.kaahin oo so daayey ciidan hub wata.2.m.biixi isna isaga amaray in laga so baxo weliba sida habqanka ah.kkkkk lkin hanagu cadaynina

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396Ай бұрын

    ما شاء الله تبارك الله🎉🎉❤❤

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    1994 waxaa layidhi caruur yar yar ayuu laayey

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    waa arunta oof wareen caruur badan ayuu laahay oo xataa idiha oo nol buu badhida ka goosan jiray waa tuug waynaaday

  • @mulki4516
    @mulki4516Ай бұрын

    Siyaasi ma hae nin cuqdadi dishay oo xanuunsanayaa waa huwan

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010Ай бұрын

    Hadalkiisu wuu iska hor immanayaa

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924Ай бұрын

    RUNTA SHEEG ❤MUUSE. IYO NUUXTAANI. BAAKASOOSAAREY ❤ GUUTOOYINKII. REERKOODA. ❤. CIIDANKIINA. SHIDAALKII. BAA. LAGA. GOOSTEY. GUUTOOYINKII. KALE ❤. MARKAAS. SIDAASBAA. C8IDANKU. KUJABEY. ❤. EE. OGAADA ❤REER SOOMLILAND NOW ❤ WTOWFIIQ ALAA MAHADLEH KELIDII ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU ACLAM WTOWFIIQ ❤

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Reer dhan ku waashay muuse biixi

  • @housseinahmed5654

    @housseinahmed5654

    Ай бұрын

    Reer dhan oo ciro kuu waashay

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3mАй бұрын

    Oofwareen.... Yusra ...harti

  • @VivaWNP143

    @VivaWNP143

    Ай бұрын

    Oof wareen nin rageed weeye walahi 😂. Laftinagaa jiif iyo joogba u diiday

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Cirro biibiile wallee inaan dalkan lagu aaminayn

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056Ай бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa mudane dhoolla yare haddaad dadnimo leedahay waxad taageertaa faysal cali waraabe. Faysal baa cidwalba kaa xiga haddaba waxan dhahayaa (charity begins at home).

  • @1962yusuf
    @1962yusufАй бұрын

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757Ай бұрын

    Kani waa xoolo, waa jaahil qabiil ku tiirsan, //:/// Muse Bixii madaxwyne ka fiican Somaliland soo mari maayo oggow

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7eАй бұрын

    Nin wayn oo been iyo naxli ka buuxo

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yzАй бұрын

    Waddani waxan lawaydiinayo ee aan muuse oo dalka xukuma aanlawaydiinayn. Waddani sidee loowaydiinayaa waa ceeb wariye yaashan heegada ushaqeeya muuse ciidanka jabay maad waydiisaa kudhaha.

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tkАй бұрын

    NINKAN BAL MARKA HORE HAKA RUN SHEEGO TUSBAXA KA GUDUB ADEER QABYAALAD BAA LAGU CODEEYAY IYO JEEGAAN SIDAAS ADAA UYAQAAN LAAKIIN JEEGAAN WAXAA GASHAAN BUURAYSI SIYAASADEED CEEBNA MAAHA MAANTA SHAQSIGA ARKAYA ODAYAASHA QABYAALADU MADAXMARTAY IYO WAA MARKA YAGII TAASAA KEENAYSA IN AAN MUUSE CODKA SIINO KUWAASI AYAA KU QASBAYA IN MAR LABAAD COD LA SIIYO WADANI HAKALA GARTO MUUSE IYO QARANKA SIMPLY…..

  • @user-yw2rs6iw7f
    @user-yw2rs6iw7fАй бұрын

    WAXAAN MEESHA QABANAYN AFKAA LAGALA MAAGAAYE MAANGAABKA UUNBAA MUHMAL IYO KU HADLA WAXAAD SHUBAYSO MAANDHOOW EE MAWQIFKII SOOMAALI WAYNBAAD WADAA EE HAY MIKIIKIYIN

  • @somsessl1310
    @somsessl131029 күн бұрын

    Kan yare hadaan hadhoow la wasakhayn ma xima maasha alaah wariye mustaqbal wuu yeelan karaaa

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Ciidankii waxa soo saaray dhabar jebintii Gacan libaax😂iyo ragii warka qaaday ee habeenkii iska dhiibay Laascanod ee reerka ahaa

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    Ай бұрын

    Fahima quuje iyo raxma yar baad kaso cararteen😂😂😂😂😂😂

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    @@Burcawi24 oo waad caruur hadashee caruurey ba caruurnimo waa ciil laga way naado

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    Ай бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r adiguna waad futo hadashay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    @@Burcawi24 Kelmadaasi maba jirto isaaqaa yidhaahda oo waa futadaad ka hadashay futo hadashay ma jirto shalaad baratee waa la shubi jiray waad maqashuun kkkkkkkkkkkkkkkkkk markaas baad istidh dheh kkkkkkkkkkkk

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    Ай бұрын

    SOWKUWII CADAYSTAY EE YIDHI ANAGU YUSRA HARTIBAANU NAHAY SOW BADHEEDHEEN MIYAY LASOO SAFTAAN TOLKOOD DAAROOD WAAMAXAY DOORASHADA AY KA SHEEKAYNAYAAN?????

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716Ай бұрын

    cadoowgaaa kudahaaa ayaaa ka xun ka dibadaaaaa

  • @G.M820

    @G.M820

    Ай бұрын

    Munaafaqa gudaha ayaa ka xun ka dibadda

  • @said1498ify
    @said1498ifyАй бұрын

    Waa nin madhan Siyaasi maaha. Xisbiga wadani laguma aamini karo Mustqabalka wadankan. Nin naftiisa iyo noloshiisa u huray dalkan ayuun baa lagu aamini karaa. Somaliland.

  • @salehelmi3927
    @salehelmi3927Ай бұрын

    😎😎😎 HA + Heego + Rakaabkood 👊👊👊

  • @jamalsaleeban1666
    @jamalsaleeban1666Ай бұрын

    Marka aan dhamaystay wadani waan tageray . 😂😂 dadka waxan kula talin laha. Dhamaysta kadib rayigiina cabira

  • @ahmedmohamedgaas6206
    @ahmedmohamedgaas6206Ай бұрын

    Dhoolayare aqoon inaanu lahayn uu yahay jaahi wuxuu yidhi itoobiya markii talyaani qabsaday ayay iskajartay 7 todobadii sano ee talyaanigu haystay jaahil inaadtahay been sheegaya itoobiya sida Taariikhda hijrada iyo Taariikhda miilaadiga ayay uleedahay Taariikh ugaara waana tan aad kabeen sheegaysid anaa isguulada itoobiya kasoo baxnaye wax aanad garanayn hakasheekayn

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494Ай бұрын

    Waa waraysilagu difaacayo cabdirisaqdawdar wadaninalagu qurxinayo laakin kama helidonan dadkamiyirka qabaan garabidoonan dadka dadkacayaana waa dadkawadani taageera weeyi hadad waxadsamaysid ad dafirto waamushkilad

  • @najaxmaxamed6759
    @najaxmaxamed6759Ай бұрын

    Ilaahaykaawaroon

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jАй бұрын

    waxa wadnka ka dhacayi ee khalad ah shacbka somaalilaan nacasyada wadani u hadla yaa waxa qaribaaya

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056Ай бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa .ar haddaad dhahday waxa is bedelaya siyaasiga waxa xaqiiqo ah inuuyahay beenaale. 2.0. Siyaasigu waa khaayi waana beenaale kursiga iyo lacagta iyo dhul boobka ka shaqeeya oo kelliyaatta. 3.0. Waxan dhahayaa siyaasigu wuxuu ka fakaraa kursiga uu fadhiyo iyo siduu u fadhiyi lahaa sax iyo khalad ba. 4.0. Wuxuu siyaasigu ka shaqeeyaa lacag urursiga iyo dhul boobka iyo waxa dantiisa wax u taraya. 5.0. Siyaasigu wuxuu urursadas dadka ugu xun si ay dantiisu ugu hirgasho inta uu xilka hayo. 6.0. Siyaasigu wuxuu urursadaa dadka afku xooglaha ah iyo afmiinshasharka beenta ajhrinaya. 7.0. Markuu waxbaba qaban waayana wuxuu adeegsadaa qabiilka iyo tollaay iiso gurmada iyo reer hebel baa wax loo diidanyahay.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716Ай бұрын

    qofkaaa doortaaa waddaniii wuxuu la mid yahay.....qof Hassan sheekh madaxwayneee u yahay

  • @hkayir916

    @hkayir916

    Ай бұрын

    Sheeko ciyaal

  • @xaajimasaleh8837

    @xaajimasaleh8837

    Ай бұрын

    ​@@hkayir916adiga ma shaki baa kaaga jira inuu kani eber yahay nolosha ayuu ka dhacay

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    Ай бұрын

    @@xaajimasaleh8837lafti nagaa bada siin mayno laxey😂😂😂😂😂😂

  • @hkayir916

    @hkayir916

    Ай бұрын

    Hopyada xasan sheekh was... iyo uqdada ku haysa ba

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    Dhoole yare walaaahi waa laga dhex hadlya baryahn danbe hubaal lacag baa ku socda cadawga Somaliland

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716Ай бұрын

    Waxaa jira wadar ahaan 195 waddan oo la aqoonsan yahay adduunka maanta. Waxa ku jira 193 dawladood oo xubno ka ah Qaramada Midoobay iyo sidoo kale Vatican City iyo Falastiin, kuwaas oo ah dawlado kormeerayaal ah oo aqoonsi xaddidan leh. Ogow in ay jiri karaan aragtiyo kala duwan oo ku saabsan dhulalku waa in lagu tiriyaa inay yihiin dawlado madax-banaan, markaa tirada dalalku way kala duwanaan karaan iyadoo ku xiran isha iyo qeexida. hhhhhhh kulahaa 103 waddan ayaan la aqoonsanayn

  • @warfaageeddi3128

    @warfaageeddi3128

    Ай бұрын

    Waa beenaale indha adag.

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    Ай бұрын

    Sxb qof wuu khaldami kara Muuseba sowtu lahaa 104-66=47 Marka caadi iska dhig

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yzАй бұрын

    Qarankii muuse ayaa jebiyey. Wariyuhu muuse ciidankii jabay muuwaydiiyo. Waddani xaar kastaa waxwaydiinay. Ina muuse ciidankii maxaajebiyey car waydii.

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991Ай бұрын

    Waar waa kamid xar walwaalada Cidagale ee siyaasada ku siqiiray

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    Ай бұрын

    Iyado haash madaxa lagaga damiyo waa ninki ku xurayay Jilicsaney😂😂😂😂😂😂

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    @@Burcawi24 siilkaaba lagaga demin jiray iyo futada garxajis burco iyo meelwalba badax waa saleelee sida hawaanba jaamac dubad loogu dubeeyay ee hada buuhoodle loogu jarjaray inan koodii ,nafkale malah tolkuun bay u xoog wayn yihiin Adna waqash xaarooda baad tahoo waxba taa kamaad faa iidin ee SNm oo wada socdaa midh kaa reebin

  • @momoabdo6991

    @momoabdo6991

    Ай бұрын

    @@Burcawi24 Ibraahim Koodbuur AUN geesi Ciidagaale ayuu ah ee maanta siyaasiyiintiina ayaa waxba dhaamin Oofwareen

  • @ahaiban1
    @ahaiban1Ай бұрын

    Dhoola-Yare maxaa laga waraysan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    Oofa wareen isgoo shirka wadani joogaa buu laahaa qoriga aan qaadano way duubantahey Oofa wareen godob weyn buu galey in tiirka la geeyo aheyd hadey mesha dawladi ka jirto

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    Madxweyen Muuse Baxi wax badan baay qabtey

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsameАй бұрын

    Kani wariye maha waa qof dhan ka raran😂

  • @user-qz8rx8wp3h
    @user-qz8rx8wp3hАй бұрын

    BAL DAMEERKAN DHAGEYSA WUXUU KU HADLAAYO KULAHAA HABAR AWAL HADII AY MUSE UU CODEEYAN WAA EHLU NAAR 😱😱😱 WAA XARAAN AYAY IDINKA TAHAY IN CIDII WAX GARAD AHI EE REER SOMALILAND IDIIN CODEYSO NEEFYAHOW

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jАй бұрын

    waar muxuu wadani nacas ii hadal yidhaahda ciidanka qaranka jabkooda waa la arkaayeyi in wadani jebiyeyi afkoodyi ku qirteen

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396Ай бұрын

    Illaahayow hanagusoocelin Qudhmiye dagaal ooge kalaqoqob iskudire madamqade maxishoode. (Qudhmiye Dagaal ooge) حسبي الله ونعم الوكيل

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416Ай бұрын

    Waar kan maxaad ka Waraysanaysaan Waa Madhan yahay Waa Nin Qabyaladi dishootay

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056Ай бұрын

    Daahir jimcaale dhefataag. 1.0. Waxan dhahayaa mudane dhiilla yare waxan ku dhahayaa waxaad jeceshahay oo sharkaaga noqda ayaa jirta. 2.0. Wax sharkaaga moodeyso oo kheyrkaaga noqdaa jira. 3.0. Haddaba waxba kursiga madaxtinimada ha jecleysanin. 4.0. Waxa laga yaabaa inaysan kheyr ba idiin lahayn. 5.0. Haddaba sidi sidi daad mooyaane dhul u dhacaaga hubso. 6.0. Waxabana ha is macaashiinin ee aad yar fadhiiso. 7.0. Dhallinyaradaasi waxa direy mudane cirro iyo xirsi iyo dhoollayare.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    Ninkan aad waresanyso cudur Muuse Bixii iyo Ina Kaahin baa ku dhacey waa in laga cudiyaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    cabdirasaq khalif maaha muyadin reer somaliland ah isagaa afkisa iskaga saray kolku cadaystay cadawada calanka aw u qabo iyo qowlkii kitaabka lagu dhaariyay ka baxay amaba aw kayimay shaqadisii iyo xilkii dowladnimo umada u hayay !!!!! from saylac city

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030Ай бұрын

    qudhmiye waa faqashtii hore wadanka Somaliland waa inuu dhaafaa isaga oo bilaasharafa wuxuu isku dar saday indho adayg aqoon la aan jahli iyo been xaalad abuur hogaamintii oo laga araday

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241Ай бұрын

    Kan oof wareen layidhaahdo dibjir kadta wada ibaa buunbuuniya

  • @xisaabiyehakiye6653
    @xisaabiyehakiye6653Ай бұрын

    Jaahiliinta siyaasadda ha laga fogeeyo. Anoo reer Waddani ah ayaa sidaa qaba.

  • @halimodool724
    @halimodool724Ай бұрын

    Xukuunadu Somaliland way Kala dishay akhas

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Ha dhaaran hadalkaagii aad tidhi ayaabad dafirtay

  • @user-iw3tf3gf5j
    @user-iw3tf3gf5jАй бұрын

    Oofwareen dhiigiisu waa idin xalaal gaar ahaan raga lagu laayay buurta dadka ka dhashay waayo danbigiisu wuu qirtay oofwareen taasaa xalaal idinku yahay dhiigiisu

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Dadkii waa Ana oodhan ayaa iskugu tahay xisbiga wadani kkkkkkkk

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527Ай бұрын

    waxasaaa wadankan wasiir kasoonoqdeyy kani manu ahaynnn wasiirkiiii jajajbanta ballll waxaad waraysanayso eeggg umaduuuu kaladilayaaa

  • @maryanapas9124
    @maryanapas9124Ай бұрын

    Ha wa wadani kala jabka ciidan ka dhexda ugalay gojaca iyoku wi burta galayba

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jАй бұрын

    waar noocan la ma wariisto waa nacas waaln dhoola yare shilimada la siiyeyi ayaa wareeriyeyi

  • @user-dt3ti1mt2i
    @user-dt3ti1mt2iАй бұрын

    Doqon buka yaahuu

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796Ай бұрын

    Oofwareen ayaa halyay u ah ninka aad waraysanaso,

  • @AnabAhmed-mn3vu
    @AnabAhmed-mn3vuАй бұрын

    Ô maxa bulshada loga qariyey maxa lo odhan wayey xusibi huwan ah o faqash kahadhen ah baa xusbiyada tartan la galayaa wayo marhadu mulkilaha huwanta burafulku leyahey ofwaren

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209Ай бұрын

    Shaqo aan ciidanka ahayn ma haysaan miyaa khas ma xishoode naga aaaamu ssssiiiiya.waxan subxaanka yaa cadiim cid kasta muusaa ka cisiiyey

  • @farahyuusuf3209

    @farahyuusuf3209

    Ай бұрын

    Waabuu ugaraabayaa nin akhaainka ahaa ee la baxsaday lacagtii lagu yidhi ku hawl gal subxaan alaa ilaahaw gacanta ha noo galikuwan

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261Ай бұрын

    Kani dhuuni raac fadlan kushubo no hadal layidhi weeya suudh lo ibiyey wa itii cilaneyd baa xisbiga ku ururey 😃🤑🤑🤑

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5lАй бұрын

    Odayga calooshaa xanuunaysa kkk

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494Ай бұрын

    Ninkani waa nin dhiman wuxuu ku leeyahay citifaafba umabaahin micinihu wuxuyahay balantuwaaxamar

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    Ай бұрын

    Sxb badeenu iib maaha Xabashi baad siinaysa badayadi laxey yaa kaa yeelaya😂😂😂😂😂😂hhhhhhhhh

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jАй бұрын

    waar muuse waa lagaa jeclyahayi ee hadaalin muusa xun buu ku ololiyinayaa