Maalintii ay qarxeen dhuumihii nugliyeerka ee ruushka | Musiibadii Chernobyl!

Ойын-сауық

Maalintii ay qarxeen dhuumihii nugliyeerka ee ruushka | Musiibadii Chernobyl!

Пікірлер: 48

  • @cabdirahmancaddde175
    @cabdirahmancaddde175 Жыл бұрын

    Allh ya barik ustaad cilmi badan ka barane 🫶

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett Жыл бұрын

    Mahadsanid sxb Barnaamij-yada aad ban u jeclahay Qof wax laga faa'idi bad tahay

  • @eng.abdifatahmire5599
    @eng.abdifatahmire5599 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustad

  • @drqanciye9155
    @drqanciye9155 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا جزاه 🎉

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Жыл бұрын

    🥺🥺🥺...Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay. Ma jeclayn inaan cidna u cabto ilaaheey mooyee balse waxan ahay nin dhalinyaro ah oo ilaa hal sano iyo bar ku jiray xaalad caafimaad iyo mid nolol oo liidata islamarkaana aysa jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa ku shaqaystaa balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee garab ii noqo oo iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo. Moobeelka xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga qaatay anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184

  • @99abshir

    @99abshir

    Жыл бұрын

    Ilahay hakusiyo cafimad tam ah wll io noloshan midkaqururuxbadan

  • @khalidrashid8148
    @khalidrashid8148 Жыл бұрын

    Asaas:1977 Qaraxa:1986

  • @kennedyjama2003
    @kennedyjama2003 Жыл бұрын

    Adeerkay aya 1986 jogay minsk Dad mar danbe lo diray oo u badna arday iyo military. Ayuu ka mid aha allah hawnaxariste 1994 ayu udhintay Radioaktive kii beriga umesha ka qaday Waxay ahayd dhacda ad u xun Scandinavian ila Germany xitaa carurta loma ogolan jirin inay ku ciyaran bananka barya iska dhan. Qofki donaya inu dawado Movie iyo tv Serie badan aya laga sameyey Lkn mid aya ugu wacan

  • @Abby2003-m8f

    @Abby2003-m8f

    Жыл бұрын

    Movie ugu fcn I sheeg

  • @SHUUKESHARAF
    @SHUUKESHARAF Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤ zxp

  • @silvermediatv
    @silvermediatv Жыл бұрын

    Horay u soco cabdiraxmaan laakiin videos waqtiga u dhexeeya gaabi

  • @HAATIM3

    @HAATIM3

    Жыл бұрын

  • @abdikhadirabdullahi844
    @abdikhadirabdullahi844 Жыл бұрын

    Aad io aad

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Жыл бұрын

    Geesi

  • @Maahir397
    @Maahir397 Жыл бұрын

    Hadan nahay Somali 🇸🇴 gorma samysan dona hubkas iyo.kuwo kalle adunkana.latartamyna ❤ dhalinyaro dalkan inaga inasugaya

  • @user-xf2rj1pp7v

    @user-xf2rj1pp7v

    Жыл бұрын

    Nuclear iyo waxka waaweyn waa samaysan karnaa haddii aan noqo dhalinyaro dhan caqli iyo maskaxba ka dhisan inshaalah waa samaysan doona❤

  • @ashrafxakimigaay518

    @ashrafxakimigaay518

    Жыл бұрын

    War horta idinka si raaca inta aad ldhiin weex reer hebel lei mo iyo reer hebel qabyaalad somali odhan

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Жыл бұрын

    Thnks bro👍

  • @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx
    @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx Жыл бұрын

    Malagayabaa in somalia 🇸🇴 hesho nugliyer

  • @buu9847

    @buu9847

    Жыл бұрын

    Wa hadey xukunka dhalin yarada gacanta ku dhigto, intey odayashan na iibasaday jogaan hal xabad xataa masamesaneno

  • @MO_Ali-wm2vd
    @MO_Ali-wm2vd Жыл бұрын

    Zxp c/raxmaanow pin ku qabo ninka dhibka sheeganaya😢

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 Жыл бұрын

    20,000 sano 😱😱😱

  • @AbdisamadMohamed-zj1cs
    @AbdisamadMohamed-zj1cs Жыл бұрын

    Sxp

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Жыл бұрын

    kasoohadal sxb tijaabadiib france hubka nuclear ee saxaraha algeria 1960

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 Жыл бұрын

    Tariikhda ku bilowday wa qalady sxb

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani10 ай бұрын

    Mahadsanid walaal lkn sanadku wuxuu ahaa 1986

  • @AbdisamadMohamed-zj1cs
    @AbdisamadMohamed-zj1cs Жыл бұрын

    HALLOW WAN KU SALAMY SXP

  • @maxamedaadan156
    @maxamedaadan156 Жыл бұрын

    Kasoo hadal nuclear ka turkiga heesto ama sameen rabo

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Жыл бұрын

    Dawladaha nuclear ka haysti waxay ka baqaan in uu nuclear koodu ku qarxo

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 Жыл бұрын

    WALAALAHA WAABERI Muuqaalka xiga wxaa kasoo dhigtaan inta wadan Ee hubkan haysta nuclear pomka

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia189210 ай бұрын

    1986kii ayey ahayd hlkaa ku noqo

  • @abdikaniabdinorabshir542
    @abdikaniabdinorabshir542 Жыл бұрын

    Mahad sanid saaxiib

  • @khalidabdullahi1346
    @khalidabdullahi1346 Жыл бұрын

    20000kun oo Sano hda kadib ma aduun baa sii jiri doono waa yaabe😂😅markaas baa agagaarka shucaaca in laga babi'yo qaadani doontaa

  • @AdanWalli
    @AdanWalli Жыл бұрын

  • @CalicabdiXaaji-qg2fy
    @CalicabdiXaaji-qg2fy Жыл бұрын

    1968😂😂😂

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Жыл бұрын

    What

  • @CalicabdiXaaji-qg2fy
    @CalicabdiXaaji-qg2fy Жыл бұрын

    1974😂😂

  • @muuzekader
    @muuzekader Жыл бұрын

    Rebalay

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 Жыл бұрын

    1968😂

  • @naimaosman3065
    @naimaosman3065 Жыл бұрын

    Mhdsnd Markabki titanic barnamij ka so sameeY

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Жыл бұрын

    zxp kasoo hadal dagaalka lasaanood

  • @abdibasidmohamed9593

    @abdibasidmohamed9593

    Жыл бұрын

    Isaaq wye ninkani 😂😂😂😂

  • @ikraanabdiomerikraanabdi
    @ikraanabdiomerikraanabdi11 ай бұрын

    Aa

  • @MahadA.Abdillahi
    @MahadA.Abdillahi Жыл бұрын

    Ustaad tijaabada waxaa la bilaabay ayaad tidhi 25-4-1968 Hada waxaa la bilaabay dhismahadeea ayad tidhi 1977 Halkaa maxaa qaldan tolow ustaad

  • @AliHassan-lj7gj

    @AliHassan-lj7gj

    Жыл бұрын

    Hadalkiisa ayaaba iska hor imaanay

  • @wllazmar3543
    @wllazmar3543 Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamudosman987
    @mohamudosman987 Жыл бұрын

    Sxb taarikh 1968 mahe wa 1986 mahadsanid

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Жыл бұрын

    🥺🥺🥺...Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay. Ma jeclayn inaan cidna u cabto ilaaheey mooyee balse waxan ahay nin dhalinyaro ah oo ilaa hal sano iyo bar ku jiray xaalad caafimaad iyo mid nolol oo liidata islamarkaana aysa jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa ku shaqaystaa balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee garab ii noqo oo iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo. Moobeelka xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga qaatay anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184

Келесі