jabuuti aqoonsiga somaliland markey ogaatay dagaal sokeeye kusoo hubeyneysa dhulka awdal & xuduudaha

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 15

  • @luuljemac7527
    @luuljemac752714 күн бұрын

    Yusra harti fidmo jajusnimo lixdankii ilaahda ayun baddhibato kawan maydanxishonayn inaydanxalal ahaynban umalayn

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily636014 күн бұрын

    ❤Sl❤ somalia cadaw

  • @mcnncm1318
    @mcnncm131814 күн бұрын

    Yusra yuusa

  • @hawaawil1880
    @hawaawil188014 күн бұрын

    Keen wax dhaama

  • @hawaawil1880
    @hawaawil188014 күн бұрын

    Dagaal kii yaa sababay odaygani waydii

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed533514 күн бұрын

    Ninkan waa cusuri mana rabo in xaqiiqada ka hadlo nimankani waxay aamin san yihiin indho la aantii lixdankii ay somaliland ugu tagtay ayay idiinku iman doonan lkiin marnaba yayana ku riyoon maaha niman dan soomaliyeed ka hadlaya

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad705614 күн бұрын

    Alla iidoorku been badanaa oo been jecelaa haddaad ciidan iyo xoog hayso ciyaal maad soo urursateen taasina tabartaaday cadaynaysaa

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil391014 күн бұрын

    Afku waa idin dheer yahay irbadna dun ma galisaan

  • @MaxamedMaxamuud-rg3vb
    @MaxamedMaxamuud-rg3vb14 күн бұрын

    Jabuti waanu la leenahay ciise waananu Ka qaban doonaa ismaaciil cumar geele .haduu somaliland soo fara geliyona 24saacadood nagu qaadanma nagu qaadan mayso

  • @abobasement346
    @abobasement34614 күн бұрын

    Kuwan idor waxan ku nacay fankah iyo bentah ilahay idin dulay war lasaanod hoyadin mah leh wad edeb darantihin caydu waa idin doqonimoh caydu lasaanod ragih xabadah idin kah so saray bah jogah

  • @MaxamedMaxamuud-rg3vb
    @MaxamedMaxamuud-rg3vb14 күн бұрын

    Idiinma taalo istareeska ha iskaga kayo baabiiniin markaad la qabsan weyday qurbaha

  • @abobasement346
    @abobasement34614 күн бұрын

    Kan idor e logu makcaboh magol waa mid aad u edeb daran waxan lah yabah sidu dadkah wax u weydiyoh iyo saqajanimadah u in kiroh wixii idor Qadhmun u kah sameyay lasaanod nocas markad u jawabaysan plz runtah u shegah idor wanagah mah jeclah idor mah xishodo e wuu baqah

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr14 күн бұрын

    Mouse isagoo Kornayl ah ayuu ha been meadow xamar Ka dhaqaaqay, Maraykankaa iyo qurbahaa laysku wada nabayona uuu hadh cad Ka soo dhaqaaqay, jabhadnimo Ka door biday, futaduu qori dable Ka galiyay idinkiyo aabihiinba. Dalka waan aqaanaa, bahal iga d'a waynoo, dad qaad ahi ma joogee, ma didee hargoooolooow haygu tumin durbaanada iyo daasadaha madhan. Wadhlo

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed533514 күн бұрын

    Waar intaad aniga ilahadlayso taada ka tali saaxiib oo markaad gudahaga hagaajiso ayaad tayada igula hadlaysaa marnaba soomaliland marabto in ay ka mid noqoto somaliya

Келесі