jabuuti caalankii buluga somaliland dhulka laga suray & aqoonsiga jabhada awdal state & muuse yabay

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 205

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c24 күн бұрын

    Somaliland guul cid hor,joogsan karta majirto

  • @Maxamedaymanyousuf
    @Maxamedaymanyousuf18 күн бұрын

    Anigu waxaan leyaha saadaashu waa guul

  • @mohmetmuhtar3935
    @mohmetmuhtar393523 күн бұрын

    Dhulkaaga xorayso waadiga uxagaa bixi kariwaayay itoobiya dhulka kaa maqan xorayso somaliland waa dl xora xadkana anaa jooga ma adaa jooga ninka xamar doonayoow orad tagged xamar xamar somaliland sifiicanbay wax u baratay cadawgoogana way ogyihiin horaa waxba looga qaadi waayay maantana waxba cidi ka qaadi mayso somalilan guul guul

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g24 күн бұрын

    Garcyay cabaadka joojiya waalaydinka guuriye cAc jabuuti bulaxaarbay noqotay

  • @abuomar2007
    @abuomar200724 күн бұрын

    Muusaba waa reer xarshin

  • @smartmm6267
    @smartmm626720 күн бұрын

    waar inader ha ugu tagina reerahan xanuunsanaya ee ciise waraabe iyo 2 samaroona

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g24 күн бұрын

    Naa eeyadyay adbaa adoon naflahayn oo ciise baldhaqa ayaa dawlad sheegta oo magaalo ah jabuutiya caac casc waalaydinka guuray anaguna waanu idinka xidhan subaga itoobiyana biyaha caac waalagaaguuray

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh605924 күн бұрын

    Somaliland waxay ka koobantahay: Ciise,Gadabuursi, Isaq, dhulbahante, warsangli iyo gabooye.

  • @user-hn2jx5xh6b

    @user-hn2jx5xh6b

    24 күн бұрын

    Somaliland was divided into four parts Dhulmahante,Issaaq,Ciise,Gadaboursi 3 waysocotey bas Issaaq hadey yaguna Moqdisho Adayaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah283524 күн бұрын

    KISSIMAYO TALYANI AYA GUMEYSANAYAY, KENYADA AAD SHEEGEYSA, SOMALIA XORIYADEEDA U RAADIYAY, 1962 dii AYEY XOROWDAY.

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed637424 күн бұрын

    WALAHI SAMARONEY REER SOMALIA IYO REER JABUTI AYANEY IND MNTA HEYSATAAN IDINKA DAADIN NIMAAN KUU RAREYN AYAANU KU FURIN INTA NABADA KU NOOSHIHIIN HADI AY DHACDO MEEL AAD TAGTAAN MA HEYSATAAAN

  • @Abdulkadir-ml3kt

    @Abdulkadir-ml3kt

    24 күн бұрын

    Maxan kuhayna mesho naga daadanaya airport malihin dekad malihin wado degmoyinka gobolka isku xidha malihin marka aanu dhulka isla galno

  • @ashasalah2835
    @ashasalah283524 күн бұрын

    WAQOOYI SOMALIYA WAXA KU MIDOOBAY, INTA QABAIL EE DAGTA, SIDA DIR, DAROOD IYO GABOOYE, ISTICMARKI INGIRISKUNA SIDAAS AYU UGA KACAY.

  • @RedwanMuhammad-ui7jz
    @RedwanMuhammad-ui7jz24 күн бұрын

    Kkkk awdal istate ❤❤❤ hargaysa hasiso laftinagaya

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan807423 күн бұрын

    Maansha Allaah Illaahay Somali Guul maanshallaah Somalidii midowdey Magacii baxayow midowdey

  • @jamayasin2155
    @jamayasin215523 күн бұрын

    Waa dad khiyaali ku nool Dawlad baan nahay oo layna aqoon saday

  • @aliameerikaaliameerika-mr5dh
    @aliameerikaaliameerika-mr5dh24 күн бұрын

    Mashaa allah hindo si fiican ayay u hadashay gunaanadka wixii aan xishoonaynay ayaa ordaya kuwii xishoonaya waqtigeedii la joogaa

  • @abdibarre2162
    @abdibarre216223 күн бұрын

    Calan woqooyi ay lahaayeen ma jirin

  • @-fx6nl
    @-fx6nl23 күн бұрын

    Wa runtisa

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r24 күн бұрын

    Inshaa alaaah waa baabi goone goosadka

  • @hibaaq6184

    @hibaaq6184

    24 күн бұрын

    Ilahay idinka idin baabi oo midh idinkama reebo

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y24 күн бұрын

    Somalian doqonoow jabuuti dad a uma naqaan, adiga iyo iyo hassan toona ma iman kartaan

  • @user-hn2jx5xh6b

    @user-hn2jx5xh6b

    24 күн бұрын

    Which was called Somaliland dismolished

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed641324 күн бұрын

    Ninka waa nala aqoonsaday xagee lagu aqoonsaday ma amxaaro aqoonsatay Sool iyo awdal sland kulama ahan mana khasbi kartid Adigu waxaad diidday in lagu khasbo sideed dad kale u khasbaysaa

  • @mahdiomar1328
    @mahdiomar132824 күн бұрын

    Gadabuursi waa Awdal state of somalia. Snm iyo Ethiopia xaa Jabaan.

  • @abdulghaniahmed8310

    @abdulghaniahmed8310

    24 күн бұрын

    Somalia Markit lagu wada jiray maxaad ku haysatay. Sow xaarka maad cunayn. Xaarkiibaad u darsatay Sow maaha?

  • @IkranBihi

    @IkranBihi

    22 күн бұрын

    Kaalay ka dhig adigu BS

  • @ashasalah2835
    @ashasalah283524 күн бұрын

    ISTICMARKI INGRIISKA IYO ISTICMAARKI TALYANIGA , GOORTEY DALKENNA KA XOROBEEN AYEY MIDNIMA KU DHAWAQEEN, SIDAASNA QARAN LAGU DHAWAAQAY.

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed525424 күн бұрын

    Ayuuto ayuu siyaasad ka dhig

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar797224 күн бұрын

    WAAR WUXUU MAYAANU XISHOONAYN

  • @khadralulmohamed5254

    @khadralulmohamed5254

    24 күн бұрын

    😂😂😂 Waala yaabay

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney19 күн бұрын

    All af you grz

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g24 күн бұрын

    Alalehe garac jabuuti ninbaa helay

  • @smartmm6267
    @smartmm626720 күн бұрын

    WAAR CAWASNKAN CIISE PROTECTRATE MABA GARANAAYO

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed525424 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂 Fowsiya Naag nool buufi cayayaanka❤❤❤❤❤❤ Soomaalilland xataa naagahooda kama hadal badinaysaan Rageena Libaaxyo Maasha Allh ❤wow wow wow🎉🎉🎉🎉😂😂😂 Jabuti Daarood baa soo kiciyey lakin wuxuu ka heloo leeyahay

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx24 күн бұрын

    Somalidu caqli ma laha waa la kala qaybiyey waana la isku diray,

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud23 күн бұрын

    May

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar797224 күн бұрын

    BAL DOOFAARKAN CAQLIYADII JABUUTI EE SIIROOGA AHAA KU HANTAATACAYA

  • @maxameddeeq2574
    @maxameddeeq257417 күн бұрын

    Maash

  • @maxameddeeq2574

    @maxameddeeq2574

    17 күн бұрын

    Masha allaha

  • @maxameddeeq2574

    @maxameddeeq2574

    17 күн бұрын

    Ninkasa ada aya dodisu wanagasanayahay dadakasokal labahanayaha

  • @maxameddeeq2574

    @maxameddeeq2574

    17 күн бұрын

    Dodaha magcagu wa mahamed deeq faraha

  • @abuomar2007
    @abuomar200724 күн бұрын

    Muuse xarshin ayuu ku dhashey waa reer kilinka shanaad

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zy17 күн бұрын

    Binaale---- binaale

  • @CabdiIdle
    @CabdiIdle11 күн бұрын

    Anigu itobiya ayn ahay itobiya way nagumastan ee ma intad gumastaha qotiga abiyi axmad maintad naga xorayn lahaÿdba miso miso wainad dhul sisan ilahay kabaqa itobiya waa cadawga somalida lakin waxbaa kama taqantin

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g24 күн бұрын

    Anagaa faardaaceey xukuna weligeena hadlayna

  • @buhodledolal8885
    @buhodledolal888524 күн бұрын

    Gonbanimo dood wacan

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b24 күн бұрын

    Issaaqa dhulka Somaliyed halagaraafo

  • @smartmm6267
    @smartmm626720 күн бұрын

    waar naagtan doqonta ahi way xanuunsanaysaa ha u jawaabin

  • @CMG0607
    @CMG060724 күн бұрын

    Guul awdal state❤😂❤❤❤❤❤ idoorkii wey waa sheen si fiican baad u dhigtey ayuutadii way dhamaatey waa sidaa ninwalbow gobolkaada hayso intii laga helayo madaxweyne somaliyeed on doqon aheyn

  • @hassannur8022
    @hassannur802224 күн бұрын

    Dhilooyinkii Talyaaniga ee Buurkaroole iyo Shangaani ayaa murmaya uf uf uf

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien24 күн бұрын

    Wjaxan hadlaya ee caloosha buka tuura

  • @Sahra401
    @Sahra40124 күн бұрын

    Kkkkk walee Jabuti goodba biyo ugugaleen. AMA xiiqa ama haxiiqiina Somaliland dhulkeedi jirayse waxaa samayn kartaanba sameeya

  • @hassannur8022
    @hassannur802224 күн бұрын

    Horta Muqdisho 5000 oo garac ay ku dhasheen waxba laga qori maayo

  • @mrali3601
    @mrali360124 күн бұрын

    Ayuuto la isku darsaday mid walba 5 tisi kun wu qaatay ee ha iiman sado

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi955724 күн бұрын

    Ninka Ciise ee Jooga Dirir dhabe iyo kan Jooga Siti lagama Xigo Mogdishu

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh605924 күн бұрын

    Ninkani wuxuu dhashay xorayadda Jebouti. Mana oga inta Somalilander Kaga dhimatay xoreyntii Jabouti. Jabouti iyo Somaliland waa dad isku mid ah.

  • @amohammud7236

    @amohammud7236

    24 күн бұрын

    Somaali oo dhan baa u dhimatey jabuuti xornimadeede, waxeyna ahey wax waajib ah!

  • @user-yy4ne1hm9w
    @user-yy4ne1hm9w23 күн бұрын

    jabuuti mamasan kaliya xukuma ma.mamasanbaxuraysay kajawaba

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv927523 күн бұрын

    Wiilka waa fariid karbaasha xalaal ah u qor habarta weyn?

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi264124 күн бұрын

    Maaxaad somali ugu biiriweydey wiilka reer jabuutaaw???

  • @user-hn2jx5xh6b

    @user-hn2jx5xh6b

    24 күн бұрын

    Anagu reer Djibouti hadaanahey Gaal frasiis ladhoho Ayaan kaqaadaney xoriyada Somalia is Somalia (& There,s no which is called SOMALILAND)

  • @IkranBihi

    @IkranBihi

    22 күн бұрын

    Good question way diideen ileeen France maskax dooris ku sameeyey BRAINWASHED

  • @Jigjiga-Tribune
    @Jigjiga-Tribune24 күн бұрын

    Max max af Xabashi wuxu leyhay."" nag ninkeda ka masersan oo ged alaabteeda gelisay yay dhibi"" Isaaqa Somali laand waa naagti maseersan. Iska dhaafa. Marki horaba Isaaqa Habar walan ba dhashey. Waxba hala doodina.

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame908822 күн бұрын

    hadii soomaali ladiido qabiilkii meesha degan ayaa leh degaankooda soomaaliyana hada waa qabiilqabiil waana laheshiindoonaa aaqirkee yaan lays canjalafayn

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g24 күн бұрын

    Garacyay kintirka leegi soomaalaa kafaaiideen dadmaydaan ahayn iminka somaaliland toostay

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g24 күн бұрын

    Caaac faardaaca caruurta joojiya hoyadoodwasooyinkan hadhagaysan iyaguunbaa hadlaya gunweeye iyaguunbaa hadlaysa

  • @smartmm6267
    @smartmm626720 күн бұрын

    IDINKAAN XISHOON OO AAN HADAL AQOON , CAWAAN , WALAHI SNM WAA AWOODA SOMALILAND, WAAR SI KASTA U CABAADA XUMAANTA AAD ISAAQ U HAYSAAN WALAHI WAAD LA DHIMANAYSAAN. ILMA XANUUN QABE

  • @fardusaw9688
    @fardusaw968824 күн бұрын

    Ninka hadlayaa waa doqonimadii oo qofa hadad wax badbadinayso xalane badbadi faqashyay

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan277824 күн бұрын

    أحيا يااودل ....ايها الشعب سمرون وعيسي قومو تلي وحدة الصومال

  • @Sahal63
    @Sahal6323 күн бұрын

    waxa la yaab leh, in qof qof kale la doodayaa uu yiraahdo anigu waxaan rabaa waxaa iyo waxaa!!!! caadiyayan waxay ahayd in la yiraahdo aniga waxay ila tahay ama ii muuqda, doodan ayaan ka maqlayaa arrintaa,Subxaan allah, markaan fekerkayga ku darsado halkan, kow, Jabouti oo gaar u taagan oo shanta Somaliya ka mida xaakim kama noqon karto dooda Somalida iyo Somaliland, laba, arrinta kale oo aniga aad iigu weyn waxa weeye in inta aan cidina cid xumaanteeda iyo dhibkeeda ku mashquulin, ay iyagu is dhisaan meelna kasoo baxaan, kabacdina wanaag ku baadi doonaan intii kale, bal u fiirso, Somaliya Koonfur waxa socda, bal u fiirso NFD, Bal u fiirso Somali Galbeed, Bal u fiirso DJibouti, bal u fiirso Somali woqooyi, midna xaaladeedu sidii mid kale wax ugu sheegi lahayd ama ku dhaleecayn lahayd ma joogto, iyagu cagahooda marka hore ha isku taageen, Gunaanad waar hoy xusuusta xadiiska nabiga csw ee ah (wax wanaagsan ku hadal ama iska aamus) ama ka kalee ah wanaaga aad naftaada la jeceshahay walaalkaana la jeclow.

  • @abobasement346
    @abobasement34624 күн бұрын

    Kuwan idor waxaan ku nacay bentah iyo Khurafad lagu shubay 33 sanoh waxan lah lahmah dodoh waa xoloh idor Afku nol kkk

  • @user-nm6lp8zf4j

    @user-nm6lp8zf4j

    24 күн бұрын

    Gooje cade miyad ilowday wlhi inad waxba balaha iga yacay odhan

  • @hibaaq6184

    @hibaaq6184

    24 күн бұрын

    Hadu indoor afku nool yahay waayo somali oo dhami uga ooyaysa maxad nolatan la aantood😅

  • @mehdiahmed3639

    @mehdiahmed3639

    24 күн бұрын

    War wa reer idhil o fadhi ku dirir ah o cay un ka haday

  • @smartmm6267

    @smartmm6267

    20 күн бұрын

    iidoor ma iyagaa ku jecel, dhilaa ku dhashaye, xanuunyouow, nacalaa hooyadaa ku yaale.

  • @smartmm6267

    @smartmm6267

    20 күн бұрын

    ​@@mehdiahmed3639car waakaase bal kusoo dhaca, si walba waan kaaga adagahay hooyadaa wase

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham719724 күн бұрын

    Waryaa Somaliland cidka hadli karta ma jirto intey dhalinyarteedu joogsato😡😡😡

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar797224 күн бұрын

    WAAR KA KU HANTAATACAYA XABASHIBAAN ILAALINAYAA OO MIDNIMO SOOMAALIYEED AYAAN ILAALINAYAA BAL EEGA

  • @smartmm6267
    @smartmm626720 күн бұрын

    KANI KHANIIS AAN HADALKA AQOON, BEDE XAYAWAAN AH, REER DJIBOUTI IDINKAA U BAAHAN SOMALILAND, WALAHI WAANU KEENAYNAA ETHIOPIA EE BAL WAX KA QAADA.

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob20 күн бұрын

    Cisse dhul makala lee ,xerka cissahu ku jira hunoyal .

  • @aliaden8035
    @aliaden803524 күн бұрын

    Ciisse calan ayu hesta ani maxa la igudidey

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight12320 күн бұрын

    Jabuuti. Maxaa. Nookeenay. Waa. Faadhula. Waa. Hagaaga. Hadaad. Marakaada. Kiiranassay. Soomaaliland. Baa. Ku. Qaabasatay. Maxaa. Kaa. Gaalay. Baadayada. Xaasiniimada. Isaka. Daa. Waxiina. Ku. Jooga. Maxaa. Ka. Gaalay. Adiigu. Naaga. Haadha. Qoora. Masis. Sedan. Yeeli

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur977024 күн бұрын

    Ninkan waa nin Badaw ah Aqoona Uma laha Dawlad waa Nin Dawlad ayaan.nahan war oo dhan wuxuu ka hayaa Dawlay Baan nzhay Marki Xuriyad qaatay waqoyi waa laba Gobol Konfurtana w lix Gobul marki la isku darmaday !!!

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op21 күн бұрын

    Ciise.miyaa.hadlaya.somaalidad.rabtaan.orda.xeebta.kawareeg.

  • @suziy154
    @suziy15424 күн бұрын

    SOMALILLAAN FEVER ❤❤❤❤❤

  • @kaafikaafi

    @kaafikaafi

    24 күн бұрын

    Dalku waa hal qurah Jabuuti iyo Hargeeysa iyo Xamar iyo DIRIRDHABE ILAA BOOSAASSO IYO Gaarissa, Waa Magaalooyin Soomaaliyeed. Xuduudii Gumeeysigu Dhigayna Waa Dhamaatay.

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g24 күн бұрын

    Xataa soomaali weyn ma ogolidin hadaanu israacno hadaa maogolidin soomaali inay hagaagto haday hagaagto xataa waa idiindhamaatay reerjabuuti gaajo qayilaysa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight12320 күн бұрын

    Jabuuti. Soomaaliy. Haala. Midoodo. Bac. Looma. Baahan. Maxaa. Ka. Gaalay

  • @hassannur8022
    @hassannur802224 күн бұрын

    Kani wuu xanuunsanayaa, kuwa halkan la dooda waa dad buka

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci24 күн бұрын

    Hadi ay tahay qabil qabil deganka Lughaya iyo Zeilac wa degan Çisse-Salal waxgobolah no ma'aha Rayala samaystay anagu 2 Districts bu Cisse kula'ha

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan807423 күн бұрын

    Tastuurkeenna la dajiyey 1962 Waalalayaalow aan wada hadalno waa aan heshiino😅

  • @memomm9539
    @memomm953923 күн бұрын

    اعطيكم راي الصوماليلاند مو مقتنعين أنهم صوماليين خليهم يروح اثيوبيا

  • @IkranBihi
    @IkranBihi22 күн бұрын

    Soomaaliya waxaa ka degi weeydiiyey Jabuuti bal eeg Ismael inta sanno xukunka fadhiyey 5 madaxweeyne baa soo maray Somaliland

  • @omarabdullahi9804
    @omarabdullahi980424 күн бұрын

    Ayuutadii was laga baxay 😂😂😂😂

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi955724 күн бұрын

    Waa run lowyacade ma iydaa leh . Burco booreey iyo Hergeysa bey u talisaa .

  • @abdulghaniahmed8310
    @abdulghaniahmed831024 күн бұрын

    Digtatorka Jabuuti baabiyay iyo somaliyada qudhuntay maxaad uga hadliwaydeen intaad Somaliland to ah meesha qudha ee dhalaalaysa dhulka Somali dagtoo dhan aad ku waalateen

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan277824 күн бұрын

    2Gobol baanu aheeyn

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l24 күн бұрын

    Crawley.badhyacd.ciidankiiqalwasa.waysogalayan..warsoda.cawleybadhyacad.halguguwase.sosivo

  • @abdibarre2162
    @abdibarre216223 күн бұрын

    Calanka buluuga ah Waxaa iska lahaa koonfurta somaaliya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman24 күн бұрын

    Sheeko.gambayarkkkkkkk

  • @abdifatahali5843
    @abdifatahali584324 күн бұрын

    To me it sounds like Somaliland has Doug it’s own grave 😂

  • @user-yy4ne1hm9w
    @user-yy4ne1hm9w23 күн бұрын

    ciise waxan leeyahay gobolkasiti xoreeya hadikale arinkiinu wa ilaahow kayar igahay o kawayn igu so da weyan arinkiinu

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b24 күн бұрын

    Warnaagaha Issaaq halagasaaro dooda

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight12320 күн бұрын

    Jabuuti. Soomaaliy. Haala. Midoodo. Bac. Looma. Baahan. Maxaa. Ka. Gaaly

  • @dayahaden3370
    @dayahaden337022 күн бұрын

    Bulaxaar iyo looyacadee waxaa isku jira 250km

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale24 күн бұрын

    🎉eeghadacanfartiiiyaalagusoogurayaameeshawaxawadaasyeesafawaqiwaxaloosocdaakinilkiishanaaddhabarjabinweeyi

  • @nuurjamac8900
    @nuurjamac890024 күн бұрын

    Kusoco indaay

  • @user-bc2vj6tc5z
    @user-bc2vj6tc5z22 күн бұрын

    Mashruucaas waxaa soo xiray Garaad Jaamac Garaad Cali isaaq kaliya ayaa ku soo haray xitaa gabdhahooda la guurdan maayo

  • @smartmm6267

    @smartmm6267

    20 күн бұрын

    waar gabdhahayagu guur kaagama baahna adigoo cawaan ah oo qaawan, maba geydaan hablaha isaaq, oromada muslimka ah ayaa idinka fiican oo aan u dhisno

  • @humanrights771
    @humanrights77116 күн бұрын

    Dadka dooda Ka qebgalaya ma miisaano brother so hadda waxa kadanbeysa please hubiya xirfadda iyo aqoontooda Miro dhalna doodu unoqoto

  • @endzz4265
    @endzz426511 күн бұрын

    Reer Somaliland waxan uga digayaa in ay space yadda taariikhda khaldan lagu socodsiinayo sida kan oo kale iskaga baxa.

  • @yaasirgeele9648
    @yaasirgeele964823 күн бұрын

    Ma dadkii ismaacil gumaysan jirayba bila damiirka ahaa

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv927523 күн бұрын

    Qabiil qaran ma noqde hargeisa half & BURCO half dhulka ka dagtaa hadii ku ekaan waydo wada ka qaxiii oo qaxooti itoobia ku noqon fowzia oromo? Foosiya jahilada xoogaga awdal state movement ASM dagaal dhiig badan ku dadato ba lagula wareegayaa dhawaan magalooyinka boorama baki lughay saylac dila boon gabiley khulanjed farada lagu xidha xariirada geerisa lowyacado Ceel-sheekh agbar bulxar abraaso xuduudka wa kantaroolka hargeisa xuduudka noqon dagaal ba lagu soo xidhaya dhaman gobolada awdal salel Gabiley AWDAL_LAND calanka buluga ah ba dagaal lagu tagayaa 🇬🇹🇸🇴 iidoor wagashale tan waagii aakhiro gaaladay weheshanyaan oromo ila oromo ?

  • @Ayaan-qf3ls
    @Ayaan-qf3ls18 күн бұрын

    Nacal adiga iyo somalidada shagasoba

  • @AxmedJaamac-b4f
    @AxmedJaamac-b4f24 күн бұрын

    Asmaron iyo ciise mardanbe Ayaan taageerteen cadawga beer sh isxaaq markii Hore cafis Ayaan bixinay ogaada shisheeyuhu wuu tagayaa cadaawadu ways oo hadhaysaa Dib layout cafinmaayo waxaad kaheshaan Ayaan leedihiin

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f24 күн бұрын

    800.000 jabuuti oo qof Somaliland 6 milyan Jabuuti erertariyaa ayaa wastay Somaliland jabuuti waa labaabiinayaa

  • @mehdiahmed3639

    @mehdiahmed3639

    24 күн бұрын

    War maxa ku babiin qori ba ma haysatid reer faanland

  • @alitani5045
    @alitani504523 күн бұрын

    Reer jabuuti oo ciise ka taliyo sheegtana hore soomali waxay Uma tarin, xabashin jabuuti waa dowladii ugu horaya ee xeeb siiyay Omar gelana waa dulka qudha ee xabashi u taliyo Shanta soomaliyeedna Kuma jiraan ka midna maaha ee beenta Omar geele kugu soo khasbay jooji

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale24 күн бұрын

    Waarwaxadtidhaahaabarbaraiibso

  • @Ayaan-qf3ls
    @Ayaan-qf3ls18 күн бұрын

    Kanacaska ayaa lahadalay

Келесі