LIL BALIIL IYO CK HEESTA RUX REACIONKEEDII/ IYO SOMALIDA SOCIAL MEDIA OO YAABAN😳

Ойын-сауық

LILBALIIL IYO CK HEESTA RUX REACRIONKEEDII/ IYO SOMALIDA SOCIAL MEDIA OO YAABAN,DIRISLE ABDI,DIRISLE REACTION,SOMALI SONGS,SOMALI KZreadRS,
LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
/ @dirisleabdi
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZread CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZreadKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 902

  • @quutahatechnology
    @quutahatechnology Жыл бұрын

    Heesaha waxaa Ka macaan qur'aanka Alle 😥🖤

  • @zurechjunior9812

    @zurechjunior9812

    Жыл бұрын

    Aaad iyo aad

  • @ilyaasaxmedmacalin1326

    @ilyaasaxmedmacalin1326

    Жыл бұрын

    waxaaba qalad kugu ahay inaa iskugu barbar dhigto kalaamu llaah

  • @abdalaaragsame1046

    @abdalaaragsame1046

    Жыл бұрын

    In lays ag dhigo qalad ah 100=100 quraanka

  • @ogaaloge3281

    @ogaaloge3281

    Жыл бұрын

    Sxb quranka iyo heesaha ha isku dhararin waayo inuu quranku sareeyo waa wax waadaxa don't play games

  • @zarakhalif9772

    @zarakhalif9772

    Жыл бұрын

    waaa sheeeko waawen

  • @samiyamahamed6274
    @samiyamahamed6274 Жыл бұрын

    War isku xishoda ka daya magaca nabiga scw melahan u qalmin mad illhey ka cabstan sidani si maahe side mel hees qabdran lagu qada 😢

  • @inakhadar3180

    @inakhadar3180

    Жыл бұрын

    Walll way ku shaqaysanayan dadka qaar maka aha niyad

  • @hamdialixussein

    @hamdialixussein

    Жыл бұрын

    Wx Ma Maqlan

  • @ayuubabdiqani7923

    @ayuubabdiqani7923

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Жыл бұрын

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @cabdisataarmcn1878

    @cabdisataarmcn1878

    Жыл бұрын

    I.a aamin dhamaanteena❤️

  • @xamdixiis9949

    @xamdixiis9949

    Жыл бұрын

    Aamin

  • @caashocuud478

    @caashocuud478

    Жыл бұрын

    Amiin abaayo

  • @safiyoxaajicusmaan1846

    @safiyoxaajicusmaan1846

    Жыл бұрын

    Aaamiin yaa allh

  • @zeinababdullah7590

    @zeinababdullah7590

    Жыл бұрын

    Amiin yarab iso duce abayo🥺🤲

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Жыл бұрын

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @ummuintisaarchannel3655

    @ummuintisaarchannel3655

    Жыл бұрын

    scw waa codsi subuscarab isar

  • @kaltuunmaxamed7137

    @kaltuunmaxamed7137

    Жыл бұрын

    Scw scw scw ❤

  • @saahoabdiali835

    @saahoabdiali835

    Жыл бұрын

    Dabalow dadka ka dhamaaw

  • @zakcanadi8540

    @zakcanadi8540

    Жыл бұрын

    scw

  • @ibraahimmuusexasan4410

    @ibraahimmuusexasan4410

    Жыл бұрын

    Salalaahu calayhiwasalam

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын

    Kusali saliga Nebigena Muhammed scw The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw❤️❤️🕋

  • @zurechjunior9812

    @zurechjunior9812

    Жыл бұрын

    Scw

  • @ummuintisaarchannel3655

    @ummuintisaarchannel3655

    Жыл бұрын

    walakey subuscarab isar waa codsi

  • @abdrahmenibrahimahmed9646

    @abdrahmenibrahimahmed9646

    Жыл бұрын

    ﷺ ﷺ ﷺ ❤

  • @mahirfootballofficial4316

    @mahirfootballofficial4316

    Жыл бұрын

  • @apdinazir6828

    @apdinazir6828

    Жыл бұрын

    Zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Жыл бұрын

    murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Жыл бұрын

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰😘😘😘

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 nio horta dirisle inuu legend yahay waxaad ku ogaanaysa inaanu dadka daba cararin wllhi waayo imaka ck way is hayaan lkn marku arkay inay dad ku dhagan yihiin siraganimo leh ayuu uga gaabsaday

  • @hamdaabdirahman815

    @hamdaabdirahman815

    Жыл бұрын

    hadi ck ahaan laha wuuna ooyeen uun

  • @aaishoumar2915

    @aaishoumar2915

    Жыл бұрын

    Haa wllhi legend inuu yahy manta uqiray ninka raga qofka ishayan hdey dadku kuwada jestaan isna uma soraco

  • @nihaadaahir6375

    @nihaadaahir6375

    Жыл бұрын

    Hada kahor saanoo yeelay dadka kusoo jeestay ma usooracin

  • @efoot-ball845

    @efoot-ball845

    Жыл бұрын

    Lengd is lengd wye

  • @manaqaacowvlog2671

    @manaqaacowvlog2671

    Жыл бұрын

    Taasaa been aheeN

  • @khaliddahir7860
    @khaliddahir7860 Жыл бұрын

    Away dadkii Nabiga jeclaa (scw)

  • @aaminocabdikafi5174

    @aaminocabdikafi5174

    Жыл бұрын

    Scw scw scw❤

  • @khaliddahir7860

    @khaliddahir7860

    Жыл бұрын

  • @xamdaapdy6514

    @xamdaapdy6514

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @moharooble7784
    @moharooble7784 Жыл бұрын

    Of course 🤣🖐️ best song and reaction🤣🤣🤣🤣

  • @zakariyesaahid
    @zakariyesaahid Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created Muhammad scw 💟💞 صلى الله عليه وسلم 💞💗

  • @nadrougas7188
    @nadrougas7188 Жыл бұрын

    Idrisle abdi waa ninka kaliyah ee qalbiga wanagsan oo social media isticmalo marka tan ck usoo noqdo waa ninka kaliyah oo ck u hiiliyo markii lagu wado dhago lagend baa tahay wlhi ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Legendary always legendary keeps goings idirisle cabdi another's levels best reactions 🌹😍💯😍💪💪😋

  • @keynaanmoha3422
    @keynaanmoha3422 Жыл бұрын

    Wlhi cwa ku qiray ina pest somali KZreadr thy darisle apdi 🥰

  • @mohaafaarahofficial5781
    @mohaafaarahofficial5781 Жыл бұрын

    wlhi sxb darisle legend baa tahy mantaa ku ogaaday Becouse Best reaction baad ka bixisay Boqor👏

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 Жыл бұрын

    Heestii Ugu Horeeysay Uu Dirisle Ka Helo Uu Si Positive Ah Uga Hadlo Welibo uu Ck Ku Jiro Beatka Internationalka Dartiis Maa U Jeclatay Lil Baliil Music To The World🤣🤣🤣🔥🔥🔥🔥

  • @fahmocadey5809
    @fahmocadey5809 Жыл бұрын

    Cwo wan kuwataa dirisle because sifican bad ubixisay reaction ka 😂

  • @fareehamohmad5147
    @fareehamohmad5147 Жыл бұрын

    Gaalka dil garta siii ❤king of the social media Darisle❤

  • @newage1393
    @newage1393 Жыл бұрын

    Walhi maanta wixii ka bilaawdo Darisle Abdi Subcribe ii yahay Legend garta gooyn kara 🙏💕

  • @intawalanaabahod2568
    @intawalanaabahod2568 Жыл бұрын

    Wll inaa iska firsatid ha,iska bixinine videoga like and share mid lee tabo wll 🙏 respect Ku haya wll dirisle 🥶✌️

  • @iidyuusuf3120

    @iidyuusuf3120

    Жыл бұрын

    inta wlan aboohod maad xanaa naysaa😁😁😁

  • @intawalanaabahod2568

    @intawalanaabahod2568

    Жыл бұрын

    @@iidyuusuf3120 sidas iska dheh 😊

  • @zakivic1950
    @zakivic1950 Жыл бұрын

    3 min ugu dambeeso inuu duqeenaayo ayuub kaarlo😂😂😂

  • @jawilyricspro7362
    @jawilyricspro7362 Жыл бұрын

    Ck heesta waan ka heyna😂😂😂 Yux

  • @movieofficial4255
    @movieofficial4255 Жыл бұрын

    The legend 🙌 always the legend 🙌 💙 🙏 Noolow brother

  • @feysalowelnur3133
    @feysalowelnur3133 Жыл бұрын

    Best reaction ever👏👏💪🏽

  • @khaledhajji4955
    @khaledhajji4955 Жыл бұрын

    Aba KZreadrada somalida 4 Chanels oo wada guleystay niin haysta aan isaga ahyn ma jiro

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 Жыл бұрын

    Father of KZread'S 🐐❤🖤

  • @Smr842
    @Smr842 Жыл бұрын

    positive kan cml hada markasto uhadasho😅your the best youtuper😅is dabali isna daji sana reaction uso bixi

  • @shugrimohamed8378

    @shugrimohamed8378

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂 cawa so caadi isku dabaaliyey 🤣🤣 wuu u hiiliyey ck wlhi

  • @riyaamuzamil9606

    @riyaamuzamil9606

    Жыл бұрын

    😂😂 Runta ushegtay Baastarka

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Жыл бұрын

    idrisle waa legend ninkii xta iyaga is haya ayuu dadka ka fujiyeyy😂😂

  • @hamseceeroofficial3811
    @hamseceeroofficial3811 Жыл бұрын

    Goat ka youtube keep going bro legend

  • @sacdiyomaxamed6595
    @sacdiyomaxamed6595 Жыл бұрын

    Videoga intaadan dhameesan kahor haddii aad like saaratay legend baatahay ee like iisaar

  • @agnimohamedbashe9761
    @agnimohamedbashe9761 Жыл бұрын

    Reaction wakhtigisa yimi Iyo garniqitaan waqtigisi yimi Cidna ma xaqiri karto Keep going dirisle cadaala🙏

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @abdulrahmanabdullahi3712
    @abdulrahmanabdullahi3712 Жыл бұрын

    legendary always legend brother keep going

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    🌹DUNIDA MA SÒÒMARI RUUX KA SHARAF BADAN 🌹 KANA RUN BADAN NABI MUXAMED SCW 🌹 SALLALLAAHU CALAYHI WASALLAM SUUBANAHA 🌹 NABAD GELIYO IYO NAXARIIS KORKIISA HA AHAATO Keep going 🌹🌹🌹🌹🌹😰

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 Жыл бұрын

    On fire brother 🔥💯✌️

  • @Kartibadan09
    @Kartibadan09 Жыл бұрын

    Nin rageed baa tahay oo Waxkasta fahmay dad ma dhageysta heesaha dadka caanka ah marka sida Baa khalad u qaadan ❤️good reaction 🥰

  • @kingasod6805
    @kingasod6805 Жыл бұрын

    Dirsle abdi keep going bro from Djibouti 🇩🇯

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 Жыл бұрын

    Dirisle ❤️ beautiful reaction 😍

  • @zurechjunior9812
    @zurechjunior9812 Жыл бұрын

    The greatest of all time Mr Dirisle

  • @mahuraan646
    @mahuraan646 Жыл бұрын

    I'M PROUD OF YOU DIRISLE LEGEND WALIGAY WN KU TAAGERI JIRAY❤️‍🔥

  • @biniyoussouf9978

    @biniyoussouf9978

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣

  • @nimcaanyaryaro6746
    @nimcaanyaryaro6746 Жыл бұрын

    The legend always the legend

  • @moussamahamoudkaireh6783
    @moussamahamoudkaireh6783 Жыл бұрын

    From djibouti first commentaire salam Idrisle

  • @wizzgatimoo3623
    @wizzgatimoo3623 Жыл бұрын

    Legend dirisle keep going bro 😆

  • @warsanmg5576
    @warsanmg5576 Жыл бұрын

    best reaction ever😂😂😂😂

  • @anantiger2128
    @anantiger2128 Жыл бұрын

    The greatest of all time dirisle abdi kip going legend like ta isaara😎

  • @zabirmohamed_muze471
    @zabirmohamed_muze471 Жыл бұрын

    Dirislow runta kahadashay lagenow keep going✊🔥

  • @cumeerbig_fanfans
    @cumeerbig_fanfans Жыл бұрын

    Welcome back to the young man who has been the best way to get the best way for me

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan….

  • @mahadhomedia

    @mahadhomedia

    Жыл бұрын

    Isar adne sxp

  • @sahantoosan9083

    @sahantoosan9083

    Жыл бұрын

    walal macan aan is caawino inshaallah

  • @sahantoosan9083

    @sahantoosan9083

    Жыл бұрын

    @@mahadhomedia waan kuu saaray walal macan

  • @mahadhomedia

    @mahadhomedia

    Жыл бұрын

    @@sahantoosan9083 mhdsnid

  • @sahantoosan9083

    @sahantoosan9083

    Жыл бұрын

    @@mahadhomedia Adaa mudan walal qaali ganbaleelka furo si aan mar walba isku dhiiri galino oo aan isku garab is taagno inshaallah

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Жыл бұрын

    Dirisle wa laandheere wlhi dadka ma hor cararo best youtube wlhi good job 👏 👍

  • @Musam377
    @Musam377 Жыл бұрын

    Best ever in KZread in Somali history

  • @aminhassan8735
    @aminhassan8735 Жыл бұрын

    Ilahayow ramadhanka nawad nogu garsi damantena❤️✨

  • @hasseyzaid6606
    @hasseyzaid6606 Жыл бұрын

    Wow Best Reaction Dirisle Abdi Legend Buuxa❤️♥️💯

  • @zaanjoahmed4237
    @zaanjoahmed4237 Жыл бұрын

    The real goat in somalia who has for botten silver of youtube 🥶🥶🥶💥💥

  • @mudushine2130
    @mudushine2130 Жыл бұрын

    best reaction idirsle cabdi 🙏

  • @farxaanxassan2473
    @farxaanxassan2473 Жыл бұрын

    Weligee kuma taageerin lkn videogan sidaa reaction uga bixise am proud of you🥶🔥

  • @najmomaxamuud6003

    @najmomaxamuud6003

    Жыл бұрын

    Tageero kama bahno 🤔😂

  • @Noura-cy8ns

    @Noura-cy8ns

    Жыл бұрын

    Tageero kaama rabo teamdirisle ayaa ka badan

  • @zakikp1
    @zakikp1 Жыл бұрын

    Manta si positive ah ba oga hadashey ya ku duceyay😂😂😂

  • @hanibisharhassan3353

    @hanibisharhassan3353

    Жыл бұрын

    Copy right ka baqey😂

  • @ahmedsiyad9969

    @ahmedsiyad9969

    Жыл бұрын

    Asaga aya hes soo wadah

  • @Shaxshaxlow5194

    @Shaxshaxlow5194

    Жыл бұрын

    @@hanibisharhassan3353 No no reaction coppy right lagu masameen karo wll anna waxaas noga danbey well down

  • @zakikp1

    @zakikp1

    Жыл бұрын

    @@ahmedsiyad9969 wa macquul

  • @khadarmaah1234

    @khadarmaah1234

    Жыл бұрын

    @@hanibisharhassan3353 💪💪💪💪

  • @mahdimadine646
    @mahdimadine646 Жыл бұрын

    Heesta 5gabadhood aya ku jira isha aziz heestu markay 24second 😅

  • @ahmedking972
    @ahmedking972 Жыл бұрын

    Legendary keep going 🥰🥰✌️

  • @munojiidhaan4821
    @munojiidhaan4821 Жыл бұрын

    Walee dirisle si fiican reactionkan ugu hadashay keep going

  • @anashashi2350
    @anashashi2350 Жыл бұрын

    Man got words💯💯

  • @xamaadayare

    @xamaadayare

    Жыл бұрын

    Hh

  • @ifrahismail1558
    @ifrahismail1558 Жыл бұрын

    Great of All time Drisle Abdi 🦁🤴⚔️❤️

  • @princessabyaniitamoha7120
    @princessabyaniitamoha7120 Жыл бұрын

    Walhi ck Hadu Aqli leyahay Sxbka saxda Wa darisle waayo sxbka dhabta wa kan cml❤ayuub madaxey kaas waa laba wajiile

  • @abdirizakdihad5416
    @abdirizakdihad5416 Жыл бұрын

    On fire🔥🦁

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Жыл бұрын

    😞🇸🇴:Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ummuintisaarchannel3655

    @ummuintisaarchannel3655

    Жыл бұрын

    amiin subuscarab isar waa codsi

  • @shamsamohamud2795

    @shamsamohamud2795

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @nimcoahmedmohamed9511

    @nimcoahmedmohamed9511

    Жыл бұрын

    Allaahuma aamiin yaa allaah

  • @zahramaxamed226

    @zahramaxamed226

    Жыл бұрын

    amiin amiin dhamanteen

  • @ferihahassanmohamed1739

    @ferihahassanmohamed1739

    Жыл бұрын

    Allahuma amiin yaarabi 🤲

  • @apdiraxmaanmuuze8997
    @apdiraxmaanmuuze8997 Жыл бұрын

    Legend Dirisle riyadadii rumaYsee Shp i gacan baqo riyadayda irumee wllo wn ku waTa 🥰🥰

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын

    Keep going my brother ❤ 🙏🏻 💪 💯 🙌

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Жыл бұрын

    Waa run Dirisle sidaas ku soco dheh dhexaad.

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Жыл бұрын

    Keep going dirisle

  • @suhaybjibriil6774
    @suhaybjibriil6774 Жыл бұрын

    ina ck u hiilizu waa caadi 😅

  • @najiipmontana3998
    @najiipmontana3998 Жыл бұрын

    greatest of all time KZreadr somali ☝️

  • @xanaanabdle8682
    @xanaanabdle8682 Жыл бұрын

    Keeping going pro

  • @omarzayid7512
    @omarzayid7512 Жыл бұрын

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @omarzayid7512

    @omarzayid7512

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @axmeddhagaxbuur7909

    @axmeddhagaxbuur7909

    Жыл бұрын

    S a w

  • @fum9560
    @fum9560 Жыл бұрын

    Mr. Drisile you’re a young gentleman oo si fiican u hadla, laakin sheekadan waan walanahay iyo waxan jooji. Dad badan baa ku daawada because wiil yar oo da’diisa ka wayen baad tahay and you are very intelligent young man so don’t act like those crazy guys who doesn’t even know the reason they become KZreadrs and don’t even have the talent for.

  • @michaelmichael1225

    @michaelmichael1225

    Жыл бұрын

    Masha Allah best advice ever

  • @inahmohamedlyrics5231

    @inahmohamedlyrics5231

    Жыл бұрын

    Imika ma somalad ku hadashayy mise english😂😂

  • @fum9560

    @fum9560

    Жыл бұрын

    @@inahmohamedlyrics5231 I know how to write both Somali & English so what’s your problem. Labadaba waan qoraa, maxa adiga kuu daran.

  • @salancabdilaahi5044
    @salancabdilaahi5044 Жыл бұрын

    Best reaction

  • @alibarale1077
    @alibarale1077 Жыл бұрын

    Keep going pro

  • @awowogueldone8968
    @awowogueldone8968 Жыл бұрын

    Best reaction dirisle

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 Жыл бұрын

    Idrisle allaw run bad ku dhawaqday very funny👍👍👍👍 inaba caadi ma aha

  • @maysounhasan1047
    @maysounhasan1047 Жыл бұрын

    Drisle you are the best ❤

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 Жыл бұрын

    Well said wllh dirisle 💯

  • @hdkdgjddk3817
    @hdkdgjddk3817 Жыл бұрын

    bast rection🔥🔥🔥

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 Жыл бұрын

    Wiil ciise weyne 🇩🇯💎

  • @axmednuur917
    @axmednuur917 Жыл бұрын

    Waxan ahay qufki uhoreyay darisle sxb waa ku tagera runti nin adag ayaa tahay oo hool kara ee shere gorme isameynee

  • @moustapharobleh8065
    @moustapharobleh8065 Жыл бұрын

    Legend Dirisle the GOAT 👏🏆🎖🙏💪

  • @khayriyaahmed1360
    @khayriyaahmed1360 Жыл бұрын

    Madama aad bixisay reaction positive ah waLaguwada tageraya dirisle mrka horeba big fan angu ku ahyn😂✋🏻

  • @mushtaaqfaysal692
    @mushtaaqfaysal692 Жыл бұрын

    Real goat king darisle

  • @abdinaisirmahamoudmahamed2149
    @abdinaisirmahamoudmahamed2149 Жыл бұрын

    Darisle wax badan ayaan eegay oo dhalinta ugu duwantahay waana daacad nimada marka nio waxaan talo kuugu siinlahaa caan waad noqotee falsafad fiican oo heesahaan (reaction) aad ugu meerato iyo wixii camalka aaqiro lid ku ah in aad la timaado. Waxaad noqon kartaa hogaamoye cusub oo haysta Islamic iconic.

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Жыл бұрын

    Ninrageed 👍 Positive man heestan waaa Entertainment 💪🖤

  • @anasmousechannel2737
    @anasmousechannel2737 Жыл бұрын

    Legend wllahi

  • @hamseahmed9018
    @hamseahmed9018 Жыл бұрын

    waxaan isleeyahay all time heestan way qaldan tahay gabdha somaliyeed raali galin haloo diro from dir boy

  • @maryansaciid2661

    @maryansaciid2661

    Жыл бұрын

    Hhh dirtii ku qaaday kuma dhigtoh

  • @shaammohamed2235
    @shaammohamed2235 Жыл бұрын

    Legend dirisle abdi

  • @apdurahmanosmaan1257
    @apdurahmanosmaan1257 Жыл бұрын

    Dirisle best youtuber ever 🥶 🐐

  • @fartuundheeyman2825
    @fartuundheeyman2825 Жыл бұрын

    Dirisle raganida waax katakhaan lajan hormar wacan wllo qali ♥️♥️♥️💯💯✅

  • @hodanmaxamed3877
    @hodanmaxamed3877 Жыл бұрын

    Hduuna lilbaliil ku jireen uu ku mydhan lahaa 😂

  • @khalifisse9274

    @khalifisse9274

    Жыл бұрын

    😂 😂 😂

  • @mohabandz4135
    @mohabandz4135 Жыл бұрын

    diris law wakasugayey reacion kan😁🙈

  • @ugaazharpi5825
    @ugaazharpi5825 Жыл бұрын

    Reactionkaga man nice pu ahaa si normal pad u hadashey

  • @saabriinaaxmed6713
    @saabriinaaxmed6713 Жыл бұрын

    Wlhi dirsile waa legend😂🥰

  • @hamdiosman8230
    @hamdiosman8230 Жыл бұрын

    Dirisle is always legend

  • @Mohacadde1

    @Mohacadde1

    Жыл бұрын

    Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna ❤

  • @asmaibrahim4594
    @asmaibrahim4594 Жыл бұрын

    DIRISLE ABDI shodhahaygii from djibouti jano tu es le meilleur couz🥳❤❤

  • @hassanalex689
    @hassanalex689 Жыл бұрын

    Best KZreadr dirisle abdi

  • @amaalxassan5929
    @amaalxassan5929 Жыл бұрын

    Manta yaa ka roon positive ayad u hadashay saas ku soco wll

Келесі