YAA UGU SHIDAN QIIMEYN MAALINTA AROOSKEENA OO KALE RATE 1of

Пікірлер: 1 200

  • @asadhagio2749
    @asadhagio27498 ай бұрын

    Kaashey chanelkiisa waaye youtube.com/@Taliyekaashey14?si=KznUQDByX6bO3-GQ Cabdirashiid tik toogiisa waakan www.tiktok.com/@abdirashid.abdi?_t=8hkGWMDD7gH&_r=1

  • @wllnaanaa

    @wllnaanaa

    8 ай бұрын

    Asad hagio waa saarey wllkey

  • @wllnaanaa

    @wllnaanaa

    8 ай бұрын

    Asad hagio mrka hore wan ku saaley waxan rabaa in aad soo sameyso xukunkii sanduuqa

  • @zuwaydasiman

    @zuwaydasiman

    8 ай бұрын

    Waan saaray

  • @zuwaydasiman

    @zuwaydasiman

    8 ай бұрын

    Let's go guys taliyahne kuboodsiiyaa

  • @nafisalifestyle9094

    @nafisalifestyle9094

    8 ай бұрын

    Asadow qofki ku ag imadole miya share u samesa wllkey plz share i sameey wa walashada Somaliyeed on kudhaween plz wa ika codsi ❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim94648 ай бұрын

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @Hawohud

    @Hawohud

    8 ай бұрын

    S.A.W

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a92348 ай бұрын

    Waa sadax dhalinyaro ah ee Illaahoow lixaadkooda u taam yeel agtaada waxba kama ahan🤲

  • @daadachannel6952

    @daadachannel6952

    8 ай бұрын

    Amiin yaa rabi🤲🤲🤲

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim14738 ай бұрын

    Wilashaan walalahena caafimadkodi dib Allaha u siiyo 🤲🤲❤

  • @user-tp9kp4kr9o

    @user-tp9kp4kr9o

    8 ай бұрын

    Amiin ya rabbi

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91098 ай бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @Barbaarta
    @Barbaarta8 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤(ﷺ)❤❤

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali43868 ай бұрын

    Xabiibkeena Nabi Maxammed Ha Dhafiin Kusali " SCW " 🖤🙏

  • @XamdiCaliaxmed-ss1kd

    @XamdiCaliaxmed-ss1kd

    7 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh76848 ай бұрын

    Asad Hagio always 10/10 brother. Ma Sha Allah.

  • @zuzanmohumed7601

    @zuzanmohumed7601

    8 ай бұрын

    Asad 10

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its8 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😢❤🕋😢

  • @ismail43439

    @ismail43439

    8 ай бұрын

    Koko bule the best grail ❤

  • @kiyago9742

    @kiyago9742

    8 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @Sakatay

    @Sakatay

    8 ай бұрын

    Allahuma swalli calla Muhammad ❤(saw)🎉🕋 🕋 ❤

  • @SaidAbass4124

    @SaidAbass4124

    8 ай бұрын

    اللهم صلي وسلم علي محمد.... Scw

  • @user-mb7ne8pg4m

    @user-mb7ne8pg4m

    8 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy8 ай бұрын

    illahey caafimad taama hanii siiyo adinka iyo dhamaan dadka baahiyaha gaarka qabo🤲illahey wax waliba wuu awoodaa😢🤍

  • @abdibaashi9015

    @abdibaashi9015

    8 ай бұрын

    آميين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲

  • @hamsahassan5788

    @hamsahassan5788

    8 ай бұрын

    اللهم آمين

  • @fartuuncqaadir9381

    @fartuuncqaadir9381

    8 ай бұрын

    Amiin

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa2128 ай бұрын

    Alle Luguhiina haydinku istajiyo Abowayaal Guul baa idiirajeen i.n Iyo Farxad Aan dhamaad lahayn❤🙏

  • @MunaCabdi-rw2cq

    @MunaCabdi-rw2cq

    8 ай бұрын

    Q. Q

  • @XaliimoMacalim

    @XaliimoMacalim

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-do9od5zf6m
    @user-do9od5zf6m8 ай бұрын

    Kusali nabigena the best person over the most knowledge able and .the most shine all created prophet mahames😢❤🕋😢

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy94658 ай бұрын

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MunaMaxamed-pz7my

    @MunaMaxamed-pz7my

    8 ай бұрын

    sce scw scw scw scw scww🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MadkaBoy-wf7sh

    @MadkaBoy-wf7sh

    8 ай бұрын

    Scw

  • @MadkaBoy-wf7sh

    @MadkaBoy-wf7sh

    8 ай бұрын

    Dhamaan teen ilahay hana cafiyo insha allh abti yaal❤😮

  • @XamdiCaliaxmed-ss1kd

    @XamdiCaliaxmed-ss1kd

    7 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan88 ай бұрын

    Asad 10/10 Kaashey10/9 C/rashiid 10/10 m.a ilaahay waxan idinkaga baryaynaa inuu natuso idinkoo lugihiina kusocda insha allah

  • @mulkishiraar2134

    @mulkishiraar2134

    8 ай бұрын

    Ameeen yaa Rahman

  • @ahmedbk9581

    @ahmedbk9581

    8 ай бұрын

    Amin

  • @farxiyaxasan8177

    @farxiyaxasan8177

    8 ай бұрын

    Taliya kashey 10/10 why wedeni weye ilahey heydin cafiyo dhamaantin luguhiina ku istaaga amiin y rabi ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ayaanmuuse-mm8eo

    @ayaanmuuse-mm8eo

    8 ай бұрын

    Amiin amiin yaarabi

  • @Hidanhuda

    @Hidanhuda

    8 ай бұрын

    Amiin yarabi 🤲 ayaga dhan 10 siin laha ani ahan❤

  • @Sakatay
    @Sakatay8 ай бұрын

    AnKusalina nabigena❤.the best person ever the most knowledgeable 🎉the most shine all created prophet mohamed❤🕋 🎉🥰

  • @Sakatay

    @Sakatay

    8 ай бұрын

    Scw

  • @user-fd8jv7fq9o

    @user-fd8jv7fq9o

    7 ай бұрын

    scwscw❤

  • @QaaliquruxQaali-nj2bh
    @QaaliquruxQaali-nj2bh8 ай бұрын

    Ilahow lugohoda uso celi wiilashan somaaliyed 🤲

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye43338 ай бұрын

    Team Asad Hagio ❤like 👍 Team king ceyda ❤like 👍 Team koko ❤like 👍 Team amiira qurux ❤like 👍

  • @hajiyowwalaalmountsuufto4446

    @hajiyowwalaalmountsuufto4446

    8 ай бұрын

    Amiiro qurux

  • @hiba_daud
    @hiba_daud8 ай бұрын

    Marwalba xasuusnow geerida❤igula sali xapipkena muxamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaxamda9330

    @xamdaxamda9330

    8 ай бұрын

    Scw scw

  • @luluoahmed9332
    @luluoahmed93328 ай бұрын

    MashAllah All 3 mans was 10/10 ❤❤

  • @idilboulalehidilboulaleh3136
    @idilboulalehidilboulaleh31368 ай бұрын

    Mashaalah tabarallah asad hagio 10/10 your character and your kindness are worth more than anything may god bless you houno ❤️wilka daarqa modowqa sitaa , koko iyo amira sidii laa rabey ayee u giimeyeen good job guys

  • @Tutulisho
    @Tutulisho8 ай бұрын

    Allah is one❤☝😢

  • @juweumar5075
    @juweumar50758 ай бұрын

    Asad 10/10 Taliye 10/9 Wilka kale 10/10 😊

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa16488 ай бұрын

    Koko iyo amiro midee ku qaldanyihin Mala.rabin inee weydiyaan Ama kala hadlan Lixadka bini aadmka qofka Niyad jab ayu daremaa 😢

  • @Fartun20225

    @Fartun20225

    8 ай бұрын

    Qof inad awkward kadigtoo maa axaan😊sidhaa dadka cadhii inad ilaa daqanto weye

  • @caaliyagoobaad1914
    @caaliyagoobaad19148 ай бұрын

    Asad Hagio 10/10 ماشاء الله تبارك الله ❤🤴

  • @cadradhabar

    @cadradhabar

    7 ай бұрын

    Wii

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke54438 ай бұрын

    Team wiljar allaah ha iden caafiyo asxaabta dham maandeen🤲🤲🤲

  • @farhiamohamed6628
    @farhiamohamed66288 ай бұрын

    Asad 9.5/10 Kashy 9/10 C.rashiid 10/10🎉🎉🎉 Ilahey caafimad taama handing siyo😢❤

  • @abdiqaadirabdilaahimahamoud80a
    @abdiqaadirabdilaahimahamoud80a8 ай бұрын

    Sorry su aasha ah Wiljarka inaad waydiisaan wiilsha ma ahyn waayo Qalbigooda ayay taabatee su aashaa 😢😢😢😢😢😢

  • @marwojanno6316

    @marwojanno6316

    8 ай бұрын

    Sax weeye waa qalad wayo iyaka samayn ayey kuyelanysa waxa kasii daran haday kaa tagto ya haday kudahdo marabo wiil wiljer kufadhiya iyaka inay iska hadlayanu modaya

  • @JoyfulHummingBird-gz4xg

    @JoyfulHummingBird-gz4xg

    7 ай бұрын

    ​@@marwojanno6316 sax wllhi😢😢

  • @nadianaley8209

    @nadianaley8209

    6 ай бұрын

    True! Suaal xun waaye. So dissrespectfull wallaahi😢

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46388 ай бұрын

    MashaAllah I support your opinion. Keep it up my brother ❤❤❤❤❤from USA

  • @zahraabdi8772
    @zahraabdi87728 ай бұрын

    Masha Allah all of them 10/10. Brother ASAD keep going.

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow8 ай бұрын

    Asad 10/9,5 Taliyaha 10/9,5 C/ rashiid 10/10❤ mashallah Illahey waxan adinka baryaya in uu idincafiyo❤❤x

  • @asmadahabo8366
    @asmadahabo83668 ай бұрын

    Abdirashiid waa wiil miskiina walalo alle haydin barakeeyo. ❤️

  • @user-fd8jv7fq9o
    @user-fd8jv7fq9o7 ай бұрын

    maasha allaah asad qof qalbi wanaagsan waaye alle hacaafiyo wiilasha❤

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p8 ай бұрын

    😭😭 Wlhi video gaan waka calol xumoday illahow lixaad koda uso celi 😭

  • @BirimoBeelo-ql1wl
    @BirimoBeelo-ql1wl8 ай бұрын

    Ilaaahay wuu awoodo 3diinaba lugihiina inuu idin ku is taaagiyo allaha idin caafiyo iyo inta idinla midka ah walaaalayaaal🤲🤲

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon28088 ай бұрын

    Masha Allah Asad,Hagio’s Suit, Absolutely, I Would’ve give 10/10 I Love his grey, Suit!! Looks Like a real Gentelman!! & by the way his shoes Matches to his Shirt ! & his black Tie, gives a good Standard & with a Complete Suit!! Hats off to you Asad Hagio !! / ❤️❤️🥰💯🫡✊✅

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq8 ай бұрын

    Amiira iyo kooko iyo Asad waa dad is fahmay MashaAllh 😂😂😂 qosolka iyo sida la isku fahansanyay 😂❤❤❤

  • @xamdimocalin1026
    @xamdimocalin10268 ай бұрын

    Masha Allah dhan walba ka diyaarsan tahay 10/of 10 sodoo kale cabdirashiid 10 of 10 taliyaha sidoo kale 10 of 10 🎉 dhamaantiin waa shidan tihiin ❤❤❤ allaha idin xifdiyo inbadan farxad warta ani markaa idin daawanayo farxad dareema Masha Allah ❤

  • @wllnaanaa
    @wllnaanaa8 ай бұрын

    Allah is one ❤❤❤❤

  • @muniiroaliahmed3489
    @muniiroaliahmed34898 ай бұрын

    Wlhi Koko waa funny kulaha malinta xaga kaso bexene o tashka wadane sada remene ma daremosa 😂😂😂

  • @amaalmire7340
    @amaalmire73408 ай бұрын

    Masha alh ani asad waa wadaa iyo taliyaha iyo wllika kalaba alle kursigaan ka idiin ka kiciyo oo ku istaaga lugihiina insha allh qeer niiwada rajeynaa walalahey

  • @SaidAbass4124
    @SaidAbass41248 ай бұрын

    THE LEGENDS SALAAN SARE DHAMAANTIINA❤

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi57318 ай бұрын

    Caawa calool jileec aadreemayay wa na sirsirteen walalyalow😂😂 m.a wiilka dhexe ku hystaa wu shidanyhy ❤😂

  • @Shayma122
    @Shayma1228 ай бұрын

    Dhamaantiin aad baad u qurux badantihiin masha allah illhay wllo caafimaad taama dhamaantin haydin siiyo 🤲🥰

  • @IkraanSiciid-mv3bs
    @IkraanSiciid-mv3bs20 күн бұрын

    ku salin nabigena the best berson ever the most knowledge able and the most shine all created brobhot muhamed (sallallahu calayhi wasallam)

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN278 ай бұрын

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan. COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels8 ай бұрын

    Ku sali Nabiga scw scw scw sallahu calayhi wasalam 😊

  • @AbdiRahmaan-ff5bh
    @AbdiRahmaan-ff5bh8 ай бұрын

    M.a sadaxdiinaba alh natuso adinkoo lukihiina ku socdo iyo dhamaan inta weljer ku socato aamiin yarbbi

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali78098 ай бұрын

    War qofka niyadaa loo dhisaaa su.aalaha qaar waalaga ilaaliyaa qaluubtiisa miyaa kawar heysiin😢😢😢

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin58468 ай бұрын

    Asad 10/10 Karshe 10/9.5 C/rashiid 10/10 Keep going❤🎉

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi86178 ай бұрын

    Alle Caafimad Taama Ha Idin Siiyo Dhamantiin Bro ❤

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed45788 ай бұрын

    masha Allah 10/10 makala dhacaan runtii ilaahayow laxaadkooda usoo celi yaa rabi wax khyr qaba sii qofkii qiimo badan la intixaamaa

  • @maltahusni4559
    @maltahusni45598 ай бұрын

    Mashaa Allah Asad style Allah kuudhameeye Asad always on top aniga 100% kusiiye Labiskaaga qaabka timaha ujarato Dhani walbo style ka team ka adigaa ushidan which masha Allah il xasid Allah hakaa haayo kartidii oo qof ah❤

  • @studioyuusuf1038
    @studioyuusuf10388 ай бұрын

    Asc ku sali nnbiga scw

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey58858 ай бұрын

    Lugihiina alle ha idinku socod siiyo dhamaantiin insha allh wax idinka maqan maleh alx cafimaad ayaad haysataan alx ❤❤ rag adag ayaad tihiin karti iyo dhiirinaan ka muuqato marnaba nolosha ha isku dhiibina keep going untill u all die legends 🙏

  • @Muna-ds4qs
    @Muna-ds4qs8 ай бұрын

    Ilahay cafimadka socodkina diib ha idinka so celiyo insha Allah ❤❤❤❤

  • @hothokhadar-bz6mf
    @hothokhadar-bz6mf8 ай бұрын

    Asad waxad tahay dhiri galiyaha bulshada keep going abti waxan ahay dadka dada yar ee aad ku tagera alle haku xiftiyo abti dar alle ku jeclahay hargesa ka soo salamayaa abti waxan ku leyahay alle waxii qalbigaga ku jira haku cawa aad ayaad u qurux bad nayd abti masha allaah 🥰

  • @YuunisMohamed
    @YuunisMohamed8 ай бұрын

    Keep going ani axanteyda waan kaaheley barnamishka

  • @user-qo3be2ci3z
    @user-qo3be2ci3z8 ай бұрын

    Masha Allah waa muuqaal qurux Badan walayaal Allah idin Caafiyo 🤲

  • @deqadagan1102
    @deqadagan11028 ай бұрын

    Mansha allaah waad nuuraysaan dhamantii waxan idin rajaynayaa farxad warta iyo cafimad❤❤❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl8 ай бұрын

    Asaf hagio keep going brother 🙏 🥰

  • @zachary_haji
    @zachary_haji8 ай бұрын

    Saxibkayga arman wllkis adban ku salamaya marka hore, salan kadib waxan rajaynaya inad salaan iga garsiiso saxibkayga arman ❤🙏

  • @fardowsaisse6194
    @fardowsaisse61948 ай бұрын

    Mashalaha asad waa nin imaankiisu buxu keep going brother ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @asmakassim2405
    @asmakassim24058 ай бұрын

    Illaahayoow wllo lugihiina iniisoo celi oo dib u istaaga inshallah Ka raysta caawinta Qofkale

  • @AmaalSalaad-zg4mg
    @AmaalSalaad-zg4mg8 ай бұрын

    Asad 10/10 Kaashey 6/7 Cabdirashiid 10/10🎉❤ M.a illaah waxa idinkaga baryeynaa inuu natuso idinko lugihiina ku socda insha allh walalaheyga😢❤❤

  • @bmd3485
    @bmd34858 ай бұрын

    Taliye prank yadaaada u xiisnay Inoo soobadi the legend ❤

  • @Ugbaad1
    @Ugbaad18 ай бұрын

    Keep going Asad Masha allah illahay Haku cafiyo

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal8 ай бұрын

    Run ahaantii kooko iyo amiira qiimeyntooda aad bey u wanagsan tahay C/Rashid 10/10 bartiisa ayay u dhigeen sidoo kale Asad iyo taliyaha dhaliilaha ani ahaan aan ku arakayay iyaga ayaa sheegay My favorite Team 27❤✌ Guleysta dhamaan tiin🤲

  • @user-fd8jv7fq9o
    @user-fd8jv7fq9o7 ай бұрын

    maasha allaah asad qof qalbi wanaagsan waaye alle hacaafiyo wiilasha

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r8 ай бұрын

    Alah is one❤❤❤

  • @dekamohamad4145
    @dekamohamad41458 ай бұрын

    Allaha idin istaajiyo, caafimaad taam ah

  • @AyaanMohamoud-ro3kv
    @AyaanMohamoud-ro3kv8 ай бұрын

    Qiimayn garan maysaan suit madaw unbay yaqanan somalidu😂asad hilaacba ka baxaya sasu u ifaya😂mashllh isaga iyo abdirshiitba❤❤kabaha asad waa kabo dharwalba lo xidhan karo ❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN278 ай бұрын

    Waxaan Kugu Qomeyn lahaa 10/10 Sobobtoo ah Isla dookh ayaan nahay dhinaca Suits. WALIGA HA NIYAD JABIN HORE U SOCO WLLO ILAHEY AYAAN KAGA BARYEYNAA INUU CAFIMAAD TAAM AH KU SIIYO ADI IYO UMADA MUSLIMKA MEEL KASTA OO DUNIDA DAFAHEDA KA JOGTAN. THE NUMBER ONE SOMALI KZreadR @ASAD HAGIO 27 ❤❤❤

  • @abdullahicade716
    @abdullahicade7168 ай бұрын

    O my gath hada hada haa legend weyn sumcad kuleh bulshada somaliyeed❤

  • @maryamaabdinasirali
    @maryamaabdinasirali8 ай бұрын

    Aniga taliye 10%9 Abdirashid 10%10 Asad hagio 10%10 masha allah alle had idin xafido

  • @AminMoustapha
    @AminMoustapha8 ай бұрын

    Legend Assad Hagio keep going💪💪en avance 💪

  • @qalidumar2798
    @qalidumar27988 ай бұрын

    Alle lugihiina hanigu istajiyo Amiin yarabi 😢

  • @ubahsheikdon6347
    @ubahsheikdon63478 ай бұрын

    Masha Allah inkaston garanan walel kale asad iyo kasheye waa idin salamay amiiro iyo koko waxan urakah qamin xaq aha❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83458 ай бұрын

    Legend Asada Hagio wataa asaga ugu shidan mesha team Asad hagio iso raaaca

  • @user-er9bz5vz6w
    @user-er9bz5vz6w8 ай бұрын

    Masha Allah❤

  • @RTGxTOZANExmvp
    @RTGxTOZANExmvp8 ай бұрын

    KU SALI NABIGA SCW😢❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture13308 ай бұрын

    Cabdirashiid ❤100% qurux degenaan labis style top casfimaad kuu rajaynayaa walaalkay

  • @Walaaaaaaaaaaal
    @Walaaaaaaaaaaal8 ай бұрын

    Isoo xasuusiyaa goortan jaanis uhelaan. Daawanayaa like iisara ❤😂

  • @mohamoqdishawi1222

    @mohamoqdishawi1222

    8 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @manalabshir4900

    @manalabshir4900

    8 ай бұрын

    So labo wkna 😂😂

  • @Walaaaaaaaaaaal

    @Walaaaaaaaaaaal

    8 ай бұрын

    @@manalabshir4900 weli mashquul baan ahay 😂

  • @SumayaAbdilahi
    @SumayaAbdilahi8 ай бұрын

    10/10 ani kuziin lahaa Azad0oow waayo Dhani walba waad ka diyaarznthy waany izku soo bxyaan dharka iyo kabuhub 😂😂❤

  • @YusephMpabbe
    @YusephMpabbe8 ай бұрын

    Asad 😜🤴🏽💫 Ceyda 🤪🤴🏽💫 Koko 🤗👸🏼💫 Amiiro 🤭👸🏼💫 🤴🏽Asad Hagio Legend Always Legend 👑 ☝🏽i.a 2M Coming Soon 🔜

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah39048 ай бұрын

    Maasha alaha waxaa ugu shidan asadoow xaaji magaca lama miskiin ahan dheemankii marka cadeey minin ow cismaan ilaah hanoo kaso adoo boodboodi xaafadii buulo ruusiyo Aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi

  • @amaalmire7340
    @amaalmire73408 ай бұрын

    Koko caadi maha wlllhi fani ayaa tahay alle haku daayo qaali masha alllh

  • @nasri.official
    @nasri.official8 ай бұрын

    Allh is one❤☝

  • @user-wf2id8be5b
    @user-wf2id8be5b8 ай бұрын

    Alahuma sali calaa muxamed❤❤

  • @user-oh6lu6du7p
    @user-oh6lu6du7p8 ай бұрын

    Asad haji isiga ugu shidan kabaha iyo shadhka u isleyahay, koodha iyo surwalka wayisleyihin sacada madow iyo tayga modow 10/10

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi25158 ай бұрын

    Masha.allaah wllhi saddex wiil kala mayareystaan m.a taliye 10%10 c/rashiid 10 %10 asad 10 %9 m.a keep going ❤❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel8 ай бұрын

    Three legends always asad hajio 10%10 taliye kaashey 10%9.9 C/rashiid 10%10 Mansha allah tabarakallah go forwards interests people's 😍❤💯❤👍😊

  • @beynimaxamedBeynicdy-sk2tf
    @beynimaxamedBeynicdy-sk2tf8 ай бұрын

    Asad abwe labo barnaamish rabaa noo soo celi 1 Kan dhafarka gabdhaha noo keen 2 shukaansi codsi wye👍👑🥰

  • @shamsadii
    @shamsadii8 ай бұрын

    Allaah ha shafiyo dhamaantood,rag ehlu sharaf ah. Asad wuxu gaadhay horumar dhan walba ah oo aanay gaadhin kuwa caafimaadka qaba. Asad maanta waa hormuudka KZreadrs ka somaalid, waxan is leyahay qof ka caansan waxa jira madaxwaynayaasha somaalida, Waa nin u dhashay hibooyin badan ,oo maskax badan. Wuxu isticmaalay awooda maskaxda

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk95818 ай бұрын

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali61358 ай бұрын

    Allaah is one ❤❤☝️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.10718 ай бұрын

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @user-ro8wl5kt4e
    @user-ro8wl5kt4e8 ай бұрын

    Lebiskaga iyo bodhiga allhmdullilah wy isku ka fdhida pro keep going my prother Asad hajio ❤❤❤

  • @user-pn7dd5wo1c
    @user-pn7dd5wo1c8 ай бұрын

    Masha,allaah asad waa nin qalbi fcn ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW8 ай бұрын

    Team 27 ASAD HAGIO hada thy like ISKA SAAR😂 ❤❤❤❤ inta aan waligood UNITED STATES arkin ismujiya 😢🤣🤣🤣❣ with out my queen koko manuro yes❤اللهم انصر فلسطين

  • @user-vf3ww3sb8h
    @user-vf3ww3sb8h8 ай бұрын

    Reality asad waaa 10000000000000/10. Inaba caadi maaha❤

Келесі