No video

Maashallah!

Пікірлер: 35

  • @user-ek4pv1ki5r
    @user-ek4pv1ki5r2 ай бұрын

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @user-rf8eq6xx4r
    @user-rf8eq6xx4r2 ай бұрын

    Masha Allah

  • @umuridwan5485
    @umuridwan54852 ай бұрын

    Masha’Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed99172 ай бұрын

    Laacgta alxadaa waa imisa neefka adhiga ah Iyo neefka geela ah Soo sheeg sheekh

  • @user-kg6zd6vn1w
    @user-kg6zd6vn1w2 ай бұрын

    Manshalah

  • @user-kg6zd6vn1w
    @user-kg6zd6vn1w2 ай бұрын

    Jazakallahu khayar. ❤❤❤❤

  • @ismailessa669
    @ismailessa6692 ай бұрын

    Maan shaa slaah sheekh abdi casiis oogle khayrka aad ka sha qaynsyso

  • @hibofarah532
    @hibofarah5322 ай бұрын

    Manshallh. Shiikh. Ogle. Khair. Allah. Haku. Siyo

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd4712 ай бұрын

    الله يجعل في ميزان حسناتك

  • @warda_54
    @warda_542 ай бұрын

    Ilaahay Haa uu deeqo janatu fardos acla intii dhistay xafatan barwaqo iyo intii garab istagtay iyo intii uu gar gar tay baa qayr inshaa Allah qayr badan ayaan idin rajeyna inshaa Allah 😊😊😊

  • @hyusuf2207
    @hyusuf22072 ай бұрын

    Insha Allah agaasimaha barakacayaasha ayaa lagaa dhigi waa hadii aynu helo dawlad iimaan qabta mar uun 20 sanaba haqaadatee

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19602 ай бұрын

    First person. JazaakaAllahu kheyr

  • @ToshibaTOSSI
    @ToshibaTOSSI2 ай бұрын

    Markaad wax qaybinayso wlo waxaad sameeysaa miis iyo kursi soo qaado kadib dadkana lines soo gala la yidhaa kadib qofkasta la siiyaa waayo imika sdn ma kala garanaysid yaad siisay yaan qaadan laga yabaa inaad mid aad siisay aad ugu celisid mar kale Jazallahu abdiaziz adiga iyo teamkaaga Alle haydin barakeeyo ❤

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r2 ай бұрын

    Alhamdullahi ❤

  • @JamilaSidali
    @JamilaSidali2 ай бұрын

    Masha Allah, Asc wr wb, intee ku so diri kara insha Allah waxan raba inan ka qeybgalo, Jazaka Allah khayr

  • @user-gx6oo5lb7w
    @user-gx6oo5lb7w2 ай бұрын

    Alxamdulilaahi ❤❤

  • @Umajamil598
    @Umajamil5982 ай бұрын

    Shiikh talafoonkaga ii soo qor waxan la ahay meel aan kalasoo xiriiro

  • @ahmedamir1780
    @ahmedamir17802 ай бұрын

    Jazakallah khayran jazaa wll

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed11552 ай бұрын

    Sheekhow ceeb biyaha ban wax ku darsanaynaa insha allah meel lagala so xidhiidh so qor, eebbe adigana khaur ha kusiiyo

  • @user-gy7mk5sy9s
    @user-gy7mk5sy9s2 ай бұрын

    Mansh Allah tabarakallah alle yaxfid nolow ku guleyso khayr ka alle

  • @muna8565
    @muna85652 ай бұрын

    Asc sheekh aniga waxaan rabaa inaan ceelka ugu daro sadaqa jaariya aabahay ii soo sheeg meelaan kaala soo xiriiro insha Allah

  • @AhmedMahad-hj6np
    @AhmedMahad-hj6np2 ай бұрын

    Sheekh axkaamta wax bixintana illaali. Waayo. Qofka wax la siinayaa. Camarada. Kuma faraxsana. Markaad wax yaabahan. Yaryar bixinaysaan. Kamarada. Iska dhaafa. Lkn. Marka aad. Guryaha ama biyaha. Hawshooda wadaan. Iska duubta.

  • @ismailessa669
    @ismailessa6692 ай бұрын

    Ilsshay ajir

  • @user-ls9tk2zc3o
    @user-ls9tk2zc3o2 ай бұрын

    Asalmu alaykum sheikh number ka sadaqada lagu bixinayo halke ka heli karaa. Mahadsanid

  • @faniabdullahi1094
    @faniabdullahi10942 ай бұрын

    Halkee lagu soo direyaa lacagta.

  • @FadumoIdiris-zx1cl
    @FadumoIdiris-zx1cl2 ай бұрын

    Asc cabdi caziz walaal xagee lagala soo xiridha

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed99172 ай бұрын

    5:29 5:30

  • @farahjama7464
    @farahjama74642 ай бұрын

    Asc qof raba in uu wax ku darsado xage ka hela tlfkaga?

  • @rhawd9534
    @rhawd95342 ай бұрын

    Addresska qokii hayaa hasoo dhigo zaadka

  • @farduuscumar9686
    @farduuscumar96862 ай бұрын

    Asc sheikh nambarkaaga sideen u helaa

  • @khadarawil5658
    @khadarawil56582 ай бұрын

    Mnchll alle ha abaal mariyo

  • @rhawd9534
    @rhawd95342 ай бұрын

    Address soo dhig

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed99172 ай бұрын

    Siidii nabbi Ibrahim caruurta agoonta ah ilaali

  • @user-bf1vw3eq2x

    @user-bf1vw3eq2x

    2 ай бұрын

    Wllo anigu waxan ahay macalin waxan hayaa dugsi burco ku yaal agon iyo danyar aya dhigta qofkii qarashka awooda wax bArashada way u baahanyihin anaguna kama shaqo tagi karno waayo wax wax u dhiga ayay rabaan

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms45822 ай бұрын

    Masha Allah