ISMA DHIIBIN XAMARTII..| ABWAAN SHACRAAWI.......

Ойын-сауық

Пікірлер: 178

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi55283 жыл бұрын

    Asxaabta maansada daawanaysa oo dhan waan u mahad celinayaa iyo saaxiibkay Madar oo si wayn iigu hagar baxay. Fadlan KZread-kayganna igala socdo waad mahadsantihiin. Boqortooyo

  • @muniitaofficial5101

    @muniitaofficial5101

    3 жыл бұрын

    Msha allh abwan hore uso

  • @king...3695

    @king...3695

    3 жыл бұрын

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey

  • @ashrafcade9181

    @ashrafcade9181

    3 жыл бұрын

    1m subscribe hadin awodo wan ku sari lahaa

  • @marwo2756

    @marwo2756

    3 жыл бұрын

    Waa kusaray wallal

  • @fadumiinafadumiina4591

    @fadumiinafadumiina4591

    3 жыл бұрын

    abowe mcn mahadsanid soo dhawoow walal qaali❤❤❤

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal22813 жыл бұрын

    Wixii reer burcow like saara 😂❤✋

  • @farhiaali3999

    @farhiaali3999

    3 жыл бұрын

    Borco boqortooyo muqdisha niiga soslamay🙏🙏♥️♥️

  • @ashrafcade9181
    @ashrafcade91813 жыл бұрын

    Xamar allow nabad noga dhig Amiin yarabi Shugran wll adna

  • @munocady9458
    @munocady94583 жыл бұрын

    Muqdisha wa jeclahay From puntland 🇸🇱💜

  • @malikamalika5280
    @malikamalika52803 жыл бұрын

    Muqdisho mar uun wan iman from borama

  • @AFlahaar
    @AFlahaar3 жыл бұрын

    Isma dhiibin xamartiu 😢. Walee waa maanso .. madar iyo shacraawiba anuu taageeraan u ahay guulaysta saaxiibayaal

  • @boqortooyadashacraawi5528

    @boqortooyadashacraawi5528

    3 жыл бұрын

    Boqortooyo adeer.

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada31623 жыл бұрын

    Masha allah Allah xamar nabad Allah nooga yeelo😭😭❤❤ runtii ilinta waan ceshan waayay markaan dhagaystay

  • @queenlala1594
    @queenlala15943 жыл бұрын

    Waxaan ku dhashy xmr wligeyna meel ugama bixin alx wax walpo dhaco samirka ka wanaagsan nin aan samrin sad ma helo 🇸🇴❤🌹

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak64903 жыл бұрын

    masha allah walalo wanu ku fraxasana nahay hadenu nahay rer somaliland xamarey rabigenu hakula jiro jawidagan ku dakeey oo dalxisku dhankada noqay alahuma aamiin.

  • @nboss8028
    @nboss80283 жыл бұрын

    Mansha allah we thank you ter muqdisho from uk

  • @aarka8204
    @aarka82043 жыл бұрын

    Isma dhiibin xamartii iney dhiciso daaye iney dhimato uu rabay😥🇸🇴 Garashada allha ku siyadiyo abwane Xalad walba ay tahay maaline mel kama adin marka laga reebo xiligii itoobiyanka io duleedkeeda lee tagay Xamar waa dhiigeena🇸🇴❤

  • @hawomohamed3468
    @hawomohamed34683 жыл бұрын

    Nabad Ayan sugeyna hadaa nahay reer muqdisho 🇸🇴🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌💪🥰 wllhi wan ku.qiirodey mansadaan😥💯

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi3 жыл бұрын

    isma dHiibin Xamartii inay dHiciyso daaye inay dHimato uu Rabay 😢😭😭 Nacas dHaqasHadeediyo Haysta dhaLasHadeeda Nacab soo dHex Mari Jiray 😭 iLaHow dHibka ka duL Qaad Xamar 🙏🏾

  • @cabdilaahicabdiraxmaan2234

    @cabdilaahicabdiraxmaan2234

    3 жыл бұрын

    kan yar waa reer burco

  • @Ibby_hashi

    @Ibby_hashi

    3 жыл бұрын

    @@cabdilaahicabdiraxmaan2234 I know zHp wan Granayaa

  • @farhiaali3999
    @farhiaali39993 жыл бұрын

    Isma dhiibin xamartiii😭😭yarabi nabad waartaa wan ku daalny dhiiga qubanayeee😭😭yarabi nabad🙏sinyada eynu ugu duceyno dadkeena io dalkeenaba😭yarabi nabad waartaa🇸🇴🙏🙏🙏madarow aduna wll mcn mhdsnid io abwaankaba io qof walpo maansada gacan kageysty♥️🙏🙏

  • @nasrudinmohamed1103
    @nasrudinmohamed11033 жыл бұрын

    Abwaan + Wadani masha.allh adookle markan arkaan somalinimo xasuustaa

  • @zamzamdaahir4039
    @zamzamdaahir40393 жыл бұрын

    Masha allaah illaahow xamar nabad noga dhig

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir75883 жыл бұрын

    🙏Maansha alaah abwaan da,yar oo murti fcn ale kumaneeystay🙏muqdisho❤️magaaladeeydii isma dhigin xamartii❤️🙏🙏

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye29203 жыл бұрын

    😢😢 ismay dhibin xamartii markasta wan samirna alx moqdishoy mar nabad wanoqon inshallah ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muudahir7081
    @muudahir70813 жыл бұрын

    Ma. Thnks 🥰😍😍🤩 ismadhibin xamar

  • @Hussein-ln8kf
    @Hussein-ln8kf3 жыл бұрын

    Mash Allah keep going brother

  • @abdishaacir5727
    @abdishaacir57273 жыл бұрын

    Great man masha allah

  • @abdishaacir5727
    @abdishaacir57273 жыл бұрын

    Masha allah waankusoceshaa tixdaa waaqi hadadmiirledihiin a waan salan sare

  • @warsandehir605
    @warsandehir6053 жыл бұрын

    Masha Allah noloow inbadan abwaanka yar muqdishaay hadheeliyin dhisan oo horay usoco ❤️❤️👍👍👍

  • @meymunshirwa2951
    @meymunshirwa29513 жыл бұрын

    Maasha allaah waa maanso cajiiba ah qofkii wax garanay ayaa fahmaaya ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @deeqsanqueen2255
    @deeqsanqueen22553 жыл бұрын

    Masha allah a abwank iyo madar mahmed ayaanle

  • @zakisomali6148
    @zakisomali61483 жыл бұрын

    I love muqdisho 😥

  • @Wooow553
    @Wooow5533 жыл бұрын

    Dheeli tiranka Eebbaa Ku dhismeeyay dunidoo Kolay tahay dhadhaabkana Dhedig iyo lab baa jira Ama laba is dhaabtoo Isu tagga ku dheeftoo Dhadhan keli ahaanshuhu Yeelan waa dharaar qudha Buurahan dhamayskaa× Waxa dhumucda siiyaa Dhagaxaanta weeyaan Dheribaan dab kariyeen Haddii aan dhardhaarada Saddex dhinaca haynayn Dhaxantiyo kulayluhu Dhalashay wadaagaan Qorrax dhaca habeenkiyo Waagu waa dhambaal culus Nolol waa dhig iyi udub Wanaaguna dhamaantii Wax is dhaafsi weeyaan Nuuradiin dharaaraha Markaad dhugatay fooraha Adaa faalka dhigayee Dhib miyaad ku haysaa? Miyaad dhawr ku aragtaa? Socdaalkeeni dheeraa Rajadii ku dheehnayd Ma dhaboobi doontaa? Geedigu ma dhinacbaa? Dhankii kale maxaa helay? Dhalanteed ma kiibaa? Miyaan dhoomo awrkii Lagu dhaansho loo hayn? Miyaan dhiilka caanaha Dhuxushiyo dabkii culin Waa maxay dhanaankani? Afartaasi waa dhidib Iyo dhaabad maansadu Ka dhaqaaqdo weligeed Isma dhiibin xamartii Dhagar qabuhu hoojee Daba dhilif hacooyiyo Ku dhugtamay shisheeyuhu Isma dhiibin xamartii Inay dhicisa daayee Inay dhimata uu rabay Nacas dhaqashadeediyo Haysta dhalashadeedoo Nacab soo dhex mari jiray Isma dhiibin xamartii Malaayiinka dhiiggiyo Dhuuxooda lagu qubay Sir ma dhaade Eebbaa Dhibaababaha ka baajoo Isma dhibin xamartii Kumanaaka dhagarood Iyo dabinka loo dhigay Isma dhiibin xamartii Sida dhibicda roobaad Dhafandhaaf rasaasaha Lala dhacay garnaylkiyo Boqolaal dhashiikaa Isma dhiibin xamartii Dhidarkiyo dugaagiyo U shireen dhurwaayadu Isma dhiibin xamartii Sangadhuudhi dhiifliyo Afrikaan dhugufkiyo Reer galbeedka djaysta le Dhismaheeda ruux neceb Dhulka uu la simi jiray Isma dhiibin xamartii Malyan dhaafka ubadkiyo Lagu qalay dhalaankee Dhaylo jeceshu taagnayd Isma dhiibin xamartii Guriguri dhufaysyada Dheegga laysu hayn jiray Is af dhaafka fahankiyo Ilmaadeerta dhalashada Murankii dhex oogmaa Dhafoor toogad haan jiray Isma dhiibin xamartii Dadnimaan dhamaanine Dugaag laysu dhalan rogay Boqortooyo

  • @aasiyaabdulqadirhussein7764

    @aasiyaabdulqadirhussein7764

    3 жыл бұрын

    Murayada dalkena❤

  • @hanaabdi9864
    @hanaabdi98643 жыл бұрын

    Maanshalaah ilahay muqdisho nabad ka dhigo waa erayo qalbiga taabayana

  • @maryamadahir8177
    @maryamadahir81773 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @fatuushartan7483
    @fatuushartan74833 жыл бұрын

    Marka la dhehaaye gobalka ragga waa burco been lama sheegin abowe alle ha ku xifdiyo abwaan shacraawi keebp going

  • @haniyohimilo8060
    @haniyohimilo80603 жыл бұрын

    Abwaan shacraawi zxp hore usoco

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel193 жыл бұрын

    Masha allah ilaahey haku xafido my city waxey isku dayayaan iney gubaan lkn wey sii ifeysa

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall16373 жыл бұрын

    Mansha alllah illow nooga qabo cadowga rabo inuu burburiyo illow adaa awood lehee ayaga ku koob

  • @maniaapdurahman7792
    @maniaapdurahman77922 жыл бұрын

    Allaha ku dhoro walal

  • @raxmomuqtar321
    @raxmomuqtar3213 жыл бұрын

    Waad mahadsan thy Abwan ilahey ha ku xafdiyo farxad ku nolow Abwaan wllky madar adneh waad mahad sanid tahay horay u soco walaalkey

  • @SKY........63
    @SKY........633 жыл бұрын

    Masha Allah wiil yaro Caqli badan Rabi haku xifdiyo sxb

  • @Layla6793
    @Layla67933 жыл бұрын

    If this Gabay doesn’t make you cry, I don’t want!

  • @sumeyrasaadaquruxofficial2572
    @sumeyrasaadaquruxofficial25723 жыл бұрын

    Maasha alaah alaha ku xifdiyo wll

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed53803 жыл бұрын

    Wow wow abwaan somaliyeed masha allah tabarakalah beautiful maanso love from london ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧

  • @kawsarabdilaahi7260
    @kawsarabdilaahi72603 жыл бұрын

    Waa reer burco muqdizho maxa looGu zheegaY keep going wll zhacraawi🤗😀

  • @calicabdi5701
    @calicabdi57013 жыл бұрын

    Masha Allah love xamar download garaystay hadda

  • @nasteexoali9805
    @nasteexoali98053 жыл бұрын

    Masha allah wllo shukran

  • @maimunmahamud7618
    @maimunmahamud76183 жыл бұрын

    Masha Allah odkaga iyo maskax dada Allhkudayo Allhku hafido

  • @aliyaahmed4460
    @aliyaahmed44603 жыл бұрын

    Sharaf Allah ha ku siiyo brother❤️❤️🔥💕🔥❤️

  • @nuraomar5990
    @nuraomar59903 жыл бұрын

    Mashallah xamar ❤️💋

  • @ahmedmohamed3637
    @ahmedmohamed36373 жыл бұрын

    Allllow garashada iyo graadka kuu daaa

  • @meysunhassan1664
    @meysunhassan16643 жыл бұрын

    Masha allah abwaan wadna qiiresisay aad iyo aad ayaad u mahadsantahay allah ku xafido

  • @zacklii1295
    @zacklii12953 жыл бұрын

    Xigmad ma ay dhamaan intaad noshahay wow walle lugaha waanu ku istaagi alle idankii

  • @omarabdirizakadam8415
    @omarabdirizakadam84153 жыл бұрын

    Jaalle caydaruus maxamuud cabdilaahi shacraawi eebbe ha kula jiro walaale, alle garashada haku dhawro walaalo.

  • @abshirabdi1434
    @abshirabdi14343 жыл бұрын

    Masha Allah abwaane hore usoco

  • @sowda2506
    @sowda25063 жыл бұрын

    Masha allah abwaane waa mahadsantahay waana kaa qabnaa maansada hadaa nahay reer xamar✊

  • @cabdiraxmaanaxmed9672
    @cabdiraxmaanaxmed96723 жыл бұрын

    Keep going

  • @ibrahimabdiibrahim369
    @ibrahimabdiibrahim3693 жыл бұрын

    Waaaaw masha allah

  • @asmoadam5915
    @asmoadam59153 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭masha Allah abowe 🥰🥰

  • @ramlaahmed1570
    @ramlaahmed15703 жыл бұрын

    masha,ALLAH Maanso qiiro leh😍😍❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @naimaicy5604
    @naimaicy56043 жыл бұрын

    Geedigu ma dhinacbaaa 😭😭♥️🇸🇴💉

  • @sahroali4550
    @sahroali45503 жыл бұрын

    Maqdisho somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰

  • @nastehamohamed3159
    @nastehamohamed31593 жыл бұрын

    Isma dhiibin xamarti❤💯

  • @iqraabdinaasirali7702
    @iqraabdinaasirali77023 жыл бұрын

    Masaha allah

  • @asmagure7256
    @asmagure72563 жыл бұрын

    M.a wll waad mhdsanthy dhiiragalin qurux Bdn Love somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @Maahir--moha11

    @Maahir--moha11

    3 жыл бұрын

    Dhuuri gelinta keliya ha fiirin hadaad sugaan wax ka taqaan wax kala ku dhehan Yacni midnimo somaliyed Waxad moddaa dhalintu iney hadda wax so fahmeyso

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame3 жыл бұрын

    Waruntii isma dhiibin family 30 sano waydagan yahiin aabahay iyo walaahay 2010 baa iigu danbeesay insha allah ilaahay ha duuyiraahado waan imaan ilaahay nabada ha no saaidiyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏🇸🇴👏👏🇸🇴👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali wen gacmo aan is qabsano

  • @suhaybadaakir8189
    @suhaybadaakir81893 жыл бұрын

    m.a 😘😚💞hormar wacan wllka💝

  • @fardowsahussian6098
    @fardowsahussian60983 жыл бұрын

    Masha allah waa rutaa🇸🇴🌹❤️

  • @mafiaman4606
    @mafiaman46063 жыл бұрын

    M.a legend noloshu kuma xumeyso pro jiro jog abid

  • @djhaarriswritter4082
    @djhaarriswritter40823 жыл бұрын

    MASHA ALLAH MADAR HOREY USOCO SXB SRE

  • @farhiaahmett3844
    @farhiaahmett38443 жыл бұрын

    Masha Allah Abwaan dhamays tiran Allaha barakeeyo

  • @adamcllaahi6180
    @adamcllaahi61803 жыл бұрын

    Madar legend baa tahy sxpna keep going Wa ku wata lpx

  • @muniitaofficial5101
    @muniitaofficial51013 жыл бұрын

    Msha allh ABAWAN YAR OO SOKACAYA . JANANKAYGA SO BOQDA ASXBTA MADAR

  • @nacimayuusof1228
    @nacimayuusof12283 жыл бұрын

    Ilaaahy xamar nabad ha siiyo runti maansadani way itaabatay waligayna comment ka bixin KZread lkn Ilaaahy ciidii aan haysan nabad sii inta haysatana u siyaadi Somali wada nahy cidna xumaan lam jecli qalbigan uga ducaynaayaa walhi From Somaliland

  • @kiineetachannel2603
    @kiineetachannel26033 жыл бұрын

    Afkaaga caano lagu qabay wlal rajadaadiinay way rumoobi idan ale 💯

  • @ednaali10
    @ednaali103 жыл бұрын

    Waa mahadsantahay walalkey qaali ilahay haku sharfo

  • @cadnaandaroosi2019
    @cadnaandaroosi20193 жыл бұрын

    Abwaan hore usoco

  • @king...3695
    @king...36953 жыл бұрын

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey

  • @abdifitahmohammedahmed6120
    @abdifitahmohammedahmed61203 жыл бұрын

    Wllhi waaa manso Dareen leh abwane shacraawi Alla haku xafido caqligaga salimka adna walalkey madar maxamed ayaanloow alle hakaa abaal mariyo sxp horay usoco ayaan Ku leeyahay sxp

  • @vlogsomalia7517
    @vlogsomalia75173 жыл бұрын

    Wow m.a allah ku xafido wll qaaliya

  • @abdiyarechanel2638
    @abdiyarechanel26383 жыл бұрын

    Amazing walahi horay usocda😢🥺

  • @queenhanan3898
    @queenhanan38983 жыл бұрын

    Amazing

  • @seinababdi1835
    @seinababdi18353 жыл бұрын

    Manshaa aallah

  • @hamdiabdullahi5615
    @hamdiabdullahi56153 жыл бұрын

    Msha Allah wllkey guleso waliga wll qali ah

  • @walalraajuucade1028
    @walalraajuucade10283 жыл бұрын

    first yes ❤️❤️❤️💯

  • @simancadeymacalin9837
    @simancadeymacalin98373 жыл бұрын

    masha allah wllkey keep going

  • @ahmedhassan2503
    @ahmedhassan25033 жыл бұрын

    Xamaray ha is dhiibin waliga

  • @saalaxmasri9457
    @saalaxmasri94573 жыл бұрын

    Wll madar maxamed ayaynle mr weerar nio sideen isku aragnaa waan ubaahanahay kulankaagee❤❤❤🙏

  • @sacdiyocalixoor5008
    @sacdiyocalixoor50083 жыл бұрын

    Masha allah ilahay hakuxafido

  • @tafsirabdullkadir4676
    @tafsirabdullkadir46763 жыл бұрын

    Masha Allah very good

  • @muhiimhassan9629
    @muhiimhassan96293 жыл бұрын

    Mnsha allh wllo hore usoco

  • @zunaarielmi525
    @zunaarielmi5253 жыл бұрын

    Man shallh ilhay hana dhowro guulysta

  • @najiibrabiile319
    @najiibrabiile3193 жыл бұрын

    M.a maskaxda & caqliga allaha kubarakeyo

  • @diinsoorchannel8755
    @diinsoorchannel87553 жыл бұрын

    Mashallh mashallh

  • @amranbariise8345
    @amranbariise83453 жыл бұрын

    Mshsllsh 😭❤❤❤Allaw siyaadi🤲

  • @mariasacid9994
    @mariasacid99943 жыл бұрын

    masha allah wllo ilahey cido dono ayuun xigmad siyaa keep going

  • @abdilahibarre2494
    @abdilahibarre24943 жыл бұрын

    Isma dhiibin xamartii Lala dhacay dhashiikaha!! Maanso cajiiba weeye saaxiib. Guul baan kuu rajaynayaa saaxiib meel aad joogtoba.

  • @ahmedelmi2385
    @ahmedelmi23853 жыл бұрын

    Masha allah

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif27193 жыл бұрын

    Isma dhiibto❤

  • @sumayoabdi8902
    @sumayoabdi89023 жыл бұрын

    Masha Allah 🥰

  • @MESUT188
    @MESUT1883 жыл бұрын

    XAMAREY HA IS DHIIBIN❤

  • @Somalia.challenges
    @Somalia.challenges3 жыл бұрын

    Good

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer4853 жыл бұрын

    Madar maxamed Ayaanle👏❤

  • @sahrobilan6025
    @sahrobilan60253 жыл бұрын

    Cajiib cajiib❤💙🇸🇴🥰💙

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina45913 жыл бұрын

    mahadsanid Shacraawi Walal Qaali❤❤

Келесі