Kulan Dhex Maray Jaalle Siyaad & Guddigii Odayaashii Manafesto Bishii Janaayo 1991.

Фильм және анимация

Kulan U Dhexeeyey Jaalle Siyaad & Qaar Ka Tirsan Guddigii Manafesto Wax Yar Kahor Intaan Talada Laga Tuurin Dawladdii Mileteriga
Labada Dhinacba Waxay La Amakaagsanyihiin Dhibata Lixaadka Leh Ee Magaalada Soo Wajahday Kadib Markii Ay Meesha Ka Baxday Kala Danbayntii & Nidaamkii Dawladnimadu.

Пікірлер: 242

  • @KM_963
    @KM_9634 ай бұрын

    cajaladda why ay gadaal uga xumeeyeen xaasisanaa allaah ha kuu naxriisto aabo siyaadow janatal fardowsa kuugu ducaynay amiin

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim993010 күн бұрын

    Siyaad Barre gadaashiisa biyo qaboob lama cabbin, dhiig kulul mooyee.

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi20105 ай бұрын

    Waa ninkii culumada is tidhi sax, markii uu yidhi:" ragga iyo haweenka way siman yihiin " , taas oo ka soo horjeeda Surat Nisa. Waxa amarkiisa lagu dilay 11 culumo. Waa halka Soomaali laga raacay

  • @mohodinPliano

    @mohodinPliano

    Ай бұрын

    Gaf wodhaca lkn Ma ehen in sidas logalo culimada iyo jaale siyaad

  • @mustafemahamoud7492
    @mustafemahamoud7492Ай бұрын

    Mooryaan baa dumasay wax isbedelana maykeenin

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri18125 ай бұрын

    Aabahey qofkii labaad saxiixo ayuu ahaa baaqii Manifeesto. Madaxweyne Aaden Cadde kaliya ayaa ka horeeyey saxiixiyaasha. Alla yarxama dhamaantooda.

  • @ahmed.bakool

    @ahmed.bakool

    5 ай бұрын

    Aabahaa Magiciis Adigoo Raalli Ah?.

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    5 ай бұрын

    Sheekh Mukhtaar.

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.014 ай бұрын

    10:45 "Hangashtu inta ay Soomaali dilayaan waxba maaha ee waa ceeb hadday gaalada dilaan, waa in wax laga qabtaa!" Tuugtii Afwayne dhiiga ummadda la jaqasay weeye waxan, odayaalna maahee.

  • @husseinaden7560

    @husseinaden7560

    4 ай бұрын

    Caqligaas ka waran,somalida dila,lkn gaalada daaya

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal88295 ай бұрын

    Siyaad Bare hadii oo wadani ahan lahay waxuu dhihi lahay Xukunka wan ka tagaya ee wadankiina ha iska bur burinina Allaha ha unaxariistee waxuu aha Nin xukunjecel ka doorbidaayay inta oo Xikunla ka dagiöahay in wadanka burburo weyna dagday taasi

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    5 ай бұрын

    Sax Siyaad Barre AUN waa Xukun jeclaa. Xaqiiqdii Wadanina waa ahaa. Aniga Lama ihi Qabiil waxaan sidaa uleeyahayna Soomaali baan ahayo Shaabadda dad wataa isoo mari, waan iska moosi. Siyaad dadkeyga waa laayey waana Barakiciyey. Waxay saas tahay waxaan Aaminsanahay Madaxdii kadanbeysay inay ka Xumaayeen isaga. Waxaa kadanbeeyay Diiratto waxba aan hambeynin, Qabyaaledaystayaal Biyaha dadka ka iibiya. Heer Abshir Bacadle Allaha swt ha unaxariiste uu yiri:- Dambarkeeda Nimaan maali jirin Dowlad hanan waaye Duqii(Siyaad) doona waad NADUBATEENE. Madaxdii kadanbeysay Siyaad MD Xasan ayaa udanbeeya hada maxuu kumashquulsan yahay. Dastuurka! Danta uu kaleeyahayna siduu Waligiis Kursiga ugu Fadhin lahaa. Akhayaarey intaan xagxaganeyno qof dhintay bal kuwa hada nool aan toosino oo dadka dhaliilsan khaladaadkooda siino waxay kuqancaan. Siyaad waxuu katagay Wadan Dhisan dhinac walba kafiican Meelo badano Aduunka kamid ah. WADAN Heysta ciidamo badan oo agabkooda u dhan yahay Berri iyo badba oo laga heybeysto. Warshaddo kala duwan oo wax soo saar kala duwan leh. Waxbarasho bilaash ah Min Xanaanadda caruurta ilaa Jaamacad. Caafimaad ilaa iyo xad bilaash ah Lacag Adag oo Aduunka latartameysa. Mashaa Allaah. Waxaa la isweydiinayaa... MAXAA FAAIIDO AH Ama HORUMAR AH OO AY KEENEEN RAGGII MANIFESTADA LAYIMID??? GARI ALLEY TAQAANA? Ilaahay swt baa laxisaabtami doono.

  • @museadam9815

    @museadam9815

    4 ай бұрын

    Hadaad tahay nin waqtigaa usoo joogay ood daacad katahay wixii jiray waqtigaa, may jirin cid uu xukunka kuwareejiyaa . Jabhadaha jiray mid waliba beel bay ahayd u dagaalamaysay dan iyada u gaara. Majirin wax ay kumideysnaayeen waxaana ka maraga xaaladda aynu maanta ku jirno.

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    4 ай бұрын

    @museadam9815 Allaha kucizeeyo walaalo, runta iyo xaqiiqdaad kawarantay. Mashaa Allaah. Dadkaan Diin xumo iyo Qabyaaladd ayaa lahartay. Allaha hanuuniyo. MD Siyaad waxna waa haleeyay oo waa ku tuntay waxna waa wanaajiyay siwalbaba waa dhaamay Tuugtaan 34 sano dhiiga dadka jiqaaya dhulkii iyo wax walbaba iibinaaya oo madhargayaasha aan laga nasanin ah. Taasna gabaygii Abshir Bacadle Allaha unaxariiste ayaa Cadeynaaya. Dambarkeeda Nimaan Maali jirin Dowlad hanan waaye Duqii (Siyaad)doona Ducana ugu dara Waad na Dubateene. Hadda kuwa MD Farmaajo kubuuqaayo maxay rabaan mala isweydiiyay Meeqa guri oo Agoon iyo Dad kaloo Soomaaliyeed ay leeyihiin ayey Xoog kudagan yihiin. Dadka lagasaari la'yahay Guryihii iyo dhulalkii Dowladda ma kula tahay inay si fudud ooga baxayaan guri qof leeyahay qofkiina uu isaga dilay ehelkiisii u yimidna uu marba mid toogtay, kadibna uu sidaa ususiiyay gurigii Laakiin Kurbo ay kutaagan tahay waayo Dariskii baa og waxuu sameeyay oo Markhaati ka ah. Waa Qof uheysta inuu Ilaahay swt siri karo ..kaasaa qeylinaaya iyo kuwo lamid ah oo Waliba waxoogaa gacanta uu Siyaasi ooguso shubay...Subxaanallaah. أللهم ردنا إليك ردا جميلا أللهم انا تبنا اليك فتقبل منا يا ذالجلا والإكرام يا رب العالمين.

  • @abdifitahabdullahi4675

    @abdifitahabdullahi4675

    4 ай бұрын

    ​@@hafsaali4297 hdaaba farmaajo iyo ina siyaad barre aad difaaceysid wxaa kudifaaceysaa waa Qabiilk aad dhaliileysid. 2022dii maxasuusataa sidii doorashadii loo qabty iyo dhibkii laga maray kursi jacylk lagu yaqaano dadkaas iyo iney jecelyihiin dalk inuu burburo ama kursig isku dhajiyaan.

  • @Apdikaadir
    @Apdikaadir5 ай бұрын

    Alle ha unaxaristo madaxweyme jale siyad bare geesi bu aha walle❤❤

  • @Mubaarigmooge

    @Mubaarigmooge

    4 ай бұрын

    Geesi wuu ahaa lkn taladaa seegtay

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa4 ай бұрын

    Shirkan waxaa la ii sheegey Odayaashii Manifesto ee la hadlaayey M/weynaha in Nin layiraahdo ina Abshir Haabaan uu runta usheegey uuna yiri Xilka wareeji dalku wuu burburayaa dadkiisuna xajunkaaga way diidan yihiin dadka iyo dalka u tanaasul xilkana ku wareeji Nin layiraahdo ina Cadoow oo H/ gidir ahaa, M/ weynuhu ugu danbeen waa aqbalay xilwareejinta laakiinse waxaan ku wareejinayaa Cumar Carte Qaalib oo Isaaq ayuu yiri taasina Beeshii Hawiye ayaa diidey markaasaa lagu kala kacey.

  • @maitraveltrade
    @maitraveltrade5 ай бұрын

    Waxaan ka baryaa ALLAH in aw u naxariisto intii dhimatay odayashaan hadleen oo aabahey kujiro. Amiin

  • @najmanajma6752
    @najmanajma67525 ай бұрын

    Siyaad barre khuadbadiisa 1991 wuxuu ku yiri wixii aan qabtay 20 sano wax micjiso ah bay ahayd.ma tirsano taariikhdu ha tiriso wixii iga dambeeyana taariikhdu ha tiriso

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @AbshirAwad

    @AbshirAwad

    5 ай бұрын

    @@IbiEntertainmentwuxuu ku Qabtay 21 sano oo weliba 6 sano Dagaalah kujiray Ethiopia umalynmaayo 60 sano oo kale inaan qaban karno…shame on u inaad qof dhintay aad habryso

  • @abdiroble5107

    @abdiroble5107

    5 ай бұрын

    Ciidan buu dhisay, hub badan buu keenay, laakiin 9kii sano ee dawladda rayidka ahayd ayaa Ka wax qabad badanayd. Dekedaha, airports, jidadka intooda badan, Somali airlines, Somali shipping line, radio mogadshu, radio Hargeisa, orphanic camps oo markii dambe loo bixiyey ubaxii kacaanka, waxaas oo dhan 9 Sanaa lagu qabtay

  • @user-ov2wz5eh9u

    @user-ov2wz5eh9u

    5 ай бұрын

    Soomali walalaha ah ayuu madaxa isu geliyay ilaa maanta wa la heshiisiin la yahay dhib aan siyaad bare aheyn somali ma taaban somali cadowgeeda ayuu u jebiyay

  • @Som-Hanoolaato

    @Som-Hanoolaato

    5 ай бұрын

    @@abdiroble5107 Madaxweyne kasta ee soomaaliyeed, (kuwii hore iyo kuwa hadda) mahad gaar ah leeyihiin… RAXIIMULLAAH iyo Dambidhaaf intii dhintey, kuwii maanta joogana dambidhaaf iyo wanaag urejayneyna. Waana kumahadsantihiin dhamaantood madaxkaska ee soommalia wax uqabtey. Wixii qofkii hore qabtay, qofkii kuxigana ha siiwado, koley taariikh ayaa qoridoonta qofkasta iyo xilkisa. Mahadsanid

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour81775 ай бұрын

    madax adayg wakaa. Wadankii iu 21 sano xukumayey baa dhiigu daadanayaa. Waxaa maalintaa kaliya laga rabay inuu yiraahdo waan is casilay. Inta la soo dooranayo madax weyne, waxaan ku wareejiyey maamulkii odayadan.

  • @MD-ce9tm

    @MD-ce9tm

    5 ай бұрын

    Kuwii xilka ka riday maxay ugu badaleen somalida? Dhac, kufsi iyo in iyagii isku dhex bilaabeen. Malihi wuu saxnaa lkn kuwii ka dambeeyey ka sii caqli liitay. Hadii ay dhihi lahaayeen qof walba meeshisu amaan ku yahay. Qof qalba shaqada dowlada haya ha sii wato inta dowlad laga so dhisaayo lkn waxay ka door bideen waan ognahay. Mirihii ka dhashayna waa kuwa aan maanta guranayno.

  • @AdamXuseen

    @AdamXuseen

    4 ай бұрын

    ​@@MD-ce9tmhubka marka uu shacabka gacanta uu ugalay sababteeda ayuu lahaa taangiyana ku garaacay dalka

  • @alidamey2988
    @alidamey29885 ай бұрын

    Allaha,U Naxariistee Waa Shiikh Maxamed Macallin.Oo Madaxweyne Siyaad Barre Hortiisa Ka Hadlay.

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @MIDNIMOJANAQOOW

    @MIDNIMOJANAQOOW

    5 ай бұрын

    ​​@@IbiEntertainment Muuse MARQAAN gacan ku dhiig-lahaas XASUUQAY LAASCAANOOD ILAAH ma cafiyo. Abwaan JAAMAC KEDIYE XAQIISA ILAAH haka soo IFIYO.

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    @@MIDNIMOJANAQOOW Aamiin ilaahay tafiirtiisa Muuse xaaraami haka tirtiro oo cadaabta haka’dabageeyo Siyad barre ilaahay naarta kama saaro kulligooda iyo intii wadanka iyo shicibka xusuuqday iyo intii cadowga u adeegay yarab yaa kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Inta 5ta Somali Madaxda haysa ilaahay hasoo hanuuniyo oo intay goorigoortahay haka towbad keenaan oo shicibka caf jawaydiistaan aamiin ilaahow kaad haniin waysona ilaahow saxariir u dil oo cadaabta gali yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @shafihussein4433

    @shafihussein4433

    4 ай бұрын

    Ninka waa maxamed Siciid gentleman Allah ha u naxariisto Sheekh maxamed macalin iyo siyaad Barre waligood sxb manoqon

  • @MIDNIMOJANAQOOW

    @MIDNIMOJANAQOOW

    4 ай бұрын

    @@shafihussein4433 Sabab? Sheekha maxoow MASLAXADA ku diiday? "Adeeca ulul-amriga" soo sharciga maaha? Mise SIYAAD waa DAAROOD, MARRIIXAAN?

  • @socdaaliyodamaashad6669
    @socdaaliyodamaashad66693 ай бұрын

    Ka waran. Ninkii 9 sano kir ahay maalintaan, oo ilaa maanta dalkiisu burbursan yahay 😢

  • @MOHAMEDOMAR-rl2py
    @MOHAMEDOMAR-rl2py4 ай бұрын

    Odayaashan dhan allaha unaxariisto Wado inoo qornayd ayaan ilaa iyo hada dulsoconaaa Ilaahoow ciqaabtaada naga badbaadi

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72803 ай бұрын

    Waxaan xasuustaa hadal mar uu yiri oo ahaa QORI CAARADII AYAAN KU QABSADAY QORI CARADIIBIGAGA QAADA

  • @mohamedhussein7663
    @mohamedhussein76633 ай бұрын

    Odayada waa baqeen, inay si cad u dhahaan is cazil, wareeji talada, ciidanka dalka badbaadi iskana bax. Lakin sheeko kale iska galeen

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED6 ай бұрын

    Allha u naxariisto intii dhimatay

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @yousofabdalla-ok3ws
    @yousofabdalla-ok3ws4 ай бұрын

    Waa Maalintii lagu Lahaa Siyaad Barre maantay gacantaada ayeey ku jirta ama waa dumin kartaa ana badbaadin kartaa qudabada waxuu ku jawaabay beeraha halla fasho badda kaluunka kala soo baxa😪 Ayax Tag eedna reeb

  • @ismailshire539
    @ismailshire5394 ай бұрын

    Waa lala taliyay Siyaad Bare laakiin taladaa seegtay waxaana ilaahay ku saliday Generaal Caydiid.

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe31414 ай бұрын

    Muxamad siyaad wuxuu Ahaa wali ilaahay Raalikayahay waxana cadeynaya hadu dhib somaliya kuhayey waana kareysan lahayn sasdarted ilaahay Raali haka Ahaado muxamad siyaad madaxweynehenii Aaba siyad Radliya laahi canhuu wacanhu walidina

  • @Sheydhan
    @Sheydhan4 ай бұрын

    Guleystayaalow President Maxamed Siyad Barre uu u weyn geedha Gola tawradii sare haday gaari karayaan

  • @MuxammadX.Yacquub
    @MuxammadX.Yacquub4 ай бұрын

    USC habaar ALLaha ku Rido waaba ku dhacay. Shukran.

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri10605 ай бұрын

    MURUGO WEYNAA markay TALADU SEEGTO midka DAALIMKA ah ee DAAQUUTKA ah oo dad DANBIILEYAAL ah CUQUUBO RABBI ku ridayo!! SOOMAALI SOOMAALI xumihii ay ku HALAAGSANTAY bay weli JIDKIISII haysaa oo ah DULMI KALKAAL & SADBURSI aan XAQ ahayn waxaana DALIIL u ah 34 sano oo Siyaad sii maqan yahay waxay weli WALAAQANAYAAN wax ka xun wixii SIYAAD ay ku eedaynayeen. 🤔🤔

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan3253 ай бұрын

    😢allaahu akbar talaa naga habaawday

  • @abdigaab6225
    @abdigaab62252 ай бұрын

    Maasha'allah Ahmed hassan

  • @Galgaduudtime
    @Galgaduudtime5 ай бұрын

    Siyaad waa nin xoog ku qabsaday wadanka in uu ku dhinto oo kaliya ayaa ka go'naa, hal ka kuwa ladiriraye ey ahayeen dad aan hadaf laheen waxa ey doonayeenba aqoon, waxeyna ahaayeen niman calooshod u shaqeysta yaal ey reer galbeedka wateen. Taane mahan waxaan iska dhahayee tariikhda ayaaba natustay.

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment5 ай бұрын

  • @zopiermohamed3436

    @zopiermohamed3436

    5 ай бұрын

    😢

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac5 ай бұрын

    Waxaas duli darxumo dhimasho dhaawac iyo qax gaadhay soomaali isagaa ka masuul ahaa aakhirona waalagala xisaabtamayaa

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil9265 ай бұрын

    Cantuugo jiilaal canba can ayuu bilaa Maahmaah siyaad bare

  • @IsmaaciilWaddani
    @IsmaaciilWaddaniАй бұрын

    Qofkkastoo kutagri fala awood loo dhiibtey halkaaz ayuu kudmbeeyaa

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf86774 ай бұрын

    AXMED DIRSHE MAYEE WUXU AHAA SIYAD BARE KII SIILKA HOYADA WADAANTA KA DHAAMIN JIRAY HOYADA IYO QABYALADA AD WADO IYO DARODBA WASE KHANIS YOHOW

  • @omarmuhyadin9492
    @omarmuhyadin94925 ай бұрын

    ALLAHA u NAXARIISTO QABARIGIUSA ALLAHA I WASICIYO DEMBIGIISA ALLAHA DHAAFO

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi62025 ай бұрын

    Mashaa,allaah waa hadal wanaagsan

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib19164 ай бұрын

    Siyaad bare madax adaygiisa ayaa sabab u ahaa in dalku burburo

  • @Mubaarigmooge

    @Mubaarigmooge

    4 ай бұрын

    💯 💯 💯

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q4 ай бұрын

    Qori ayuu qalfoofkani kuqabsaday dalka markaasuu yidhi indhaha madax Wayne madaxu ku go dheh

  • @hamsejama8904
    @hamsejama89044 ай бұрын

    Madax adayg😢 war wuxu cawaan sanaaya, muu Radio kahadlo oo uu iscasilo 21 sano waxkabadan boqortooyo miyaa

  • @CaliCxakiin-hq3dp
    @CaliCxakiin-hq3dpАй бұрын

    Quwadii Afrika 🇸🇴🫡

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics10 ай бұрын

    Waayo Xasuus Leh Rug Caddaayaal Ayaa Iskugu Yimid Halkaan.

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v4 ай бұрын

    Allow unaxariiso in tii dhimatay

  • @abdinurfarah1560
    @abdinurfarah15605 ай бұрын

    Madaxweynaha khudbadiisii waad Ku ciyaarteen Ceeb Odayaashii hore si fasiix ah baad U soo deyseen balse inqaas baad dib Ka walaaqdeen

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi4 ай бұрын

    Shacabka Soomaaliyeedoow Midowba

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir20255 ай бұрын

    Hadalkaagu wuxuu u yahay cayayaanka wadanka qabsaday daliil cad lkn ilaahay ayaan leenahay

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf88439 ай бұрын

    Waayo waayo tibo talyani sidan ugu raxaysanayo hadalka odayasha manafesto ma meleynkatid

  • @guletgulet3389

    @guletgulet3389

    5 ай бұрын

    Odayaashu maxa faaiido ah oo ay ka keenen, waa taaa maanta dumarkii nolosha lagu gubayee?maa in waxaan aad suubinasan socota ayaad ku faraxsan tahay mooryaan mooryaan dhalay ayaad tahay.

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @guletgulet3389

    @guletgulet3389

    5 ай бұрын

    @@IbiEntertainment SNM,USC iyo SSDF ayuu cadowgu soo adeegsaday si loo dumiyo dowladdii Somaliyeed,luuqdda aad hadda soo qorayso, Siyaad barre ayaa baray sida loo qoro,jizaar ayaad tahay Aabahaana wuu ahaa, maanta maxaad haysaa waa adinka jifo jifo isku haystee, wake up doqon yahow.

  • @AbshirAwad

    @AbshirAwad

    5 ай бұрын

    Kkkkk waagii Talyanigu xaraaradda lahaa.. aduunkii English baa lawareegay 😅😅😅

  • @bashirsebriye
    @bashirsebriye5 ай бұрын

    Nin ki hore statetment adag la wadaageen lkn nasiib daro kama hoos qaadin taladaa maxmed siyaad halka aan joogno madaxadeygiisa u dhaceen

  • @seed3966
    @seed39665 ай бұрын

    Asc ilaahay ha u naxariisto wadanibuu ahaa wax badana waa qabtey allaah ha u naxariisto 🤲🤲🤲

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @seed3966

    @seed3966

    5 ай бұрын

    Ilaahay kabaqa qof dhintey wax lagama shego camalkisi waba helay khayr iyo shar wuxuu ahaa towbadana Rabii yaa iska leh aqbal idin ma heysaan ☝️balse dalkan waxbadan bu ka qabtey haday warshado dhabotin wax barasho caafimad bilaash ah ciidamo nooc walba xoog leh dadki waxqaribey asaga ma aheyd kuwii cadowga lasoo saftey yey ahaayeyn xaqiiqah ☝️kuwi xukunka ku qabsaday yaa soomaali shinta maanta ina heysata u keney jazahedana waa helayaan in sha allaa ☝️

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    @@seed3966 sxb kuwa cadowga lasoo saftay isamaynan Iman xanuun iyo dulqaad’la’aan ayay ku yimaadeen waliba iyagoo baryaya wadanka u tudh oo iskagadag kursiga subhannallah 😢👎🏼👎🏼👎🏼 Cadowguu u shaqaynayay ayuu qancinayay in wadanka uu burburo, isaga kahor qabyaalad lama’ aqoon isagaa shicibkii qabyaalad ugu kala’eexday sabab cadowga ayaa usoo dirsaday in uu ciidanka iyo wadanka burburiyo kuwuu soo tababaray ayaa badahiina maanta iibinay oo waataa maantaba nahaysata oo ciilka aannu farta la’qaniinaynino. Ilaahay nacalad haku’rido iyo wixii lasoo shaqeeyay ee wadanka cadowga ku soohagay iyo kuwa maantaba jooga 5ta Somaliyeed ilaahay naarta haku wada kulansiiyo oo saxariir ha’udilo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdullahiabdi1332

    @abdullahiabdi1332

    4 ай бұрын

    ​@IbnonmzessiEntertainment

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail77155 ай бұрын

    Markuu qarankii Somaliyeed Iyo Islaamki Dumiyay Siyaad barre aya ILAAHAY Duleyay oo Maydkiisi Diyaarad Laga so tuuray (GARBAHAARAY)

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin4 ай бұрын

    HARGEISA YAA DHULKADHIGAY YAA KADAAB

  • @jamaciise9199
    @jamaciise91994 ай бұрын

    Alla kuuma naxariisto

  • @mahatbare6076
    @mahatbare60765 ай бұрын

    Odaygu sifiican uma uu san hadlin, wuuna ka war wareegay su'aalihii talooyinkii odayaasha. Wuxuuna isku mashquuliyay wax yaabihii uu qabtay iyo in uu yahay qof fiican dadkuna mooryaan yihiin ka soo horjeeda. Meeshii xalka looga fadhiyay iyo in uu amaro bixiyo gudina magacaabo deg deg ah.

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan3253 ай бұрын

    sheydaan ayuu ahaa munaafaqna wuu ahaa qayaano badan, naarta allaha ku fugeeyo ina siyaadbare

  • @user-gl5um8wg4f
    @user-gl5um8wg4f6 ай бұрын

    😂Hada maxaad haysaa ina siyaad waxaad kahli jirteen meeye dalbiyo dad iyo diinba way nabdoonaayeen hada maxaa idiin nabdoon bal iswaydiiya

  • @SurprisedChicken-th8zn

    @SurprisedChicken-th8zn

    5 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed64134 ай бұрын

    Wax hoos loo hogtoba runta waY dhaafi wayday oo lagula leeyahay siyaad mashaakil aan adiga ahayn majiro ee dalkan ka tag oo usheeg inaad xukunka ka tag Haduu yeelilahaa amaa la caymanlahaa

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf86774 ай бұрын

    Mukhtar cawad hoyada iyo adiga iyo siyad bareba anagaa wasna

  • @Wonderer224
    @Wonderer2245 ай бұрын

    Hadduu odayaasha taladooda qaadan lahaa dalku wuu badbaadi lahaa. Laakiin Maxamad Siyaad wuxuu isu haystay inuu keligii sax ahaa inta kale oo dhanna khaldanaayeen.

  • @hajiali1120

    @hajiali1120

    3 ай бұрын

    Saw kii qaatay talada oo dhan oo magacaaaabay Prime minister Cumar carte lakin Hawiye iyo masiibadii Caydiiid baa diiday oo dalkii burburiyey

  • @Wonderer224

    @Wonderer224

    3 ай бұрын

    @@hajiali1120 Walaal horta anigu Daarood baan ahay, mana jirto cid aan nacayb u qabo. Waxaan ahay nin oday ah oo ka soo shaqeeyey Soomaaliya waagay dawladda lahayd. Tan laga rabay Maxamad Siyaad (aun) waxay ahayd inuu is casilo, taladana ku wareejiyo odayaashii manafesto oo dhisi lahaa dowlad ku meel gaar ah maadaama dalka intiisa badnaydba eeyan gacanta ugu jirin. Waxay ahayd waqti taladii faraha ka baxday. Runtii waxay ahayd inuu talada iska wareejiyo markii uu shilka galay 1986-dii. Laakiin odagu wuxuu isu haystey inaan cid aan isaga ahayn wax maamuli karin. Nasiib darro waynu aragnay meesha arrinku gaarey.

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q4 ай бұрын

    Qacan bani aadan inuu kudhinto ayaa fiicnayd afwayne waayo bani aadam badan ayuu dilay qudha kajaray waa hebelo aad ubadan

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri128912 күн бұрын

    Cajeeleda maxay inta duqa uga xumeyeen

  • @osmanabokar5356
    @osmanabokar53565 ай бұрын

    Maxaa ku badasheen???

  • @mustafemahamoud7492
    @mustafemahamoud7492Ай бұрын

    Dadbaa moodayay dawladnimada in siyaad bare keliya ka faaiido

  • @ahmed.bakool

    @ahmed.bakool

    Ай бұрын

    Oo Waa Kuwa Kuwaasi? Yaase Yiri Warkaa?.

  • @abdiroble5107
    @abdiroble51075 ай бұрын

    Munaafaq, 20 sano ayuu ummada dil ku hayey, oonu culimo, saraakiil ciidan, shacab middna dhaafin oo uu weli kursiga isku sii dhejinayaa

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule51795 ай бұрын

    Sheikh qubxi waxaan waxba kama jiraan

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan3253 ай бұрын

    markeey soo baxee ayuu laayay mad fac ayuu ku dhuftay

  • @user-ur4mr7iv3i
    @user-ur4mr7iv3i9 ай бұрын

    😢😢😢

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od4 ай бұрын

    Markani waxay ahayn markay waxkasta faraha ayka baxeen mooryaantiina hubka gacanta u galay .

  • @osmanabokar5356
    @osmanabokar53565 ай бұрын

    Waxaad ku badasheen dil,dhac,dhulboob, qabiil kala sareeyn waxaa nareeynaa 32 sano

  • @amareto5772

    @amareto5772

    5 ай бұрын

    Waxaad abuurato un aa kuu soo baxaaya.

  • @abdikariin5471
    @abdikariin54714 ай бұрын

    Eedeyn waxan ahyn ma shegahayo iyo inuu jabhadaha eedeyo Nin wadani ah wadanka ayuu u turi lahay.

  • @alibaax5346
    @alibaax53465 ай бұрын

    It was too late too little by this time

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed80975 ай бұрын

    Codka qarkii waa la qariyay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64614 ай бұрын

    USC Codkiiba ku dulqabteen dhaca iyo boobka ayey rabeen ayagoo cali basteen ah oo qaawan ayey soo galeen xamar

  • @hdmovies6911
    @hdmovies69115 ай бұрын

    Macangagii afwane ahaa dhibkii uu dalka u gaystay ilaa hada way na haysataa . Odayaasha saas u hadlay . Wuu xir xiray .

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi4 ай бұрын

    Jaalle wm Xasan Shiikhoow?

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka25785 ай бұрын

    Afweyne masiibo ow ahaay

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow86364 ай бұрын

    Alla ha unaxaresto

  • @dahirdubow8636

    @dahirdubow8636

    4 ай бұрын

    Aamiin ya Rabb

  • @user-gl5um8wg4f
    @user-gl5um8wg4f6 ай бұрын

    Maxay keeneen kuwii horyimid ina siyaad maxaase ay dhaxleen fiicnaydaa inay la saftaan maalintaas oo ayiraadaan dadku inla xasiliyo buu u baahanyahay adaana xasilinkara Ka xaabxaab iya

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA5 ай бұрын

    Xukunka ayuu jeclaa ma Rabin inoo dhigo

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @siciidcabdicabdulle2813
    @siciidcabdicabdulle28134 ай бұрын

    Maxamed siyaad wadani buu ahaa

  • @abdicash8787
    @abdicash87875 ай бұрын

    😂😂😂😂😂 farax macali , dna buu u baahan yahay ma siyaad baa dhalay

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe31414 ай бұрын

    Ninku markii madax ilaahay kadhigo. 2 laba Ayumidniqdaa in sharaftisa ilaliyo oo. Ah sharafta dalkiisa & dadkiisa &. In naftisa dalkiisa dadkiisa diintiisaba dumiyo oraadiyo nolol garkisa Ah onuheley ileyn inyar Aya Aduunka lajogaye kadibna Adun & Aakhiraba wu Sega sidan maanta Aragno madaxda intey dalkii dhacay hantidey dhacen kudhisaya dalshisheye Ayaa ucadawsan wukudhacay dhaxalkiina dalkale Ayuukudhisay haduwadankusa kadhisto sow hanti somaliyed ma Ahaden muxamad siyadna. Lagumashegin Mel suli ukadhista wayo maba bahneyn o iimanbulaha R l c huu

  • @CabdiqaniMahdi-vr3gi
    @CabdiqaniMahdi-vr3gi6 ай бұрын

    Naftu marki ay qulanqulaha soo gaadho toobada Lama aqbalo, siyaad bare oo runta iyo burburki Somalia waxba ka qaban Kari la,

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame91925 ай бұрын

    He has been away 32yrs why you don't do good for your country somali xaaraanta ha iska dayso meel kasta oo ay joogaan waxbay xadaan 85%

  • @user-ei8wx9do3e
    @user-ei8wx9do3e4 ай бұрын

    ALI BABU

  • @Aiordo
    @Aiordo10 ай бұрын

    Muuqaal fiican

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh6 ай бұрын

    Siyaad ayay dhalya buu ahaa

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @geelemoha3100
    @geelemoha31005 ай бұрын

    Kuwuu jaziiro kuleenayay iyo kuwii gaalkacyo UU Ku xasuqay ma iyaga is xasuuqay

  • @habonehaji683
    @habonehaji6837 ай бұрын

    Waxaasi qoodh buu ahaa walaahi

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @habonehaji683

    @habonehaji683

    4 ай бұрын

    @@IbiEntertainment hooyadaana ilaahay ha cadaabo dhilaa ku dhashyee

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe5 ай бұрын

    As, yaawaayE, tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba gabadha yartaanaa tanaaa ooridumaroo qiimobadan cadayyareey lagufarxeeeey marwoyareey qaasatan facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba facyaashay khayryaashay waanba uwataa dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay

  • @mahamedali6310
    @mahamedali63104 ай бұрын

    Tuugbaa soo dhigtay Waxay ku ciyareen m s bare Wejigiina naari cuntay

  • @deeqajama6313
    @deeqajama63135 ай бұрын

    Khufbadiisi way isku far dareen waayo runtuu u sheegay way qaadan waayeen waxay rabeen inuu u hadlo siday la Rabeen markay ka waayeen oo ay arkeen inuu yiri xumaan aan anoo yar sameen waayey anoo cimri ah oo dhimasho joogo inan sameyo xumaan igama Suu Rowdo bay tiri tireen wixi ka dambeyey oo umada inay maqlaan u diideen tuugadii hawiye ee wagaas qqbsatay radio muqdisho dabadiis baa tiri tiray ilahay ma Mooga laakiin ilahay buu umada tusiyey beentay dhoo dhoobeen

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-qf1fo9mq9m
    @user-qf1fo9mq9m4 ай бұрын

    Walee gudidii xiligaa siyaad barre la hadlay haduu aqbali lahaa dalku ma burburi lahayn

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed83155 ай бұрын

    Rasuul halaga baqo midaa yiri Rasuulka صلى الله عليه وسلمwaa laraacaa waana larumeeyaa ee lagama cabsado.

  • @user-te5mf9ok1u
    @user-te5mf9ok1u6 ай бұрын

    Þ⅘

  • @user-hi7fy1qk6x
    @user-hi7fy1qk6x5 ай бұрын

    …..

  • @user-gl5um8wg4f
    @user-gl5um8wg4f6 ай бұрын

    Halyey buu ahaa hoomo hawshay

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @abdalahmed482

    @abdalahmed482

    5 ай бұрын

    ​@@IbiEntertainmentsiyad barre jano kujira allaha haunaxaristo waxa umada somaliyed facood karebay wa iyaga aya qabil isku qeybiyay

  • @maxamedcaydaruus9929
    @maxamedcaydaruus99296 ай бұрын

    Wuxuu Ogaa in aan Somaali isaga ka danbeeya oo umadan Hogaaminaya Jiriin oo Meeshu Baabayso alla haw naxariiste muxuu somaali yaqaanay

  • @user-de6lm4wn9c

    @user-de6lm4wn9c

    6 ай бұрын

    asagaa loo heystaa oo diiday inuu xilka wareejiyo runta ka hadal haduu xilka wareeji lahaa wax ma garato hub ma hesheen

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    5 ай бұрын

    WAA LAGA REYSTAY LAAKIIN REER LASSCAANOD AYAA U DARSADAY. WAXAA HUBAAL AH DADKII WAQTIGAAS DULMANAA AYAA MAANTA SOMAALI USAREEYA

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 ай бұрын

    isagaa si sameeyeyue in aan somali hasheen oo qabiilad a qaaran ka dhiegy qaarna kacaan diidd mid akale jalle siyaad yaa dortey ee yadhi wdnak xukun 21 sano qofka ka horyimadan dila odhan jirey isga a wlaahi ka masuila ah in somali qaxooti noqato

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe36626 ай бұрын

    Codkaan ma aha jaale siyaad ee waa loo ekeysiiyey ninka jilaya waa carab la'yahay m. Siyaadna ma carab la'aayn.

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 ай бұрын

    Murkan Somali ilaa xadkaa buu mary a wa a jaklle siyaad adiga maad nooleyn filiyaa anaa naqaney wa ajalle siyaad

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u6 ай бұрын

    Talo walbo oo lasiiyay siyaad bare wuu diiday ilaa uu burburiyay somali

  • @user-cc5xd1xp4g

    @user-cc5xd1xp4g

    6 ай бұрын

    Wadanka Somali weyn aa burburiyay wadan dhisan ayuu ka tagi 1991 Jenayo magaalada Mogadisho wu ka tagay baaris fiican samey saaxib 😂

  • @user-ov2wz5eh9u

    @user-ov2wz5eh9u

    6 ай бұрын

    @@user-cc5xd1xp4g been baad sheegaysaa xamar xoog ayaa looga saaray hubkii ayuu u qaybiyay shacabka markuu xamar kabaxayay jabhadii magalada so gashay hubkaa tirada badan ayay koontarooli kari wayday wuxuu sii fariistay gedo si uu xukunka ugu so labto 1992 aya wadanka xoog loga saray

  • @user-ov2wz5eh9u

    @user-ov2wz5eh9u

    5 ай бұрын

    @@user-cc5xd1xp4g waxba kama tagin ayadoo somali isu regmatay qabiil dadkii walalaha ahaa uu u kala saaray ayaa gedo laga saaray 1992 isagama uu tagin markii xamar xabada looga saaray 1991. dhibta manta somali haysataa wa waxuu ka tagay

  • @IbiEntertainment

    @IbiEntertainment

    5 ай бұрын

    Maantaba Ilahaybaa ka’jazaai’siinaya ilaahayna uma naxariisto Siyad barre oo cadaabta hagaliyo 😭 Dhibtan oo miidhan ay Somali ku’jirto Isagaa mas’uulkaa qaadanaya oo ilaahay qofwalba oo ku geeriyooday isaga ka’mas’uul ah 😢 Bal eeg sida loo baryayo in uu xabadda shicibka laga joojiyo oo cadowguna ay kuadeegteen si uu wadanka u burburiyo ayuu cadowga u horseeday Subhannallah 😢😢😢😢😢😢😢

  • @Som-Hanoolaato

    @Som-Hanoolaato

    5 ай бұрын

    Soomaaliya waxaa burburiyey ilaa maanta waa alsheydaamadi ee umadda qarxiya ilaa maanta oo (33 sano) oo madax uah indha qiiqa caloosha weynleh…

  • @user-ur4mr7iv3i
    @user-ur4mr7iv3i9 ай бұрын

    RABII u naxariiso maxamed siyaad barre😢Aamiin

  • @user-ez7nb4om2i

    @user-ez7nb4om2i

    5 ай бұрын

    Rabbi wuxuu ka mudanyhay ha waafajiyo

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h5 ай бұрын

    Waanu la joognsy xiligi oo waxay doonayeen in xilka iyaga u dhiibo xilka waanu marki xabaddu xamar ka bilaabantay. Marki hargeysa afweyne duminayey dadka hadla aya qofna kama hadli munafiqiin weydeen

  • @WatchingYThiya-mu7hf

    @WatchingYThiya-mu7hf

    4 ай бұрын

    Haeiyo Dhan kacy muxuu qaban karay

  • @CamelCorps
    @CamelCorps4 ай бұрын

    Kuwa wali u haysta inu soyaad wadani yahay dhagaysta hooyadiin qabyaalada xun ka wase

  • @najmanajma6752
    @najmanajma67525 ай бұрын

    Odayga 4aad kulahaa Intay soomaali dilaayaan waxva maaha ku lahaa gaalo markay dilaan dhib waaye kulahaa

  • @alibaax5346

    @alibaax5346

    5 ай бұрын

    Kkk caqligaasa wadanka maamulayay dhiiga gaalku Kala fiicna Ka soomaaliyeed

  • @sahraj3885

    @sahraj3885

    5 ай бұрын

    Subxaanallah

  • @deeqajama6313

    @deeqajama6313

    5 ай бұрын

    Waa mooryaN caqligisa siiyey galada inan la dilin oo dhiigoodu kan muslimka ka qaalisan yiihin