"Jabuuti Waa Walaalaheen, Maalinba ayeynaan Qori Meel Sudhin" Xil Barkhad Batuun

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 168

  • @dayroday8133
    @dayroday81332 күн бұрын

    ALLAA YALCAN UMAK YAA SULUBI WAAR WAXAAN YAA ISKA AAMUS YIDHA

  • @queency7943
    @queency79432 күн бұрын

    Shacabkaas aad leedahay codbay isiiyeen ayaa Somaliland illashanaya cid ay ka baqayaana ma jirto ismaciilna waa cadawga Somaliland

  • @user-uf1ih4uf5z

    @user-uf1ih4uf5z

    Күн бұрын

    Yes

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n2 күн бұрын

    Walaalkee dee is hubso intaanad walaal sheegan

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711Күн бұрын

    ILAAHAY SOOMAALI HA ISKU SAKHIRO ISAGAA AWOOD U LAHE. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @engab001
    @engab0012 күн бұрын

    Khasaare. Reer Somaliland iyaga oo jawaan laws ah u coodeeya ayaa u dhaami lahayd. Waar orod oo walaalaha ad sheegaysid u tag.

  • @Samiaahmed-p3w

    @Samiaahmed-p3w

    20 сағат бұрын

    Wll uu saxan yahy inan dadka colaysan ma ceebaa🙏Inagii baa imika argagaxiso noqony xitaa hadaan saxanahy🙏Ma somali odhan bn la dagaalnaa😂

  • @engab001

    @engab001

    9 сағат бұрын

    @@Samiaahmed-p3w wll inagu Cid na maynaan colaysan ee hadaad la socotay nimanka Jabuuti fadhiyey ayaa iclaamiyey in ay dagaal soo qaadayaan. Xassan sheikh na hadaad khudbadiisi dhagaysatay isaga Aya afkiisa Ka sheegay in uu dhiig haday Ku kalifto in u Ku soo celiyo Somaliland u Ka shaqaynayo. Hawlaha heshiisyadeena iyo horumarka Somaliland halka uu Ka tagaan yahay kolay in ad la socotay ayaan filaya. Markaa wll inagu tii oo Cid walba kuu soo hub urursatay in aynu arki wayno khataraha inagu soo socda oo inagu Isku mashquulno waliba eeda na isa saarno. Waxaan wll filaya in laga roon yahay. Nacas baa barta lagu dilayo kii oo og iska fadhiyee inta loogu imanayo. waa in difaaca qaranimadeena dhinac uuga soo wadaa jeedsanaa inaga oo muxaafid iyo mucaarid Isu Kala gurin waayo waa wixii inaga wada dhexeyey baa duulaan lagu yahay. Waad mahadsan tahay wll

  • @muusakahin4135
    @muusakahin41352 күн бұрын

    Waa djibouti uusan waxba ka aqoon

  • @yaasir1936
    @yaasir19362 күн бұрын

    Aduu Ma Jabuuti Baa Afhayeen U Tahya , Mid Kale Jabuuti Miyaa Layska Maagay Sow Jabhado Inagu Soo Hubayn , Ma Yaan Loo Jawaabi Leeday Waxani Waa Qudhun Walaahy Barkhadow Dib Danbe Laguu Dooran Maayo

  • @hodanibrahim1059

    @hodanibrahim1059

    Күн бұрын

    Dowladu waa inay ninkani shAqo ka qabato

  • @khadijac9841

    @khadijac9841

    Күн бұрын

    Maantakahor marumaysan kalmada cadowga gudaha kolay baasaaboor ayuu kahaystaa

  • @AxmadMuuse-lr2dd
    @AxmadMuuse-lr2dd2 күн бұрын

    Dameer haduu ciyana waa maa haduu aamusana maa ayuu la aamusaa ma idhaha ayuu ina qabanayaa wixii jabuuti kasocday ee warbaahintu qaadaa dhigaysay buu inaleeyahay majirin ilayn midgaan ma xishoodo

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri33162 күн бұрын

    Walaahi maanta reer Hargeysa ha la qabsado bal waxaa laga dhex akhriyo eeg eey waliba tabinayaan waliba sii cadayso dheh hargeysan ka xoraynaybaa daquud way ku gaadhay inaad cid waloo cadawga somslilandaba Hargeysa dhexdeeda ka tageerto because no dawlad

  • @user-xf7do4gu7u
    @user-xf7do4gu7u2 күн бұрын

    Passportka jabuuti ku shaqo tag.

  • @FadxiyeOsman
    @FadxiyeOsman2 күн бұрын

    Cadawga gudaha 🤮🤮

  • @omarjama7627
    @omarjama76272 күн бұрын

    Ader ma Djibouti’ baad u shaqaysaa mise Qaranka iyo fadkii ku doortay!

  • @omarosman4440
    @omarosman44402 күн бұрын

    Dhibaatada jabuuti ku haysay SLand waligeed waxaanad u fahmeyn isku wax baad aaminsan tihiin.

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
    @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa78072 күн бұрын

    Adigu ma jabuuti baad ushaqaysaa mise somaland hadaan sidaa moodayno cod kumaanan siineen

  • @Mamar6310
    @Mamar6310Күн бұрын

    IN DJABUTI PARLAMANKA DHEXDIISA LAGA TAAGEERO OYO MIQDISHO WAA. NUSQAAN WAANA LIISASHADA DAWLADDA IN LA XIDHO WEEYE OOYAAYE IYO CALI SAMATAR OOYAYAE WAA KII LAHAA PARLAMANKA DHEXDIISA NINKA SOMALI INAY ISKU NOQOTO DIIDAN ISAGAA CIRKA ROOB KU OG

  • @moguehrobleh5493
    @moguehrobleh54932 күн бұрын

    Fariid mr excellence anihaye waa runda

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9khКүн бұрын

    Waxan layaabanahay ururkan jar iska xoorka ah iyo dadka jritaanka soomaalilaan diidan waxa markasta isku xidhay

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka88622 күн бұрын

    Barkhadow adoo si cadalada u hadlayso nimankan somalilnd kasoo hor jeeda jiritankeeday kaso horjeedan adna wax yaro basiidad kaso qaday waxbay tabteen ee hala qanciyo iyaga haba la qanciye jabuuti iyana ma waxbay tabanaysa ?

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh2 күн бұрын

    Rer sheekh isaxaaqow codkiina cadawgaad siiseen ee rer shiish waang sifiican uqaata macaashkii codkiina 😂😂😂😂waa inoo kow maanta xildhibaan cadawga ulasoosafta cadawga duminta qaranimadiisa waliba u cadaysta sitoosa😂😂

  • @Degaliah

    @Degaliah

    Күн бұрын

    Reer shekh isaaq waan ahay lakiin meelwalba haday ka xidhanto ma cirkaad ubixii ? Maskaxdu ha shaqayso waxwalbaa si hosaad loga tashadaa

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r2 күн бұрын

    Barakhado geela.jabuuti ma aragati waayo doqona la cumaamadaye baa tahaya waxaa aragat muuse iyo xukuumada laakii waa midaana loo noqona dooni

  • @Gudhuudhe058
    @Gudhuudhe0582 күн бұрын

    Midgaan waa midgaanuun

  • @mehdiahmed3639

    @mehdiahmed3639

    2 күн бұрын

    Hhhhh,midgaan wa ka laga waayo jaanada jahiilow

  • @Gubaddo

    @Gubaddo

    Күн бұрын

    Midgaan cay iyo ceebtoona ma aha

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9khКүн бұрын

    Gurguurtaha xamar iyo geelaha jabuutay cayaan cashuurta yadii kunaaxay ayay nagusoo ciyaarsiiyeen

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f2 күн бұрын

    Tacab qasaar

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802Күн бұрын

    Ey qoolka Laga furay waa kanoo kale,sinji Baad u leedahay dhadhan raaca xagga uu kaa jiro inaad eegto,waa in xasaanada Laga qaado waa cadowga gudaha ee u adeegaya cadowga somaliland.

  • @abdiali319
    @abdiali3192 күн бұрын

    Cayayaankan Makrafoonka la cararayaa way ku raaxaysanayaan doqonkan la iibsaday. Mid su’aal ku matalaya qaranka ma jiro. Mucaaradku waa UCID iyo Faysal Cali Waraabe.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu2 күн бұрын

    Waxan ha laga qabto ummada ! Codkii la siiyey ummadu way qoomamaynaysaa dhammaan !

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr2 күн бұрын

    FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r2 күн бұрын

    Nimanka danayarta cashuurtoo cuna ee gafanayaasha noqodaye ee ushaqeeya cadowaga sharacig ha lagu qaado

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu2 күн бұрын

    Muxuu ka hadlayaa kani wuxuun buu iska leeleeyahaye waar waxan qaranka ha laga qabto dibjirkan

  • @queency7943
    @queency79432 күн бұрын

    Ciil qabe miidhan ayeynu isku Soo dhisnay jabuuti waa cadawga koobaad ee Somaliland hadaan may noqone horay u ahayd isagu hadaanuu ogayn anaa og jabuuti haday danteeda garan waydo Somaliland waxba dhulka kama yaaLaan hadaad leedahay ciidankeenii mee waa ka sharaf ku joogay dalkiisa hadaad ka hadlayso 25 Aug adigu is waydii ciil qabow

  • @Degaliah

    @Degaliah

    Күн бұрын

    Wlaal ninkani ma khaldanaa waayo maanta Somaliland kaliyaa isaaq ayay noqotay dhulbahante dan bu ujoogay hadanaa wa tagay gadabuursi waligii Somaliland ma tagersanayn ee dan baa jirtay dantiina wayso dhamaatay

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j2 күн бұрын

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Ilaahayow na astur waar Daamidaadii iska joog nin liita marka wax laga dhigo Waxa uu noqdaa Xaarwalwaal فلا يجوز للإنسان الانتماء إلى عائلة لا ينتسب لها حقيقة، فقد ثبت نهي الشارع عن ادعاء الإنسان نسباً غير نسبه الأصلي، روي البخاري ومسلم عن سعد بن أبي وقاص رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: من ادعى إلى غير أبيه -وهو يعلم أنه غير أبيه- فالجنة عليه حرام. Waa Khayran katiiran

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8dfКүн бұрын

    Baarlamaanka somaliland iyagaa fursada cadawga iyagaasiiyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ madaxweynaha somaliland hadalkisii jabhada uukawaramay ninkii beenka sheegaa wuxuu yahay baanu gaadhidonaa

  • @abdiali319
    @abdiali3192 күн бұрын

    I am sick to hear this stupid guy. He and his Political Party is completely a sell out. He is an advocate of Mogadishu and Djibouti having a legal license in Somaliland. Wadani should not come back as a political party. That will be a suitable punishment for them.

  • @Samiaahmed-p3w
    @Samiaahmed-p3w20 сағат бұрын

    Xildhibaanku uu saxan yahy hadii Caqli caafimaad qaba lagu eego😂Waayo cidwalba miyaan la dagaalnaa, dadka waala soo dhawaystaa❤

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc2 күн бұрын

    Garaca midgaanka ayaa ugu uxun

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm2 күн бұрын

    Dublamayshiyad kuLaha oo yaa ku ictirafsaan 😂 kani adunba ma agoo

  • @Wassup309
    @Wassup3092 күн бұрын

    Dadka is one thing politics is another thing

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn2 күн бұрын

    Midgaan waa ma xishoode baarlamanka walhi waa khaldamay markuu midgaan xildhibaan noqday

  • @Gubaddo

    @Gubaddo

    Күн бұрын

    Midgaan cay iyo ceebtoona ma aha ee si kale uga falceli hadalka xildhibaanka tusaale; waxaad tidhaah Xildhibaan Barkhadow ma Jabuuti ayaad afhayeen u tahay mise shacabka Somaliland? Waa hubaal in uu kuu jawaabayo eh

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zyКүн бұрын

    You missed the boat. You should support your presidential. Ismail cumar geese don't wish to support not only Somalia or ssomaliland

  • @MarwoAbdirazak
    @MarwoAbdirazakКүн бұрын

    Ilaahay.soomaaliha.lsku.sakhiro.isagaa.awood.u.lahe.aaammmiiinnn.yaa.allaah.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-hp8ql8lj2h
    @user-hp8ql8lj2hКүн бұрын

    Codkii 21 kun Waa lagugu khasaaray Tuug noo dhuuntay Baad noqotay khashaaraw

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r2 күн бұрын

    Barakhado yaada la jirta yaadase la jirtaa nimankii cashuuratii dadka masaaniinta mushaharka loo siiyo maali qudha lama araga idinkoo qaranka difaacayee maxaa qaladan??????

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    Күн бұрын

    Cadawga ayuu lajiraa

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jКүн бұрын

    waar nagam aamu nacsyoho la muuneeyeye

  • @omarosman4440
    @omarosman44402 күн бұрын

    Mucaaradka qaarkii haysasoo daweeyaan.

  • @siradm
    @siradmКүн бұрын

    Mid aan kaa sexee, Muqdisho maaha sida aad moodayso, waa meel barwaaqo ah, oo nimcada adduunka ay taallo. Waxa laysku fahmi la'yahay waa, waa go'aynaa iyo mayee aan wada jirno, cadawtinimo meesha ma taallo dadku waa walaalo.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka88622 күн бұрын

    Xildhibaan qaran weeye ninkani warkiisuna waa xadiis

  • @user-ql6ef8ox5r
    @user-ql6ef8ox5rКүн бұрын

    Horn Cable TV waxaad la aragti tihiin barkhad oo ciilqabe ah oo Ka soo horjeeda qarannimada Somaliland oo aydan hal su'aaal ah waydiin ma wada ciilqabe ayaad tihiin idinkuna?

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877Күн бұрын

    Mundane xildhiban alle dambigaaga ha dhaafo iyo cimrigaagaba waa talo mudawidin mahd

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
    @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa78072 күн бұрын

    Adigaa hada jabuuti difaacaya oo ah cadawga gudaha

  • @FadxiyeOsman
    @FadxiyeOsman2 күн бұрын

    Ma sheekadii laascaanood baa hadana bilaabmay?😮

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k9 сағат бұрын

    Kan dhagax hakudhilan siyasi madawainaha kuqadayo tuug shacab kuwas dhagaxkudila😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5zКүн бұрын

    Oo adigu ma afhayenbad utahay D jabuuti way cadaysaty cadawtinimada somaliland hadii anay cadaw ku ahayn maxa jabhadaha ay ugu soo dhawaynayan caasimadooda mediaha way ku jiran jabuuti cadawtinimada way cadaysatay hadal iyo cadayn midna uma baahna hore halmada cadawga gudaha maanta ayay iga dhadhacday 1 ina batuun iyo qaarkale oo badan Waxa kale oon layabanahay waxan oo tv ah ma waxa laga wayay halmid oo su,aal qaranka kumatala marka ay xukuumada waraysanayan waa wada siyaasi oo hadanka kama sugaan marka cadawga gudaha lawaraysanayana waa shib halmid hadli maayo bal dinki fahma hada ayay iicadadtay cadawgii gudaha eela sheegijiray balmuu iska aamuso khasaare codkii bulshadu!!!!!

  • @user-kv4zt9ho3x
    @user-kv4zt9ho3xКүн бұрын

    Cayayaanka kunool somaliland edeb ayay yeelan doonaan hadii illaahay yidhaahdo masiirka somaliland inay go.aamin karaan ayay aaminsan yihiine haloo wada joogo waxa kudhaca cayayaanka isku xeeray

  • @rajoo532
    @rajoo532Күн бұрын

    War ninku fulaysana oo jilicsana😅

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf96942 күн бұрын

    hargaysa waxale somali malaha jawajiista SNM iyo amxaro

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi102 күн бұрын

    Walaalnnimadu waa mid laba dhinac ah ee xildhibaan ka hadal cidda dibindaabyada kugu wadda (daacad waddanka u ahae) !!!!!

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka88622 күн бұрын

    Barkhadow wllkay aan doortayow weligaa waxay somalilnd ka xumanaya inanad yeelayin waan ogahay lakiin boorame dadkeeda nadiifta ahi wa kuwa axsaabta ku leh Dalka soona hogaamiyey hadaba khilaafkan waa dulaan lagu soo duulay somalilnd hadaba ma waxaynu iska indha tirna sida somalilnd loogu soo duulay

  • @nyumbakumi5675
    @nyumbakumi56752 күн бұрын

    Dib dambo uma soo noqoneysid....we will bot vote you...go work for Somalia and jibooti....waan ku soo disnay...

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi74232 күн бұрын

    Shacabkii kuu codeeyey ee ku soo saaray way kugu qasareen hada kadib Geele ha kuu codeeyo Ma Jabouti ayaad u shaqaysaa

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn2 күн бұрын

    Waar maantana ma midgaaan baa wax inoo sheegaya taariikh ayey gashay

  • @yuusuf3968
    @yuusuf39682 күн бұрын

    Maad mutaysan bilad axmaq dalkiisa iyo dadkiisa u hiiliyey ka soo horjeeda

  • @user-gi9cl5rg5d
    @user-gi9cl5rg5d2 күн бұрын

    Noloy batun

  • @khadijac9841
    @khadijac9841Күн бұрын

    😂😂 basaaboorka miyaad ubaqday barkhadoow midka soomaliya qaado

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970Күн бұрын

    Yaayidhi walalo manihin kan nacaska ah kanisiyasidba mayaqan iyagaba ku soo weraraya

  • @omaraden8391
    @omaraden8391Күн бұрын

    FAGASH kii ku dortay 😢😢

  • @ahaiban1
    @ahaiban1Күн бұрын

    Gudaafadan xukuumadu waa iney dalka ka qabataa!!!.

  • @user-ez1hy1fj6h
    @user-ez1hy1fj6h2 күн бұрын

    🦐🫵🥱🐴🐴

  • @Degaliah
    @DegaliahКүн бұрын

    Aad iyo aad ma muran uunbaa lagu taagnaan

  • @ilwadhurreh
    @ilwadhurrehКүн бұрын

    Waad isku diraysaa umada rufoyaan yahaw awdal way socotay waa lander asala

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou2 күн бұрын

    Marti qaadku aduu gaarkuu ahaa xoogaa lacaga ayuuu kusoo siiyay ismaaciil

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9khКүн бұрын

    Candhuufta iska tuf intaanad hadlin

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr2 күн бұрын

    Muuse waa wadani ee hala doorto anoo SSC ah

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan2 күн бұрын

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou2 күн бұрын

    Maxaad uqabatay somaliland aan ka ahayn hagar daamo ah

  • @user-yr3sr8st3o
    @user-yr3sr8st3oКүн бұрын

    Hooyada iyo cida wax ka dhigtay uraye

  • @khadraosman9892
    @khadraosman98922 күн бұрын

    midgaanka codkaygii sita maxaa ka gal waa saacadii huwanta gudaha hadali jirtay

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac2 күн бұрын

    Waxba kugu falimaayaan iska daa xildhibaane xitaa awr halaabay ku weydiin maayaan,sland ood u dhalatay ayaa ku qiimaysay ee is baro.

  • @user-xu9dy7ry1v
    @user-xu9dy7ry1vКүн бұрын

    😂😂😂😂😂😂 wa duqun

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9lКүн бұрын

    Ceerigaabo Gabooyaa leh saylac:

  • @HusseinIbrahim-po1se
    @HusseinIbrahim-po1se2 күн бұрын

    Wxadcadaysay wxadtahy lisaka cadawgagudah Ayaanku aqosanaynaaa lagabilabomaanta

  • @aminaboon1290
    @aminaboon12902 күн бұрын

    Kuwaa nocaa wareeysanaya aayaa danbilayaal ah

  • @axmedxaashi2921
    @axmedxaashi29212 күн бұрын

    Naxli huursan baad tahay waan ka xumahay noocaas oo kale meel ka hadlo isku dir iyo munaafaqad ayaad wadaa

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou2 күн бұрын

    Tacab qasaar tacab qasaar kani

  • @sahraubax8142
    @sahraubax81422 күн бұрын

    Ayaad u sheyaysa

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan14812 күн бұрын

    midgaan midgaan dhalay oo lagu tacab khasaaray. Raiislaha ayaad noo xiiri doontaa bari dhow hadii ale yidhaa

  • @samiyaabdi8886
    @samiyaabdi88862 күн бұрын

    Tuug wab hadii aad dub u soo noqotaay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k2 күн бұрын

    GOBOLKA AWDAL hasoo hadal qaadan hooyadaa iyo midgaanka tahayba wase waa laydilayaa waar dalka si fiican ujoog

  • @abdillahiahmed5386
    @abdillahiahmed53866 сағат бұрын

    War baa kaa maqan. Jabkhti waa dalka xadka ka xidhatay dagaal xasuu. Waa inamada ka qabtay ee lowyocade loo mustaafuriye Ciidinkii Sayad bare gacanta laga galiyay. Waxaan u in aad badhaso iyo in aanad taariikhda garanayn,

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jКүн бұрын

    waar waa laisusoo jeesanayaa naclaa adiyo laascaanoodbaku yaal ciro maaha cado eeinka kadhigay dad xunba xusbiga galyi

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi102 күн бұрын

    Dad(koox) waxa jira cadawgu adeegsadu oo noqday dacaska xamaamka lagu galo marka loo baahdo

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu2 күн бұрын

    Waar ninkani uma qalmo inuu barlaman inoo dhex fadhiyo !

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jКүн бұрын

    dee midgaha iyo gudabiirsiga daarood oodhan waa faqash adigagn hadlaya iyo kuwa kula fekrka ah baa somaalilaan dhibka geliyeyi

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k2 күн бұрын

    Wasiir khadiija kkkkk

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu2 күн бұрын

    Waa beenaale geed is marisa oo jaahil ah difaaca qarankana banaanka ka taagan hadalkii ina xaashi iyo xirsi buu kaabayaa Madaxweynahaa isteerinka lagu haystaa !

  • @mahamedismail5403
    @mahamedismail54032 күн бұрын

    Sababta cadawga gudaha loo leeyahay waa:maalin qudha lama hadlo cadawga sl bal waabu ku digtaa . Tusaale:ciidanka qaranka malintii 25/6/24 way dabal dagayay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k2 күн бұрын

    Munaafaqan dawladaa naga hortaagane.kadar ma ka dhaadhicinaa

  • @yaxyesh-gf5pd
    @yaxyesh-gf5pd2 күн бұрын

    Waar isaguu. Haku wasee. Adoo midgaana ayaad hadashee anagu waanu ISKa celin dadka reerr Somaliland hamaqlina wuu midgaan nimo hadlayaaye

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam2 күн бұрын

    Ey Ey dhalay cadaynta wasiir cali iyo xogta sirdoonku keenay ma beenbaa waa halkaad gasho dameer dameer laga soo gooyey

  • @nyumbakumi5675
    @nyumbakumi56752 күн бұрын

    Kani dadka doortay muu ushaqaye, jibooti, awdal iyo ciidan maxaa kagale....muse muse muse muse muse muse.nothing else to do....we all know wadani are paid actors....

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi82612 күн бұрын

    Kani wa cadifad cuqdad hadlaya mamulka miyadnad katirsaneyn laguso doraan qaraan iyo jeebkagi bad garan ladahay 🤑🤑🤑🤑

Келесі