HEES CUSUB MATAAN ABDIFATAH YARE IYO HANI UK

Ойын-сауық

WAA HEES CUSUB OO LA MAGAAC BAXDEY MATAAN WAA ERAYADII IYO LAXANKII ABDIRASHID AMARE IYO MUSIGII MUSTAFE DAFLE, CODADKII ABDIFATAH YARE IYO HANI UK

Пікірлер: 257

  • @iqruushbea5950
    @iqruushbea59506 ай бұрын

    Jawiga jawiyada iyo hees jacayleysan ❤❤☺ 5/1/2024 inta iga dambeysa caadiya idiin salaamey😂🙄😭👍😂

  • @Maxamedcabdirisaq-ov2yl

    @Maxamedcabdirisaq-ov2yl

    4 ай бұрын

    Wn kaa qaaday 23/3/2024 10kii habenimo goobtuna hargeisa

  • @shuceybsomaliofficial692

    @shuceybsomaliofficial692

    3 ай бұрын

    5/4/2024 2:45 niyada isaga dhizanooyaa anoo kale ah😢🥺

  • @libaanbarre6564
    @libaanbarre6564 Жыл бұрын

    Waxaan dhagesan jiray guricel 2017 ilaa 2020 oo aan waday hoomi ama caasi wax kaley aheed heestaan sxbo badan baa so xasoostay caawa oo ey tahay 9:39 talaado so galee 29/05/2023 London baa ko dhagesaa oo wayoho iso xireen shaqo la.aan ilaah amora ha sahlo cid walbo iga dan beeso faataxa igo soqabta ✋✋

  • @molmoahmed

    @molmoahmed

    11 ай бұрын

    Allaha ku fududeeyo bro keep head up 🙌

  • @josef718

    @josef718

    10 ай бұрын

    Alaha kuxifdiyo kuuna fududeeyo😢

  • @Sabra9682

    @Sabra9682

    7 ай бұрын

    Shaqo maheshe aboowe

  • @sungul6877

    @sungul6877

    6 ай бұрын

    Waqti walbo daren ayeey ii galisa qofna kuma xasuusto mar dhawayd ayaan maqalay tiktok kadib wan radiyay hees miraheda nolasha dhabta ayeey ku qurux badantahay lamaano sida heesta cml isku jecel 😂😂😂😂😂😂

  • @sungul6877

    @sungul6877

    6 ай бұрын

    Guricel guuri jano wan u xiisay long time ma arag cidi gaduudka ahay waligay habeen kuma hooyan dhowr mara safar ku maray cunto ka cunay lkn aqan waxab iga dhex guuxayo mesha jecel

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud254110 жыл бұрын

    Ragga maanta jira kii iga mutee Hadalada macaan igu maracee ima gaadiye ♥♥ Sida midigta iyo bidix u maciin ♥♥ Muhuraan tahoo kugu mahdiye 💖💖💞 💖💖💞 💖💖💞 Matankeygiyoo magan gali naftoo Meel ha iga tagin oo ha iga tagin 💖💖💞 The king Of Voice Abdifatah ahmed & Hani Uk nice song ♥♥♥

  • @nadroqaali8334

    @nadroqaali8334

    3 жыл бұрын

    😘

  • @xasanaxmed8688

    @xasanaxmed8688

    Жыл бұрын

    😰👋

  • @maryamomahamud6164

    @maryamomahamud6164

    Жыл бұрын

    8sano kor hada ❤

  • @Clkariin_1234

    @Clkariin_1234

    Жыл бұрын

    Legemad

  • @aligee19

    @aligee19

    10 ай бұрын

    Mataanteydiyeey Texgile naftoo meel ha’iga tegin Macaan ha’iga tegin 💞💞💞😍🤩😍🤩😍🤩👍👍😎

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.98222 жыл бұрын

    What a song! Xasuus igu leedahay walahi 2022 yaa dhagaysanaya?! Ama 23

  • @hamdacadeeyhamda3629

    @hamdacadeeyhamda3629

    Жыл бұрын

    😍anaa kula dhagesanayo

  • @abdikadirothmen.9822

    @abdikadirothmen.9822

    Жыл бұрын

    Mataantaydiyeey. 💜💛❤💙💌

  • @umulkhayr1142

    @umulkhayr1142

    Жыл бұрын

    Aniga kula dhagaysanaya eshcala hees ☺️

  • @thomasmuller5434

    @thomasmuller5434

    Жыл бұрын

    Islamic ayad wadataye waa maxay heestu ..

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Qalbiga mucashaqiinta hestan saaid bay ugu socotaa ereyada naxariista leh oo kujira caadi ahayn😍

  • @mohamedcaseyr1900
    @mohamedcaseyr19007 ай бұрын

    Inta 2024 soo raadisey 😂😅👍

  • @xaliimayaaquub8217

    @xaliimayaaquub8217

    7 ай бұрын

    😂hi😂😂

  • @mohamedcaseyr1900

    @mohamedcaseyr1900

    7 ай бұрын

    @@xaliimayaaquub8217 😂😂

  • @zidiiqtimo7830
    @zidiiqtimo7830 Жыл бұрын

    Waxn arkay heestan in ka mida wan garan wayay cida qAda lkn codka ayaan u fiirsaday Boqorkii codka abdifataax Iyo hani Anna isku qoslay wlhi markan kaga soo qaaday Salan sare from gobolkii raga

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    Жыл бұрын

    Abdifatah Ahmed Tacabir fanan kama dambayn Fankii wuxu noqday meel ciyaal

  • @walalmaazilstudio7273
    @walalmaazilstudio72735 ай бұрын

    Still 2024😢❤

  • @879dream
    @879dream10 жыл бұрын

    Muuqeeda wacan taan u soo noqdeee

  • @somalipreserver9022
    @somalipreserver902210 жыл бұрын

    Masha allaah Hani iyo abdifatah yare, waligey baan ogogey ee kuwu hore kurasida inaan laga dadshoo weeyan, viva fanaaninta Somaaliyeed ee Reer UK.

  • @asmarofficial3469
    @asmarofficial3469Ай бұрын

    Mataantaydiyeey Barwaaqo Cabdi Kuumbe I Love U Mcn❤️😢

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq72993 жыл бұрын

    waan ku seexda heestan ilove it hani uk abdifatah yare 2021 Uk.

  • @axmedchawki6464
    @axmedchawki6464Ай бұрын

    Galab ciideed ciidul Adxa 16/June/2024 5:56 AM kpp- Hodan-Mogadishu Xusuus jacaylbaa isita Illaahayow Qeyr

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57165 жыл бұрын

    I love this songs Abdifatah yare Ft Hani Uk Abdifatah Ahmed Muse Tacabir Fanaan kama dambayn 🎉❤❤❤

  • @Ikranalimoha
    @IkranalimohaКүн бұрын

    Alla ya cisak wlhi 22/7/2024 ban socod ku dhagaysanaya Waxi iga danbeeyow like ta sii sara ❤🎉hana la isku duceeyo😢

  • @amishacabdi6846
    @amishacabdi6846 Жыл бұрын

    Hesta kaliya dhagesikeda aanka daalin ❤ inta isjecel allow isku sahal 😊

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud60442 жыл бұрын

    Yaa salaam esh calaa hees kama daalo dhegeysigeeda😘❤

  • @Qayaad642
    @Qayaad6424 күн бұрын

    Still 19/07/2024❤😢 Salaama inta iga dambaysa 👋

  • @abdikadirabdirahmanaden7552
    @abdikadirabdirahmanaden7552 Жыл бұрын

    Woow yaaa ilaa dageysana Damaadka 2022 Allah ya caziik

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын

    Ya ila dhagysanaya 2022 Still my song🥰🙌

  • @cashoqalif5023
    @cashoqalif5023 Жыл бұрын

    Wwww inaba caadi ma aha hesta dhn kasta wey udhames tiran Tahay wallhi dhagesigeda kama Dalo Runtii hestu Daren Goni ah ayey wadata inta is jecel Rabi ha isku calfo 🤲🤲🤲 Dadka is jecel waxan kula Dar Dar maya iney Axdiga iyo Balamaha la ilaaliyo midba midkale ku kalzonado ❣❣❣❣

  • @fadumocali568
    @fadumocali5684 жыл бұрын

    Heestn waxy ka hadlsa lamane ama labo qofo si dhaba isku jecel Wan ska jecaldy heestn wan ka dali wayay marna daren jacal bay xambrsntahy runti hani iyo Abdifatah yare alle ha idin xafido

  • @xamdicabdi5576
    @xamdicabdi55762 жыл бұрын

    Alxm qof sidhaba ijecel wan haysta anigana wan jeclahay alaha idaayo inkaston kala fognahay wan isku imaan doona insha alaah hadana qalbigan kawada jognaa❤❤❤

  • @abdirahmanyare3285

    @abdirahmanyare3285

    2 жыл бұрын

    ilaahay ha isku kiin soo dhaweeyo wll 💯

  • @xamdicabdi5576

    @xamdicabdi5576

    2 жыл бұрын

    @@abdirahmanyare3285 aamiin wllkay

  • @abdirahmanyare3285

    @abdirahmanyare3285

    2 жыл бұрын

    @@xamdicabdi5576 haye wll

  • @ilhaanbashiir9672
    @ilhaanbashiir9672 Жыл бұрын

    Wan xasuusa. Doona hada. Lamidooobo wiiiilka. Jeclahay❤❤❤❤❤yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zaammohamed8743
    @zaammohamed874310 жыл бұрын

    Wooooow abdifatah yare boqorka codka love uuuuuuu

  • @abdiqadir1232

    @abdiqadir1232

    Жыл бұрын

    Waaa layaabay hees hees dhaaftay

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS9 ай бұрын

    Still 2023 /2024 hada daawanyso like dhac kusii👍🙏 11/10/2023❤

  • @mohadoogle9116
    @mohadoogle911614 күн бұрын

    9/062024: 9:45 goobtune wa guriceel, nasiib darro Qoftii aan heeskan darteed u bartay waynu kala tagnay. Balse waxay aheyd hees mar walbo si wada jira aan uwada dhageysan jirnay 💔

  • @samiirboss14
    @samiirboss143 ай бұрын

    Axyaa yaa zaban hees aan mudo dheer dhagaysnayaa ayaan markale cawada ku raxaysanayaa oo ay thy 04/04/2024 yasallaam 🎶 🎵 🎤 🎙 ❤

  • @suldan__officiall
    @suldan__officiall16 күн бұрын

    7/2024 inta igga dambeysa love ta

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari3 жыл бұрын

    Axsan Caleeg Old is gold memories ✨️

  • @nadroqaali8334

    @nadroqaali8334

    3 жыл бұрын

    💯

  • @cabdulaahiibraahim9534

    @cabdulaahiibraahim9534

    2 жыл бұрын

    @@nadroqaali8334 ll

  • @mohameddaauudurus7269
    @mohameddaauudurus72693 ай бұрын

    Caawa 12/4/2024 Habeen khamiisa Laaska Show ku qabsanaysaa.

  • @khalidahmed8948
    @khalidahmed894810 жыл бұрын

    hambalyo hani ... waxaan maqlay inaad fanka faraha kala baxday waana illaahay mahadii hadiiba aad dhanka wanaaga raacday

  • @mohametthassanelmi6470
    @mohametthassanelmi6470 Жыл бұрын

    wxn heees way dhaafty wlhi old is gold jiilka naga danbya sharma boi baa lgnd u nqn doono kkk duni abaahed wastay dheh😂

  • @hodandegan4241
    @hodandegan4241 Жыл бұрын

    Legends kii 2012 Yaa uxiisay 2012 fanku wqtigaa caadi muhyn

  • @yasirsalah3232
    @yasirsalah32329 ай бұрын

    Runti aad bn ugu riyaaaqay ereyada heestan Waxa ibartay mataantayda an jeclahy Waxan ku rajo waynahy inan nolosha ku midowno Insha allah

  • @maariishbeauty6119

    @maariishbeauty6119

    9 ай бұрын

    Mhdsnd mataankygih yasir ❤🥺

  • @yasirsalah3232

    @yasirsalah3232

    9 ай бұрын

    Adiga mudan boqran mariyay 🥰🫶🏿❤️

  • @Naagnool124

    @Naagnool124

    8 ай бұрын

    Ilaahay ha isku kiin simo❤

  • @user-rn4nz8wn2i

    @user-rn4nz8wn2i

    Ай бұрын

    I.a ilhay xaa kudaayo❤

  • @Abdisharoobe
    @Abdisharoobe10 жыл бұрын

    Nice Voice Hani Uk Nd Abdifatax Yare .

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 Жыл бұрын

    Fanaanada kliyaaa aan tagero Qofka 2 labad waaaa nimcan hilac✅️😊

  • @mukhtarhagar37
    @mukhtarhagar3710 жыл бұрын

    Esh Qiyaazak sweet inabti hani Uk

  • @LuqmaanAar-kg7nb
    @LuqmaanAar-kg7nbАй бұрын

    Xasuuus heestan walaahi waxaan dhagaysanayaa 10sano kadib wakhtigu cajiibsanaaa 2:51 23/6/2024 xasuus waayo like isaar😢

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 Жыл бұрын

    Waan yaraa wakhtigaa heestan xasuus💔🙆‍♂️2013 legendary abdi fatah yarey

  • @daadeheeye4175
    @daadeheeye4175 Жыл бұрын

    Yaa Salaam dad culus oo is helay wakhtiyadoodii!!!

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed72209 ай бұрын

    This is for my twinflame and soulmate where ever he is!! 💖💕💕💖💯😍

  • @BASHIR-IBRAHIM

    @BASHIR-IBRAHIM

    5 ай бұрын

    Am here preety gal🤣

  • @zamiirahassan4749
    @zamiirahassan47493 жыл бұрын

    2021/10/7/ 3:00 habeenimo Iska murugo😥

  • @adaniman8374

    @adaniman8374

    Жыл бұрын

    😭😭😭

  • @siidcalimohamed8681

    @siidcalimohamed8681

    Жыл бұрын

    😭🥺

  • @xidig3833
    @xidig3833Ай бұрын

    Waa ikan❤

  • @mahmoudlove7884
    @mahmoudlove788410 жыл бұрын

    maasha allaah heesta laxanaa ku dhacay

  • @jubajubaadullahi2694
    @jubajubaadullahi2694 Жыл бұрын

    So sweet song..I love it's

  • @aamina864
    @aamina8647 ай бұрын

    5 December 2023 talaado galap nimo 15 :59

  • @badmahgamer553
    @badmahgamer5535 жыл бұрын

    *2018*

  • @Nasiib724
    @Nasiib7242 жыл бұрын

    Jacaylku marbuu nacayb isu bedelaa qofkan heestan u qaadi jiray dadka isagan u cebay aduunyo🤔

  • @Abdillahi145

    @Abdillahi145

    2 жыл бұрын

    Wax wlba Inay kaligey igu dhacan ba modi jiray 🥺😪 Badal khayr qaba Ban Rajaynayna Manta isku Nabar ba nahay 🥺💔

  • @a.rahmanmohamed2922

    @a.rahmanmohamed2922

    2 жыл бұрын

    Why??

  • @farxiyoawukar8572

    @farxiyoawukar8572

    Жыл бұрын

    Sax waye wllh hada aragisa lema tusiyo😒

  • @maankey6048
    @maankey6048 Жыл бұрын

    Jah waa ilmeyy wllhi 😭🥺

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 Жыл бұрын

    Inaba caadi maha heestu from to borama

  • @asmarofficial3469
    @asmarofficial34692 жыл бұрын

    Still I listining This song 2022 04 29😢😢

  • @tacabirahmed9463
    @tacabirahmed946310 жыл бұрын

    ahlan ahlan boqorka codka abdifatah amed iyo boqorada codka hani uk nice song

  • @MaxamedibrahimDayib-mt2cy
    @MaxamedibrahimDayib-mt2cy3 ай бұрын

    Hees xamadsadbadan igadhe ❤

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw4 ай бұрын

    6.3.2024 Geneva Waqtiga Yaa dib u celiya Inta iga damaysaay Jaanis Dhab Ah Ee ku soo mara Halaga mira dhaliyo

  • @MohamedAbdikadirMoalimu
    @MohamedAbdikadirMoalimu3 ай бұрын

    10 years kadib ayey isoo gaaree 20/4/2024 Saqdhexe habeen axad ah🎉

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 Жыл бұрын

    Legend cabdifatax yare tacabir fan kaama danbeyn

  • @abdinasircarap4729
    @abdinasircarap4729 Жыл бұрын

    Axsan hees wlhi ❤ hani qurux miss you my dear sister

  • @abdiaziizaj5246
    @abdiaziizaj524610 жыл бұрын

    waaaw inaba caadi maahan best song alaabahan oo kale noo keena

  • @nafisofiska6892
    @nafisofiska689210 жыл бұрын

    waaaaaaw masha alallllh aad bey umacantahy hani uk iyo abdifataax yare

  • @mohamedxarig2999
    @mohamedxarig29992 жыл бұрын

    Heestan waa hees aan inaba caadi aheen Runtii waxan dhihi karaa waa lagu fara yaraystay hani uk iyo abdifitax yare

  • @aligee19
    @aligee1910 ай бұрын

    Mataanteydiyeey Texgile naftoo meel ha’iga tegin Macaan ha’iga tegin 💞💞💞😍🤩😍🤩😍🤩👍👍😎

  • @WaqalMusik
    @WaqalMusik10 жыл бұрын

    Simply the best!

  • @goohegoohe4134

    @goohegoohe4134

    Жыл бұрын

    Waqal Frome dhulbahante only voice an music top

  • @amiitaahmed5354

    @amiitaahmed5354

    Жыл бұрын

    90l😊I

  • @roodamaxamed9215

    @roodamaxamed9215

    10 ай бұрын

    ​@@amiitaahmed5354qqq11 ❤❤v13111111cc❤1.

  • @user-xh5ze9oy1t

    @user-xh5ze9oy1t

    5 ай бұрын

  • @boqorodaabomcn6880
    @boqorodaabomcn68802 жыл бұрын

    Inta tiktok kaso aragtay e horan an u garaneyn👍

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale3 жыл бұрын

    Maqaalkeeda waxa igu horeysey heestan anigoo jooga digeygii salagle jubada dhexe 2015 waqti quruxbadn ayan isla soo marnay

  • @abdirahmanabdullahi1676

    @abdirahmanabdullahi1676

    3 жыл бұрын

    Dageygii Salagle iyo saartumaay❤

  • @maxamedgalgale

    @maxamedgalgale

    3 жыл бұрын

    @@abdirahmanabdullahi1676 wabigii gormee kugu danbaysay nio

  • @abdirahmanabdullahi1676

    @abdirahmanabdullahi1676

    2 жыл бұрын

    @@maxamedgalgale walal 2008 ayaa igu danbeysay waan uxiisay runtii. Adigane gormaa kugu danbeysay?

  • @maxamedgalgale

    @maxamedgalgale

    2 жыл бұрын

    @@abdirahmanabdullahi1676 waan ka danbeyay aniga 2015 ba igu danbeysy

  • @bixi771
    @bixi77110 жыл бұрын

    abaayo codkaaga aad buu umacaan yahay viva hani uk

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын

    The legend Abdifitah

  • @AbdikariimKhaliif
    @AbdikariimKhaliif21 күн бұрын

    02/07/2024 Omg best vice Abdifatah one and only favorite singer 🙏🫡🫡

  • @mudaneyarechannel1667
    @mudaneyarechannel16672 жыл бұрын

    My favorite song

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny55894 күн бұрын

    Cabdifatax yare jacaylban uqaba uusan ogayn ilaa iyo hada mar kastah wan searching gareya🙄

  • @munomustafabdullahi4431
    @munomustafabdullahi4431 Жыл бұрын

    Heestan waxan dhageesanaya habeen taarikhdu tahay 2023/5/20 😢

  • @naimabishar9025

    @naimabishar9025

    Жыл бұрын

    Wan kula dagesanaya😢

  • @mohamedhashi5555

    @mohamedhashi5555

    Жыл бұрын

    Munooy Anigana 2023/5/24 dhagesanaya😢❤

  • @nastehojustice9146
    @nastehojustice9146 Жыл бұрын

    Hees talantaalli ah oo ka qurux badan indhowayd indho kama qaadin from daraawiish🩸

  • @Mohaa930
    @Mohaa9306 ай бұрын

    Olde is gold memories😢

  • @asadhassan8153
    @asadhassan81538 ай бұрын

    Old is gold is really true.

  • @saradelmar363
    @saradelmar36310 жыл бұрын

    Hani iyo cadiiiii fatax noolaw macan iiku waaara

  • @habibaabdi4854
    @habibaabdi48544 жыл бұрын

    I like song of uk mwaaaaaaast waya

  • @maxamedsiciid9106
    @maxamedsiciid9106 Жыл бұрын

    Tacabir legend fankii OO qofa

  • @Xaragoooo
    @Xaragoooo6 ай бұрын

    My favorite song ❤

  • @ahmedhusein1537
    @ahmedhusein15375 жыл бұрын

    nice and lovely song

  • @mohameddalmar7061
    @mohameddalmar7061 Жыл бұрын

    Hestaan weybaa igu cusub tahay cajiip 2023 06 16 jun ayanba dha geystay😂😂😂😂

  • @fatimamohamedaden8642
    @fatimamohamedaden86422 жыл бұрын

    ayy hees io bar 2022 💃💯🥰

  • @Mattaan.

    @Mattaan.

    2 жыл бұрын

    Waaan kula dhaaGeyzan ❤️😍

  • @abdirashiidmaxamed1140

    @abdirashiidmaxamed1140

    Жыл бұрын

    😁😁😁

  • @maxameddeeq657
    @maxameddeeq657 Жыл бұрын

    Xasuus wllh still wan dhageystaa 2023

  • @carabcade1530
    @carabcade1530 Жыл бұрын

    Melhayga tagi😢❤

  • @ibrahimhajjishiinewaxaatah9007
    @ibrahimhajjishiinewaxaatah90074 жыл бұрын

    waaaaaaaaw❤💓

  • @fatushey9695
    @fatushey96952 жыл бұрын

    Hestan wan radiyay lknj lawadan fanan miyaa.qaday😂😂💯🤞 🤞 manshaallah hestan wan jeclay

  • @abdiwahaabmohamud
    @abdiwahaabmohamud Жыл бұрын

    Dumarkaba midaaan kaga marmayeey❤❤❤ 22/4/2023

  • @yoxman3189
    @yoxman3189 Жыл бұрын

    2023.01 31 manta ayaba igu horeyso hestaan adiga igasi danbey wax igaro

  • @abdimohamed8293
    @abdimohamed8293Ай бұрын

    Hani UK fanaanad codkeeda an waxba laga qabin karin xasuus ban uso aday heestan 2013kii up to now kama xiisa dhaco

  • @Chadmali
    @Chadmali Жыл бұрын

    Mataantaydiyeey kumee🥺😭

  • @shukriinaaxmed5816
    @shukriinaaxmed58162 жыл бұрын

    2022 xasuus

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil79999 ай бұрын

    This song❤

  • @jacfarshaywaal5244
    @jacfarshaywaal52445 жыл бұрын

    Eesh calaa hees

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 Жыл бұрын

    Maclin tacbiir yare boqorda

  • @AhmedG36
    @AhmedG366 ай бұрын

    Kaan taageeraa Heesahii fankii dhexe iyo kii hore❤❤❤

  • @hafzuun5918
    @hafzuun5918 Жыл бұрын

    Mataankaygiyow magan gali nafti❤🥺💉

  • @xamdamaxamud6257
    @xamdamaxamud62574 ай бұрын

    Cidana majecli lakin heestan waan soo raadiyey😂mataankygo kumedee🎉

  • @abdullahimahamud5259
    @abdullahimahamud5259 Жыл бұрын

    Nice voices

  • @rushka6527
    @rushka65272 жыл бұрын

    10 September 2021 xasus

  • @cocoforcocoapuffs2253
    @cocoforcocoapuffs22534 жыл бұрын

    I love ❤️ hani

  • @user-vo2nc5ow1m
    @user-vo2nc5ow1m4 күн бұрын

    Still 2024 /7/ 19

Келесі