Madaxweyne Geelle oo qaatay 5 arrimood oo ka dhan ah SL oo kula dagaalamayo, mise hirgali karaan?

Madaxweyne Geelle oo qaatay 5 arrimood oo ka dhan ah SL oo kula dagaalamayo, mise hirgali karaan?

Пікірлер: 124

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын

    ssc khaatumo noolaada daraawiista ilaahay karameeyay oo samada looga soo hiiliyay mahadsanidin geesiyada soomali kufaanto

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw15 күн бұрын

    Guusha KHAATUMO waa guusha soomaliyeed 🇸🇴❤

  • @jacfar571
    @jacfar57115 күн бұрын

    Hashaan gaadaweynoow libaax uga gayoon waayay inan goroyocawl uga tagaa waa hal soo gudhay. Waxaanu leenahay cidkasta soo jiidh wanaaga jeeniga ku soo qaad ama ooda soo jebi dhaaxan belo u joogne Ninkii adkaan jiray uun baa adkaanaya guul markasta Somaliland Republic💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💯

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm15 күн бұрын

    قال الله تعالى: واطيعو الله واطيعو الرسول ولا تنازعوا فتفشلو وتدهب ريحكم واصبرو أن الله مع الصابرين.

  • @maryananshur5732
    @maryananshur573215 күн бұрын

    SSC Khaatumo guul Insha Allah ❤

  • @qoryaaledgmo
    @qoryaaledgmo15 күн бұрын

    soomaalilnd guuul insha alaa

  • @User7654suy
    @User7654suy15 күн бұрын

    ﴿وَما أَصٰبَكُم مِن مُصيبَةٍ فَبِما كَسَبَت أَيديكُم وَيَعفوا عَن كَثيرٍ﴾ [الشورى: 30 - 30]

  • @AhmedFarah-hf8lg
    @AhmedFarah-hf8lg15 күн бұрын

    Gaylan media keep going

  • @MohamedFarah-my7kx
    @MohamedFarah-my7kx14 күн бұрын

    Marlaabad gacmo fuuran from Djibouti 🇩🇯

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm15 күн бұрын

    Labadaan cadaw baa dadka musliminta somaliyeed isku diray. قال الله تعالى يا أيها الناس إن الشيطان لكم عدو فاةتخدوه عدوا: ولا تتبعوا الهواء فيضلك عن سبيل الله.

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad319715 күн бұрын

    These 5 points are sweet music 🎶 to Somali people's ears 👂

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894312 күн бұрын

    Mahadsant walaalkey geylan media ❤❤❤❤❤

  • @AyuubQurbo
    @AyuubQurbo15 күн бұрын

    Somalia guul by gaadhay

  • @salmoonabdilahinuur5072
    @salmoonabdilahinuur507215 күн бұрын

    SSC khaatumo way guulaysatay tasina waa furaha guusha somaliwayn,goonigosataydina somalidiidka ahaana gabal basba udumay xaqiiq wana xiligii laso afjarilahaa.

  • @UmuHudayfa-qf7iq

    @UmuHudayfa-qf7iq

    15 күн бұрын

    Waardee bacaacda joojiya reer somaliland ayado anay dhulus iyo ciidkale tona la Socon bay dulinayeen somaliland waxna kama bedeli kartaan ciitirfka aad isledihiin cideyana waax hawtaro xamaar dadkeedu burco iyo gobolada somaliland baay ka dawarsadaan wlhyi

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass649515 күн бұрын

    In somaliland la burburiyo waaye

  • @prosl11

    @prosl11

    15 күн бұрын

    Cuqdad iska saar somaliland cid burburin karta maa jirto

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    15 күн бұрын

    Maaha siday moodayaan ilaahay baa ku filan soomaliland

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip15 күн бұрын

    Nin dukaankisi lasoo fara galiyey fadhi uma yaalee waana jabuuti kkkkk

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg15 күн бұрын

    Ader dhulkas cisse warabe ayu ilahay dhiig idoor ma leh ee birbira ha siiyo Ethiopia 🇪🇹 haadi kale burburka idoor laandh ha uu diyar Garoobo yaaakhi 💪💪💪💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiHakim-dc2hu

    @AbdiHakim-dc2hu

    15 күн бұрын

    Awdal state adeero Dadka uu ilahay dajiyey Gabiley ilaa lowyacado Waad fahmi karta Jooji waxa la carareyso

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s15 күн бұрын

    Soomaaliya dalkeeda iyadaa leh

  • @mohamedibrahim4645
    @mohamedibrahim464515 күн бұрын

    Dr shaafi allah ha barakeeyo

  • @mohameddalla4274
    @mohameddalla427415 күн бұрын

    Gaylan ninkan ku xidhayan WAA anbanya😂

  • @DeeqSuldanApshir

    @DeeqSuldanApshir

    15 күн бұрын

    Walhi waa xogogaal anoo hargaysa jooga ayaa ku xidhan

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy15 күн бұрын

    Waaaw muse bixi snm way udhamatay

  • @assowehassoweh1893

    @assowehassoweh1893

    15 күн бұрын

    Snm way dhamatay bye bye

  • @superfun1819
    @superfun181915 күн бұрын

    Somalia hanolato ❤️🇸🇴🇸🇴 . dad waxaa ugu liita nin isaago xashin gaashamo wajaale Hargeysa u mideysanen Dhul kale kagaday

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын

    aleylahen muuse wuu soo afjaray isaaq oo wuxu dab kushubo iyo wax uu amxaaro ka iibiyu kadhigay

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u15 күн бұрын

    Mahma ahyd labaa isjacel wax isugu dar ayaagaa isnicidone

  • @Mamar6310
    @Mamar631015 күн бұрын

    DJABUTI MAR HADAY REER SOMALILND MAANTA FAHMEEN WAA GUUL GUUL GUUL SOMALILAND

  • @XamseQays
    @XamseQays15 күн бұрын

    Somaliland guul insha alllh

  • @Afgooye
    @Afgooye15 күн бұрын

    Qufka iguhoreey daawadey

  • @abdillahiali8816

    @abdillahiali8816

    15 күн бұрын

    Lacagbaan kuusoo dirayaa ee numberkaa sheeg

  • @Norabdik

    @Norabdik

    15 күн бұрын

    ​@@abdillahiali8816adiga profile ku saro 😂

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw15 күн бұрын

    Fikirka kala go'a ee HARGEYSA waa ka xunahay Kana Qatar badan kan khawaatiijta

  • @masadmedia2527

    @masadmedia2527

    15 күн бұрын

    Fikirkaasi waa 34 jirsaday wwax aad ka badali kartaana ma jiro

  • @superfun1819

    @superfun1819

    15 күн бұрын

    Sii saax ah

  • @wwewokeup8917

    @wwewokeup8917

    15 күн бұрын

    ​@@masadmedia2527hada wixii ka danbeeya wuxuu ahana fikir jabhad ay ku hungoysay shacab 😂😂😂😂

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi15 күн бұрын

    Intey ethopia siinayeen waxa ka fiic nayd in ay reer khaatumo siiyaan taa bedecked waxay ba qoreen in aan hayadymuhu tegi karin oo tahay meel khater ah waxayna bilaabeen in ay kaga qaataan caalamka in aylacag kaga qaataan waxay ku bilaabeen dil aan arxan ku jirin ayagoo ugaadh sanayey dad ugu caqliga badan bulshada reer laascanood

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd197815 күн бұрын

    Wan soo dhawnaynaa wax kasta oo ethopianka badeena looga difaacayo

  • @musefarah8031
    @musefarah803115 күн бұрын

    Jabuuti. Jidiinkeedaa wwx walba wan usamaynayanaa

  • @yaziinabdirahmaan160
    @yaziinabdirahmaan16015 күн бұрын

    waan soo dhawayn inay jabuuti ka soo hor jeedsadto maanta somalilaan iyo ethiopa lkn wax ka si fican inay jabuuti dhawraysa gobalka dagnaashaha dalka jaar mid labadaa waan soo dhawayn inay jabuuti ka abuurto jabhad awdal state taasi waa arin wangsan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed217212 күн бұрын

    Jabuuti itobiya waxzy ku qabszn kartaa laba bil.jabuuti inkaartii somLiya ayaa ka soo ifbaxday.

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass649515 күн бұрын

    Warkasa i mara

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z12 күн бұрын

    Kkkkkk

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew12 күн бұрын

    Kulahaa aby axmad waxaan raadinayaa bad eey awoowayaadheen ku soo ilaabeen soomaaliya oo eey seeylac noogu sheegeen maninkaas ayaa soo dhoweeysasho leh

  • @bilaladen7752
    @bilaladen775215 күн бұрын

    First

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын

    snm wa buudada cadowgu uso raaco qaranka soomaaliyed ee halaso afjro oo halayskugu tago

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    15 күн бұрын

    Isaaaaq land Anagaaa samaynay Anagaaa sooo afjarayna Wakhtigeeeda Balse hada islaaaaq land inuuuu dhisnaaaado Dan badan baaa nooogu jidha Mana burburayso Somaliana ku sooo noqon mayaaaaan Ssdf baaa dhashay SNM Wana jiraysaaaaa SNM for ever

  • @HamzeMed-py6up

    @HamzeMed-py6up

    15 күн бұрын

    Kkkk snm wajiirasa ilaa inta giimaha kaa hadhaye ama goof isaaq aduunka kuu duul noolyaahaye adero somali waay istagaana ee waa dagaal kii 2 ee somali iyo isaaq lakuuna kaala calaaf qaada yaaye

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    15 күн бұрын

    @@HamzeMed-py6up shut f**k up Adooonyahaw isaaaaq Snm wa jiraysa sababtooo Waaaa ulsha aaaan la dhaco hawiye Snm anagaa samaynay

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj15 күн бұрын

    Guul khatumo State of Somalia

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra15 күн бұрын

    Wariyayaal Maalin walba waxaad xayaysiisaan guryaha laga dhisayo Kenya xaga aad dadkeena ku boorin lahaydeen in guryahan Muqdisho, Hargeysa, iyo Garoowe in laga dhiso si dadkeena wadanka ugu soo laabtaan. Dhul shisheeye lama dhisto.

  • @abtidonomar5516
    @abtidonomar551615 күн бұрын

    Isn't easy Ciise warabe anaga ka talino geeska Africa cidkastao danahayaga ka hortimaado waxa naga dheexeyo dagal dhagay far somalina ani ha igu daba faysho dhagay far xeebahasna ana leh cidna uma daba fadhiyo unukaleh saylac lughaya bulaxaar Abo geelle halagu daba faylo dhagay far guul

  • @NuurWacdi-x5l
    @NuurWacdi-x5l15 күн бұрын

    Ok

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын

    ssc khaatumo kumeel qaadhka halaga saaro waayo snm waxay ogtahay gooni goosadkeedu in dhulbahante kuxidhanyahay waayo dhulbahante wa taariikh soomaliya saasa gaaladu ssc xooga sareysa

  • @MohammadMohamed-qt4ip

    @MohammadMohamed-qt4ip

    15 күн бұрын

    Kumeyl ma jiree wayo maanta iyadaa loo bahan yahy dhan walba ssc guul

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j15 күн бұрын

    Ninkaan maqabtaan kakiin qaladka way kuraacaan akiin ayagii ayuu soo af jaray

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa0115 күн бұрын

    Gaylan media waa ina la is la garay ...waar ma garadtay?

  • @Sam_Saylici
    @Sam_Saylici15 күн бұрын

    Waxa is waydiin mudan sida go'aanada dagdaga uu qaatay Geele Hassan ma qaadan kara? Waa Maya

  • @halimamumin3643
    @halimamumin364315 күн бұрын

    Djabouti waa in dhinac looga soo wada jeesta. Waa Xaasid aan dooneeyn in Cid kale aaney noolaan. Waa in Somaliland aay la xidhiidho jabhada ka soo hor jeedah Geeleh oo kursiga ka tuuraa.

  • @qoryaaledgmo
    @qoryaaledgmo15 күн бұрын

    waarku waa dheexdhexd caawa miyaa

  • @KA-do8rw
    @KA-do8rw15 күн бұрын

    Guul iyo Gobanimo hadalki igad waxba iska badaley

  • @hassanwalibadal4683
    @hassanwalibadal468315 күн бұрын

    War nin yohow Ethiopia ma aqoonsi bay bixin kartaa?

  • @sahramohamed4931
    @sahramohamed493115 күн бұрын

    jabuuti waxaa ka talisa khadra xayd odaygan geele waa alkollloystee waxnaa ma yeeli karo bal uu u shaqqeeya haddana fiirdhihye waxuu ugu yeelay in uu muuse bixi la heshiyo maxaabiistana laguu wareejiyyoo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud833915 күн бұрын

    3 dawlo oo xuduudkii afrika udhalasho midna kan kale awood uma laha faragalin

  • @MubYus
    @MubYus15 күн бұрын

    Jabuuti ayaa jabhado samaynaysa oo dagaal iyo rabshad rabta waa sheeko khiyaali ah iyo hadal suuq.

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5d15 күн бұрын

    Markaqtaba 2 jiho bay qaadi karta 1 waa inay somaliland aqonsiga iyo madax banani hesha 2 waa inay HARGEISSA nocotay caasimada somalia iyo madaxweyne xassan ka danbaeyya

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed469815 күн бұрын

    1533- عَنِ ابْنِ مَسْعُودٍ  قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: عَلَيْكُمْ بِالصِّدْقِ، فَإِنَّ الصِّدْقَ يَهْدِي إِلَى الْبِرِّ، وإِنَّ الْبِرَّ يَهْدِي إِلَى الْجَنَّةِ، ومَا يَزَالُ الرَّجُلُ يَصْدُقُ ويَتَحَرَّى الصِّدْقَ حَتَّى يُكْتَبَ عِنْدَ اللَّهِ صِدِّيقًا، وإِيَّاكُمْ والْكَذِبَ، فَإِنَّ الْكَذِبَ يَهْدِي إِلَى الْفُجُورِ، وإِنَّ الْفُجُورَ يَهْدِي إِلَى النَّارِ، ومَا يَزَالُ الرَّجُلُ يَكْذِبُ ويَتَحَرَّى الْكَذِبَ حَتَّى يُكْتَبَ عِنْدَ اللَّهِ كَذَّابًا. مُتَّفَقٌ عَلَيْهِ.

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali853315 күн бұрын

    Jibuti godkeega ayay biyo ugusoo galeen waayo jibuuti kama hortagi karto Ethiopia Ethiopia waxay ka jawaabi doontaa talaabada jibuuti taasoo dhabarjab wayn ku noqon karta

  • @omarosman8749
    @omarosman874915 күн бұрын

    Dagalka dekedaha wuu jiray markas lakin hada wax kawayn ayaa soo kordhay hadii itoobiya ay qadato saylac jabuuti iyo soomali xudud danbe yelan mayan. Itoobiyana waxay hubaayna naysaa canfarta halkaas oo jabuti lagala wareegayo somalida.

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg15 күн бұрын

    salal iyo dhulkas Ethiopia ka lasiyay idoor ma leh Ee cisse power oo Ethiopia ka kula dagalamayo wadankisa dhexdisa ee wabiga Awash aya isk leh mana hir ga layso waa Riyo yaakhi cisse waa qabilka kaliya ee somali dagalku qadin lakin manta hunguriga atu na qabtay idoor dhimasho ayan ka xiigna Ethiopia canfar casharki aan uu dhignay ee wabiga awash 😅😅🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇬🇶🇬🇶🇬🇶 Sitti diri dhaba somaligalbed awadal jabuti ❤❤❤❤❤❤

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed144415 күн бұрын

    Geelle waa sirdooon Muuse Biixi Eee Firdhiye Ha iska Jirro yaan Daaawo La sooo siiine?

  • @kaaha1233
    @kaaha123315 күн бұрын

    Bal waxay niyada ku dhisanayaan eega adoomihi😂 wlloh kuwan malin kasta 10 video oo qiiro ah uso duub si ay nida ugu dhistaan 😂😂

  • @user-kt2ns9qj1z
    @user-kt2ns9qj1z15 күн бұрын

    Galanow maxad tagersantahy goni gosadka waxan kaso horjedna kalago a somaliya

  • @Sumadeena
    @Sumadeena15 күн бұрын

    Jini ninkii keena ayaa bixiya🤣🤣

  • @BSK24TV
    @BSK24TV15 күн бұрын

    MBS Ala muxuu dad ciilay😂

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed752715 күн бұрын

    ADEER JABUUTIDANNN AAAD WAX NOOGA DHIGAYSAA WAA ILMO YAR OO CIYAAALA ANAGAA DADADAHANA OO ISKADAA WAXAY SAMAYEE XATAAA MASOO EEGI KARTO SOMAALILANDDDD CARUUR YAR OO CURDINAAD WX KADHIGAYAAAAA

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially15 күн бұрын

    Wax Somaliland Layidhaa Ma jirto !

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp15 күн бұрын

    Malagayabaain lays la wada burburo

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif15 күн бұрын

    Xiriirka jabuuti iyi ssc y bilowday baad hilmaantay

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb15 күн бұрын

    Filashada mawaxay noqontoontaa jabuti iyo itoopiya oo dagaal lamayo wlee waa siyaasad

  • @maxamedwarsamecigaal1557
    @maxamedwarsamecigaal155715 күн бұрын

    Waxaasi waxba naga ma qaadaan badh ya culuseeey

  • @abdifatahhassan168

    @abdifatahhassan168

    15 күн бұрын

    Daba cayuun wax iska dhicinmaysaan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed144415 күн бұрын

    IOG iyo Muuse iyo Xasan waa Is Ogyihiiin Eee Yaanu Ku Lumin Mw Firdhiye Fadlan Astaantiii Walalaha SSC-Khatumo ama Calankoodii haddii meesha Laga saarey. Anigu waxaaan Qabaaa inaaney waxba Ka jirin Hawshani?

  • @halimamumin3643
    @halimamumin364315 күн бұрын

    Somaliland iyo Ethiopia weey wada shaqeeyn doonaan. Djabouti weey eedi doontaa hadii ay Ethiopia iyo Somaliland faraha la gesho.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena15 күн бұрын

    Awdal state haka go'do iidoorland oo hala midowdo Djibouti. Si ay u badbaado Djibouti oo canfar dabada haysato.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin364315 күн бұрын

    Sheeko beleleeyda iskugu sheekeeya, Cadowga Somaliland weligood meel ma gaadhaa. Belaayo Un beey ka qaadaan xasiidnimada iyo colaada . Somaliland weey guuleysan doontaa Ilaahey baa wataa oo garab u ah.

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi603015 күн бұрын

    Makhraati haga ahaado imikaba waxa uu ninkaasi walaweyn war idiinka dhigaaayo viva Somaliland viva Somaliland

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman15 күн бұрын

    Republic of somaliland

  • @abrahman129

    @abrahman129

    15 күн бұрын

    😂😂😂

  • @abdikaremabdilahi9367
    @abdikaremabdilahi936715 күн бұрын

    Somaliland ha nolato❤

  • @Umo580
    @Umo58015 күн бұрын

    SOOMALIYA HANOOLATO HASIRAADO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab15 күн бұрын

    Iska hadle wuxuu qaadayaa iska yar dalka yar ee berbera kayar waakaa xaasidkii marqudha xunbada daadiye maqlay yaahuu kuli xaasid foqol xaasid

  • @amiiniid5483
    @amiiniid548315 күн бұрын

    Izaaq ayaa NaLa yidHaaHdaa wxu JeceL NaHay ayaanu zamaynaa tii Dantayada aH ayaanu ku dHaqaaqnaa zomalida kLe QayLadeeda iyo zawaxankeeda Hayzka wadato HaLkan zomaliland ayaa ka taliza 😂😂😂😂😂

  • @user-kt2ns9qj1z
    @user-kt2ns9qj1z15 күн бұрын

    Gelee wuxu waligiba difaca midnimada somaliya adu hadad kufikrtahay kuwa dalka kala goyinayo

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali35315 күн бұрын

    jabuuti warkeda way caddaysatay lkn hadanu reer somaliland nahy talabo kasto oo ay qaado diyaar banu uu lanahay

  • @abdirahmanmahamud2833

    @abdirahmanmahamud2833

    14 күн бұрын

    War iska aamus nacasow. Owdal state 🇸🇴

  • @Sumadeena
    @Sumadeena15 күн бұрын

    The whole purpose of somali land's existence to a bargaining chip for Ethiopia and to certain extent Djibouti. But it has backfired on Djibouti. Ethiopia is weaponising somaliland to get sea access and ports. Urur samaale ay baa cunay😂😂😂

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman958215 күн бұрын

    Hadaanahay reer gedo dambi weyn buu naga galay geele ilaahay muuse biixi haku salado ciise oo dhan waxaa ku filan ha urur oo iidoor ah - haduu cigaal cadowtinmada jabuuti isaaq kala dardaaramay anaka daaroot ah waxaa nagala dardarmay Cabdulahii yuusuf axmed - firdhiyow ha aaminin geele waxaa kuu dhaanto adoo iidoor la heshiiyo

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg14 күн бұрын

    Hhhhhh waa laysa raagi labad dalaba jabuti iyo somalilnd adi dagal dhoco labduba waay isla gubanyaa waliba jabuti waay adkaani sidaay uga so noqoto 😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs15 күн бұрын

    soomaaliya cadow oodhan ba utashaday oo kala gooyn raba saas darted bay dhulbahante xooga loosaaraya oo snm dabada loogaso riixaya waayo meesha dulbahante raaco uun bay soomaali jirta wa xaqiiqo

  • @user-vg4on8nt3o
    @user-vg4on8nt3o14 күн бұрын

    Waar jabhada aad sheegeyso gaajo ayaa leysey

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed510415 күн бұрын

    Jabuti SOMALILAND iyo Somalia makala jecla.

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed510415 күн бұрын

    Cadawga SOMALILAND wu jaba marwalba.

  • @mohamud12adam50

    @mohamud12adam50

    15 күн бұрын

    Idinka cadow ah oo xabashi iyo oromo caashaqay. Soomalina nacay alle caqli ha idinku soo celiyo.

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    15 күн бұрын

    SNM anagaa samaynay Isaaaaqland Waa jirayaaaaa Ha walwalin Dantayda baaa kujidha inay jidho isaaaaqland Cid wax idin yeeeeli kadhaaa majidho Somalia mar danbe lama midooobaysaan Ictiraaaafna heli maysaaaan Halkaaas baaaa iii fadhiyeysaaan

  • @superfun1819

    @superfun1819

    15 күн бұрын

    Nothing called somalinder 😊 Somalia is one

  • @prosl11
    @prosl1115 күн бұрын

    Somaliland iyo isaaq baa cadow kaste way iska celinisa waanad arki doontan waayo meesha ethopia ayaa kuu jirta miskiin majeerten baad tahay

  • @faisahassan8983
    @faisahassan898315 күн бұрын

    Sawka yidhi cali xarare waa been

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y15 күн бұрын

    Ismaaciil cumar geele waa ninka rabay markii hore inuu kalagooyo somaliya marka uu dareemay inuusan jirikaray somaliya oo midaysan la,aanteed oo kabaqay qorshaha abii iyo muse juudaan inay raban go,odoon kashaan jabuuti dhaqale ahaan iyo jiritaan ahan ayuu hada garawshiyo yeeshay

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed976914 күн бұрын

    Beenale faarah awdal oo dhan yaa kugu yidhi wxy aaminsan tihiin midnimo

  • @adanabdi5249
    @adanabdi524915 күн бұрын

    N iyo N

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi6015 күн бұрын

    Jamhuuriyada barakeysan ee somaliland waxay leedahay awood milatari.dhaqaale iyo hub waana dalkii baabiiyey dowladii Africa ugu awooda badneyd jabuuti iyo somalia waa xoolaha somaliland Jamhuuriyada barakeysan ee somaliland markay dorashada kabaxdo waxan hubaa iney cadowgeeda soo afjaridoonto jabuuti iyo somalia Heshiiska somaliland iyo ethiopia waa muqadas waanu hirgalayaa kaxuntaaay xaarka iskudhajiya

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji615815 күн бұрын

    😂😂😂😂 khiyaali ayaa lagu nool yahay niyaw caadi isaga ooya waxan ISAAQU waa qoomkale waa nimankaa geeskii oo dhan buuqa geliyay

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed15 күн бұрын

    Faaaaraxaw boooowe u knw inagaaa samynay SNM Waaana jiraysaaaa isaaaqland for ever Dantayda baaa kujidha inay isaaaqlanad halkaaas siii jooogto

  • @abdirashidkhalif1748

    @abdirashidkhalif1748

    15 күн бұрын

    ma in sidii kubada layskaga ciyaaro boowe

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    15 күн бұрын

    @@abdirashidkhalif1748 baaayo ✅ SNM wa dhashiiiii ssdf Isaaaqlanad Waa jiraysaaaaa booowe Siyaaasada baro

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi133215 күн бұрын

    Watas warka rabe snm wa in labada dhinacba lagaso xiro mel ey kq nefsadanba hawayabn oromadan xabashi kalkalka ah

  • @prosl11
    @prosl1115 күн бұрын

    Somaliland iyo isaaq baa cadow kaste way iska celinisa waanad arki doontan waayo meesha ethopia ayaa kuu jirta miskiin majeerten baad tahay

Келесі