Japan oo ka walaacsan dhalmo yaraanta Iyo Somalia oo ka mid ah wadamada ugu dhalmada badan

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 285

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 Жыл бұрын

    HAREERI SHUKRAN❤❤❤ HORTA MARKUUN ANU SOO MUUQANO❤❤

  • @Moha57959
    @Moha57959 Жыл бұрын

    waxaa kenaya in somalidu ay dhalmo bataan kow dad muslim ah baa nahay alhamdulilah mahadsanid hereri

  • @bashj7379
    @bashj7379 Жыл бұрын

    Hereri Waa wariye Ruug caddaa ah oo Tusaale badan siiya ummadda somaliyed Salaan buuxda from Gaalkacyo.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Жыл бұрын

    MashaAllah Tabaraka Allah, Allow Noo Barakee noona Siyaadi. الحمد لله رب العالمين

  • @abdirahmanmohamed2572
    @abdirahmanmohamed2572 Жыл бұрын

    allaah codkiisii isma badalin allaah xaftiyee cabdisalaan BBC somali abahay ayaan la dhageysan jiray allaah unaxariistee

  • @abdulqadiradamali

    @abdulqadiradamali

    Жыл бұрын

    Alla u naxariisto aabahaa!

  • @kheertoalinuur7084

    @kheertoalinuur7084

    Жыл бұрын

    Amiin yaa rabi

  • @abudarda00
    @abudarda00 Жыл бұрын

    Ilaahay somaali ha badiyo hana ka dhogo kuwo diin iyo akhlaaq ku dhasha

  • @xuseenmahdi679
    @xuseenmahdi679 Жыл бұрын

    Waa macluumda cajiib ah. Laakin somalidu ha dhalamo badanaadane laakin iyagaa is madhinaya intii dhalataba in leeg baa hoomiye iyo qarax ku dhimanaya

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын

    we support You Abdisalam All the way from hargiesa somaliland♥️

  • @hooyomcn1019
    @hooyomcn1019 Жыл бұрын

    Awoowegey aya 30 carur dalay marka aniga xisaab badan aya qabya iga ah wa inan awowgey kabadiyo inshallah

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    Жыл бұрын

    MashaAllah waa han wacan, ilahay hakuu barakeeyo wll

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Жыл бұрын

    Run ahanti waa Arin layableh sina aad markad maqashid aad la yabaysid sina aad qosol ah takalana noqo neysa cilmi kororsi marka waxan leyahy Cabdi Salaan Hereri waad ku mahadsantay sida nogu so xushay barmamishka wana barmamish ficaan o wanagsan 👍🌹🌹👍

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Жыл бұрын

    Soomaalaay ubad dhashaan iska daayee kuwa nool dilka kadaaya

  • @laeynikash3709
    @laeynikash37099 ай бұрын

    Great job hereri we are all support you...❤❤❤❤❤❤ from garissa

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 Жыл бұрын

    Aabahayga 21 cunug ayuu dhalay waana 57 jir

  • @khalid5318

    @khalid5318

    Жыл бұрын

    Masha Allah ilaahay ha u siyaadiyo

  • @qaalidqeys135

    @qaalidqeys135

    Жыл бұрын

    @@khalid5318 mahadsanid sami

  • @khalid5318

    @khalid5318

    Жыл бұрын

    @@qaalidqeys135 adigaa Mudan Walaal

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Жыл бұрын

    Bal horta meel uun aan safka hore ka galno, aad baan ugu Qoslay😂😂😂😂😂😂😂😂😂 thanks Mr herari.

  • @sadamhussien4147

    @sadamhussien4147

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂hada ma faraxsantahay Marka

  • @sadamhussien4147

    @sadamhussien4147

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂 istaqfurulah

  • @arwamustaphaabdirahmaan9371
    @arwamustaphaabdirahmaan9371 Жыл бұрын

    Alxdulilaah waaa arin fcn mansha allaha thanks

  • @ahmedmohamed3061
    @ahmedmohamed3061 Жыл бұрын

    Manshaa Allah Alle habadiyo soomaalida

  • @TheWacan
    @TheWacan Жыл бұрын

    Walhi waa run somali dhalmo ayaa lagu saliday....9 caruur ah xaafad walba mashaalah tabaraklah.

  • @rashiid187

    @rashiid187

    Жыл бұрын

    Dhalmo aan waxbo loo hayn oo caruur duuf ka da aayo ay ku dawarsanayaan

  • @magacaygamaxamuud7253

    @magacaygamaxamuud7253

    Жыл бұрын

    @@rashiid187 adba sawdigaa nool

  • @hamdamohamed4155

    @hamdamohamed4155

    Жыл бұрын

    Waxba ma dawarsanayaan irsaaqadada ma cunaan lkn mid ilaahay leeyahay bay cunaan

  • @sadikmoho3890

    @sadikmoho3890

    Жыл бұрын

    ​​@@rashiid187 ma waxbaad sheegaysaa mise waad is caayaysaa ... hadalka iska sax .... kolay kula yabi maynee aqoon la'aan inay kuhaysaa lagayabaye Caloosha hooyadood iyagoo kujira ayuu Allah u qoray risiqooda

  • @jaabirOficial

    @jaabirOficial

    Жыл бұрын

    Cid ku saliday malaha

  • @maxamedmaxamuud7167
    @maxamedmaxamuud7167 Жыл бұрын

    Wariye caalami ah Cabdisalaan hareeri

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 Жыл бұрын

    Mashaa allaah 🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴

  • @maryaimosman222
    @maryaimosman222 Жыл бұрын

    scw walal aad ayaan kuu hanbalyeynayaa. because siyasada iyo xasadka iyo xiqdiga wadanka taagan ilaahay ayaa kaa badbaadiyey sidaa ku soco insha allah aad ayaan kuu tageraa maansha allah tabarakalah.

  • @dhoolayareahmed992

    @dhoolayareahmed992

    Жыл бұрын

    Masha allah mahadsaid

  • @guleedheybe1250
    @guleedheybe1250 Жыл бұрын

    taagasanuba dagaal iyo qaraxyo dhimasho joogto ah ku jirnaa🇸🇴🇸🇴

  • @Huda.999
    @Huda.999 Жыл бұрын

    Masha allah bal meel uun aan safka hore ka galno🥰

  • @bukhom
    @bukhom Жыл бұрын

    😂😂thanks xaliimo iyo faarax

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 Жыл бұрын

    Somalia Guul iyo Gobanimo YAA RABI

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Жыл бұрын

    Masha Allah illaahey hanoo saidiyo dhalmada umada somaliyeed Amiin yaa Rabi please say masha Allah

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed6846 Жыл бұрын

    Asc Alxamdulillaah, 👏👏👏👏👏 waxaa ilaahay mahadiis ah inaan sunadi nabiga ku dhaqmayno iyo diinteena suuban, in guurka lafududeeyo si aanan zino loogu dhicinin, dhalmadana waa hibo uu ilaahay noogu deeqay, bifadlillaah 🌹🌹🌹🌹🌹 balanteenu waa inaan JANADA BOOSKA UGU FIICAN AAN KA GALNO insha ALLAAH.

  • @kheertoalinuur7084

    @kheertoalinuur7084

    Жыл бұрын

    Asc amiin yaa rabi

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    Жыл бұрын

    Aamiin Aad iyo aad wll qaali, waa sidaad sheegtey waa galad uu ilaahy nagu galadeysatey, Jazakumu Allahu kheyra

  • @curin22
    @curin22 Жыл бұрын

    Masha allah ilaahow na badi oo nabarakee

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Жыл бұрын

    Hambalyo, Cabdisalaan. Markasta barnaamijyo wax tar leh baad soo gudbisaa. Mahadsanid.

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 Жыл бұрын

    Somalidha dalmo jecel Allah barakaeyo nolasha qurbaha o Dibka badhan salad kasta dalan .. kuwa Somalian hashegin wabo laikugufana .Ya rabi Ani kumajiri mugo energy gas Mahayo Allah ubarakeyo inta Dasha jecel

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf Жыл бұрын

    Masha Allah somalida dagaal iyo qax gaajo jahli baa na reebay

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 Жыл бұрын

    Soomaliyeey hawsha badiya aan badanee ishaalah

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 Жыл бұрын

    WAR FAARAXOW IYO XALIIMOW SIDAA ISKU WASA AL XAMDULILAAH🙏

  • @Deeqow

    @Deeqow

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @mariza101_

    @mariza101_

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kamamoores3138

    @kamamoores3138

    Жыл бұрын

    @@mariza101_ waa runtay inaadeer😁

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 Жыл бұрын

    Masha Allah , Aduunku dadka waxa u aqbala , dadku waa hanti

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 Жыл бұрын

    Maashallah haweenka somaliyeed

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Жыл бұрын

    First positive news about Somalia for long time.

  • @najkavlado5698

    @najkavlado5698

    Жыл бұрын

    Ma waxaana positive ah faqriga u sabab ah caruur dhalmada badan dowladaha ka horeya Somalia un eeg 😂😂

  • @liban.2249

    @liban.2249

    Жыл бұрын

    lol, at least we are leading in something positive😂

  • @abdiraxiinhasanmuxumed5872
    @abdiraxiinhasanmuxumed5872 Жыл бұрын

    Herii amanta khuu

  • @adamdahir9544
    @adamdahir9544 Жыл бұрын

    Weriye weyn oo ruug cadaaya hore u soco

  • @rahmaeid6922
    @rahmaeid6922 Жыл бұрын

    Mahadsanid Wll

  • @mohamedhagi8492
    @mohamedhagi8492 Жыл бұрын

    Good topic. Mahadsanid.

  • @xamdaxuseen3643
    @xamdaxuseen3643 Жыл бұрын

    mashAllh 🇸🇴⚘

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Жыл бұрын

    Ustaad socdaalo quruxbadan nosodub🥰

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp Жыл бұрын

    Waaw wa sheeko xiisobadan

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 Жыл бұрын

    Geli gelid 🇧🇷. . . congregação cristã no Brasil 🙏.

  • @osmanrashidomar8703
    @osmanrashidomar8703 Жыл бұрын

    M.a hareri

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 Жыл бұрын

    M sh allah waanku taageeraa

  • @ayaan850
    @ayaan850 Жыл бұрын

    Qiyaas uun weeyi intaas ee inta guryaha ku dhasha iyo goobaha aan diwaangashayn ayaa kabadan sobobto ah dalkeena caruurtu markay dhashan majirto diwan galin rasmi ah iyo dhalashoyin lasiiyo midna markaa inta aan la ogayn ayaa badan

  • @Dhinbils
    @Dhinbils Жыл бұрын

    Waad naga yaabisay runtii meeshi xun oo dhan ayey nadhahayaan kaalma hore somalia kaga jirtaa dadkeenan dhaqanka dirxiga leh Ee Albaabda iska balaqanaya sanadkiiba boqolaal dirxi dhalaya ayaa xagana kalinta 9aad naga soo geliyey subaxana Allah Waxan layaabanay wixii hore musuqmaasuqii dawlad xumadii iyo Iwm tana Ma noogu dareen nagamay xishoon

  • @iamshaahid
    @iamshaahid Жыл бұрын

    Score kan hadaan sameyney inta kalena waan ku dareyna insha Allah. 40 kii Sana wareerka ahaa 7 ka hartey guushu wey soo dhawaatey.

  • @manowabdi816

    @manowabdi816

    Жыл бұрын

    Wll 47 maha kawada

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    Wareerkaas waligeen ka bixi mayno addii aynaanu sida isku dhaami wayno

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    Жыл бұрын

    ​@@takar1095 wll haquusan, marwalba rajadaadu waa iney sareysaa, ilaahy aanu talasaarano

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    Жыл бұрын

    Ilaahy ayaanu dambi dhaaf, Guul Barakeysan iyo Midnimo waarta ayaanu weydiisanay

  • @husseinaadanibrahim6264
    @husseinaadanibrahim6264 Жыл бұрын

    Somaliy hadii ay nabad ahaan laheyd. caruurta dunida ugu badan Somali ayey ku dhalan laheyd soma ahow

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod7595 Жыл бұрын

    War c/salamow waa beenaalayaal kabadan been soomaalidu dhashaa ee dhibku waa tayo yarnahay oo sida aduunku ubadka u koriyo waan kala gadisanahay xaga tarabiyada . Wax qabadka .

  • @gullibleidiot5072

    @gullibleidiot5072

    Жыл бұрын

    Beentaa ma ahan Somalida wey iska dhalaaan

  • @abdinasirbuncune8477
    @abdinasirbuncune8477 Жыл бұрын

    Keep up yr are wow

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 Жыл бұрын

    Waxan la yaabay Bani’admiga meel urooni jirin!. Waxay badsadaanba waa ku hoogaan!. Maal, Dhal, Caqli, Caqli xumo!. Cunsur nimo Qalbi furan!.

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Жыл бұрын

    Wariye caalamiya xifiduhu laah

  • @bowmow6206
    @bowmow6206 Жыл бұрын

    Great information

  • @oamaer
    @oamaer Жыл бұрын

    We support you Abdisalam, all the way from Laas Caanood, Somalia💌🍀🍀🍀🍀

  • @shaficihassan7558
    @shaficihassan7558 Жыл бұрын

    Dhashaa badan xagee aaday walina waa nalaga badanyahay markaa aragto somalia iyo wadamadaam africa ee kale

  • @sucadoahmed3387

    @sucadoahmed3387

    Жыл бұрын

    Sanad kasta inta dhalato inka badan BA dhimato

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy Жыл бұрын

    Dhalinyaradu waa Hanti Qaran, waana Mustaqbalka wadan kasta, Birth control iyo wax aan Allah swt ogoleyn sidii ay uga daba ordayeen ayey halkas ka ridey. waa nasiib daro. marka ay wada duqoobaan waxey ku qasbanaan doonaan in ay wadamo kale ka doontaan shaqaale.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Жыл бұрын

    Cabdi salaanoow....mahamed biz zaa'idna wuxuu aaminsanyahay inuu dalkeena iyo khayraadkeena inaka qaado mustaqbalka dhow anaguna judhaasba inakuma jirto....2023 baan waxaan isku laynaynaa laascaanood....dalba inaynu nahay mayna kea dhaadhacsantahay

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Жыл бұрын

    legend journalist

  • @xamsecabdirashiid9273
    @xamsecabdirashiid9273 Жыл бұрын

    Afar afar ha guursadaan Habalaha somalidu haka qeyb qaatan tartanka aduunku ku jiro oo afar afar ha so dhaweeyan .

  • @Gzy308

    @Gzy308

    Жыл бұрын

    Gabdhaha Soomaaliyeed way idinku daaleen duleysigiina iyo dibin daab yadiina diyaarna uma aha darxume danbe.

  • @lulali6059
    @lulali6059 Жыл бұрын

    Wali masoo gaarin Hadii ba kaalinta sagaalaad soo galney. Aniga waxaa isdhahayey kaalinta afarad ayeynu kasoo galeena somalida dhalmada ciyaalka maadama an dhalno qooyskii ugu yar ee somaliyed ba 6 caruur, kan ugu badan na 10-11.

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 Жыл бұрын

    Louisville Kentucky State USA waa ku sugayna insha all ❤

  • @Somaliland-First

    @Somaliland-First

    Жыл бұрын

    I need to go there but don't know how😟. I'm from Somaliland.

  • @2plus2equals59

    @2plus2equals59

    Жыл бұрын

    Ma dad baa ku nool halkaasna?

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    Жыл бұрын

    Mohamed Ali city😉

  • @Ogaansame
    @Ogaansame Жыл бұрын

    Abdi salan hareri love ❤️ iisaara kpe

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 Жыл бұрын

    Mohamed Ali kalay city ❤❤❤❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Жыл бұрын

    ALLOOW noo badi umadeenna

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 Жыл бұрын

    Somalida isdubbeys iyo dhalmo iyo wasmo waaloogu duceeyey.

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Жыл бұрын

    Waa alxamdulillaah dunida cudud baa la isku maquuniyaa

  • @Gzy308

    @Gzy308

    Жыл бұрын

    Cudud aan caqli lahayn iyo tiro aan tayo lahayn midna wax mataraan

  • @sir__cmc

    @sir__cmc

    Жыл бұрын

    @@Gzy308 u sheeg

  • @hamdamohamed4155

    @hamdamohamed4155

    Жыл бұрын

    Yaa kasoo waxyooday in si soomaalidu bilaa caqli tahay Yurub iyo maraykan nabad galyo aan oolin baa dhulka soomaalida taala 10ka habenimo Haddad socoto wadooyinka lagu eegi maayo Kuwaa kale dhasha yareeyay ee caqliga mooday caruur la.aanta bal car wadooyinkooda Mar 7da fiidnimo...

  • @Gzy308

    @Gzy308

    Жыл бұрын

    @@hamdamohamed4155 naa Soomaalia is ka daa habeene maalin cadeey xataa amaan maleh. Ma caruur baad u sheekeyneysaa mise dad waaweyn. Soomaali hadey caqli iyo maskax leedahay wadsnkeeda ayey nabad ka dhigi lahayd oo horumar gaarsiin lahayd. Waad riyooneysaa.

  • @ahmedabdi696
    @ahmedabdi696 Жыл бұрын

    Haye haaye

  • @xadiyojamac5736

    @xadiyojamac5736

    Жыл бұрын

    Cid naga dhalma badan ma jidho saan qabo

  • @jamesliston5693
    @jamesliston5693 Жыл бұрын

    Finally

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын

    Thanks

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Жыл бұрын

    Salaan sare

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 Жыл бұрын

    Alaylehe meel uun xaga hore aynu ka galno

  • @abdikarim290
    @abdikarim290 Жыл бұрын

    Allow noo siyaadi

  • @dhambaalmedia3846
    @dhambaalmedia3846 Жыл бұрын

    Legend

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 Жыл бұрын

    Somalida dagaal iyo gaajo iyo xaasidnimo ayaa umada ka reebay intaa way ka badnaan lahaayeen mida kale indho yar iyo asiyanku cunsuriyiin ayey u badanyihiin laguma dhex noolaankaro urtooda iyo cuntadooda oo urta masaska ayey cunaan iyo Eeyaha

  • @blackpanda2665
    @blackpanda2665 Жыл бұрын

    War japan ii dira mission baa leeyahee

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Жыл бұрын

    2caruur 8sano anaba jababana

  • @farxaanibraahim6397
    @farxaanibraahim6397 Жыл бұрын

    Asc xaaji cabdi salaan hereri waku salaayaa abti

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Жыл бұрын

    Alxamdulilah ilahey hano badiyo ilmo dhalida wa Bulshada cusub jilka danbe

  • @nurmohafarey1971
    @nurmohafarey1971 Жыл бұрын

    Ani waxaan u ma leeynayaa wadanka ugu dhalmada in uu yahay wadanka South Sudan

  • @cabdimaxamuudobsiiye9238
    @cabdimaxamuudobsiiye9238 Жыл бұрын

    Anwada,dhalee,dhalaay,dhalaay

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 Жыл бұрын

    Barnaamijkan waa duni yaable waa barnaamijka aan ugu jecelahay

  • @maryamkilwe8037
    @maryamkilwe8037 Жыл бұрын

    Waa inaan jabaan dadka wax ka siinaa

  • @rahmaa8394
    @rahmaa8394 Жыл бұрын

    Somalida xin bay u dhalaan ninku yuuna kula guursan 😅

  • @mawliidAbiib-mh3sp
    @mawliidAbiib-mh3sp Жыл бұрын

    Tabsir😊

  • @khalid5318
    @khalid5318 Жыл бұрын

    Forever 21 store yaa u jeedaaa

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Жыл бұрын

    Somali republic

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Жыл бұрын

    Asc,Harariyow. 200 Oo qosys Oo Soomaali ah ha soo qaateen..Iyagaa sanad dhexidiis ku dhalaaya,

  • @adarkahin3533
    @adarkahin3533 Жыл бұрын

    Masha Allah wax uun aanu ku guulaysano kkkkk

  • @DrSaidAbdirahmanCardiologist
    @DrSaidAbdirahmanCardiologist Жыл бұрын

    Alx

  • @jamahurre
    @jamahurre Жыл бұрын

    Mahadsanid legend,

  • @zahrashiineofficial3793
    @zahrashiineofficial3793 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @mcmmohamedabdi4129
    @mcmmohamedabdi4129 Жыл бұрын

    Asc walal cabdisalan hereeri wankusalmy

  • @abdalemaxamed3675
    @abdalemaxamed3675 Жыл бұрын

    Asc Cabdisalaan Hereri, wlal WhatsApp kaaga ayaan u baahnaa ama meelkale oo lagala soo xidhiidho hayd jirto. Mahadsanid.

  • @aliabdi3255
    @aliabdi3255 Жыл бұрын

    Waxad hilmaantay iney kabadan inta dhalaneyso ey hadana dhimanayaa badigood ...waraxyada iyo dilka laisu dilo

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Жыл бұрын

    m.tabaaRAKALAAHU

  • @faclon.
    @faclon. Жыл бұрын

    Caruurtan musqmaasuqa iyo qabyaalada ayay xifideen 😂😂

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Жыл бұрын

    ax ax islamaa

  • @_Khaalid
    @_Khaalid Жыл бұрын

    Kkkkk aad iyo aad waliba hereriyoow ku darsoo waa hawl mihiima.

  • @abdihakim6852
    @abdihakim6852 Жыл бұрын

    Wan kufaraxsanahay hadii aan kalnay kalinta 9