KANADA IYO WIXII AAN KU ARKAY! QURUX mise BARAF?!

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

#Ayub_Sakiin
MUUQAALKII KOOWAAD EE SAFARKAYGA KANADA IYO WIXII AAN KULA KULMAY.
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 854

  • @princecj3450
    @princecj34504 жыл бұрын

    Ma ogid mustaqbalka halka ay ku dambayn noloshadaadu ha niyad jabin Alle taladaada u dhiibo. Riyooyinkeena nolosha Alle ha inoo rumeeyo Ameen Aameen Aameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲

  • @zercaydaro4024
    @zercaydaro40244 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf waxad soo diyaarisaa hababka lagi tago canada ayuub ilaahay Hanoo kaa ilaaliyo

  • @nastehashire8267

    @nastehashire8267

    4 жыл бұрын

    Zer Caydaro tahriip lagu tagaa 😂😂😂😂

  • @zercaydaro4024

    @zercaydaro4024

    4 жыл бұрын

    @@nastehashire8267 wada lamaro iisoo sheeg inpti

  • @z1_certz228

    @z1_certz228

    4 жыл бұрын

    Cafio wlhi war maxaa kaso cagaajinayo dhulkii hoyo

  • @nataashanataasha1843

    @nataashanataasha1843

    4 жыл бұрын

    Lacak umba kaxigtaa 10 kun dolar maheysataa Ana kugeynayo

  • @dekaways1252

    @dekaways1252

    4 жыл бұрын

    sundus jalal Way yarthy 10 kun oo Canada ah Ee anaa kuula diyaara 15 🥳🥳

  • @user-me4nu3qv2f
    @user-me4nu3qv2f4 жыл бұрын

    اتمنى يا رب ان بلادنا صومالي يصير زي كذا اه كم مشتاقه بلادي اللهم اصلح بلادنا وبلاد المسلمين كثير مشتاق ارضي وطني عائلتي😢😢😢

  • @zakariya9304

    @zakariya9304

    4 жыл бұрын

    Afkaga hoyo madku hadashid

  • @user-me4nu3qv2f

    @user-me4nu3qv2f

    4 жыл бұрын

    @@zakariya9304 صعبه علي اكتب صومالي

  • @user-me4nu3qv2f

    @user-me4nu3qv2f

    4 жыл бұрын

    @@zakariya9304 I bar Adiga

  • @user-me4nu3qv2f

    @user-me4nu3qv2f

    4 жыл бұрын

    @@zakariya9304 wax yar baan aqaanaa

  • @zakariya9304

    @zakariya9304

    4 жыл бұрын

    @@user-me4nu3qv2f اوكي

  • @bilegarad9350
    @bilegarad93504 жыл бұрын

    Msh Allah Adi iyo matantada nolosha alle ha idin xafido 🙏🙏🙏🙏

  • @ifrahahmed9098

    @ifrahahmed9098

    4 жыл бұрын

    Yusuf Sakiina Wellcame to Canada

  • @mehadifarahabdi7133
    @mehadifarahabdi71334 жыл бұрын

    Dumaashi Ayaan waan Ku sallaamay,macalin adiguna waan Ku sallaamay,waa wallaalkaa Mahad Sheekh Diiriye oo kaa soo sallaamihayo Dalka Ethiopia gaar ahaan Addis Ababa. Nolol wacan kala helo Wiil iyo caanno Gabar iyo Buskud,Aamin Yaa Rabi,

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar34834 жыл бұрын

    wllo ayuub madaxa koofiyad ku xiro qoortana iska duub qabawga waa khatar yuu ku galin walal qaaliya ayad tahay

  • @cabdalleinamohamet1635
    @cabdalleinamohamet16354 жыл бұрын

    Inta canada riyo ku jogtaH like💖

  • @caydaruusdaacad1132

    @caydaruusdaacad1132

    4 жыл бұрын

    Waad iqa qoslisay sxb kkkkkk

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif67574 жыл бұрын

    Mashaallah is my favorite country and my Dream one day if Allah wishes..

  • @suleimanteddy5199
    @suleimanteddy51994 жыл бұрын

    MnshaAllah Like Saar qoralkan ✌😁😁

  • @idiljamac9512
    @idiljamac95124 жыл бұрын

    Mansh allah macalin Alle ha idin xafido adiga iyo mataantaada wan ku xisnay♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34384 жыл бұрын

    Mashalah ustad adban kuguxisanay welcome back Allaha kusharfo amen mahadsanid!

  • @amranhaji5196
    @amranhaji51964 жыл бұрын

    Welcome Edmonton wll inshaa ALLAH shaqo wanagsan ku rajeynayaa barafkana waa wali ee ha sugi waynin 😂

  • @mustafabdirahman0207

    @mustafabdirahman0207

    4 жыл бұрын

    amran haji asc😂

  • @ayaanleabdulahi8830

    @ayaanleabdulahi8830

    4 жыл бұрын

    🥰

  • @kaafiyoxaashi8790

    @kaafiyoxaashi8790

    4 жыл бұрын

    Wcs

  • @ShamisDaqarre

    @ShamisDaqarre

    4 жыл бұрын

    🤣🤣barafka hasuguweeyn

  • @saeddhago2959

    @saeddhago2959

    4 жыл бұрын

    Amran 👋👋

  • @ahlaamlifestyle6542
    @ahlaamlifestyle65424 жыл бұрын

    Waxaad tahey hogaanka nolosheyda wana ku jeclahey macalin waxan rajeyna in an kula kulmo 1 day insha allah 🙏🙏🌹

  • @iskufilanmohamed2913
    @iskufilanmohamed29134 жыл бұрын

    Mansha allah wllkey iyo dumashi farxad igu nolada waxa rajenaya inaa ayaan nabari doonta insha allah 🔥👍🏻👏🏼

  • @sahrafaahiye6392
    @sahrafaahiye63924 жыл бұрын

    Maansha Allah macalinka Nolosha Ilaahay hakuu barakeeyo Caqligaaga ilaahay hakugu amaansado meelkasta oo aad joogtid hana kugu xafido meelkasta aad dunida ka tagto aakhirana halkii roon iyo janadii fardawsa Alle ha nagu kulmiyo dhamaanteen wixi muslima lknse Ayuub hal arin oo muhiima baan rabaa in aan kula wadaago kuuna soo bandhigo barnaamijka aad canada ku qabanasana uu ugu horeeyo waa iga codsi ayuub waana mawduuc muhiima

  • @aminashire1548
    @aminashire15484 жыл бұрын

    Ayuub aad bn ugu farxay videogan mazha Allah ilhy ha isku kiin daayo adi iyo xaaskaga Ayaan ilhy awlad bariya haydin siiyo Ameen Dad izku Faraxsan ba tihine nolada ku dayasha mudantihiin

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34384 жыл бұрын

    Mashaaalah ustad wa mel ad uquruxbadan rabbi haidin kuamansado , ..buufis kabaqaynaaa mesha quruxbadanaa❤️🙏😃

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed12544 жыл бұрын

    hadaad u xiistay ustaad #ayuubSakiin iyo hadaaad dalkaga jaceshahay like isaa somaalinimo❤🙏

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir.4 жыл бұрын

    Ustaat ma ogtahay sidan kusugeenay oo aan malin walba uahayn gormuu soo muqan doona Ustaat ka.

  • @DaadaRecap
    @DaadaRecap4 жыл бұрын

    Masha'Allah ustad Ayub inbdn ayan ku sugaynay wankuu xiisnay Masha'Allah wanku faraxsanahay inad dib usoo laabatid. Barnaamijyadina wan sugayna Insha'Allah🤲❤🙂

  • @abdullahiabdi5733
    @abdullahiabdi57334 жыл бұрын

    Masha allh Ustaad Wanu ku faraxsan Nahay Muqalkaga Iyo inad Nosonoqotay Zxb waxad tahay Shaqsi Caqliga iyo cilmigaba Deeqsi ku ah, Barnaamij yadadu kaliya dhalinyarada kuma faidan Ee Waxa ku faaiday madaxda Iyo dadka waweyn

  • @deeqsanyousuf2281
    @deeqsanyousuf22814 жыл бұрын

    Wan jecelahay inaan tago canada ee illahay hay sahlo inaan anoo cafimad qaba rabi i geeyo aamiin ii dhaha asxaabey

  • @foosiyaali3399

    @foosiyaali3399

    4 жыл бұрын

    aamiin xbbti ilahay haku geeyo adoo caafimad qaba ana kula mid baan ahay waan jeclahay inoso duce

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud4 жыл бұрын

    Maasha alla ustaad ilaahay haku sharfo

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion42054 жыл бұрын

    From Egypt to Canada, Allaha idinku Nabadgaliyo, Canada dhalinyaraa lagu dilaan maqlaa Tollow Ustaad, Saxanuuni, ma dhoofay mise wali Masar, ayuu jooga

  • @saynabjibriil417

    @saynabjibriil417

    4 жыл бұрын

    Maya walal la isku ma dilo anaga joogna

  • @safachannel555
    @safachannel5554 жыл бұрын

    Wcs wr wb ustad wx bdn ayan so boqday chanelka wxn sugayay mesha usafartay meshay tahay M.a studio ha qurux wye

  • @nimcoxasanlife8043
    @nimcoxasanlife80434 жыл бұрын

    Macalin yuusuf sakiin waa ku faraxsanahay inaad muuqaal nooso gudbiso waana salaamayaa mataantaada nolosha

  • @khadarkamo2547
    @khadarkamo25474 жыл бұрын

    Ayuup yuusuf sakiin dhiirigaliye nololeed 💯👈

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame38374 жыл бұрын

    Masha Allah wan kaaqaadnay salaanta mcln ayub iyo matantiisa, mcln ayub welcome back, mar labaad welcome to Canada 🇨🇦.farxad iigu noolaada wllayaal

  • @saeddhago2959

    @saeddhago2959

    4 жыл бұрын

    Sadiyo Warsame hey 👋

  • @iamgirlsomalia9197
    @iamgirlsomalia91974 жыл бұрын

    Mashaallh wlh Qalbigaa kugu haaye waxan is lahaa macalin ayub xalkuu aaday 🙏🙏🙏 Soolabasho wacn iyo waxyaabo fara badan oo cusub inad noogu soo darto insha allh 🤗🤗🤗🤗

  • @shamsohappy6898
    @shamsohappy68984 жыл бұрын

    Masha allah ku so dhowow western country Nala arag barafka iyo qabowga akhii welcome

  • @maxamedshaakir8498
    @maxamedshaakir84984 жыл бұрын

    Nin aan jecelahy ayuub hore usco

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71164 жыл бұрын

    mnzha alH macalin Ayuub yuusuf sakiin WaXan is Lahaa dib u arkimeysan riyo kasta oo aan lahaa dhiirigeliba iGa bahneyd Halka ayey ku burbureysa balse ilaheyba badleh markale dib nogu kaya so celiyey NoLoSHu kuma xumeyso ustaad

  • @amranaden3058
    @amranaden30584 жыл бұрын

    mahadsanid walal ayuub wan kuxisnay intaa naga maqneed wana kaqadnay salnta matantada nolasha

  • @fadumosiciid7734
    @fadumosiciid77344 жыл бұрын

    mnsha allha. wllkeen macalinkeeni nolosha iyo waxbarshad ku xis nay alxmd mnataba alle Ina kulimiyay

  • @asmaabubakar6081
    @asmaabubakar60814 жыл бұрын

    Masha Allh Allaha no kaa daayo Wllo waxad noo tahay iftiin adiga iyo mataantada Nabad iyo naxriis kunoolaada.

  • @nasraismaciil723
    @nasraismaciil7234 жыл бұрын

    Masha allh mashaa allh macalinekga ilahy haku xafido

  • @aminaaxmed6546
    @aminaaxmed65464 жыл бұрын

    Mansha allh wallo illhy ayaa mahad iska leh ku nabda geeyay wallo dhabti aad ban ugu farxasanahy muqalkan cusuub ed balaa wagatay

  • @raxmaruun6367
    @raxmaruun63674 жыл бұрын

    Ayuub macalinka nolosha ku soo raadiyay lkn wax post wan waayay anyway welcome back meel walbe joogto Allah haku amaansado 🙌

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x4 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallah macalin Allah maku nabad geyay waan salamaya matantada iyo adigaba runti gobciyaha nolosha aya tahay macalin Allah abalkaga haka dhigo janatul fardowza ubad salix ah oo cafimad qaban Allah haidinku irsaqo

  • @shakourskofficial7932
    @shakourskofficial79324 жыл бұрын

    Allh haku xafido ustaaaad

  • @sidra857
    @sidra8574 жыл бұрын

    Mnshaa alh Aad u xiisnay Guulayatah Boqradaada nolashan aad baan u salaamayn barnaamijyada Hakula soo kordhiso insha alh

  • @umhishaaminahusein1019
    @umhishaaminahusein10194 жыл бұрын

    Ilahow idiin barakee mustaqbalkiina iyo noloshiina ubad baari ah oo caafimaad qaba allaha idin siiyo

  • @abwaanducaale9821
    @abwaanducaale98214 жыл бұрын

    Masha alh ustad sidaan kuugu xiisnay Insha alh guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @maryamamaxamed674
    @maryamamaxamed6744 жыл бұрын

    Masha alllh waaankuu xiisnay ustaad ayuub allaha ku xifdiyo

  • @qaalid2020
    @qaalid20204 жыл бұрын

    MashaALLAH Alle Ha idin Xifdiyo welcome back

  • @Nakeeye_Series
    @Nakeeye_Series4 жыл бұрын

    Wlhi aadbaan ugu farxay markaad dhahday kusoo dhawow canada farxadaada waa farxadeena mar walba aad farax san tahay waan kula farax sanahay ayuub aduun iyo aakhiro danbigaga alle ha kaa cafiyo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17714 жыл бұрын

    Maasha allaah ustaad ayub allaha idiin fududeeyo howsha adiga iyo mataantaada waxaana kudhihi lahaa dhalinyarada soomaaliyeed dhiiri gelin usameey iney dalkooda dhistaan intey wax bartaan kana haraan qabiil iyo qurunkiisa hadana qabiil ineysan kuraacin odayaashaan and soo dhameystey rabana iney dhalinyarada ooga cayaaraan mustaqbalkooda

  • @nimcaanibro3006
    @nimcaanibro30064 жыл бұрын

    Masha allah alle haku xafido dhiiri galyahayga nolosha

  • @halimahussein6622
    @halimahussein66224 жыл бұрын

    Maasha alaah ayuub wan ku xiisnay ada ogu farxay aragtidaada habo well come back

  • @mariamahusein9679
    @mariamahusein96794 жыл бұрын

    mashlaaa aad baan ugu2faraxsanahy inaad mar balaad noosoo noqotay maclinkeena dhiirigaliye wanaagsan waan ku xiisanay.anagana waan idin salaamay adiga iyo mataantaadaba Allaha.idin xifdiyo

  • @bashiircade1313
    @bashiircade13134 жыл бұрын

    Nolol qurux badan waligaa inaad ku jirto ayaan ku rajeynayaa Ayuub iyo Dumaashiden...

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar1014 жыл бұрын

    Welcome to canada Ustaad isku gobol baynu joognaa ba😍

  • @twnm636

    @twnm636

    4 жыл бұрын

    aniga xataa same region idinla jogaa hhhhh

  • @yusufabdi3855

    @yusufabdi3855

    4 жыл бұрын

    Tahriib igu qeeya meeshaas asxpy

  • @xamsecali8181

    @xamsecali8181

    4 жыл бұрын

    @@yusufabdi3855 waxaan jooga winnipeg

  • @aminsahid5636
    @aminsahid56364 жыл бұрын

    Masha Allah - may Allah bless you.

  • @user-me4nu3qv2f
    @user-me4nu3qv2f4 жыл бұрын

    اكبر حلم عندي ان بلدي يصير احلى بلد و اجمل و احسن من كندا يا ليت اي شيء على شان بلدي ما عندي شيء غير الدعاء اعشق بلدي وناسي بجنون💎 بالنسبه لي بلدي جوهره حتى اذا في حرب يجوع بالنسبه لي ذهب و ما راح ابيع

  • @mostafaabdirehman4230

    @mostafaabdirehman4230

    4 жыл бұрын

    Hani sharaf Hanno wlhi wad iga qiraysisay wllo wuu ino dhismidona dalkena wax walbana way hagaagyan insha Allah be strong wlshsy

  • @user-me4nu3qv2f

    @user-me4nu3qv2f

    4 жыл бұрын

    @@mostafaabdirehman4230 haddii Eebbe idmo wax waliba way fiicnaa nayaan

  • @damalproduction7864
    @damalproduction78644 жыл бұрын

    Masha Allah Walaahi intii aad maqnayd 5 jeer waxka badan ayaan chanel kaaga gudaha u galay oo aan eegay inaad videogii ugu dambeeyay video ka dambeeyay aad soo dhigtay Masha allah 🎊 Keep going ayuub

  • @haajiraabdale62

    @haajiraabdale62

    4 жыл бұрын

    Maansha Allaah macalin ayuub sakiin guul ayaan ku rajeynayna 👍

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse60084 жыл бұрын

    Thanks bro codsi sigeena koowad wuxuu yahay Ruux uu xiriir guur ama jaceyl niga dhaxeeyey markaad kala tagnaan oo aad kala hartaan maxaa ila gudboon aan sameeya aarsi ama ficil ama sidaan ku ilaawo jawaab wcn ustad

  • @mohamadraage1469
    @mohamadraage14694 жыл бұрын

    m.a ayuub sakiin sxb anigana mid xaga iiqaado iisoo raadi🤣😃

  • @billeahmed363

    @billeahmed363

    4 жыл бұрын

    😀😀😀😀😀😀

  • @bezani

    @bezani

    4 жыл бұрын

    @@amaldahir984 Maxaad ku qosli wiilka Canada u qaad dee😂

  • @user-cd6tt3qq8c

    @user-cd6tt3qq8c

    4 жыл бұрын

    Maa naag baa qaday tolow

  • @bezani

    @bezani

    4 жыл бұрын

    @@Kiki-xx9hp xageed canada ka joogtaa

  • @mohamadraage1469

    @mohamadraage1469

    4 жыл бұрын

    @@Kiki-xx9hp waan ahy daacad meshan kama sheegen lanbarka iidhaaf

  • @Nasirproductio4k
    @Nasirproductio4k4 жыл бұрын

    Msha allh wll ayuub aad iyo aad aya kugu xiisnay alle aya mhdleh

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay4 жыл бұрын

    "AYUUB, YUUSUF, SAKIIN;💪

  • @sunlight849

    @sunlight849

    4 жыл бұрын

    KING RUDWAN halayay

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad56354 жыл бұрын

    Mansha Allah waxad thy qof Akhlaq wacan Alle haku xafido

  • @abdiwalicirwaynaaasaga5063
    @abdiwalicirwaynaaasaga50634 жыл бұрын

    waaw mudane ku soo dhawaaw barafka qurbaha salaam adi iyo mataaantaada nolasha

  • @aminajafar1987
    @aminajafar19874 жыл бұрын

    Macalin Ayuub Adiga iyo Mataantadaba Allaha idin Xafido

  • @hafsohassan9129
    @hafsohassan91294 жыл бұрын

    Masha Allah ilahay xifdiyo akhiro iyo aduun wllky qli Ayub yusuf sakiin

  • @raxmamaxamed329
    @raxmamaxamed3294 жыл бұрын

    masha Allah Soo labsho wcn Ayub 🌼🌹🌻❤👌🖒

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute66084 жыл бұрын

    Zxp ayuub adigoo mahadsan waxaad kasoo hadashaa qaababka canada lagu tagi karo gaar ahaan waxbarasho ahaan ama vise dalxiis sida degenaansho loogu badali karo

  • @ugaasclahi3101
    @ugaasclahi31014 жыл бұрын

    Masha Allah ustad ayub Walgu xisay

  • @myhamichannel
    @myhamichannel4 жыл бұрын

    Masha allah ayuub illaha mahada leh safarkada kusoo fududetay

  • @drsayanabdiaziz8832
    @drsayanabdiaziz88324 жыл бұрын

    Masha allah video qurux badan Ayuub yuusuf sakiin wlhi waxaa tahay macalinkeyga qaaska ah Waxaana dareemaa farxad zaaaid ah Markan daawanaayo video gaaga Illahay haku dhowro Nolasha idinma xumeyso adiga iyo Mataantaada nolasha aniga Mataanteyda Ayaan Nolal qurux badan idin rajeynaa

  • @faryadmohamed2779
    @faryadmohamed27794 жыл бұрын

    Omg! I really miss you. Shaqada anokujira ayaan arkay vedio cusub. Waanfarxay oo sugikari la,aa inaan guriga imaado

  • @munahassan59
    @munahassan594 жыл бұрын

    Masha allh allh ha ku xifdiyo macali ayuub

  • @nadrashsvi9552
    @nadrashsvi95524 жыл бұрын

    Masha allh.ayub.iyo.matantiisa

  • @maankalucky5224
    @maankalucky52244 жыл бұрын

    Masha allh ustad adi &matantada allh ha idin xafido

  • @ibrahimmahamoud5224
    @ibrahimmahamoud52244 жыл бұрын

    ayuub yuusuf sakiin haa duruustii noo bilaw kheyr alla ha ku siiyee

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow4 жыл бұрын

    Nolosha Canada mid qurux badan Alle ha idin ka dhigo Walaal

  • @zuhaypferhan3953
    @zuhaypferhan39534 жыл бұрын

    Ayub sakiina sida ugu fudud ee loo iman karo canada video cusub nooga soo duub macalin😊😇🙌

  • @farxiyacismaan5632
    @farxiyacismaan56324 жыл бұрын

    maash allh mcln ayuub nolasha canada iyo fursadaheeda kasoo hadal insh allh

  • @maxamedmuxumadmakaraan1802
    @maxamedmuxumadmakaraan18024 жыл бұрын

    Adiga ayaa number 1 ah cadoga soomaaliyeed waayo Ganada ayaad faani haysaa Somali beri way isaga baxayaan dalka Somalia

  • @kaltuumaali2795
    @kaltuumaali27954 жыл бұрын

    Masha allah ayuub iyo matantiisaba waan salaamayaa noloshu idna xumayso

  • @muniir_official
    @muniir_official4 жыл бұрын

    Mashalah

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed75564 жыл бұрын

    Www maasha alaah ayub iyo mataantiisa nolosha aadbaa idiin salamaaya kusoo dhawaaw qurbihii qawoowaa ayuub

  • @luulcabdulaahimahamuud3529
    @luulcabdulaahimahamuud35294 жыл бұрын

    Masha Allah ilaahay ha kubarkeeyo

  • @amal7302
    @amal73024 жыл бұрын

    Macalin ayuub jaakat xiran gasho welcome to canada

  • @naimasaid283
    @naimasaid2834 жыл бұрын

    Masha Allah Ayuub allaha idin xifdiyo adiyo matantada

  • @garashotube343
    @garashotube3434 жыл бұрын

    Mansha Allah macalim Ayuub iyo mataantiisa rabbi hydin xiftiyo💕

  • @mohamedaaminsahal9355

    @mohamedaaminsahal9355

    4 жыл бұрын

    Matantiisa MA xas kiisa mise Waa wlshid

  • @garashotube343

    @garashotube343

    4 жыл бұрын

    @@mohamedaaminsahal9355 Ma hubno lkn anigu xaas baan u maleeyahay inay walshis tahayna waa dhici kartaa.

  • @ruquushhaji1426
    @ruquushhaji14264 жыл бұрын

    Masha Allah Allah yaxfadkum waan ku xiisanay runti

  • @kaafiabilan2792
    @kaafiabilan27924 жыл бұрын

    Alla wllhi waan ku xiisay shaqsi ahaan aniga kaafia ah alle ayaa mahadleh hadaad nabad ku midowdeen adiga iyo mataantada dad ku dayasho mudan ayaa tihiin alle nolol qurux badan baan idinka rajayn waan u basaasnay casharadii faaiidada badnaa ee aad na siin jirtay siba is caataynta

  • @asma22waliid35
    @asma22waliid354 жыл бұрын

    Gbdhi adiga ku calmatay nasiib dana mshallh illahey waxa ka barya qof nolosha iyo jclka wax kayaqaano

  • @abdiheesomaliowner2355
    @abdiheesomaliowner23554 жыл бұрын

    aad iyo aad kuugu xiisnay wll guusha alle hakusharfo sonoqod wanaagsan

  • @ayanqali6700
    @ayanqali67004 жыл бұрын

    Macha Allah macalin Ayuub Yusuf Sakiin Allah ku xafido wn uu xiisnay casharkagii in aad noo so labato wn ku faraxsanahay🙏

  • @osmanabdiwali1548
    @osmanabdiwali15484 жыл бұрын

    Waqtigaan laga bilaabo Ayuub #Ambassador ka Canada noofadhiya wa adiga 👌

  • @hafsayusuf2063
    @hafsayusuf20634 жыл бұрын

    Masha allah adi iyo matantada Nolosha allaha idin xafido allaha idinbarakeyo

  • @xigmadiyotariq9128
    @xigmadiyotariq91284 жыл бұрын

    Macalinkeyga I miss you so much

  • @nasroibraahim3926

    @nasroibraahim3926

    4 жыл бұрын

    Macalinkeyga I miss somach

  • @professormohamedhussein878
    @professormohamedhussein8784 жыл бұрын

    masha allah canada kheer keeda allah ha ku wafajiyo adi iyo boqorada noloshada farxad cafimad caruur wanaagsan allah ha idin siiyo

  • @salmacadey5128
    @salmacadey51284 жыл бұрын

    Woow your welcome to Canada I live Edmonton tooo

  • @qaysargaldogob5189

    @qaysargaldogob5189

    4 жыл бұрын

    Masha,allah wll salma cadey

  • @hanaabdirahman5214
    @hanaabdirahman52144 жыл бұрын

    Ayub ila kenya ayan kula socday hadana Edmonton ayad ila jogta i wish ina is aragno insha allah xaskaga igu salan ayan sharaf

  • @farxiyomalin3179
    @farxiyomalin31794 жыл бұрын

    Ustaad allaha ha idinku xafido meeshiina

  • @amiindeeq7263
    @amiindeeq72634 жыл бұрын

    Masha Allah welcome to CANADA gaar ahaan EDMONTON, aad ayan ugu faraxsanahy inaan isku magaalo joogno.

  • @caancaandhalay3349

    @caancaandhalay3349

    2 жыл бұрын

    Reer canada miyaa tahay zxp

  • @amiindeeq7263

    @amiindeeq7263

    2 жыл бұрын

    @@caancaandhalay3349 Haa wll

  • @caancaandhalay3349

    @caancaandhalay3349

    2 жыл бұрын

    @@amiindeeq7263 zxpow arrin baa ku weydiin lahaaye xagee kaala soo xiriiraa

  • @mrbaaxeer4203
    @mrbaaxeer42034 жыл бұрын

    Waaw waar Waa odaygii yuusuf sakiin mnsha allaah macalin zxp wad mahadsathay

  • @ruuncabdalla7
    @ruuncabdalla74 жыл бұрын

    Masha allah macalin ayuub allah haidin xafido adiga iyo mataantaada whl abaalkaaga waxaan kuhudo mahaayo

  • @engmaahir2840
    @engmaahir28404 жыл бұрын

    Masha Allah koow halkaa kama fileyn waa alx Mida kale 24 saac inay kso wareegato uma maleynayo waxan is weydiinayay tallow Ustaad ayuub maxaa helay oo idinku soo laaban la'yahy Waa alx hadad timid ustaad Hormar iyo Hiigsi wacan ku leeyahy.

Келесі