No video

Heesta aan Maalno Hashii Maandeeq iyo Kooxda Qaran ee Waabari

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 391

  • @sahro7878
    @sahro7878Ай бұрын

    Who is lising 2024❤🇸🇴🫶

  • @naturevidios462

    @naturevidios462

    Ай бұрын

    Me

  • @SumaMoha-oq3no

    @SumaMoha-oq3no

    Ай бұрын

    Our night🎉

  • @ShukriMaxamed-cd5dh

    @ShukriMaxamed-cd5dh

    Ай бұрын

    Me😢🇸🇴♥️

  • @Ishqbaaaz335

    @Ishqbaaaz335

    Ай бұрын

    Goorme Somalia midobayan 💔 😭

  • @user-bo2rh1no7x

    @user-bo2rh1no7x

    Ай бұрын

    Me

  • @abdirahmanahmet1
    @abdirahmanahmet1Ай бұрын

    26/6/2024 habeen waqtigu marayo 12:00 Hambalyo somali weyn🇸🇴🔥

  • @Kuusane

    @Kuusane

    Ай бұрын

    Waan kula jooga amin huno

  • @Ayaanadenqasaye

    @Ayaanadenqasaye

    Ай бұрын

    Mee😢😢😢😢😢

  • @aateach8434

    @aateach8434

    Ай бұрын

    @@Ayaanadenqasaye😢❤

  • @mowlidsilva2750
    @mowlidsilva27502 жыл бұрын

    Cawa mar badan Ayan dhagaystay 26/6/2022 Guuul mar kasta somalia Aya ila dhagaysanaya cawa waa habeen way🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdinasirmohamedaweis9916
    @abdinasirmohamedaweis99162 жыл бұрын

    26/6/2022 somalinimo wixii iga dambeya like sara🇸🇴🇸🇴🇸🇴 26june iyo 1luulyo hambalyo somaliwayn🇸🇴❤️💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💯❤️🥰

  • @maria-xy3sn

    @maria-xy3sn

    2 жыл бұрын

    Waa malin mudn mlinks🇸🇴🥰

  • @mahadofficial8915

    @mahadofficial8915

    2 жыл бұрын

    Hye

  • @ahmedmahamedbashiir4408

    @ahmedmahamedbashiir4408

    2 жыл бұрын

    Happy independence day 26/ 6 2022

  • @ahmedmahamedbashiir4408

    @ahmedmahamedbashiir4408

    2 жыл бұрын

    1da luulyo

  • @abdinoor2023

    @abdinoor2023

    Жыл бұрын

    waa maxay luulyo

  • @Xasankaaf
    @Xasankaaf4 жыл бұрын

    Heestaan markaan maqlo waan qiiroodaa. Yaa ilamid ah

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    4 жыл бұрын

    ☝️

  • @abyanahmed5170

    @abyanahmed5170

    2 жыл бұрын

    Ani xataa walaahi

  • @Sharmake_00

    @Sharmake_00

    2 жыл бұрын

    1

  • @mahadofficial8915

    @mahadofficial8915

    2 жыл бұрын

    🥺🇸🇴❤️😰

  • @mohacassano3068

    @mohacassano3068

    2 жыл бұрын

    sido kle pro

  • @KSRKHAALID
    @KSRKHAALID2 ай бұрын

    Waxan Jooga Ethiopia Hadana Wlhi SomaliniMadydu Kaftan Ma gasho ilahow somalia ugargaar 😞😢

  • @Dowlo_-2k

    @Dowlo_-2k

    17 күн бұрын

    Legend always legend ❤

  • @HaniHeloS
    @HaniHeloS Жыл бұрын

    Intii xuriyada darteed usoo galay heestaan waa idin salaamaaa ❤

  • @AbdicazisMohamed

    @AbdicazisMohamed

    Жыл бұрын

    🎉🎉🎉

  • @rahmashire6369

    @rahmashire6369

    Жыл бұрын

    🤍🇸🇴✊🏻

  • @mumtaazsaid3103

    @mumtaazsaid3103

    Жыл бұрын

    ❤🥰🇸🇴

  • @Abdifatah__7

    @Abdifatah__7

    Жыл бұрын

    🇸🇴❤

  • @muhidiinmohammed2835

    @muhidiinmohammed2835

    Жыл бұрын

    Eedo waan kuu jedaa😅

  • @joonaadan4936
    @joonaadan49362 жыл бұрын

    I miss MY Country Before 12 Years ago😞🇸🇴💙

  • @Joseph_abukar

    @Joseph_abukar

    2 жыл бұрын

    12 sanaa waa waqti dheer

  • @Joseph_abukar

    @Joseph_abukar

    2 жыл бұрын

    Where are from

  • @farahabubakar1775

    @farahabubakar1775

    Жыл бұрын

    hducik k

  • @xaawomaxamed9492

    @xaawomaxamed9492

    Жыл бұрын

    Soomaalia hanolaato guul guul🖐️💚💚💚💚💚 amiin amiin

  • @dalla112

    @dalla112

    Жыл бұрын

    24 sano ka waran intaas moogahay 😮

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89Ай бұрын

    Heestan waxaan soo booqday Maalinta xoriyada 26/june/2024 🇸🇴

  • @Ishqbaaaz335
    @Ishqbaaaz335Ай бұрын

    Kali gayba dhagaysan wxaan is waydinaya dhibka wadankeena haysta xal nooce ah buu leeyahy wx jabaana waan la’ahy 💔

  • @yipman1951
    @yipman19512 жыл бұрын

    Way ficneed heestan dad qalbi leh inay dhageestan oo ku jirto wadani nimo Somalia 🇸🇴 malin wan gaari donaa hadafkeena

  • @mahadofficial8915

    @mahadofficial8915

    2 жыл бұрын

    inzha alh Waan Gaari Doonaa,, Hadii La nooLyahay,,

  • @abdinoor2023

    @abdinoor2023

    Жыл бұрын

    keep dreaming ya qdd wayn

  • @abdinoor2023

    @abdinoor2023

    Жыл бұрын

    heestan waxa loo sameeyey reer somaliland mana aha hees wadani ah waa hees dabaaldag iyo farxad markaa hees aad leedahin soonta

  • @allfun2468

    @allfun2468

    Жыл бұрын

    @@abdinoor2023 amuus nacalaad bakudashaye qashiin Yahoo!’s🖕🏼💩🤡

  • @abdinoor2023

    @abdinoor2023

    Жыл бұрын

    @@allfun2468 cilaayaka xaaraanta lagu dhalay samaysta heeso aad leedahin tan somaliland baa iska leh

  • @fatxi5110
    @fatxi5110 Жыл бұрын

    Dhaxaan murigiyo, haraad mudanee 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺 Ilhy wadankeena nabad ha nooga dhigo cadow badan baa aduunka ku leenhy. Manta haduu wadankena nabad io barwaqo isku darsan lahaa miyan ku nolaan laheen wadan kale Please dadka madaxda noo ah wadanka daacad unoqda, haday idinka da'a idinku timi anagaa dhalinyaro ah ee mustaqbalkena ha ku ciyarina ee si wanaagsan noogu shaqeeyo, qabyaladana joojiya, Ilhy nabad warto ha noo siiye wadankena , abarahana ilhy ha ka saaro, qofkasta wuxuu jecelyhy oo wanaagsan Allah ha ku arsaaqo 🤲🤲🤲🤲🤲❤ I miss my country 🥰🥰🥰

  • @igadabageey7661

    @igadabageey7661

    Жыл бұрын

    Beautiful massage ❤

  • @naajudahir220

    @naajudahir220

    Ай бұрын

    🫡☺️

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi99142 ай бұрын

    Heestan somali xor may ahayn somaliland baa habeenkaa xor ahayd made in somaliland eraydii abwaan cali sugule ❤❤❤❤❤❤

  • @Sabra9682

    @Sabra9682

    Ай бұрын

    Somaliland wa la dhaho majirto😂

  • @zumayamohamed

    @zumayamohamed

    Ай бұрын

    ​@@Sabra9682soomalia waa soomalilad

  • @Nasren2

    @Nasren2

    Ай бұрын

    Oo somalia ma konfur bas baad utaqanan

  • @faazil_o

    @faazil_o

    Ай бұрын

    Zhp Calanka Somaliland Wax La Dhaho Ma jirin Habeenkaas 😭😭

  • @AbdiganiIdris

    @AbdiganiIdris

    Ай бұрын

    @@faazil_owa run sxb lakinse hadaanu donaynay waanu diidi karaynay midnimo sida Djibouti lakinse Somali o mid ah o afrika iyo aduunkaba harmuud u ah ayaan rabnay wayna so noqon doonta markay caadifada Na haysa naga yara ba do sxb inshallah waayo guri hadaad dhisayso o xaga hoose ka bilaabin dhismi maayo somaliwayna somaliland aya shanta somali sida dhabta ah u rabtay

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Жыл бұрын

    Wlhi billahi tollahy heestan marka maqlaay waan ilmeyay marka isku firiyay heesta wxy ka sheekaynaayso iyo manta sidu dalkeena yhy waa iska ilmeyay manta qabiil walba calaan tagtay wxy Awowayasheen soo qabteen hal bacaad lagu liisay bay noqotay Sorry Cawalow marka xoriyadda kliya lagu soo xasuusta inta kleh cidna kuma jeecla 🥺❤️🇸🇴

  • @bashiircabdi1856

    @bashiircabdi1856

    Жыл бұрын

    Erayada fahan dheeraada u baahan qofkii fahmaana markuu sidaynu maanta nahay iyo waxa heestu Ka haddleyso isu Eego waa kaaf iyo Kala dheeri sida aad sheegtay walaal

  • @abdiasiissalad6917

    @abdiasiissalad6917

    Жыл бұрын

    Waaa aduuun wll samirka badi waa laga baxaa maalin uun

  • @axmedmaxamed6597

    @axmedmaxamed6597

    7 ай бұрын

    Afwayne iyo konfur baa halkaa ina gaarsiiyay

  • @naajudahir220

    @naajudahir220

    Ай бұрын

    Wan so laban doonna anago dalnay anago agomo iyo rajo nimo isku darsanay halka kaliya an nabad galyo kudareme donnana waxay noqoneysa inan is garabsano u cawalana hal calan noyahay wil yar 35 ama 30 ka an kadhex bixinna u madax weyne noyahay una cadalada nagu dhaqi dono ilaahow umadaada ayaa nehee yarabbi anago mida anago isku uura on colad na dhex olin nabad mooye yaa rabbi 😢🇸🇴

  • @shakta869
    @shakta8692 жыл бұрын

    HeestaYadii maandeeQ 26Jun 💚🤍❤️

  • @Hanichannel203

    @Hanichannel203

    Жыл бұрын

    Calankaan heesta maleh wll isdaji

  • @AbdiganiIdris

    @AbdiganiIdris

    Жыл бұрын

    @@Hanichannel203calanku mihiim ma ahan heestan se somalilandba leh somalia xorba may ahayn habenki la qaadayey hestaan

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    5 ай бұрын

    marqanland😂✍️💔

  • @norman1747

    @norman1747

    3 ай бұрын

    @@cadaaweyare9045hooyada wase cida samaysey heesta waayo soo fiiri waa nin isaaq ah

  • @norman1747

    @norman1747

    3 ай бұрын

    @@cadaaweyare9045ma idinkaaba sidaa u heesa

  • @HusseinHC
    @HusseinHC Жыл бұрын

    26 June 🇸🇴 2023 Aan maalno hasheena maandeeq....100%

  • @apdixakiinapdilaahi8927
    @apdixakiinapdilaahi8927 Жыл бұрын

    Xoriyada awgeed inta usoo booqatay😢

  • @edelsom5948
    @edelsom59484 жыл бұрын

    نريد الفعل من الشعب الصومالي خصوصا الشباب هيا استيقظوا ان تكونو بدا واحدا لا تسمحو احد ان يدخل بينكم لان عمرنا ضاع ونحن ننظر ان نعيش في وطننا ولكن مضى وان نبني وتكون حياة سعيد في الوطن لهذا أنتم لا تسمحو احد بفعل بكم هذا أبدا اتركوا القبيل أبناء داروت وهوِية أنتم أبناء عّم او خال او عمة او خالة لان عين عليكم أنتم والاعداء يستغلون المتعصبين منكم من الجهلاء ولا يعلمون هدفهم ان لا تقوم لكم قائمة ولا تنسو ان العاصمة هي الهدف لهذا اطلب كل صومالي يعيش في العاصمة ان يعرف ما هي المفديشو ان هي مركز الامة فإذا خرب او هدم انتهاء كل الباقي الجسد احموا وطنكم

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad3204 жыл бұрын

    I missed my home country 🇸🇴💙

  • @lifaanjr4363

    @lifaanjr4363

    Ай бұрын

    What is stopping you from going there

  • @Amalhirad320

    @Amalhirad320

    Ай бұрын

    @@lifaanjr4363 nothing stopping me I’m just missing I can go what ever I want

  • @user-nk9jn8ch4i
    @user-nk9jn8ch4i Жыл бұрын

    Ad iyo ad ayan ujeclahay Dadkayga soomaliyed iyo Calankayga mar walba guuleysta Insha allaah

  • @cuteanimalshorts6002
    @cuteanimalshorts6002 Жыл бұрын

    Heesta reer waqooyiba iska lahee cayaarta ka daaya mida kale midowgii sookii baaba,ay maxad ka qaadeysan, Somali waligeed midoobi meyso wlhi umada yaan la lugoyn anigu ma jirin wakhtigii dagalada lkin waxaan kusoo korey oo leygu soo barbaariyey calanka tawxiidka leh kaasanan daacad u ahay, 👍

  • @mohamadabdishiekaden994

    @mohamadabdishiekaden994

    Жыл бұрын

    Waa sax heesta waxaa alifay abwaan saxardiid jabiye waxaana qaaday fanaanki weynaa maxamed axmed kuluc labadaba waa reer waqooyi allaha u naxariisto lkn wili kama quusan somaliya iney dib u midowdo insha allah.

  • @AbdiganiIdris

    @AbdiganiIdris

    Ай бұрын

    @@mohamadabdishiekaden994ha wa run sxb markaas bad kuleedihin isaaqba somali neceb hadu neceb yahay habeenkasbas Uma heeseheen idinko xor ahaynba o jirin

  • @zalmanadanziad6894
    @zalmanadanziad68942 жыл бұрын

    I missed my home country 🇸🇴 pray 🤲🏾 for peace

  • @maria-xy3sn

    @maria-xy3sn

    2 жыл бұрын

    Amiin🥺🥰🤲

  • @asmajama4882
    @asmajama4882Ай бұрын

    26/06/2024 our grandparents fought for the freedom of this land ❤ we will build upon and get back Somali galbeed and NFD inshallah ♥️

  • @fatuush5402
    @fatuush5402Ай бұрын

    ❤❤❤ dalkeyga soomalonimo allow nuguwaynee 😢😢😢 2024 ❤❤❤ 26 June ❤❤

  • @Wiil-Hoog07
    @Wiil-Hoog07Ай бұрын

    Inta Dawatey 2024 like 👍 isaara ❤

  • @mohamedaliproduction6994
    @mohamedaliproduction6994 Жыл бұрын

    I miss my country 🇸🇴❤️🙏

  • @abdirazakabdilahi9679
    @abdirazakabdilahi9679 Жыл бұрын

    Ilahay baan idinku dhaarshe ma dawlad ayay noqonaysaa ragaas ayaa inaga maqane heesahaa samaynayay wlhi somali kama maaranto reer woqooyi wxy mudan yihiin in somali oo dhani isa soo raacdo oo ay ka dul oyaan 😢😢

  • @anisaahmedabdallah758

    @anisaahmedabdallah758

    Жыл бұрын

    Aleeylahe😢sorry reer waqooyi❤siyaaso uunbaa la isku fahmi la'ayahee shacabku waa is rabaa wali isna jecelyihiib

  • @NasteexoSaciid-do9vc

    @NasteexoSaciid-do9vc

    8 ай бұрын

    @@anisaahmedabdallah758 adeer cidna isma rabtto

  • @BarreAhmed-yd8xg

    @BarreAhmed-yd8xg

    2 ай бұрын

    Hadan Nin Isaaqa AhaY Oo Garxajis Ah Waa Idin Jamanaa SomaLia HanooLato🇸🇴

  • @HA-jo6we
    @HA-jo6we Жыл бұрын

    I missed my country 🇸🇴

  • @SuluxXasan
    @SuluxXasan3 ай бұрын

    2024 illah somali midee 😭❤

  • @Kuusane

    @Kuusane

    Ай бұрын

    Amin

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf63302 жыл бұрын

    Qadaadwayneey noo daaya heesahayaga

  • @hussenhukun9938
    @hussenhukun9938 Жыл бұрын

    Wa markaygi oogu horaysay ee aan 26 Jun 2023 ❤ aan joogo Somalia muqdisho walahi aad ayaan u qiirooday habeenkii lama seexan waxay ahayd habeen aan xasuusnaan doono inshllh

  • @doug2000100
    @doug2000100 Жыл бұрын

    This song was valid and current during FORMAJO's governance because public finances were generally well managed, unlike before and after the latter.

  • @josephulusow2767

    @josephulusow2767

    Жыл бұрын

    Lol ar daarooda wa idin ka qayliye

  • @daidibrahimadam482

    @daidibrahimadam482

    Жыл бұрын

    THE WORST REGIME WAS THAT OF NABAD IYO NOLAL( FARMAJO AND FAHAD) REGIME WHERE ALSHABAAB TERROST WERE RECRUITED INTO THE GOVERMENT

  • @josephulusow2767

    @josephulusow2767

    Жыл бұрын

    according to Darood

  • @mbxo__5936

    @mbxo__5936

    10 ай бұрын

    False. Farmaajo’s admin scammed the Somali people. Over $4 MILLION went missing as he left office. Not to mention his wife used public funds to build a factory in Uganda. Not to mention SNA soldiers went 18 MONTHS without it pay. Farmaajo’s governance was a joke, 4000+ civilians died on his watch. The only people who like him are sick minded tribalists and ignorants!

  • @cadaaweyare9045

    @cadaaweyare9045

    5 ай бұрын

    Xarood🐖🐖🐖dalkan maleh don bookuyimid waa iska sogaloti

  • @Abdirahmaan1
    @Abdirahmaan1Ай бұрын

    Soomaliya waa mid mar waliba waxaan ahaan doonaa kuwa mideeysan 5 xidig sidee u kala haraan ma jirto allow manta waa 28 bisha June 2024 dib u midey konfurta iyo wllheyna reer hargeysa iyo jabuuti iyo 2 kle ee cadowga naga heesto allow inoo ha gaji dalkeena oo dhalinteyna niyad jabsan wax uma wayane allow il naxriis leh nagu soo fiiri allow qof dhalin yaro ah oo hadane shaqo raadis ah baan ahy mustaqbalkiisane rabo in uu hagaajisto allow kuwa dhalan doono ka dhowr dhibkaan aniga aragnay soomalinimada sidey igu weyn hadii ey ogaan lahayeen qof waliba soomali ah waxuu ku hamin lahaa isla manta in aan iska dhafno qabiilka waxaan heysanaa wadan leh bad shidal beero hadane waan ka bahannahy 😢😢 dhalinta hada soo kobceyso uma qalmaan sidaan lkn alle ayaa tawakal sarane mar waliba soomaliya guul baan u rajeenaa soomaliya soomali baa leh ❤🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calankaan wan u dhiman karaa dartiisa ❤

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS Жыл бұрын

    Erayada hees kaan waxaa lahaa awaan Saxardiid maxamed jabiye Laxankana waxaa lahaa cabdulahi Qarshe

  • @user-eb7ey5ws4v
    @user-eb7ey5ws4v4 жыл бұрын

    soomaaliya ha noolaato soomali ha guulaysato ilaahay ha u naxariisto maxamed axmed kuluc iyo fanaaniintii soomaaliyeed oo dhan

  • @shayga5656
    @shayga5656 Жыл бұрын

    Ma arag oo kuma dhalan gobal calankan cawaale ka taganyahay balse wan jeclahay somalinimada from Borama ❤

  • @suldaanwarsame7762

    @suldaanwarsame7762

    3 ай бұрын

    SOMALINIMO iyo CALANKA maxaa isku XIDHAY calankan buluuga ah ka hor ma CANFAR ayaad ahayd ka hor maxaad ahayd

  • @jinniekercheval3845
    @jinniekercheval38454 жыл бұрын

    I love the song I will come back to you Hooyo Soomaaliya soon may Allah bless Somalia and all Afrikka i cant wait to come back to you for good and bring Rip_Rap machines so will make everything home

  • @abobasement346

    @abobasement346

    2 жыл бұрын

    heestan waxay ku wanagsanayd somalidih horeh

  • @abdinoor2023

    @abdinoor2023

    Жыл бұрын

    heesta soomaliland baa leh ka hadha ya faqash

  • @jinniekercheval3845

    @jinniekercheval3845

    Жыл бұрын

    @@abdinoor2023 askartii maangaab ee Muuse daanyeer handaraab waraa qabxo wiil get lost fagg

  • @abdinoor2023

    @abdinoor2023

    Жыл бұрын

    @@jinniekercheval3845 ciyaala amisom barta heesaha kiiniyanka iyo ugandiska noo dhaafa heesaha yaga adigana magacagan arkaa dhilo faqash ah jareer amisom ah baa ku dhalay

  • @catooshboy4753

    @catooshboy4753

    Жыл бұрын

    @@abdinoor2023 hye qaado bal

  • @xalimoxasan5061
    @xalimoxasan5061Ай бұрын

    Somalia ha nolato 🇸🇴 ❤

  • @Updilahei
    @Updilahei2 ай бұрын

    Somlinimadydu kaftan ma gasho ilahow somali ugargaaraa yaa rabi😢😢😢😢

  • @nasser-1429

    @nasser-1429

    Ай бұрын

    Copy 😂

  • @MandeeqdalmrDalmarjaamac
    @MandeeqdalmrDalmarjaamacАй бұрын

    Intaa 21/6/2024/ Soo boqatay hestan aan maalno hashynii maaandeeeqe❤💎

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89Ай бұрын

    Maalinta xoriyada 26/june/2024 🇸🇴

  • @proviserahmeddeeq3082
    @proviserahmeddeeq3082 Жыл бұрын

    Gabdhaheenu qur qurx badanaa Markey kullabisan yihiin Calanka qaranka😍🇸🇴🙏💯

  • @AdamXAli
    @AdamXAli Жыл бұрын

    I miss U slanders beri 26 June 2023

  • @omario6677

    @omario6677

    Жыл бұрын

    18 may kuekoow

  • @MuqtarMohamed-kj8nu

    @MuqtarMohamed-kj8nu

    3 ай бұрын

    @@omario6677heestan marki Hargeysa laga qaaday Taliyani ba ku guumaysanayay adeer 😂😂

  • @mohamedessa338
    @mohamedessa33810 ай бұрын

    Somaliland🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare90455 ай бұрын

    ✍️🇸🇴❤️😭😓dadka xamar kunol kaliya mia somalia udhimanaya marwlba waa su,asha aan isweydiyo dadka wadamada dariska aya deganadoda kusoqulqulayo wlhi sida oromada✍️💯Xamarey halicin waliga❤️🇸🇴

  • @aali.j1
    @aali.j1 Жыл бұрын

    Isaaq 😢

  • @kingsuleiman3590
    @kingsuleiman35907 ай бұрын

    Caalamka ma aqaano Somalia Kenyan ama Rer Djibouti ama Rer somaliland ayan ahay ee calankas buluug bis ayu garanaya.Proud to be somalian

  • @user-yp8jt4lz1h

    @user-yp8jt4lz1h

    6 ай бұрын

    Caalamka Wuu Garanaya Djiboutian 🇩🇯 Calanka Buluug waxaa leh Dal Somalia 🇸🇴 ladhoho Soomali Waa qowmiyad Kala Dal Ah

  • @bushramohammed2698
    @bushramohammed2698 Жыл бұрын

    Illow wadanka nabad nooga dhig Hal maalin dawladnimo manu dareemin reer laascanod hadan nahay ama reer khaatumo 😭🇸🇴🇸🇴

  • @munoyaasiin7482

    @munoyaasiin7482

    Жыл бұрын

    Waa midoowi doona insha allah cadaw baa naga faaidesta wll waxan kaso salamaya muqdisho🥺🥺

  • @ibraahimmahamud5148

    @ibraahimmahamud5148

    Жыл бұрын

    ayadoo aan lahelin dhalinyaro wadaninimo kujirtaa sidii dhalinyaradii syl , hakayaabin somali in ay hagaagto , dal waliba waxaa badala dhalinyarada kunool , lkn nasiib daro maanta dhalintii qabyaalad bey dhexda ugu jiraan , markaa aragto ticktock waxa kadhexjira somalinimo in aysan soodhaweyn baad dareemeysaa

  • @ridwaanbarre45
    @ridwaanbarre45Ай бұрын

    26/6/2024🎉🎉🎉 malintii cadayd ❤🎉🎉

  • @deeqaahmedabdi6328
    @deeqaahmedabdi6328Ай бұрын

    2/7/2024 inta dhageystey 😂😢❤

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss8 ай бұрын

    Iconic🔋🔥

  • @CuriousAbdi
    @CuriousAbdiАй бұрын

    Allahayo waxaan ka baryaya iin qulubta somali lawada mideeyo! No Qabil! Bye bye Qabil!

  • @ZakiAli-nc3mm
    @ZakiAli-nc3mm3 ай бұрын

    Waan jeclahy somaliland dalkeeyga hooyo

  • @yaxyexadiis8863
    @yaxyexadiis8863 Жыл бұрын

    Best song ever❤❤

  • @Tlie_____Raajuu__2008

    @Tlie_____Raajuu__2008

    Жыл бұрын

    Aad io aad 🔥🔥🦁

  • @maxamedcr1063
    @maxamedcr10632 жыл бұрын

    Heestan waxa iska leh soomaliland Somaliyana way xaday fuck🖕🖕🖕🖕

  • @najuumbaashinajuu5543

    @najuumbaashinajuu5543

    2 жыл бұрын

    Laxey

  • @fartunbarise6010

    @fartunbarise6010

    2 жыл бұрын

    Baacow😂😂💔🤭

  • @aliyozkiking1350

    @aliyozkiking1350

    2 жыл бұрын

    Gobol hees lo qadayo inte ku araktay😂

  • @mrnice5572

    @mrnice5572

    2 жыл бұрын

    Wuu cilaan yahaay waar waxkastaa sameeya somaliland wa gobol kamid ah somalia

  • @abdinoor2023

    @abdinoor2023

    Жыл бұрын

    reer amisom iyo reer buuqland baa noo faanaya hadana waxay shagaysanayaan heesahii xisbiyada somaliland caqliga allah idinka qaad

  • @anisoali4697
    @anisoali4697Ай бұрын

    26june 2024 haben arbaco guul iyo gobanimo wacan ayan urajeyna umada somaliyed darkens illah nabad hanoga dhigo umad mideysan isku duuban allah naga dhigo

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын

    63 iyo sadex guuro wacan🇸🇴💪❤

  • @mashaallahmaxamedkhaliif873
    @mashaallahmaxamedkhaliif8733 жыл бұрын

    Waaaaw cajab super 👌👌

  • @hodoney4527
    @hodoney4527 Жыл бұрын

    Somalia hanooolato meokastee adunka kajoogan kuwo isku qalbi alle hanaga dhigo amiin ....🥲 🇸🇴

  • @paulkhaliif2
    @paulkhaliif2Ай бұрын

    2025 hada dhagesanesid i aamin legend aa. Tahy

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 Жыл бұрын

    Guul iyo Gobonimo Soomaliya ha noolaato Cadowguna ha jabo 💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🌴🐪🐪🐪🌴🌴🐪🐪

  • @Majedmohamed12
    @Majedmohamed12Ай бұрын

    26 june Yaa caawa imaadyy🔥

  • @MaalmoFilms
    @MaalmoFilmsАй бұрын

    Hambalyo 🎉 1st July

  • @icequeen6997
    @icequeen6997Ай бұрын

    HAPPY 26JUNE SOMALI WEYNEY🇸🇴

  • @Kuusane

    @Kuusane

    Ай бұрын

    Ma ila joogtaa😢

  • @MaryanHassan-jv3hs
    @MaryanHassan-jv3hsАй бұрын

    1 luulyo 2024🇸🇴🇸🇴❤️

  • @user-qi6rf2fl4r
    @user-qi6rf2fl4r6 ай бұрын

    i love Somalia 🇸🇴 i haven't even seen i was born in Kenya educated in Kenya in sha Allah one day 🙏

  • @abdirazakabdilahi9679
    @abdirazakabdilahi9679 Жыл бұрын

    Si qaranka somaliyeed loogu soo celiyo wx alla wxay rabaana la siiyo wixi gadhayna laga xaal mariyo

  • @Fitaax_Akhyaar
    @Fitaax_Akhyaar Жыл бұрын

    26 juun 2023 I can't wait 🎉❤ somalia

  • @rahmashire6369
    @rahmashire6369 Жыл бұрын

    Maantay curatooo 🥺🇸🇴❤26 June 🎉

  • @maxamuudjaamac5109
    @maxamuudjaamac51093 ай бұрын

    Faqash faqash dhalay waar la kaalaya heeso aad leedihiin

  • @daveali9697

    @daveali9697

    2 ай бұрын

    Nio cayda naga da jamhuriyada barakeysan wan tagerna from Hiiran ❤

  • @zoolacadeofficial16
    @zoolacadeofficial16Ай бұрын

    26/6/2024 cwa. Wa mlintan. Curunay. Hnblyo.somali wayn🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @_wll____
    @_wll____ Жыл бұрын

    Allow soomaaliya midee😢❤

  • @SabriinInasuudi-en1ks
    @SabriinInasuudi-en1ks Жыл бұрын

    Somali gul wlhi waan qiroday❤❤❤

  • @alfaofficial9163
    @alfaofficial9163Ай бұрын

    12 sano wadankeeni waan kamaqanhy ilahayow nagu sin isago nabad ah iyo anago nool ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zuhuur000
    @zuhuur00011 ай бұрын

    I'm watching this 2023❤ 🇸🇴🔝🔝

  • @khalidmohammad367
    @khalidmohammad367 Жыл бұрын

    Illahaw somalia 🇸🇴 nabad noga dhiig illahayow somali isjecleysi

  • @safree56
    @safree56 Жыл бұрын

    1 luuliyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul Somalia insha allah.

  • @inacarab1999
    @inacarab199911 ай бұрын

    Maandeeq 🇸🇴calankay jiroo joog ❤️

  • @user-cg6nv4ti5w
    @user-cg6nv4ti5w8 күн бұрын

    Heesta erayda abwaan saxardiid jabiye

  • @user-uj7oj5zf8g
    @user-uj7oj5zf8g5 ай бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴dalkaygiyoow ILALAAHAY kubarakee

  • @mudojeen5344
    @mudojeen53442 жыл бұрын

    midnimo ku oolaada umada soomaaliyeeda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @user-gb3dh3gr7n
    @user-gb3dh3gr7n2 ай бұрын

    One love somaali weyn❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura106 ай бұрын

    Heestii SOMALILAND ee ay ku waasheen ninkii sameeyay xitaa ma yaqaanaan magaciisa. Hees kaliya oo xornimo ama qiimo leh oo ay la shir yimaadaan malaha zero history

  • @myusuf8986
    @myusuf89862 жыл бұрын

    I missed my beautiful country Somalia

  • @user-rp8kg9xo7j
    @user-rp8kg9xo7jАй бұрын

    1/7/2024 ban dhegeynayaa 🇸🇴🇸🇴

  • @Van.diaz_2020
    @Van.diaz_20206 ай бұрын

    One day somalia will raise Pin this comment 🇸🇴🇸🇴

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf63302 жыл бұрын

    Ilahay how naxariisto abwaankii dun carbeed fanaankii qaaday maxamed axmed kuluc muusiga cabdilahi qarshe ilahay how wada naxariisto dhmntood waa duriyadiiye

  • @Abdinaasir836
    @Abdinaasir836Ай бұрын

    Dalka ayaan jooga xaalada uu ku sugan yahay allah haka baxsho😢

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 Жыл бұрын

    Cabdillahi Qarshe heestan naaxiyada kaliya ayuu ku lahaa waxay ahyd inta aanad dadka usoo gudbin inaad ciddii kaaga aqoon roon soo waydiiso ciddii heesta aliftay. Alla ya raxmee midhaha heesta waxaa lahaa Saxardiid Maxamed Cilmi Jabiye Naaxiyada Cabdillahi Qarshe Codka Maxamed Axmed

  • @omarmataan.
    @omarmataan.3 ай бұрын

    Yaa dhageysanaya hada 😢

  • @MesutBarzani77
    @MesutBarzani77 Жыл бұрын

    Wish goodness vibes my country 🇸🇴❤️

  • @mowlidfaisal9390
    @mowlidfaisal9390 Жыл бұрын

    Heesta erayada waxa iska leh Maxamuud Jabiye. Iska saxa qarsge ma leh.

  • @husseinabdidahir1924
    @husseinabdidahir1924Ай бұрын

    2024 caawa o kale 64 sano ka hor😭

  • @fahmasaed
    @fahmasaedАй бұрын

    Never get old this song😫🇸🇴❤️

  • @Gayraqaan
    @Gayraqaan Жыл бұрын

    Markaan lee dareemaa inaa wadan leeyahay😭😭😭

  • @cabdixasan3296
    @cabdixasan3296 Жыл бұрын

    Horta heestan waxa lahayd Somaliland e maxa laysku qoraya

  • @NasteexoMaxamed-fq8on
    @NasteexoMaxamed-fq8onАй бұрын

    2024😭🇸🇴

  • @abdilahiabas1582
    @abdilahiabas1582 Жыл бұрын

    Ilove my country waan ku faana alhamdulliah

  • @garuuntech
    @garuuntech Жыл бұрын

    26/6/2003 maalintii aan dhashay. Hadaneh 26/6/2023

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 Жыл бұрын

    Somali guul u rajenaaa cadawga allaha naga qabto