KOKO OO 3 MAALMOOD I CAAWINAYSAY MUSQUSHA IGA CAAWI PLEASE KOKO hhhhh

Пікірлер: 894

  • @mahamudcraxmaan3376
    @mahamudcraxmaan33768 ай бұрын

    Koko furaha gaari marka loodhibay horay gaariga ugu carartay Asad way hilmaantay😂😂🎉❤

  • @ShucaybMaxamed-oi6gx
    @ShucaybMaxamed-oi6gx8 ай бұрын

    I am from Canada 🇨🇦 I love ❤️ Somalian 🇸🇴 people War waa been somali ban ahy😂😂😅 ee like sar 😂😅

  • @zakiyakhalif3379

    @zakiyakhalif3379

    8 ай бұрын

    😂😂😂😂😂 war wada ika qosashisaya wlhi😂😂

  • @AhmedAadan-7743

    @AhmedAadan-7743

    8 ай бұрын

    canadian ku haystay wapan kula dhafayey like ta gadala ka akhriyay 😂😂

  • @11naa44

    @11naa44

    8 ай бұрын

    Beentu xaran waye

  • @maryanhassan3879

    @maryanhassan3879

    3 ай бұрын

    Mie too

  • @user-ez3hm6by2t

    @user-ez3hm6by2t

    3 ай бұрын

    No I am somaliland💚🤍❤️

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-998 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤❤❤

  • @maxamuudcabdi6818

    @maxamuudcabdi6818

    8 ай бұрын

    Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

  • @maxamuudcabdi6818

    @maxamuudcabdi6818

    8 ай бұрын

    SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💛🥀💙🌹💙💛💛

  • @ibrahimaden3462

    @ibrahimaden3462

    8 ай бұрын

    Manshall.koko

  • @XaliimoAxmed-xk9ld

    @XaliimoAxmed-xk9ld

    Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati18 ай бұрын

    The best person ever The most knowledgable and the shinning person created by Allah is our prophet Muhammad (sallaahu wasallam)❤

  • @Moha12557
    @Moha125578 ай бұрын

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @maryanhuseen4625

    @maryanhuseen4625

    8 ай бұрын

    Salalaahu cayhi wasalam

  • @NaciimoMaxamed-lu4tu

    @NaciimoMaxamed-lu4tu

    5 ай бұрын

    Scw scw

  • @user-su6xm8ph3u

    @user-su6xm8ph3u

    4 ай бұрын

    scw

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali43868 ай бұрын

    Waba Soo Gaashe Ku Sali Nabi Maxammed Scw 🖤

  • @user-hd8ro1bo2u

    @user-hd8ro1bo2u

    4 ай бұрын

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد

  • @user-ew2qm7vy9u

    @user-ew2qm7vy9u

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali78098 ай бұрын

    Koko iyo Asad is helaan waa jeclahay shactiradooda😂😂😂😂

  • @mohamedabukarhusein3631

    @mohamedabukarhusein3631

    8 ай бұрын

    Gabadha Asad waa abtigees

  • @Rooblecade-d2p

    @Rooblecade-d2p

    Күн бұрын

    Djd🎉🎉🎉🎉shiikh 😊

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson19258 ай бұрын

    We must thank for all Asad's friends who always help him. A friend in need, is a friend indeed 👍

  • @abuqudama4061
    @abuqudama40618 ай бұрын

    Koko gabar lawada jecelelyahay ayada oo aan kala dooranin ayaan niyadayda ka dhahay koko wa nasiibkii oo qof ah koko illahay dartees ayaan ku jeclahay illahay hakuxidfiyo walashay

  • @Hareedo
    @Hareedo8 ай бұрын

    Koko is not easy and beautiful inside and outside❤❤❤❤keep going sister

  • @boqorada886
    @boqorada8868 ай бұрын

    Abtigaaga ka duceeyso oo vedio ah❤ next amiira😫

  • @Hapipioza
    @Hapipioza8 ай бұрын

    Her body structure and her voice 😍 are very beautiful 😍 masha Allah❤

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_258 ай бұрын

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

  • @badalbudul7878

    @badalbudul7878

    8 ай бұрын

    ❤scw scw scw❤scw scw❤scw❤scw scw❤scwscw❤scw scw❤scwscw scw scw❤

  • @inamohamout
    @inamohamout8 ай бұрын

    Alle haku caafiyO apti 🎉❤ Adi iyo inta kula mida cafimad tama alle haydiin siiyO i.n🤲

  • @aaminabookh9816
    @aaminabookh98168 ай бұрын

    Shaqo ayaad u heshay Asad Koko hhhh😂 ❤

  • @kaafimnur5698
    @kaafimnur56988 ай бұрын

    Markii hore isdhahay gabadha somaliyed oo asad aqoonin maxa waye 😂 I was so surprised 😮

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf26148 ай бұрын

    Caadi ma ahan qeybtan waxan moday wlh filim qaab ka ee u sobaxday muna isteyl asad xajiyow I nabacadi ma a han wlh waa actor😂😂😂😂😂❤❤

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett8 ай бұрын

    Allah is One☝️prophett mohamed SCW😊❤

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise85508 ай бұрын

    Wlhi codka wa ka shakiyay mona star😮 welcome Asad mona wa noo qarisay 😅 team kuso biir monay

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan8 ай бұрын

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @farxiyomunye4697

    @farxiyomunye4697

    8 ай бұрын

    Scw scw

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    8 ай бұрын

    Scw

  • @Sharif-l3r

    @Sharif-l3r

    8 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @hilamoo928

    @hilamoo928

    8 ай бұрын

    selelhu alhi wuslme❤ amira ilove you iam from 🇪🇹 ilove you sumail peplse❤

  • @feizul.feisal

    @feizul.feisal

    8 ай бұрын

    Scw

  • @user-cz9vb8ck9s
    @user-cz9vb8ck9s8 ай бұрын

    Asad barnaamish kasto ey Koko kamaqantahay nuurb malaha Masha,,,allaah Koko buule abaayo faxadaada ale haku siyaadiyo

  • @IhsanAhmed-qt9nf
    @IhsanAhmed-qt9nf8 ай бұрын

    Ninka kaliya een suuga video giisa waa goet asad hagio never lose ❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille8 ай бұрын

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂

  • @JannO23

    @JannO23

    8 ай бұрын

    Same wlhie😂

  • @muhibajama5787

    @muhibajama5787

    Ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @isamailabdikadir3718
    @isamailabdikadir37188 ай бұрын

    Maasha allh koko waa gabar dagan allha xifdiyo asad adigna xamigaaga allha kuu rumeeeyo wll qali wa daalaysa dadaalkada allha kula garab galo dhaman team 27 noolada❤😊

  • @SafoAadan-jr5nc

    @SafoAadan-jr5nc

    8 ай бұрын

    Asc koko

  • @A-ABDI-74
    @A-ABDI-748 ай бұрын

    What a beautiful voice muno

  • @Mohamed_abdi812
    @Mohamed_abdi8128 ай бұрын

    Allah ha udhib yareeyo dhamaan dadka haya waalidiintooda da'da ah 😢

  • @xaawoxusen-pb5ji
    @xaawoxusen-pb5ji3 ай бұрын

    Jah so beautiful gabr iyo abtiged ilaahey haidin xafido ❤️ my brother Asad hagio waxaan ilaahey kaaga baryayaa inooo ilaahey lugahaaga aad dib ugu istaagto insha'Allah ❤

  • @user-uf8sf3wj4y
    @user-uf8sf3wj4y8 ай бұрын

    Asadow San kujclhy inan kula kulmo adiga iyo team kaga insha allah mar un wan idinla kulmi❤

  • @fartuunqrx3565
    @fartuunqrx35658 ай бұрын

    Koko waa gabar qalpii wanagsan❤❤❤ wax kasa way u qalntaa❤

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam90598 ай бұрын

    Allah is one ☝️ 🥺 ♥️

  • @badalbudul7878

    @badalbudul7878

    8 ай бұрын

    ❤Allaah is one❤❤❤

  • @jawharaxasan5120

    @jawharaxasan5120

    8 ай бұрын

    Wow ماشاء الله تبارك الرحمن كوكو بول نسييبكا شكر أسد حاا جيو

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46388 ай бұрын

    MashaAllah TabarakaAllah koko walahi waa qabar qimo badan oo naxares leh illahey haku barakeyo abayo. Asadow adna abowe Illahey lugahaga hanugu istajiyo oo cafimad haku gasho ya Rabi Rahman. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from USA

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h8 ай бұрын

    My brother INSHALLAH ALLAH waxaan kagan rajeenaya inaad lugahaaga ku socon doonto INSHALLAH BI IDMILLAH ❤❤

  • @HibocumarHobocumar

    @HibocumarHobocumar

    8 ай бұрын

    Inshaalaah😢😢😢

  • @khabibmahdouderah9902
    @khabibmahdouderah99028 ай бұрын

    Tu es quelqu'un que j'aime regarder sont vidéos à chaque fois vraiment 😊❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its8 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢🫵🏻

  • @MohamedIrad-tx5bx

    @MohamedIrad-tx5bx

    8 ай бұрын

    Scw scw

  • @Sharif-l3r

    @Sharif-l3r

    8 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @XaliimoAxmed-xk9ld

    @XaliimoAxmed-xk9ld

    Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @ismaelkadar3567

    @ismaelkadar3567

    Ай бұрын

    Scw

  • @ismaelkadar3567

    @ismaelkadar3567

    Ай бұрын

    Koko, she's fans 😂😂

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e8 ай бұрын

    Asad iyo Koko lawadina qosol ayaa igu dishen wlhi M.a allh allh haidin xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😂😂

  • @riyaaqrasmi5990
    @riyaaqrasmi59908 ай бұрын

    Koko gabar qalbi wanaagsan m.a guulayso waligaa ❤ quen koko bulle

  • @cawocabdi3828
    @cawocabdi38288 ай бұрын

    Muna star wlhii nasiib leedahay 🥺❤️Enchallah hadan nasiib u yeesho wn idin arki doona team 27❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz8 ай бұрын

    Walalkey asad Hagio cimri dheer iy caafimad kheyr qabo Allah ha ku siiyo aamiin aamiin 🤲🤲 part 2 Amiira qurux so qabo

  • @nadrahussein1477
    @nadrahussein14778 ай бұрын

    Asadoow ilaahay ha ku caafiyo lugahaaga ku soco inshaa Allah👍

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance16058 ай бұрын

    Barnamijkan caadi maaha mudane wa qiso iyo qaraaxo iswada keep going guys good luck koko ❤❤❤

  • @unknownchick31
    @unknownchick318 ай бұрын

    Asad iyo koco yaa uga dacwoonaa wosolka naga dhameeyeen we love you Guys💯

  • @abdifatahahmed4921
    @abdifatahahmed49218 ай бұрын

    KOKO Iyo Asad Hagio Waan Idin Taageer Sanahay Maansha Allaah Keep going Aqiyaarta Waan Idinku Faanaa

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud4158 ай бұрын

    Hhhhhhhh koko wey igu qoslisay wlhi.❤😂waryaa gabadha wad ka qajilsiisay❤

  • @user-dm2qs8tt9z
    @user-dm2qs8tt9z8 ай бұрын

    Mansha allh Saad u caawisay kookoy alaha Haku caawiyo sister ❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan16448 ай бұрын

    Koko xaqiiqdi dadka aan la dhalanin oo asxb oo kaliya ay yihin ayay sidan ula dhaqantaa maxad u maleynaysa in walaalaha ayada la dhashay ay kula dhaqmeyso waxaa iga nasiib qofka ay walaashiis tahay ama ay asxaab yihiin naxaristii oo qof ah wlshy koko ❤❤❤❤🧕🤗👍✌

  • @bashiircabdi1856

    @bashiircabdi1856

    8 ай бұрын

    Haa runtii gabadh yar oo caqli iyo cilmi iyo akhlaaq wanaag ba isku darsatay masha Allah

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    8 ай бұрын

    Markaa qofka ay lamaantiisa tahay sida zxbtiis ama xaaskiisa maxaad uga reebtay dadkaa nasiibka badan nina waad tahaye 😂

  • @user-pc3fw2hp9g
    @user-pc3fw2hp9g8 ай бұрын

    Asad wllo Alle hakusoceliyo cafimaadkaga inzha allah malisaya dalxiis ayaa ku imaandona inzha allah

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy94658 ай бұрын

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @KhalidJabshe-wy7si
    @KhalidJabshe-wy7si8 ай бұрын

    ilaahayaw aan arkaa maalin asadoo oo lugihiisa kusoconaayo😢😢😢😊

  • @user-wj2cu8np3l

    @user-wj2cu8np3l

    5 ай бұрын

    amiin amiin amiin ya rabi 🤲🤲🤲

  • @xamartb

    @xamartb

    5 ай бұрын

    Aamiin

  • @Mariakeit
    @Mariakeit8 ай бұрын

    Asadow walaal alle wax lama aha inuu kuso cesho caawaba lugahaaga waanku duceynay in alle kaa farxiyo oo lixaadka kusoo cesho Alle ha idin sharfo team 27❤

  • @howraarsanmusalsal5030
    @howraarsanmusalsal50308 ай бұрын

    insha allah waa istaagi doontaa asad qalbigaa naafo laga noqdaa qalbi wanaagsan ayaa leedahay bro illaahay idinkiis waa socon doontaa asad insha allah

  • @user-oq6nf9xv4b
    @user-oq6nf9xv4b8 ай бұрын

    Mashalah walhi qof fiicanbaa tahy mashalh ilhay cafimadkaga haku siiyo

  • @nimohaji8446
    @nimohaji84468 ай бұрын

    Anigaa igu horeeyo😂😂❤ wakusugaaya caawa dhan

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45308 ай бұрын

    Wow amazing keep going legend 🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @mukhtar274
    @mukhtar2748 ай бұрын

    Runtii waxaan maqli jiray awooda ugu weyn ee u qofku haystaa waa maskaxdiisa taasina waxa tusaale inoogu filan wllkeen #Asad ❤😊 kaasi oo nolosha u dhabar adaygay🫡 keep going pro inta io ka badan ayaa uqalantaa🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h8 ай бұрын

    MANSHALLAH walalka la jecelahay ALLAH haadin barakeyo dhaman team 27

  • @NajmaNajmaaadan
    @NajmaNajmaaadan8 ай бұрын

    Asad aamira keen waan jecel nahaye hana dhibin qoftas waa wada naxaris wlhi❤😊

  • @Abdurahmaan_masoud

    @Abdurahmaan_masoud

    8 ай бұрын

    ,,,,,

  • @Feuu3jssj
    @Feuu3jssj8 ай бұрын

    Masha allaah koko waa gabar qaliya wllkey asadne waa ruux naxariis iyo qalbi fiican leh illaaheyow walalken asad uqadar inoo lugihiisa ku istaago allaahuma aamiin yaa rabi

  • @hoodoali9125
    @hoodoali91258 ай бұрын

    Asad Alle haku caafiyo 😢 Alle laxadkaga haku soo celiyo😢 Amiin yaa rabi

  • @khabibmahdouderah9902
    @khabibmahdouderah99028 ай бұрын

    Mashallah asad j'aime bien vos défi ❤

  • @jibriilupdy2160
    @jibriilupdy21608 ай бұрын

    Asad hajjio waxan Alle ku waydiinayaa caafimaad cimri dherer iyo cibaado suuban ilaahay adigo soconaya hana kaa tuso 🤲🤲🤲

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali8 ай бұрын

    MAASHA. ALAAH ASAD. HAJIO. WAA WIIL. WANAAGSAN❤❤❤❤😊

  • @user-qf4bf3bh6x
    @user-qf4bf3bh6x8 ай бұрын

    Koko waa qof qalbi xaaran wllhi❤

  • @AsadOsman-m7r

    @AsadOsman-m7r

    Ай бұрын

    Been ma aha☺️😗

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule91298 ай бұрын

    Asc ,wlkay asad iyo sxbta, muna star, waxe shabahda huda yaa ila arkay mashlah Mashlah

  • @leilaahmed4322
    @leilaahmed43228 ай бұрын

    Mashallah ❤ Asad adiga lugah inaad ku istagato allah ku kaso inshallah 🤲

  • @Ashrafyare10
    @Ashrafyare108 ай бұрын

    Ilaahey haku caafiyo walaaalka 🤲🤲🤲

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud64938 ай бұрын

    Barnamijkan Imk Kusoo Xiji keep Going Asad Hagio 🎉❤

  • @anshaxaalin7281
    @anshaxaalin72818 ай бұрын

    You made my day wlhi asadow 😂😂❤

  • @user-uk2ji1oc7v
    @user-uk2ji1oc7v8 ай бұрын

    Aboowe illaahay haku caafiyo insha allah

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan69928 ай бұрын

    Mashalllah The best KZreadr Man Asad Hajio GuLeyso walalkey❤👑👑👑

  • @user-sb8tt3mi2l
    @user-sb8tt3mi2lАй бұрын

    Koko tanks waa gabar qalbi wanaagsan m.a

  • @MOHAALIABDI
    @MOHAALIABDI8 ай бұрын

    2 million is coming soon insha ALLAH 🎉

  • @naimamohamed3942
    @naimamohamed39428 ай бұрын

    Masha allah walal Asad aad ayad ufiican tay guulayso markasta alle waxan kaga rajaynayaa caafimad 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤💯💯💯💯💯 walal qaaliya

  • @Anzal-zy2dq
    @Anzal-zy2dqАй бұрын

    asad allle ha ku soo celiyo laxaadkaga❤

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander8 ай бұрын

    Go forward brother team 27 ❤

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz90718 ай бұрын

    Inta koko io ceyda ila jacel like ❤😊

  • @cnuurciise6599
    @cnuurciise65998 ай бұрын

    Xb geamkaan waa wataa zxb soo badi my borather asad ❤❤❤

  • @mahadali1052
    @mahadali10528 ай бұрын

    Mansha alah wax aan tahey qof fiican madam aad qirayet qaladkada good iyo gobanimo baabajey well done ✅👍 mar walbo waa lagu jecley yahey brother idinko wada joogo waa inoo farxada wax idinka dawada uk London

  • @DeeqoElmi
    @DeeqoElmi8 ай бұрын

    Mansh allah god jobb koko

  • @HanadAhmed-kw1nz
    @HanadAhmed-kw1nz8 ай бұрын

    Asad hajio zxb mar walba garabkaga nahaay sharaaf iyo karaamo allaah ku xiifdiiyo amiin amiin amiin 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Mustafa_Elmi6996
    @Mustafa_Elmi69968 ай бұрын

    Waa vlogii ugu shactirada bad the best video ❤🎉

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise85508 ай бұрын

    5:57 Ilahay Dad iima wayin wa runta asad ilahayn kuuma waayayo wax walba insha alh cfimad ku baryayaa adigoo lugahaga ku socds rabi ha na tuso😢

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    8 ай бұрын

    Ilaahay waxba ma waayo danbi waaye kalmadaasi

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v8 ай бұрын

    Koko xaas baari ayay ku fiican tahay in laga dhigo 😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12288 ай бұрын

    Manshaallah asad xajiyow koko lucky women ❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed15988 ай бұрын

    ALLAHU AKBAR ALLAH IS ONE🥺☝️❤️

  • @hafsahuppi1753
    @hafsahuppi17538 ай бұрын

    ilahay Cafimad taam ah haku siiyo oo aad kaliga isku mamusho dadkana uga marantid asadow 🥺🤲

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq8 ай бұрын

    Asadow koko wad kafarxisey wlhi said ayey udhola cadeysey markey aragtey karka ❤️

  • @hassanawaleh511
    @hassanawaleh5118 ай бұрын

    Koko wa qof galbi wanaagsan 💯❤️

  • @hidan268
    @hidan2688 ай бұрын

    Allaah asad isku niyad ayaa nahay kwrn into muqaalka bilawanayay niyada iska dhahay asad abaal marin ayuu bixina wana bixisay❤

  • @youngmude2149
    @youngmude21498 ай бұрын

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وخاصة في غزة ❤❤❤❤❤

  • @Alina12395
    @Alina123958 ай бұрын

    walaalo ku jecelaa haysataaa marka asxaabtada laga imaado wad ka baxaysa insha allaaaah❤❤😊

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk95818 ай бұрын

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab8 ай бұрын

    Ilahey ha ku caawiyo insha allah Asad xaji

  • @deeqosheikh4150
    @deeqosheikh41508 ай бұрын

    Masha Allah Allah haku cafiyo aboowe wad ka bodin insha Allah

  • @mustafebaradho9261
    @mustafebaradho92618 ай бұрын

    Koko ninkeesa raaliyo ayay u noqon la hayd wlhi ❤ waa qof naxariis leh wlhi❤

  • @osmandaoud2826
    @osmandaoud28268 ай бұрын

    Waan ku salamay asad from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p8 ай бұрын

    Mash allh koko iyo asad waa jeclhy ❤❤❤❤

  • @rahmo-olat
    @rahmo-olat8 ай бұрын

    asad waxn jeclaan lahaa inaan mar uun kulakulmo as a tageero ❤😢

  • @muniirobintucabdalla9135
    @muniirobintucabdalla91358 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤ waan idin jclhy walleheyga Asad iyo Koko mnshlaa cawinaad Koko Alle ha kuxafido wallshey Koko iyo Asad yar ❤

  • @user-bb4od8ti7h
    @user-bb4od8ti7h8 ай бұрын

    Koko qof fcn waaye asad ka xishod gabadha 😢❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali28798 ай бұрын

    Keep going my pro Asad Hagio 👍 👌 ❤

Келесі