Ahmed Hassan

Ahmed Hassan

Tafiiska Qur,aanka Kariimka Ah, Wacdi Diiniya, Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed Maaweelo & Madadaalo & Suugaanta Soomaalida Sida Gabayada & Buraanburka Iyo Wax Kasta Oo Xiiso Leh Oo Faa,do Ugu Jidho Bulshada Soomaaliyeed Meel Ay Joogtaba Ee Soomaaliya Ha Noolaato 00 (Shantoo Is Weheshataa Wacnaydaa).

Пікірлер

  • @SayiT_Mohamett
    @SayiT_Mohamett11 сағат бұрын

    Gabayada iyaga oo qoraala xage kahelaya

  • @Anisocabdixiirey
    @AnisocabdixiireyКүн бұрын

    Au

  • @Anisocabdixiirey
    @AnisocabdixiireyКүн бұрын

    Alle haku naxariisto😊

  • @Jinikoow
    @JinikoowКүн бұрын

    Mahadsanid jaale soo badi

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3Күн бұрын

    Allow kuu naxariiso Halyeey Cali Cilmi Afyare Amiin

  • @saidabdi136
    @saidabdi136Күн бұрын

    Ilaahoow kuu naxariiso Sheekh Aadan Sheekh Cabdullaahi.

  • @drmohfar301
    @drmohfar301Күн бұрын

    Waa wakhti uu dalku ģacanta ugu jiray xukuimad kufilan oo dadkeedi ku kalsoonyahy. Maantana waynu aragnaa soomaali isu xiniinyo wayn iyo madax dantooda uu ilaashanaysa. Allaa deeqda bixiya.

  • @nurabdi6399
    @nurabdi63992 күн бұрын

    Qaaciin hooga aad qooday baa kuu daacaday

  • @Nayruus10
    @Nayruus102 күн бұрын

    Allah dambigiisa. Ha cafiyo

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q2 күн бұрын

    Shiiq adan shiiq c/laahi cali aloow unaxariiso janatul fardosa iloow sii yaarabi

  • @MohamedabdiMohamedabdi-fp5ug
    @MohamedabdiMohamedabdi-fp5ug2 күн бұрын

    Alla u naxaristo

  • @IsmaacilAarka-g2l
    @IsmaacilAarka-g2l3 күн бұрын

    😅😊😊🎉🎉

  • @user-fj2un1zt1e
    @user-fj2un1zt1e3 күн бұрын

    Dugsimale qabyalad waxay dumiso moyane❤

  • @user-ul2qe1vw1l
    @user-ul2qe1vw1l3 күн бұрын

    Asc brother axmed.bakool.saxiiboow.soo.geli.heesta.ah.intee.jirteen.ceel.jaale.ood.joogsyseen.ceeljaale.waa.heestii.ardayda.loo.sameeyey

  • @drmohfar301
    @drmohfar3013 күн бұрын

    Waa wakhti inasoomaray ninkii markaa ogaana xasuus qiiro iyo waddaniyadi kujirto galaya. Waa wakhti ay soomaali mid ahayd, dawlad xoogleh haystay, Adduun kana qiimo kalahaa. Maanta xaalkeenu waa qabyaalad iyo qaxoonti. Naxariista eebbe kama quusanayno inaanu helno dawlad soomaali wayn kumiday santahy oo caddaalad, amni iyo horumar ummadda u horseedda Insha Allah.......

  • @abdullahabdulkader3038
    @abdullahabdulkader30384 күн бұрын

    madaxweyne Maxamed Siyaad Barre allah unaxriisto kuwa hada jooga allah hanaclado madax laguma tilmaami karo walahi cafimaadken ayey dagaal kula jiraan kawaran maliin walbo hadii dalkaaga wax dhagtaada urooneen kaasoo gaaraaya walahi xasan sh sokor ayuu igu riday lakiin caakhiro ayaa kula xisaabtami doonaa

  • @abdullahabdulkader3038
    @abdullahabdulkader30384 күн бұрын

    kuwa hada joogo madhageystaan miyaa kuma dayan karaan miyaa

  • @zahrahassan8623
    @zahrahassan86235 күн бұрын

    Jazaakallahu khayran allaha u naxariisto sheekheena

  • @rahh4137
    @rahh41375 күн бұрын

    ❤Sheekheena Ilaahay ha u naxariisto oo Jannada Firdaws Ilaahay ha ku abaal Naruto.❤

  • @user-ld3de2sn4r
    @user-ld3de2sn4r5 күн бұрын

    Asc, mashalla,

  • @DrcumarShiikh
    @DrcumarShiikh5 күн бұрын

    AXMAD YAA XAAD KA WADAA FALADKAAN.

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool5 күн бұрын

    Falaad Hadsuuba Jiro Labo Maahan Waa Su,aashaada Ee Maahan Qoraalkayga.

  • @AbdulkadirDaahir
    @AbdulkadirDaahir5 күн бұрын

    Masha a alaah eebe ha unaxariisto carays ciide

  • @rahh4137
    @rahh41376 күн бұрын

    ❤Ilaahay ha naxariisto. Ajar iyo xasanaat ha ka siiyo. ❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq24026 күн бұрын

    Allaha u naxariisto abwaanka , waraysigani waa goorma abwaanku se goormuu dhintay wuu soo dhawaaday baan filayaaye

  • @omarhassan3633
    @omarhassan36336 күн бұрын

    Maashaa Allaahu ❤

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled48356 күн бұрын

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @aahmeegwlwh8998
    @aahmeegwlwh89987 күн бұрын

    Saciid faarax Yare iyo terra

  • @saidabdi136
    @saidabdi1367 күн бұрын

    Maashaa Allaaah.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg7 күн бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto gabayre xaqdarro lagu diley Salaadow qabyaaladdii iyadoo dawlado ah bay hadda jirtaa

  • @user-rq8ve7ig9y
    @user-rq8ve7ig9y7 күн бұрын

    Alow unaxariiso jaala siyaad shaydaankaan waakusaxnaa qaarijintisa AFKIISU ISKUTOGTAY WAANIKI UGUHOREYAY QABILISTICMAALA

  • @Ahmed-gw3fk
    @Ahmed-gw3fk7 күн бұрын

    Qabiil iyo Qabyaalad la dagaalan oo Shangaani iyo Xamar weyne laga bilaabayo waa Shimbirayahow heesa waa maadeys. Ninkaa Salaad Gabeyre waa sarkaalkii ugu Horeeyay ee uu Af weyne Si qabiili ah u dilay.

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt7 күн бұрын

    Waxaasi jaahiliinta ah baa dalka u talin jiray oo aan kala saari karin qabiil iyo qabyaalad . Hadalka waliba afka soomaaliga ayayan sixi karin . Ummad marka la dullaynayo ummad baahan oo juhaal ah baa gacanta loo galiyaa .oo askar ah .

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt7 күн бұрын

    Dulli ilaahay idin bad qabyaalad iyo qurun iyo burbur baad ummadda u horseeddeen burbur iyo qabyaalad idinka la idinkagama horreeynin madaxiinna Ilaahay haku shubo . Tawrad waa midda la eeday Askar baahan oo danaystayaal ah oo ciyaa suuq aha oo qabyaalad la buka oo aan koob biyo lagu aaminin karin baa dalka afduubtay iyagaa is xasuuqay ka dib dhaqan xummo eex qabyaalad shuuciyad Diin la.aan Culima xasuuqid shacabka nacayb ku dhex abuur hub isugu dhiibid dab ka dhex hurin ugu dambayntii dalka isaga cararay markii baalashlayaashii koollistayaasha iyo mooryaantii ay cayrsadeen iyaga oo boqol jirra ah isaga cararay dalka .

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin8 күн бұрын

    abwaan maxamuud tukaale cismaan alahayarxamhu alaha unaxariisto qabiilkiisu gari koonbuu ahaa qarankiisuna soomaali buu ahaa qiyaamaha lagu badbaaadi

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64618 күн бұрын

    Xaafada Shangai iyo xaafada Xamarweyne waxa ku habsatey MOORYAN DHIIGYOCAB AH 1991 USC DHACA IYO BOOBKA ayey qeyb ka yihiin

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos19408 күн бұрын

    Alaha u naxariisto bilaash ayaa lagu diray

  • @abdullahiyusuf6758
    @abdullahiyusuf67588 күн бұрын

    Masha allah ilaahey hanagu canfaco

  • @AbdirizakJama-v6e
    @AbdirizakJama-v6e8 күн бұрын

    Sanadku waa 1970 miya

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc8 күн бұрын

    QABIILKII AYAA MAANTA KA BATAY DHULKII, OO DALKIIBAAN KA BADANNAY....!!!! WXUU YIRI DHULKEENNII Shicibyohow Dhubaatadaa Yaanlaygu-eeginee...

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo73158 күн бұрын

    Dadkaas xaga diinta xoga kuma baraarugsanayn biloowgiisa hadalka ufiirso salaamta islamka kama bilaabin wax fican buu ka hadlay dad badano manta joogana inuu kadaacassanaa baan hadalkiisa uqaatay allahaw naxariisto salaad gabayre keliya آللهم آمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool8 күн бұрын

    Aad & Aad Kuwaas Ayaa Kuwaan Ka Fiicnaa 100% Salaan Islaam & Salli Inta La Akhriyo Qof & Qabiil La Ijaafaynayo & Munaafaqad La Maleegayo Iyagu Ma Aqoon.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo73158 күн бұрын

    آللهم صلي وسلم علي سيدنا💕💕محمد💓💓💓💓💓💕❤️💓💓💓❤️💓💓💓

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo73158 күн бұрын

    رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته أللهم امين يارب العالمين

  • @Wonderer224
    @Wonderer2248 күн бұрын

    Allaha u naxariisto Salad Gabayre. Maalintii la dilay isaga iyo raggii kale, oo aan wax badan ka fogayn marka uu hadalkan jeedinayo, waxaan joogey magaalada Qardho. Waxaan xasuustaa inaan iskool ka imi anigoo jira 10 sano oo aan guriga ugu imi hooyaday iyo qof kale oo aad iyo aad uga xun in la dilay raggaa. Waxay ahayd argagax weyn iyo murugo in la dilo raggii kacaanka wax ka asaasay oo ahaa madaxdii dalka. Waxay ahayd tuhunkii ugu horreeyey ee laga qaaday Maxamad Siyaad (aun) iyo xukunkiisii.

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat8 күн бұрын

    M a❤❤❤

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q8 күн бұрын

    Shiq adan shiq c/llaahi cali illaahoow unaxariiso oo janatul fardoso sii yaarab anaga noo naxariiso aduun iyo aqiro yarabi

  • @jaysuguleh808
    @jaysuguleh8089 күн бұрын

    Ma la socotaa inaanan codka Videoga soo baxaynin waxbana laga maqlayn.??

  • @suldaanqaamuus9691
    @suldaanqaamuus969110 күн бұрын

    Abwaan halagamaa cali xuseen xirsi illaahay ha naxariisto

  • @dghmcc6110
    @dghmcc611010 күн бұрын

    Alle cimriga haku barakeeyo ader abwaan macalin iyo aabe somaliyed dadka tirada yar oo kasi hadhay dadki hore oo aqoonta laha afka somaligana loga daba fadhisan jiray koley way sii dabar go’ayan jiilki dahabiga ahaa

  • @hassanmohammad1423
    @hassanmohammad142310 күн бұрын

    Aamiin inshallaahu allah ha' naxariisto.

  • @abtidonciise
    @abtidonciise10 күн бұрын

    ale ha ha uu naxaristo 2 laabada madax waayne