HEESTII TAHRIIB BY BADBAADADA BARBAARTA TEAM 2015

HEES CUSUB TAHRIIB
EARYAADII MOHAMUD BURHAN
LAXANKII ABDIRASHIID INDHO
MSUIC QAASIM KARAMA
CODKII
HANI UK ABDIKHALIQ M SIRTA
IKARAN ARALEH
ABDI HOLLAND
CAMERA MAN BY ENG CAAMIR YARE

Пікірлер: 190

  • @yacnick
    @yacnick2 жыл бұрын

    2022 ayaan dhegeysanayaaa, 12:00 habeenimo.

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo23604 жыл бұрын

    2020 yaa iladaawanya cawa heestan like halaawinina ❤❤❤❤

  • @ilhanosmandaud826

    @ilhanosmandaud826

    4 жыл бұрын

    Adiga lee aboo anaga wali maba gaarinee🤗🤗

  • @bazhkadeasensio1973

    @bazhkadeasensio1973

    4 жыл бұрын

    Maantaan hynaaa heestaan bro

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase3 жыл бұрын

    xusuus walhi heestan anoo maraya saxaraha liibiya ayaan dhagaysan jiray aniga iyo 5 dhalinyaro ah oo aan hal meel ka soo wadabaxnay alxmdulilaah dayac iyo rafaad kadib ilaahay wuxuu nagu amaan saday dhuliisa waxaan hadda joogaa filand ilaahow wadankaygii dib iigu celi

  • @sumayoali5135

    @sumayoali5135

    2 жыл бұрын

    Beenta jooji warya

  • @oktobaofficial3472
    @oktobaofficial34722 жыл бұрын

    It is 2022 and this song still looks fresh🥰

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido6126 жыл бұрын

    Qaar waxay yirahdaan Qoray culus rasaastiis Qarax miino dhacayaa Ayaa Qarawga nagu riday Qaadiroow Allahayow Qarnigaan dadkeeni Qaxayoo dhibtoodeen Qulubtooda soo celi Qalbigooda isu keen Amiin Amiin Amiin

  • @qeysyare155
    @qeysyare1554 жыл бұрын

    Qaadirow allahayoow Qarnigaan dadkeenii Qaxay oo dhibtoodeen Quluubtooda soo celi U soo celi Aaaamiin allahayow

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 Жыл бұрын

    hani Uk , legend tacabir , Abdi holland guleysta dhamantiin fananin aan jeclhy ❤️💙🇸🇴

  • @mohaashiine738
    @mohaashiine7389 жыл бұрын

    Best Song Ever Wa Hees Macno Wayn Ku Fadhido Allayacisak Fananiintena Aan Kala Dhicin

  • @afracmaxamed8828

    @afracmaxamed8828

    9 жыл бұрын

    ok

  • @nisob2440
    @nisob24409 жыл бұрын

    Heeesta caadi mahan hani got such a great spirit of singing and she is beautiful too thank u guys

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare97705 жыл бұрын

    Hani UK cod Ku dhan wllhi inta ila aragtaY ila saara 2018 Ayaan Daawanayaa December 5 maalin Arbaca

  • @siciidoxasan6038
    @siciidoxasan60388 жыл бұрын

    somalida adey qabil iska deyso tahariibka wn iska deyneynaa inshlh

  • @ahmed-ou5ve
    @ahmed-ou5ve9 жыл бұрын

    Aamin yaa rabi allow dadkayag quluubtoodo soo celi qadriow allahyow heestan xaqiiqi qiiro gaar ah ayay xanbaarsan tahay fananta reer uk aad ayay ugu mahadsan yahiin heestan

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo70425 жыл бұрын

    2019/ 2020 hadad ila hada dhagaysato like san u ogado inan dad ila dhagaystaan

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel5 ай бұрын

    30/1/2024 hadaa ila dawaneyso farta taag☝️

  • @samiraarten3263
    @samiraarten32639 жыл бұрын

    Habo hani maasha allah ilaahy ha ku xafido ♡

  • @amefali7292
    @amefali72929 жыл бұрын

    i love u all gaar ahaan ikraan caraale iyo hani UK. come to mpls MN pleaseeeee,,,

  • @abdirahmanahmed2654
    @abdirahmanahmed26545 жыл бұрын

    Hani Uk wlhi wadani thy waxan ka darema wajigaga 😢😢

  • @sumiaofficial6041
    @sumiaofficial60414 жыл бұрын

    Mansha Allah keep going fananitena

  • @hassanhussinabdulehassanhu252
    @hassanhussinabdulehassanhu2522 жыл бұрын

    2022 yaaa ila daawanaayo

  • @qadaryare7819
    @qadaryare78196 жыл бұрын

    I am listening in 15/1/2018 who is listening

  • @marwanmahdi9645
    @marwanmahdi96456 жыл бұрын

    Nice song waa hees Qiro leh we are somalia Ha nolato

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud31757 жыл бұрын

    illahay wadankeena nabad ha nooga dhigo baba wadankaaga ayaa wax Ku tahay viva dhulkeena hooyo

  • @hanadqays5415
    @hanadqays54153 жыл бұрын

    2021ki Yaa iLa daawanaaya

  • @zakihajji4024
    @zakihajji40249 жыл бұрын

    thanks BADBAADADA BARBAARTA masha alla queen ikraan mohamed caraale quruxley hooyo soomaaliyeed guurku waa nasteexo dhalin yaro

  • @AnfacD
    @AnfacD8 ай бұрын

    Masha Allah heestan waxa ay ka hadleyso waa run Fanaaneenteena cafimad ku waara Dhamaantiin waa mahadsantihiin.

  • @amiinahalmuftiya
    @amiinahalmuftiya8 ай бұрын

    22/11/2023 mrki u horysy ee an daddy ama dhagysty heestan😢

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail93136 жыл бұрын

    Allah wadankena nabad kadhigo😰😰

  • @drs.suldishhazzo6541

    @drs.suldishhazzo6541

    5 жыл бұрын

    Amiin quruxey

  • @amiishaamanka5343

    @amiishaamanka5343

    5 жыл бұрын

    Queeny Udgoon ismail Ameen

  • @yusufahmed460
    @yusufahmed460Ай бұрын

    2015 ayaan dhageeysan jiray anoo tahriib ku yimid Switzerland

  • @fardosamahamed932
    @fardosamahamed9328 жыл бұрын

    Qadirow lahayow qaranikan dadakeni qaxay oo dhibatode qolobatod oso celi amiin

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia2 жыл бұрын

    Hani UK u got ur side it's amazing

  • @mahamuudaadan6493
    @mahamuudaadan64939 жыл бұрын

    waaw lovly song keep going guys

  • @sammaahmed6768
    @sammaahmed67689 жыл бұрын

    aloooooow aloooow dhalinyrda qulubtoooda soo celi

  • @boqoradareerogadenia5425
    @boqoradareerogadenia54259 жыл бұрын

    Manshallah afkina cano lagu qabaay Qadiroow allahayow allahayow qarnigaan dadkanii dadkanii qaxoo oo dhibtodan qulubtooda soocali usoocali qalbigooda isku keen isku keen amiin Yaa allah Thanks fananiinta sanadkaa love u all

  • @yaskabuskud6484

    @yaskabuskud6484

    9 жыл бұрын

    magaca wa reer ogadenia qaranimo na wa rabtaa miya?? sas masoconeysa walalo

  • @shaimamohamed4540

    @shaimamohamed4540

    9 жыл бұрын

    ***** magaceedu mxaa madaxa kuu sariyey adigu qof walba oo Somaliya Qaranka way u wada siman yihiin ee walalo meesha qabyalada kadaa adigo mahadsan

  • @Karite7
    @Karite79 жыл бұрын

    masha allah waa hees qiiro leh

  • @hashimmahamed6643
    @hashimmahamed66439 жыл бұрын

    is best song wax reall ayaa ka hadleysaa

  • @axmedcabdulaahi2872
    @axmedcabdulaahi28727 жыл бұрын

    mnsha allh ikran arale iyo fanaaninka kale

  • @moharinioelshadado4770
    @moharinioelshadado47709 жыл бұрын

    wooooooooow caadi ma ahan heestan wan ka heelay

  • @sumeabishar138
    @sumeabishar1388 жыл бұрын

    Msh-allah i love this song

  • @7up797
    @7up7979 жыл бұрын

    Dhamaan fananintaa waad slmantin .waxad mujisen shucur dhaba thnks

  • @suusaanmaxamed8669
    @suusaanmaxamed86699 жыл бұрын

    Mash allah qadirow alhayow qulubten so celi

  • @mashiixdocadeey8609
    @mashiixdocadeey86099 жыл бұрын

    Wwwwwwwwwwww ikraan maxamed caraale ikraan jalaqsan i love you ♥♥♥♥♥♥

  • @ahmedqali7075
    @ahmedqali70759 жыл бұрын

    Tahriibta iska daaya dadku bada ha so wada maree ma gurayso baduye viva europe and america

  • @jabriilcabdule2439
    @jabriilcabdule24399 жыл бұрын

    best song hani uk thaks abaayo

  • @keivahmed972
    @keivahmed9722 жыл бұрын

    Wagii celasha degnen an dawan jiray

  • @qalanjoqamar181
    @qalanjoqamar1819 жыл бұрын

    waa.hees qiiro leh viva fanaaniinta

  • @ibrahimqalicha391
    @ibrahimqalicha3919 жыл бұрын

    wat a wandafull song

  • @libanmohamud469
    @libanmohamud4697 жыл бұрын

    hani UK I miss you wlhi dabeecad weyku dhamatay

  • @abdiazizyusuf6850
    @abdiazizyusuf68502 жыл бұрын

    Runta markan ka hadlo dalka aad ayan u jecelahay lkn aniga xirfaydu dalka mataalo si sharaf leh ayaan u tagya america on flight alx ii soo duceya

  • @onlysomalivision4484
    @onlysomalivision44848 жыл бұрын

    Masha Allah.

  • @mustafedarman5422
    @mustafedarman54229 жыл бұрын

    woow caadi mahan wa hees shidan oo duco ah fanaaniin shidanina wa qaadayaan nice songs

  • @caweyskayangrashka2362
    @caweyskayangrashka23625 жыл бұрын

    Best song I love it

  • @c.rashidcade7638
    @c.rashidcade76388 жыл бұрын

    viva tahriib

  • @thunderstormm1211
    @thunderstormm12115 жыл бұрын

    Insha allah Somalia 🇸🇴 nabad ayeye noqoni😭😭

  • @shukricadeey9396
    @shukricadeey93968 жыл бұрын

    alla madaxa beerka wadnaha aniga dadkeyga wanjeclhy

  • @munamoalin8571
    @munamoalin85719 жыл бұрын

    ❤️ Hani +cabdihollan ❤️ waa idinku Dhintaa lawadiina fanaan nolaada cadawgiina ha jawo ❤️❤️❤️

  • @garaar5627
    @garaar56273 жыл бұрын

    2020 who is watching💥

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan55362 жыл бұрын

    2022 yaa ila daawanaya

  • @Gutaale-Media95

    @Gutaale-Media95

    2 жыл бұрын

    ani

  • @wadanitv3492
    @wadanitv34929 жыл бұрын

    I love hani uk

  • @abuukarahmed5404
    @abuukarahmed54049 жыл бұрын

    viva hani uk

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada54217 жыл бұрын

    Bulshooooy🌻 Bulshooooy 🌺 Bulshooooy 🌼

  • @Poop-yf5hw
    @Poop-yf5hw9 жыл бұрын

    Warsaw fanaaniin xul ah

  • @shukricadeey9396
    @shukricadeey93968 жыл бұрын

    alla madaxa ixanunayy wlh axyaaa wadani

  • @abdeeeeee7079
    @abdeeeeee70799 жыл бұрын

    Labo gabdhood ee ️ka dhicin aAD u qurux BADAN nabee Hani uk iyo ikraan caraale Riyo Sidan idinku arkay Mcn tihiin ❤️❤️

  • @wildlife2697
    @wildlife26979 жыл бұрын

    nice song guys going thankz bb

  • @factofficials9289
    @factofficials92894 жыл бұрын

    Hi I’m in town now

  • @asmaasamiyaaslamiya3880
    @asmaasamiyaaslamiya38809 жыл бұрын

    That is right love you all of you

  • @ilyesmahadmahad4614
    @ilyesmahadmahad46149 жыл бұрын

    wooow nice song

  • @yaaskaibnuissemeecad5385
    @yaaskaibnuissemeecad53859 жыл бұрын

    waaaaaaaw heestan wa ereyo qimo badan amin amin

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali9 жыл бұрын

    ha tahriibina tolow yaa yidhi.

  • @sakidaahir1444
    @sakidaahir14449 жыл бұрын

    Wlhi waa hees qaaliya Illahaw dhalinteena kuwa wax ku qaata kayeel dalkeenana nabad iyo caano ka curi aamen Aamen Aamen Hani uk Cabdi hollannd Cabdikhlikh Waad ku mahadsantihin thanks all

  • @abdullahimohamud4705
    @abdullahimohamud47053 жыл бұрын

    Heart touching song

  • @hafithaibrahim4369
    @hafithaibrahim43698 жыл бұрын

    qadhirow alahayo....alahayo qarnigan dadkeyn qulobtodha usocili

  • @jaytechnology8140
    @jaytechnology81408 жыл бұрын

    somalidu wa dadka luqad kasta ku hdli kara manta wayo melkasta ayay kala galeen .......start with me and i know,3 foreign languages lol

  • @deiqomohamed646
    @deiqomohamed6464 жыл бұрын

    hani uk i love you

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay32578 жыл бұрын

    Aamiin Yaa Rab

  • @mamamama1912
    @mamamama19129 жыл бұрын

    Uuuuuuuuuuuf ikran afakaga urayo naga jeeedi

  • @fatima0173
    @fatima01736 жыл бұрын

    Amiin alahayoow alahayow

  • @abdullahibiibaye5663
    @abdullahibiibaye56638 жыл бұрын

    Aamiin Yaa Rabi

  • @kamaalibraahim5448
    @kamaalibraahim54488 жыл бұрын

    waaaaaaaaaaaaaaaw heeeees qiranyo leh xaqiiiiqo

  • @shirwacyareYazin
    @shirwacyareYazin9 жыл бұрын

    Waa Muhiim Inuu Ninkastaaba Aamino Dalkiisa Hooyo wll Huda Adna Point Ayaad Kahadashay Thanks By Hanad Craale Cayuuni

  • @SOMALINEWSTAR
    @SOMALINEWSTAR9 жыл бұрын

    i like qufki ugu horey fiirsado inaa noqdo vivaaaa hani uk

  • @halimamo8953
    @halimamo89539 жыл бұрын

    wow ikran iyo dhamantod

  • @Garad7
    @Garad79 жыл бұрын

    dhamaan waxay ku dhasheen gobolada waqooyi Somalia afar qof ee heesayaa.

  • @fcizza8194
    @fcizza81949 жыл бұрын

    Hani uk 👏

  • @Gutaale-Media95
    @Gutaale-Media952 жыл бұрын

    2022✌

  • @abdifatahhamudmuhumed4412
    @abdifatahhamudmuhumed44124 жыл бұрын

    Amiin Amiin Amiin

  • @sabriinaibrahiim1923
    @sabriinaibrahiim19239 жыл бұрын

    wooow nice

  • @gouledmoussadaher8391
    @gouledmoussadaher83918 жыл бұрын

    hayaay aar halasoo tahriibee daaya Badu gudhi mayso yurub hala wada arko

  • @maikacade7246
    @maikacade72469 жыл бұрын

    awwww ikran carale wa ku gu hasytaa walaey adoo garoob ah xitaa wa ku gu qabnaa

  • @oumei1326
    @oumei13268 жыл бұрын

    please somone explain to me

  • @haboonadan1745
    @haboonadan17456 жыл бұрын

    Ax ax ax amiiin

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 Жыл бұрын

    2023

  • @shukricadeey9396
    @shukricadeey93968 жыл бұрын

    bulshooooooooooy bulshooooooooooy bulshooooooooooy

  • @cadnankeytoon2717
    @cadnankeytoon2717 Жыл бұрын

    Omg 😢😢

  • @aminyare415
    @aminyare4158 жыл бұрын

    qaarada aduuyada qofbameel ucare ucarareee

  • @shukricadeey9396
    @shukricadeey93968 жыл бұрын

    maysoon hasan so funny kkkkkkkkkkkkkkk caadi mahid broooo

  • @hibaqmusse8302
    @hibaqmusse83029 жыл бұрын

    wow hani uk ayn ka helay hake laga hela quftan

  • @KhadijoShariif-dn9nc
    @KhadijoShariif-dn9nc Жыл бұрын

    Tahriib mayya

  • @abdullahimohamud4705
    @abdullahimohamud47053 жыл бұрын

    Wactch it 25thnovember 2020

  • @shukricadeey9396
    @shukricadeey93968 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkk jamaal abdulahi maku imanin tahriib belgium ka Ee leen ayaan ku imaaday abowe wanka cabsada tahriib ka so funny kkkkkkkkkkkkkkk qurbaha