No video

Jawaab Ku Socota Ninkii Ku Been Abuurtay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi《حفظه الله》

Duruusta Cusub ee uu leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaad Ka heli Kartaa
webka Sheikhu uu leeyahay ee ah www.barbaraawi.com waxaana
laga hela Dawrooyinka Cusub iyo Muxaadarooyinka Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub.
#SheikhCabdullaahiBarbaraawi_Channel

Пікірлер: 136

  • @Mohamed_Timir
    @Mohamed_Timir Жыл бұрын

    الحمد لله ماشاء الله وبارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا وأحسن الله إليكم شيخنا الفاضل عبدالله حسن حاشي البربراوي ورفع الله قدركم وأعلى شأنكم وأسكنكم فسيح جناته مع النبيين و الصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    أللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه

  • @Abumucad7cb2in2t
    @Abumucad7cb2in2t Жыл бұрын

    حفظه الله ورعاه وجعل الجنة مأواه

  • @fathiabdimahdi5497
    @fathiabdimahdi5497 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك ويطول بعمرك يا شيخنا الفاضل الفقه ابا عبدالرحمن عبدالله حسن حاشي البربراوي حفطه الله بارك الله فيك وفتح الله لسانك ويعطيك الله علما نافعا ورزقا حلال طيبا مباركا

  • @a.maalikramadaani9015
    @a.maalikramadaani9015 Жыл бұрын

    حفظكم الله ورعاكم يا شيخنا العزيز ويحمي بكم حوزة الدين .

  • @abdihakinomer3470
    @abdihakinomer3470 Жыл бұрын

    يا شيخنا أبا عبد الرحمن عبد الله بن حسن بن حاشي البربراوي ،أنت على الحق عرف من عرف وأنكر من أنكر . وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك وأحسن الله إليك .

  • @Ummu_Camaar24
    @Ummu_Camaar24 Жыл бұрын

    جزا الله خيرا الجزاء واطل الله عمرك في طاعتك شيخنا ومربينا

  • @shidexareed4761

    @shidexareed4761

    Жыл бұрын

    kkkk. kuwan carabiga qaldaya. ee culimada isu haysataa. Alle kabaqa. oo joojiya edeb darrada

  • @ismaaciil5202
    @ismaaciil5202 Жыл бұрын

    ثبتك الله على الحق في الدنيا والآخرة

  • @elias4499
    @elias4499 Жыл бұрын

    Suufi nabigeena ayay ku been abuurtaan. Xagee joogaa Sheekh Barbaraawi. Allaah noo xafido Culimadeena qaasatan Sheekh Barbaraawi. Laakiin waa suno rasuul in qofka xaqa ku hadlaaya la aflagaadeeyo, ama laga been sheego

  • @asiaabokar4629
    @asiaabokar4629 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا جزاء الله يحفظك في الدنيا والآخرة شيخنا

  • @AhmedHassan-ud9kp
    @AhmedHassan-ud9kp Жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك allaha ku barakeeyo cilmigaaga

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x4 ай бұрын

    جزاك الله خير شيخنا الفاضل ابو عبدالرحمن عبدالله بن حسن حاش البربراو. أسد السنة.

  • @salaadbukhaari203
    @salaadbukhaari203 Жыл бұрын

    Allah haku barakeeyo sheekhanaa Allah hanaga dhigo kuwa idinka dhaxla caqiidada salafka

  • @hamdayasiin6866
    @hamdayasiin6866 Жыл бұрын

    allaah haku hiftiyo sheekh

  • @jebrilabdulazeez
    @jebrilabdulazeez Жыл бұрын

    Si fiican oo cilmi iyo adab leh ayaad ugu jawaabtay inkastoo aan isleeyahay intaas in kabadan ayaaba lugu siidare karaa. Ilahey kheeyr hakugu siiyo ustaad.

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Жыл бұрын

    Culimada quluubtooda allah isusoo jeediyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻aaamiin

  • @dulqarnaylbargaan5594

    @dulqarnaylbargaan5594

    Жыл бұрын

    Asc wlaal duco fiican Ayaa ku ducaysay Maxaa yeelay caammadi way ku wareeren culumada iyo culimo isku sheegii oo is dhex yaacay!!!!!

  • @umuafiifa886

    @umuafiifa886

    Жыл бұрын

    @@dulqarnaylbargaan5594 Waa run oo caamadii way ku wareeren Iskhilaafka & is redint culumada & Qaar ka mid ah siday isugu fiirsadaan Ooy isugu jawaabaaan Khaatumada Allaha inoo hagaajiyo Aamiin

  • @dulqarnaylbargaan5594

    @dulqarnaylbargaan5594

    Жыл бұрын

    Asc wlaal waxa layaab leh in mmadda somaliyeed ee kiwi wax yaqaaney iyo kuwi kaleba ay ku jawaabaan '!!!! Jawaab isku mid ah!!!!! Oo ah waad sax santahay ee hore u soco iyo wax la mid ah Balse waad ku mahad santahay in aadan Ahaeyn nooccaa Oo gararankarto meeshaan la,nahay Ee nasoo gaarsiiyey fashilka dadnimo,Diin, culimo, siyaasi Iyo go,go, hiif-hiif Iyo waxa nadaashaday oo aaynaan garan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @dulqarnaylbargaan5594

    @dulqarnaylbargaan5594

    Жыл бұрын

    Mahad sanid

  • @4Assari
    @4Assari Жыл бұрын

    جزاهُ اللهُ خيرا

  • @xaamudxasan9547
    @xaamudxasan9547 Жыл бұрын

    maa shaa allaah allaah yubaarak fiik

  • @user-id7jv5wo9x
    @user-id7jv5wo9x2 ай бұрын

    ألحمد لله علي نعمة ألأيمان وألهدايه

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    أللهم ثبتنا على اتباع كتابك الكريم وسنة رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @alcubaydamedia500
    @alcubaydamedia500 Жыл бұрын

    شيخنا الفاضل عبد الله حسن حاشي البربراوي حفظه الله ورعاه في الدنيا والآخرة

  • @fuaadcismaan330
    @fuaadcismaan330 Жыл бұрын

    Mansha allah

  • @yuusufcali9624
    @yuusufcali9624 Жыл бұрын

    Maa shaa allaah. Sheekh c/laahi barbaraawi.

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq Жыл бұрын

    Maansha allaha illahaw sheekha noo barakee oo noo xifdi, sheekhu waa seefta ahlu bidaca

  • @zamzahassan3618

    @zamzahassan3618

    Жыл бұрын

    Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin waa runtaa walhi Allah ha xiftiyo

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw Жыл бұрын

    Asc sheekh barbaraawi Allah yazeedek cilmaa sheekh muxaadirooyinka badi si ay umadu u fahanto xaqqa jasaa, aka laahu Khairaa

  • @sacadabdirahman1409
    @sacadabdirahman1409 Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    رب لا تخزني يوم يبعثون يوم لا ينفع مال ولا بنون الا من أتالله بقلبن سليم 🤲😥

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد واجعلنا تابعين له باحسان الي يوم الدين واسقنا حوض نبينا محمد شربتا لا نضموء بعدها ابدا 💓

  • @Ismacilmaxaamd
    @Ismacilmaxaamd Жыл бұрын

    اللهم بارك في شيوخنا السلفين كلهم

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Жыл бұрын

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    بارك الله فيك يا شيخ عبدالله بربراوي وجزاك الله خير الجزاء

  • @fay6834
    @fay6834 Жыл бұрын

    Sheekh barbaraawi umadaan Allah ha soo hadeeyo, waa umad xumaha Jecel , u diced Insha’Allaah,

  • @xaqdoonmedia4482
    @xaqdoonmedia4482 Жыл бұрын

    jasaakallaahu kheyran sheekh

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    أللهم إنا نعود بك من علماء سوء

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 Жыл бұрын

    Qof hagagsan bad tahay shekh oo kaso horjestay xta dadka ruqiyada shaqo ka dhigta intay sheekhyada kale waqaar u haystan inany ka hadal arimahaas shukran

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 Жыл бұрын

    الحياة - والعلم - والقدرة - والسمع - والبصر - والكلام - والإرادة.

  • @Abumucad7cb2in2t
    @Abumucad7cb2in2t Жыл бұрын

    حفظك ربي ويحفظك

  • @cabdishakuursaleban2008
    @cabdishakuursaleban2008 Жыл бұрын

    Alle ha daayo sheekha keligii xaqa ku adima u haystaaa

  • @khadranajah9042
    @khadranajah9042 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @adanali5220
    @adanali5220 Жыл бұрын

    Haqaa allh hakugsuguu intadnushaa hay inshaa allh

  • @tawxiid_channel4167
    @tawxiid_channel4167 Жыл бұрын

    Xafidahu sheekhanaa caaalim

  • @cabdifataaxmaxamedxuseen1882
    @cabdifataaxmaxamedxuseen1882 Жыл бұрын

    sheekhunaa sheekh nuur cali jaamac qofka uu radinaayey waaba kan hada aad radineyso yaa sheekh baaraka laahu fiika

  • @abdirahmaanomer3060

    @abdirahmaanomer3060

    Жыл бұрын

    Duco qabe magaciisa ii sheg

  • @ahmedilyasmohamud3761

    @ahmedilyasmohamud3761

    Жыл бұрын

    @@abdirahmaanomer3060 muuse bargaan

  • @ahmedjees2320

    @ahmedjees2320

    Жыл бұрын

    Wll waaban dhagaystay markii uu radinayey sh nuur cali jaamac lkn kiiba ma moodayn

  • @ahmedjees2320

    @ahmedjees2320

    Жыл бұрын

    Muqdisho ayuu joogaa malaa

  • @a.maalikramadaani9015

    @a.maalikramadaani9015

    Жыл бұрын

    @@ahmedjees2320 haaa wuu joogaa wll.

  • @raandhiisccasiisshdayib
    @raandhiisccasiisshdayib Жыл бұрын

    Ilaahay ku barakee sheekh

  • @seed3966
    @seed3966Ай бұрын

    Sheikha dhuqaata madax is ku sheega allaah qalbigaada intaad daalimiina u dacwiyeyso 😮😮😮😮

  • @abuusalmaan9961
    @abuusalmaan9961 Жыл бұрын

    ماشاء الله شيخنا الفاضل

  • @hakimdekow363
    @hakimdekow363 Жыл бұрын

    الله يحفظك يا شيخنا🙋🙋🙋

  • @muhyadiinapdiaziiz4471
    @muhyadiinapdiaziiz4471 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك فيك

  • @claahicrasaaq8796
    @claahicrasaaq8796 Жыл бұрын

    أثابكم الله يا شيخنا البربراوي

  • @abdirisaqmuse5665
    @abdirisaqmuse5665 Жыл бұрын

    mashaa Allah

  • @biladdiriye2647
    @biladdiriye2647 Жыл бұрын

    Asc masha Allaah sheen waa mashaa ikhad illaaheeye cilimiga siiye Allaah ha kuu siyaadiyo insha Allaah

  • @hassanalikediye8481

    @hassanalikediye8481

    Жыл бұрын

    Sheekh maahide afkaaga xidh Oo culimada afkeeda haku hadlin Hadalkaagi wuu duubanyahay haduu kulaxumaaday sheekh isku sheegoow

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Жыл бұрын

    Sheikh Abdillahi wax eed ah cidna kamuu gelin . Arrinta ah in Rabbi uu Adam u abuuray suuraddiisa ان الله خلق ادم في صورته waa arrin ku qoran kutubta siirada ee uu ka mid yahay kitaabka قصص الأنبياء ee ibnu Sinai . Kolka arrinku hadduu sax yahay iyo hadduu qalad yahayba waa sida ku qoran seddexda diimood ee Muslimku ay u yaqaaniin isbahaysiga Ehlul-Kitaab. Maaha wax uu samaystay amma eed ku leeyahay Abdillahi Berberawi Rabbi ha barakeeye

  • @huseinmohumed7299
    @huseinmohumed7299 Жыл бұрын

    Sheekh rabrawaa ilaahay cimi hakuu barakeey

  • @Hal-abuur-murtiile.

    @Hal-abuur-murtiile.

    Жыл бұрын

    Magaca iska sax Mise waad ubadheedhey akhii

  • @guledmahomed168

    @guledmahomed168

    Жыл бұрын

    Shiehkh cabdullaahi barbaraawi

  • @Ala_sheikh
    @Ala_sheikh Жыл бұрын

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل

  • @xasancali3887

    @xasancali3887

    Жыл бұрын

    اتق الله وتعلّم

  • @khaalidmahadsugaal7155
    @khaalidmahadsugaal7155 Жыл бұрын

    Msh allah

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    سبحان الله

  • @daawatumanhaj-ul-waadhih7151
    @daawatumanhaj-ul-waadhih7151 Жыл бұрын

    حفظه الله الشيخ عبدالله

  • @Abucubayda24
    @Abucubayda24 Жыл бұрын

    أبقاك الله شيخنا تقرع سيوف الحق على رؤوس المبتدعة الصوفية

  • @Abucubayda24

    @Abucubayda24

    Жыл бұрын

    حسن

  • @mohmedabdirahaman4123
    @mohmedabdirahaman4123 Жыл бұрын

    اللهم بارك شبخنا الحبيب

  • @mahamedabdiabdi543
    @mahamedabdiabdi543 Жыл бұрын

    Subxana Allah

  • @munyus9865
    @munyus9865 Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Жыл бұрын

    aad baan ugaxumahay dad culumo sheeganaya oo caraysan in ay raadiyaan cabaarayn been abuura ani laftaydu waan arkay dad culumo u eg oo lawareegaya hadalo ay soo jarjareen ama laso jarjaray say qof usuura xumeeyaan وانا اقول لهم اتقوا الله

  • @user-cy9ym5mq2b
    @user-cy9ym5mq2b Жыл бұрын

    حفظكم الله ورعاكم يا اسود السنة

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 Жыл бұрын

    قال تعالى إنّ ربّك هو اعلم بمن ضلّ عن سبيله وهو أعلم بالمهتدين. 😂😂😂

  • @ilyasaxmed2120

    @ilyasaxmed2120

    Жыл бұрын

    Wllo aayad qur'aana intaad qortay inaad steaker qosola daba dhigto ma ahyn

  • @abdirahmansuleman7700

    @abdirahmansuleman7700

    Жыл бұрын

    @@ilyasaxmed2120 Walaal madaba dhigin qosal subxaanallaah adaa is moodsiiyey iska hubi

  • @axmedeid3406
    @axmedeid3406 Жыл бұрын

    ما شاء الله شيخنا فاضل

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Жыл бұрын

    Subxanallaah Xasbiyallaah

  • @maxmudxareed1345
    @maxmudxareed1345 Жыл бұрын

    Suufi iney been sheegaan ma ahee majoogi karaan.

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Жыл бұрын

    اللهم احفظه شيخنا = أسد السنة

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Жыл бұрын

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @othmun1
    @othmun1 Жыл бұрын

    Barbarawi markii aan Somalia ka soo tagay Macawista ama Hoosguntiga qaar ka mid ah ayaa la oran jiray!!

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    Жыл бұрын

    Waa magaca Ganacsadaha soo waaridi jiray (dalka keeni jiray).

  • @abusaalixcarab2322
    @abusaalixcarab2322 Жыл бұрын

    Aqoon buukudhisanyahay sheekhaasi

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤٠

  • @abdulbasito5778
    @abdulbasito5778 Жыл бұрын

    Sheikh cabdillahi aad baan u dhagaysan jiray qaraabo Dhawna waanu nahay Lakin Sheekhu kutubta wuu akhriyi yaqaanaaye maskaxda ma mariyo ayaan mar marka qaar is idhaahdaa tusaale ahaan caalimkii waynaa ee qaradawi oo diinta u shaqaynayey 70 sano wax ka badan ayuunbuu 3 daqiiqo ku soo koobay Diin lagama qaadan karo hhhhhh waayo qaladkaa iyo qaladkaa ayuu galay oo ma nabi buu ahaa hadaanu qalad galin sheekhow markaad wax review ku samaynayso isku day in aad positive ka iyo negative kaba soo wada qaadato si aad Fahamka usoo dhawayso.

  • @aadanhasan6467
    @aadanhasan6467 Жыл бұрын

    Laa xowla walaa quwata ilaa luqada carabida Sheikh illahay haku baro

  • @axmedaden1655

    @axmedaden1655

    Жыл бұрын

    adigu dhameys tir laa xawla walaa quwata ilaa bilaah

  • @user-id7jv5wo9x
    @user-id7jv5wo9x2 ай бұрын

    Ar Celin culumada gabal ba bensheg

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 Жыл бұрын

    Why do you compare?

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 Жыл бұрын

    Laakiin inaad aadamaha oo jamac ah kadhigtay ahayd sadaad hada uhad laysid

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Жыл бұрын

    Anoo ixtiraamaya Waaninayona utudhaya waxaan dhagaystay Sheikh Barbaraawi oo Jamaacatu Tabliiq kudhagan Akhwaanul muslimiin Ictisaam waxka sheegaya Sheikh Qardhaawi oo dhintay Maantana waxay is hayaan ashcariyo يا أيها الذين صدَّقوا الله ورسوله وعملوا بشرعه، إن جاءكم فاسق بخبر فتثبَّتوا من خبره قبل تصديقه ونقله حتى تعرفوا صحته؛ خشية أن تصيبوا قومًا برآء بجناية منكم، فتندموا على ذلك.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Жыл бұрын

    Sheydaan khawaarij

  • @abdiugas9817
    @abdiugas9817 Жыл бұрын

    قدر مشترك inay wadaagaan ilaahay sw iyo Adam scw maadan dhihin miyaa waxaad dhahday waa duubantahay ee sheeko kale ha gelin

  • @adenaden9242
    @adenaden9242 Жыл бұрын

    Wadaada somalida intaa arkaayay wadaadkaan ayaa ugu aqoon yadh markaad aragto cay iyo faan uun

  • @cabdiraxmaandhagacadde8969
    @cabdiraxmaandhagacadde8969 Жыл бұрын

    Aar culimo maaha waxan illaahay madhi dalka waxa halkaas dhigay labay ka yihiin. Bal nin diinta illaahay bartay oo dadka aan sidii illaahay ku ogyahay u sheegay?. Abwaan Cabdisalaam shiikh yuusuf "Gadhkoo lala baxaa waa sunne kanise waa gaare".

  • @dhibcahacilmiga119

    @dhibcahacilmiga119

    Жыл бұрын

    Illaahay ka baq walaalkayoow waxaad qorayso, hadal bilaa deelqaafa soo qor. Baydkan aad soo cuskatay, maxaad usoo qaadatay, illeen gadh laga hadli maayee? Gadhka goonida ee nin ka gabyay sheegay waa kee-- awal hore ma gadh gooniyaa jiray? "Maandhoow ixsaan lagama tego eed, haddaad fali"

  • @user-ig5wy9xs1f
    @user-ig5wy9xs1f Жыл бұрын

    Danbiga aad gashay alle uugu towbadkeen waddw Waa adigii dhahay alla iyo nabi aadam waxaa kadhaxeeyo qadar mushtarak

  • @abdirahmanatosh151

    @abdirahmanatosh151

    Жыл бұрын

    Horta aqon maleedahay

  • @idilmuse8606

    @idilmuse8606

    Жыл бұрын

    Horto mafahanty qadarmushtaraki muxuuyahy

  • @mahadahmed8052
    @mahadahmed8052 Жыл бұрын

    qadar mushtarak ah baa jira hadaan ku xasuusiyo bal dib isku daawo

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 Жыл бұрын

    nebi محمد اللهم صل على محمد وعلى ال محمد in la xuso maxaa ku diideen nimanyaw anigu culimada m kala jecli lkn nebi muxamad hadii lasoo hadal qaado waa xanaaaqdaan ama muran ayaad ja keentaan maxay ku dhacday

  • @halabuurnajaxadaan6485

    @halabuurnajaxadaan6485

    Жыл бұрын

    Hadalka la leexin wllo anagu marka nabiga صلى الله عليه وسلم la soo hadal qaadno ma diidno hadaan diidnana waaba gaaalnimo Lkn waxaan diiidnaa waxaan nabigu umuda cibaaado uga dhigin marka dadki lagu wareeriyo ee cibaado loooga dhigo taasi ma qaladbaa adaan kuu dhiibee?! Tusaalle: in maalintii nabigu صلى الله عليه وسلم la xuso oo xalfad la dhigtaa ma cibaado sharciyaaba oo ilahy iyo nabiga ayaa ina amary mise maaha sidaa ? Hadad tidhaahdo Haa daliilbaa loo haya keeen ka soo saar ayad si saxa loo daliishanaya ama xadiith nabi Hadad tidhaah cibaado maahana hadaa dadku sanaynaa Markaa si khaldan yaan wax laydinka hadlin بارك الله فيك

  • @saidkadarmouse2645

    @saidkadarmouse2645

    Жыл бұрын

    Wlo qalad Bad fahantay ayan filaya ee nabiga csw waynaytisa laga dodi karo lkn side lo waynaynaya weye . Mawlidku diinta kuma jiro

  • @cabdiraxhamciise8299
    @cabdiraxhamciise8299 Жыл бұрын

    Culumada somalida tabliqa kaqaata intakale inta kale shaqadooda way kagaabiyeen marka nin masjid fadhiya oo inta salada tukata un sheekh u ah maya

  • @DalmarDiinlawe
    @DalmarDiinlawe Жыл бұрын

    Sheekhow ma ka laabatay?? Ilaahay iyo Aadam ayaa isku eeg Qof aqbali kara ma jirto.

  • @maxameddeeq584
    @maxameddeeq584 Жыл бұрын

    Barbaraawi intuu dhiiqo cagaa la galo ayuu yidhaahda waan jawabay khaladka qaado waa lagu saxee ilahyna u toobad keen

  • @xamsejamaxamsejama1091

    @xamsejamaxamsejama1091

    Жыл бұрын

    Ka ilaahay sifad nabigu usheegay Diiday ilaahay haw toobad keeno Manhajka ehlu sunaha hawsoo noqdaan

  • @Layla6793

    @Layla6793

    Жыл бұрын

    War Ilaahay ka baqo

  • @shidexareed4761
    @shidexareed4761 Жыл бұрын

    Sheekh isu haysataa lkn. Aqoon la aan baa ku haysa

  • @guuleedfaracade8964
    @guuleedfaracade8964 Жыл бұрын

    Ninkani waa dadka diintaku qadhaabta wayo markasta qofbay haystan

  • @Tilawa5

    @Tilawa5

    Жыл бұрын

    Midka asaga ku been abuurtayna muxuu yahay!

  • @guuleedfaracade8964

    @guuleedfaracade8964

    Жыл бұрын

    @@Tilawa5 waa kuway waad qashabtan

  • @user-sv3tl5qq8y
    @user-sv3tl5qq8y Жыл бұрын

    يا متشيخ تقول ما من موجود إلا وله صورة، صور لنا العقل، والنفس، ما هي صورة النفس، والعقل😂

  • @alinormohamed8315

    @alinormohamed8315

    Жыл бұрын

    العقل والنفس أوصاف أو ذوات؟!

  • @cabdiraxmaa4620
    @cabdiraxmaa4620 Жыл бұрын

    waar adaa beenaale ah intaad hadalkaa intaad tidhi haka meer meerin sun reer galbeed islaamka kudhex beera ayaad tihiine waxaanad tahay jaahilka ugu weyn ee somaliland dhex jooga

  • @maxamedburaale8607

    @maxamedburaale8607

    Жыл бұрын

    Nacasyohow ilaaha ku abuuray sheekha maxaad u cuskatay inaad beenaale tidhaa ma caalim baatahay ka cilmi badan oo garanaya run iyo been miduu sheegayo haday jawaabtaatu tahay comentiga haku caayine muuqaal duub oo umada usheeg Hadaanay jirin intaas midna aakhiradaada u tudh oo xiqdiga iyo calool xumada culimda kala hadh Afka culimada lagu caayaa wuu uraaye Xishoo

  • @axmedcabdielmi6803

    @axmedcabdielmi6803

    Жыл бұрын

    Edab yeelo

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Жыл бұрын

    Wahaabiyada iska ilaaliya

  • @abucabbaasalfaradi7290

    @abucabbaasalfaradi7290

    Жыл бұрын

    oo waayo wahaabiyo marka hore ? Marka xigta maxay aaminsanyihiin ?

  • @cabdiraxmaanbaashe

    @cabdiraxmaanbaashe

    Жыл бұрын

    qayb shiicada ka mid ah ayaa la yidhaa wahaabiyo, barbaraawi na shiico shaqo kuma lahaa.

  • @shidexareed4761
    @shidexareed4761 Жыл бұрын

    kkkkk. waad iska qosley. laxbaa ku dhaanta. ber beraawoow

  • @abdarasaqmohamoud5788

    @abdarasaqmohamoud5788

    Жыл бұрын

    Aflagaadada jooji hadaad wax isku falayso

  • @abucabbaasalfaradi7290

    @abucabbaasalfaradi7290

    Жыл бұрын

    Maku dhaarankartaa arrinkaasi inuu sidaa yahay ?

  • @guledmahomed168

    @guledmahomed168

    Жыл бұрын

    @@abdarasaqmohamoud5788 subhanallahi nin qalbigiisa uu kujiro kur.aanka kareemka ah iyo xadiiska nabiga scw miyaad kutilmaamaysaa xoolo

  • @axmedcabdielmi6803

    @axmedcabdielmi6803

    Жыл бұрын

    Qof aan waxba hayn ayaa cay iyo been Cuskada

  • @shidexareed4761

    @shidexareed4761

    Жыл бұрын

    @@axmedcabdielmi6803 Bal car waakaase ber beraawi. mar qudha haysoo hor fadhiisto. oo haygala doodo waxaan ku haysto. kuma dhoco waayo jahligiisuu ogyahay.

  • @Ismacilmaxaamd
    @Ismacilmaxaamd Жыл бұрын

    اللهم بارك في شيوخنا السلفين كلهم

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 Жыл бұрын

    سبحان الله

Келесі