HOBOLLADA QARANKA WAABERI SEYLAC WAA DALKEENNII OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Музыка

SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwisstv.com #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Пікірлер: 75

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan84415 ай бұрын

    Soomaliga dhaliga somaliga dhabtaah seeftiisa siibane waa surgooyadiine sinaba kuma madbaadanee🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdulahiMuman
    @AbdulahiMuman7 күн бұрын

    Seylac waa dalkenii soomaalida dhamaan 🎉❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤷‍♀️

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf5 ай бұрын

    I am somali my pepole

  • @MouktarHassan-sh2gh
    @MouktarHassan-sh2gh5 ай бұрын

    Guul somalia 🇸🇴♥️🇩🇯

  • @aarcabdi
    @aarcabdi10 күн бұрын

    Guul guul Somalia 🇸🇴

  • @ashafarah6052
    @ashafarah60525 ай бұрын

    Guul iyo Gobanimo Soomaalia 🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴 Soomaalia Soomaali baa leh

  • @fadumo6292
    @fadumo629212 күн бұрын

    Maashallah nimcaan Waa wadani dhalad ah Allaha ku xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amranyasin6840
    @amranyasin68405 ай бұрын

    somali dhabtah reer muqdisho❤❤❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah87525 ай бұрын

    Guul umada Soomaaliyeed guud ahaan gumaysiga Ethiopia hadhaco dabadhilifka ushaqeeya shisheeyaha hadhaco from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliabdillahi6904
    @aliabdillahi69045 ай бұрын

    Soomaali midnimo wax u dhaama la waa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kamalali79
    @kamalali795 ай бұрын

    Asc asxaabta waan idin salaamay dhamaan waa in aan u midownaa cadowka hororka xabashi iyo amxaarada inta qof soomaali ah uu nool yahay walaahi Amxaaro ay dhaxleen badeena iyo dhulkeena taasi dhimeeso soomaaliya hanoolaato waan ka guulaysaneenaa cadowka xabashida ah iyo amxaaradaba guul soomaaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-fs2ib2fk8c
    @user-fs2ib2fk8c5 ай бұрын

    HEES MAACAAN MAASHAA AALLAAH BYE ABDI DJIBOUTI MERCI

  • @user-fo4ew4ij9n
    @user-fo4ew4ij9n5 ай бұрын

    Guull Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤ Diyaar Ayaan uahay inaan u dhinto dalkey waxaan hada kusuganay koofur afrika

  • @naleye1

    @naleye1

    5 ай бұрын

    Aniga xataa diyar ayan u ahay waxan joga USA

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed84735 ай бұрын

    Guul somaliya cadawgeenu waa oromo

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c5 ай бұрын

    Somaliya somali aya leh Cadawgu ha jabo insha Allah

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein38995 ай бұрын

    Guul,gubinimo iyo geesinima asal baan u leenahay cidii dhulkeena hunguri ka soo gala cunaha ayan jareeynaa. Somaliyay kaca oo dhulkiina cadowga kadifaacana cagtana aan marino.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c5 ай бұрын

    Masha Allah Madaxwayne Xasan sheg maxanud Dal Xoreye iyo Raysul wasare Xamse ABDI bare illahay ha xafido insha Allah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c5 ай бұрын

    Masha Allah Somakiya somali aya leh

  • @dekajama8188
    @dekajama81885 ай бұрын

    Waad soofwareertey sabool baahanow joog waa abiy iyo muuse Iyo inata waxa ka og soomaaaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NimcoFf

    @NimcoFf

    5 ай бұрын

    Somali dhul kama dhexeeyee iska naso

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf5 ай бұрын

    Nice song my people is somali

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr5 ай бұрын

    SOMALIA 🇸🇴 HANOLATO ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan1047Ай бұрын

    !!!!! La vittoria caleenkeeygow buuluga viva sempre ❤❤❤❤❤

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan46245 ай бұрын

    Guul soomaaliland inshaa Allah

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b4 ай бұрын

    Mashaa allaah waa runtiin seylac waa dalkeena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xg6jo7bo8v
    @user-xg6jo7bo8v5 ай бұрын

    Hees way dhaaftay maanta xaaladu

  • @guriceel7971
    @guriceel79718 күн бұрын

    somaliya ma ogola badda iyo beriga.

  • @HoussenHoussen-un9rj
    @HoussenHoussen-un9rj5 ай бұрын

    Guul somaliya

  • @munaadan5122
    @munaadan51225 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fj4lj2lm1s
    @user-fj4lj2lm1s3 ай бұрын

    Asc somali ba leh seylac sanka ku dhifta sohdintena ninka salkan dhigi. Yidhahda wan inala jirraya guuleysta

  • @muuminabduqaadir1739
    @muuminabduqaadir17395 ай бұрын

    guul iyo gobanimo soomaaliya viva ❤❤❤❤❤

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan1047Ай бұрын

    E la vitoria x popolo somaliyeed tutti in shallah pace x tutti

  • @davidborislenambarasio6942
    @davidborislenambarasio69425 ай бұрын

    Very nice song 🔥 keep it up the good work ❤️❤️❤️

  • @user-nj7yy5xg6n
    @user-nj7yy5xg6n24 күн бұрын

    Jah❤❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman35035 ай бұрын

    Guul somali weyn

  • @shirwacisse1361
    @shirwacisse136114 күн бұрын

    baahanoow jogg

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan1047Ай бұрын

    # con divido ❤❤❤❤

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf5 ай бұрын

    Mashaaha

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire8215 ай бұрын

    GUUL GUUL GUUL SOMALIA SOMALI BA LEH BADEENU DHULKENA IIB MA AHA🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail198412 күн бұрын

    Sax waye seylac wa dalkena socdimaha dalkena koley santu sa tahay sahal loma bixin cadawaha si tos iyo sahal inu kuso galo geyigena sinaba surtowi meyso somaliga dhabta ah wa sur goyadisa midka so socdow jog santa sari meysid wad sof warertaye jog

  • @user-wy1hm7km5d
    @user-wy1hm7km5d7 күн бұрын

    Zeila ❤❤❤❤❤

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf5 ай бұрын

    I am happy

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah87525 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-kn4oh7eq9p
    @user-kn4oh7eq9p5 ай бұрын

    Guul ❤❤❤

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan84415 ай бұрын

    🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf5 ай бұрын

    Very happy

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle99875 ай бұрын

    haa nolaato somaalia oo dhaani❤i🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😂😂😅

  • @roblehdarar
    @roblehdarar4 ай бұрын

    Ax surobi meso ❤❤❤❤❤❤😊😊 masha allah

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan46245 ай бұрын

    Soomaaliland baa iskale

  • @sacida4554
    @sacida45545 ай бұрын

    Our beautiful country, people, flag 🇸🇴 we stand with our country but sry to our Ethiopian bother nd sister .💯 we help u guys as much we can even were in war for 30 years you guys took a vantage of that used our sea , resources for free cause we will welcome u but today the actin u take u lose everything 🤷🏾‍♀️

  • @nourihassan3923
    @nourihassan392315 күн бұрын

    c est vrai saylaac waa noulkenii

  • @user-et5lf4qo8t
    @user-et5lf4qo8t5 ай бұрын

    Saaafiyo waa halyeeyad carafe kamuuqata bal ila arag

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan46245 ай бұрын

    Bada

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman32815 ай бұрын

    🇸🇴 hanoolaato

  • @engab001
    @engab0015 ай бұрын

    Ama babuur Ka dul heesa ama magalada dhex meeraysta. Kala soconee aynu Kala qoomamo la'aano somaliyaay. saylac na ima lihid bay Ku tidhiye imanaad arage cidla hayga caashiqine, beer laxawsigan na daa, xamar ha ku deeqdo bay Ku tidhi.

  • @kaltoumwaiss9634

    @kaltoumwaiss9634

    5 ай бұрын

    Oromo af baratay

  • @engab001

    @engab001

    5 ай бұрын

    @@kaltoumwaiss9634 sujuu Somali Ku heesay 😀

  • @user-oc7rx7ni6v
    @user-oc7rx7ni6v5 ай бұрын

    Dhul waxaa lagu difaacaa xoog iyo dhiig tan kale dhulka somaliyed meelaha istiraatiijiga waa in la camiraa oo la maalgaliyaa zeylac waxa loo damcayaa waxeytahay inee meel istiraatiijiya ku taalo oo aaney dadka somaliyed daneyneyn cidlana tahay awood aan diyaarsano dalkeena difaaciisa waanu ku filanahay hadii aan daacad unahay hagrasho aan iska iloowno reer hebel meelna kuma gaareyno naftandu qiima yeelanmeyso hadaad dulmi ku nooshahay Islaam daciifa waxaa ka qeyr badan midka qawigaa.

  • @Qalcado
    @Qalcado5 ай бұрын

    Goba nimo dadkygii

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf5 ай бұрын

    I salutu uou

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan84415 ай бұрын

    Cadaa

  • @siradm
    @siradm5 ай бұрын

    Sina, sina, sina looma bixin karo.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29565 ай бұрын

    Xasan dhiiqo maya suuqa ilaala wareegayan 😏

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire8215 ай бұрын

    HALA GUBO GURIGA MUUSE JUDAAN ARGAGIXISO AL SHABAAB KIRIMINAL TUUG GACAN KU DHIIGLE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire8215 ай бұрын

    SHARCIGA DASTURKA WUXU DHIGA IN TIIRKA LA SARO MUUSE JUDAAN IYO KUWA CADAWGA ITOPIA GAJO INJIREEY U KALA DHUMANAYA HALA GUBO KUWAS

  • @siciidmahamed1010

    @siciidmahamed1010

    8 күн бұрын

    😂😂 hoos u ooya muuse geesi geesi dhalay wuu idin ciilay wllhi sonoqon mayno naga samra walalyal😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire8215 ай бұрын

    NINKI DILA MUUSE JUDAAN ARGAGIXISO WA KU JANA TAGA WUXUNA GALA TARIIKHDA INEY OGADAAN KI DANBE O ITOPIA KA GADO DHUL XORA BAD XORA O SOMALI LEDAHEY

  • @orpheus1662
    @orpheus16625 ай бұрын

    Too late. Markaad irir samale iyo qabiil qaranka ku gala goyseen baad hada gorey xeero iyo fandhaal kala dhaceen baad Somalia na leedihin nacala sheydaan kuyaal qabyaaladu xumaa

  • @oskajuud9500
    @oskajuud95005 ай бұрын

    Muse bixi ay ay dhalay adigoo khadka cuna hadana reer waqooye ah oo jaahil -jaahil kariye ah ayaad rabtaa inaad badda soomaaliyeed inaad siiso Ethiopia abaha ku wasyey besha isaaq "shame on you ''

  • @blackpink2487
    @blackpink24875 ай бұрын

    SCW WALAHAY SIDII AAN IDHI BAA LAYEELAY IN GAADHI LAAFULO LAGUWAREGO MAANSHAA ALLAA HEESIHI GUBABADA AH KU DAARA KAACKAAC KAA KAACAA SOM.KUDAARA MUSIGA MAAD INAGADEYSAN PLEASE KUWADA LAAKIN MUSIG NOOOOOO

  • @MouktarHassan-sh2gh
    @MouktarHassan-sh2gh5 ай бұрын

    Guul somalia 🇸🇴♥️🇩🇯

  • @MahamedHussein-oy8gf
    @MahamedHussein-oy8gf5 ай бұрын

    I am happy

Келесі