Lil Baliil ft Ck Reaction

#amalugas#heescusub2023#lilbaliil#kingck

Пікірлер: 87

  • @fikirgashantv3061
    @fikirgashantv3061 Жыл бұрын

    Xanta social media xitaa say Wlhy wey lasocdaan 😂😂

  • @m0hatamara11
    @m0hatamara11 Жыл бұрын

    waa ıska hees uun awalba gabdhahaba waxa lıveka lagu dhahona wax fcn mahan anı ıney ayaga ısku keenen ayaan amınsanahay

  • @Nasir_jr4129
    @Nasir_jr4129 Жыл бұрын

    goat 🐐 ka ka dhaca hadi kale yutub wa ka bexe 😂😂

  • @ayanleabdiqadirabdullahi
    @ayanleabdiqadirabdullahi Жыл бұрын

    Amazing reaction 🙌❤️

  • @samiiromar907
    @samiiromar907 Жыл бұрын

    naa adiga ma saqajaanimo ku dhiman jirkaaga ixtiraam wad siin weysay oo wad ka xishon weysay allihi ku abuurta oo caafimaadkan ku siiyay naa orodo is ku xishoo oo cowradada asturo ck habeena ma gaari kartid saqajaanimo hadii la dhaho adaaba ka daran oo hadalka ilaahey beeniyay uuuuf

  • @mkaramatv1288
    @mkaramatv1288 Жыл бұрын

    Madaxaa i weynaada Sida Mr Don Karlo 😂😂😂 Naagahaas Awalba Sharaf Malahayn Heestuna Sharaf Maleh Music Macaaan aase Lasaaray

  • @keysepoi7463
    @keysepoi7463 Жыл бұрын

    Lar baliil ❌ Lil baliil✅

  • @harunabdirashid1135
    @harunabdirashid1135 Жыл бұрын

    Tim lb sana wanaqana 🔥⛓️🦁🇸🇴

  • @khalifisse9274
    @khalifisse9274 Жыл бұрын

    Wow Good reaction keep rocking my sister

  • @isirahmed295
    @isirahmed295 Жыл бұрын

    Your voice is amazing sis🥰❤️

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 Жыл бұрын

    Heesta Top Waaye Really🔥🔥🔥🔥

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 Жыл бұрын

    Best Song LB Always Shine 🔥🔥🔥🔥

  • @Ayaanlemedia
    @Ayaanlemedia Жыл бұрын

    Abayo your content is amazing and you funny but you need to promote on other social media like tiktok if you have, that's my advice ❤️

  • @amalugas

    @amalugas

    Жыл бұрын

    Thank you 😊

  • @hary0102
    @hary0102 Жыл бұрын

    Amal Ugas aabahaa ayaa garta goyn jiray. That is true haduu Fantasy-gooda gabdha haas yahay waxeeey ahayd hadeey duubeen ineey gurugooda ku dhagaystaan 😂😂😂love from copenhegan Denmark ✌✌✌

  • @amalugas

    @amalugas

    Жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Hafsatahir45
    @Hafsatahir45 Жыл бұрын

    I like your reaction sweetheart..Somebody had to say it

  • @user-dj2to4gt2x
    @user-dj2to4gt2x Жыл бұрын

    Sabis karaab waan kuu saaray

  • @adowmohamed9667
    @adowmohamed9667 Жыл бұрын

    Lengend waa iskadaf lilibali

  • @HamzerShorts10
    @HamzerShorts10 Жыл бұрын

    Sow amazing reaction❤

  • @exzavic
    @exzavic Жыл бұрын

    Amal heesta cabsi cabsi wye 🤣 part two magaca amal aa lagu soo daraa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Жыл бұрын

    Colour kan timaha Adiga iyo kiin jaamac maku heshiiseen... Waana isku ekaateen❤️

  • @abdullahiomar4016
    @abdullahiomar4016 Жыл бұрын

    This Reaction amazing 🤔😍🤣 sister

  • @burhanali9860
    @burhanali9860 Жыл бұрын

    You are absolutely amazing

  • @sharmaboy5913
    @sharmaboy5913 Жыл бұрын

    naa raga aflagada ka daaa lkn yaa ku yidhi ragoo dhan wada saqajaamiin lkn anigu waan ku tageri jiray lkn hada laga bilaabo dhis lalag ayaan ku saarayaa

  • @hantiwadaagmedia677
    @hantiwadaagmedia677 Жыл бұрын

    It’s not concern with you lil and ck are always legends

  • @abdirahmanmohamed2572
    @abdirahmanmohamed2572 Жыл бұрын

    amaal adaaba ku haysta heesta soowdigan jaasaya kkk

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын

    I liked the cover of the video. 🥰😂😂😂😂💔

  • @abdiwahababdisalam9454
    @abdiwahababdisalam9454 Жыл бұрын

    Wxn reaction waa dhafay wlhi is so funny 🤣✌️💯

  • @mahamedhussein5200
    @mahamedhussein5200 Жыл бұрын

    Nimanka badanaa wa saqajaamin kulaha 😭😭😂

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel Жыл бұрын

    U r from Djibouti 🇩🇯 ???

  • @diinibidiini8066
    @diinibidiini8066 Жыл бұрын

    Amal ugaas runti ani adiga qosolka iga dhameya mida kale waxad tahay qofta kaliya Ee si sax ah fikradida uga hadasha any why wan kugu xirinahay fun's kaga bn kamid ahay Keep going❤

  • @amalugas

    @amalugas

    Жыл бұрын

    Thank you 😊 huuno

  • @yaxyecr4788
    @yaxyecr4788 Жыл бұрын

    Amaal walaal waan kahelay ee inaan ku guursado rabaa

  • @hodanugas5916
    @hodanugas5916 Жыл бұрын

    These guys lost the plot, great reaction 😂

  • @amalugas

    @amalugas

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 thanks dude

  • @iaw2401

    @iaw2401

    Жыл бұрын

    @@amalugas ruuney waxa raran naag macned maha boqalal qof la yiraahda

  • @omarhadi8592
    @omarhadi8592 Жыл бұрын

    Wow 🤩😘

  • @AbdifitahAbdulkadir
    @AbdifitahAbdulkadir Жыл бұрын

    Naaa dhar qaado 😡

  • @shukriabdille8542
    @shukriabdille8542 Жыл бұрын

    Mahadsanid abaayo mada heesta qaladkeeda sheegtay

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Жыл бұрын

    Hahahahahahaha war sheekada joojiya ee ruxa😭😂😂😂

  • @muxsingooni6169
    @muxsingooni6169 Жыл бұрын

    hhh amaley reaction wlba make up adooh mrsan myaa nosoh gudbinysaaah 🤣🤣🤣🤣

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 Жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MOHAMED12245
    @MOHAMED12245 Жыл бұрын

    Historic allh amal

  • @khaliva
    @khaliva Жыл бұрын

    Amaleeey 😍😍😍

  • @jamaajelle
    @jamaajelle Жыл бұрын

    Adga intad ck iyo lil balil ka hadlin soo xijaabo Idhinka darka diganaa kadib markii lidhinka hadlo waa buuqeysan Is astur fast then talk about good things after that

  • @ahmedmuniir9346
    @ahmedmuniir9346 Жыл бұрын

    😄😄😄

  • @gorgorwiilcomando319
    @gorgorwiilcomando319 Жыл бұрын

    Abayo alle ka baq is,astur

  • @handlekahelciyaaro
    @handlekahelciyaaro Жыл бұрын

    Walahi hees laguma tilmaamikaro waa ceyqaawan Diciif iyo nin liita dumarkuun kutaagsada

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    Samboor 🤧 ayaan udhiman lahaa 2 dhalo barfuun aaa 🤣🤣

  • @hayam4675
    @hayam4675 Жыл бұрын

    Kuwaas in laga naqaabtaa haboon waakuu la sheegay indhaha furtay Umada Rabi uumay kama xishhoodan Mawaxaas baa ka fakiraan markay qof dumara arkaan xatta hadii mudh ay tahay waa inaad Rabigaa ka xishootaa oonad isha lasii raacin

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын

    Guleeso

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Жыл бұрын

    Amalmodeleey wasax lkn heskudalin kuwankuwanwatagene waxkasteykugesana ilaqiyaamo midmel utalwayay midiyahanakujireyso EE adigakasoco 👸 👍😎

  • @crizakmuhmed9578
    @crizakmuhmed9578 Жыл бұрын

    Kkk guriga inad ku dhagaystiin ayey ahayd wlhi wad iga qoslisay

  • @mdeaq
    @mdeaq Жыл бұрын

    What is this recion

  • @xuseensalaad-vt8dd
    @xuseensalaad-vt8dd Жыл бұрын

    Waku wata De wlllle❤❤❤

  • @amalugas

    @amalugas

    Жыл бұрын

    Thank you 😊

  • @abdullahiabdi2658
    @abdullahiabdi2658 Жыл бұрын

    Qasaaro majirtre kaleexo waa sharciga raabke

  • @xuseensalaad-vt8dd
    @xuseensalaad-vt8dd Жыл бұрын

    Waku wata dee wllllee❤❤❤

  • @amalugas

    @amalugas

    Жыл бұрын

    Thank you ♥️

  • @abdirahmanmohamed5572
    @abdirahmanmohamed5572 Жыл бұрын

    2023 ada yaba

  • @user-dj2to4gt2x
    @user-dj2to4gt2x Жыл бұрын

    Amaaley walaahi naag cadaan ayaan kuu qabay kkkklkk

  • @amalugas

    @amalugas

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @user-vn8ns8ro3i
    @user-vn8ns8ro3i4 ай бұрын

    👥️👩‍👦👨‍❤️‍💋‍👨

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    7:24 🤨🤫

  • @cabdisamadcsamad1778
    @cabdisamadcsamad1778 Жыл бұрын

    Dadka waxba hakasheeginee ee adi is astur

  • @abdirahmanmohamed5572
    @abdirahmanmohamed5572 Жыл бұрын

    Rab Jira waye tooshka daa gabarey

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Жыл бұрын

    Subxaanak Aduun aakhiro samaan

  • @suleimanissack7822
    @suleimanissack7822 Жыл бұрын

    Amal Abayo intesjogta

  • @godob-diid4909
    @godob-diid4909 Жыл бұрын

    Soomaali maa tahy wall

  • @AhmedAbubakarAhmed
    @AhmedAbubakarAhmed Жыл бұрын

    😂

  • @smdabdouhouss4209
    @smdabdouhouss4209 Жыл бұрын

    niin mako dhan hadeey saqajamin yihiin abaaha wa saqajan number one and only saqajan in the world 😝😝😝

  • @abdifatahabokor
    @abdifatahabokor Жыл бұрын

    Naa inadeerey maxa ka khaldan waa aad na waaninaysa hadana waad caaytamaysa marka kan aad waaninaysid maxad ku kala duwaantiin yaa🤔🤔🤨🤨🤔🤨🤨

  • @abdirahmanyusuf7550
    @abdirahmanyusuf7550 Жыл бұрын

    Amaaaley recaton kaga wan jeclahay wallahi guleyso walaalo😍😍😍😍👍

  • @mohabandz4135
    @mohabandz4135 Жыл бұрын

    Ardadkan yaab badna liil baliil awalmiyu adkarqadijirey isheg pl😈

  • @suleimanissack7822
    @suleimanissack7822 Жыл бұрын

    Amal Abayo wankujacalaxay

  • @wllziizey3773
    @wllziizey3773 Жыл бұрын

    Kuwaas shaaf malahan Awalpa🤣😂

  • @abdirahmanmohamed5572
    @abdirahmanmohamed5572 Жыл бұрын

    Hhhhh

  • @hanadaadancaye1366
    @hanadaadancaye1366 Жыл бұрын

    Ilkacse baa sokarbashy ee kasobixi ppe

  • @sakicabdiyuusuf3826
    @sakicabdiyuusuf3826 Жыл бұрын

    yo abayo somaligaga nasty waye but u funny 🥰✌✌

  • @abdirazak1421
    @abdirazak1421 Жыл бұрын

    Hijaabka aaway

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 Жыл бұрын

    Waay is ceebeeyeen

  • @abdifatahabokor

    @abdifatahabokor

    Жыл бұрын

    aada ceebaysan ilmaayarad tahay markasaad damcaysa in aad dad ka waaweyn afka laga gaasho

  • @alinoormuhamud4392
    @alinoormuhamud4392 Жыл бұрын

    Talking too much

  • @ibraahimapdulle5351
    @ibraahimapdulle5351 Жыл бұрын

    Marki ugu horese aan ku arko wye subscribe kulama dhafin 👸🏻 🎉