Heestii Cashar Lyrics Axmed Ali Cigal Iyo Khadra Daahir

Пікірлер: 185

  • @malmo4235
    @malmo42358 күн бұрын

    Nio heestan hees aan udhigo waan waaye siiba labada Hobol ee Ahmed cali cigaal iyo khdra dahir cige.. alla xasuus macaannn beyond beauty wlh allow cimriga udheeree cigaaal.. mama khadra na ilahay ha unaxariisto.. jacayl iyo wakhti wacan ayey isla soo waayen ilaa ay xasskiisa noqotay oo ilma isu dhaleen 💜💙

  • @hamzemurtiileh5497
    @hamzemurtiileh5497 Жыл бұрын

    Mid kamida heesaha aanan ka caajisin, erayada, lxnka iyo codkaba. Mama kadra AUN😢

  • @abdihakimhassen3267

    @abdihakimhassen3267

    9 ай бұрын

    Legen wad ku qaylaysaa ayn filayaa ani haday ii daarantahay ano qayilaya caawa

  • @LibaaxDhuunyare

    @LibaaxDhuunyare

    2 ай бұрын

    ​@@abdihakimhassen3267taliye anoo ku qayilooyaan quraalkaaga arkay 😂😂

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril77264 ай бұрын

    Heestaan markaan dhegeysto waxaan soo xusuustaa Baydhabo iyo Dugsigaygii Sare.

  • @ahmednour2705
    @ahmednour2705 Жыл бұрын

    Hees aan ku baratay anigoo yar meel miyi ah iyada oo rikood National ka baxaysa isman lahayn waxd dhagaysan adigoo weyn mobil yar oo dhagahana xadhig yari kuu jiro 😂😮😅

  • @haawodagan5472
    @haawodagan54722 жыл бұрын

    calool nugulidaayey ma adiga icawaansada hadad ciida hoosiyo gasho meel ciriir ah ama ay coliyo guluf warma kala cararaan walee ciirsi kuma bado👌 hees io badh alle ha siiyo cimri io cafimad madaama jaceylka qadra daahir io A c cigaal🤲👏👏

  • @craxmanxuseenmuxumedcyare6267

    @craxmanxuseenmuxumedcyare6267

    2 жыл бұрын

    Casharbaa.la.iidhigy Aankucibraqaatee Cadhadii.iskailoow

  • @sudaizabdisamad1012

    @sudaizabdisamad1012

    2 жыл бұрын

    🙈🙈🙈 Alle haw rahamdo mamo khadra dahiir Cige wxy ahyed lagnd xaga fanaka rabi haw rahamdo ameen🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🙈

  • @haawodagan5472

    @haawodagan5472

    2 жыл бұрын

    @@sudaizabdisamad1012 aaamiin yaa rabbi alle ha u naxariisto tiir beey u aheyd fanka🤲

  • @haawodagan5472

    @haawodagan5472

    2 жыл бұрын

    @@craxmanxuseenmuxumedcyare6267 great 👍

  • @xuseendhangub9704

    @xuseendhangub9704

    2 жыл бұрын

    Hestani waxey ku jirtey Riwayadi jin iyo jacay wax Alif Abwan kii weyne ee xasan ganey wll hargeysa ayunu ku Asney khadar dahir AHUN

  • @yasinmagan7116
    @yasinmagan71162 жыл бұрын

    Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo khadra Daahir Cige

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 Жыл бұрын

    Rabi haw naxariisto khadra daahir maamo umadda somaliyed ku weyn ayey ahyd

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed26762 жыл бұрын

    Ereyada abwaan huryo Caqbqarigii weynaa AUN.

  • @maxamedhalac-pm7zb
    @maxamedhalac-pm7zb Жыл бұрын

    Àbwaankii murtidu biyo dhigtay huryo codkii maamada qaaciga khadra daahir cige AUN iyo hobalkii fanka Axmed cali cigaal

  • @user-tm4jm4yy5r

    @user-tm4jm4yy5r

    9 ай бұрын

    Isaaq yuu ka ahaa horta abwanka AUN

  • @abdiali5443
    @abdiali54436 ай бұрын

    My almighty swt give her janatul fardowsal aclaa ❤😢

  • @sharmakahussain-ki9bv

    @sharmakahussain-ki9bv

    5 ай бұрын

    Amiin Ya Rabbi iyada iyo wixii muslim ah ba!

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis59527 ай бұрын

    Eraydii abwaan maxamed cumar huryo

  • @rafiiqjama2421
    @rafiiqjama2421Ай бұрын

    Waa habeen sabti ah sacaaduna thay10:51pm 14/6/2024 heestan baa noo baxaysa anigoo dhalin yaro badan ah Australia perth

  • @abdihakimhassan3748
    @abdihakimhassan37486 ай бұрын

    Duco ayey naga mudantahy huboladaa😅😮😮😮😢🎉😂❤❤❤❤❤

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq14 ай бұрын

    Erayadii, Laxankii Mama Khadra Daahir Aun Codadka Khadra Daahir Cigge Iyo Axmed Cali Cigaal ❤

  • @mayduleeyebooy964
    @mayduleeyebooy964 Жыл бұрын

    alaya raxma khadra daahir heestan wan kudhagatay dhaboolaq ilaa simbiraale ilaa wado bariis ilaa hargaysa 2022 👍👍🙏👏🙏🙏

  • @usamearwax2999
    @usamearwax29997 ай бұрын

    Maxmed cumar huryo lala yacizak Dad ba odhan xasan ganeybaleh ayko u dalilsanaya iney ku jirtey hestu ruwayadi jin iyo jeceyl

  • @user-tz4sw6gg4d

    @user-tz4sw6gg4d

    7 ай бұрын

    Ayantan gabis bad eheyd suganta

  • @khadarhaybe127

    @khadarhaybe127

    5 ай бұрын

    Xasan ganay ayaa heesta iskale cidwalba soowaydi

  • @Mohamedismael50

    @Mohamedismael50

    Ай бұрын

    ​@@khadarhaybe127maleh walaal hhh riwaayada abwaan huryaa ku daray riwaayada

  • @arashiidmaxamedcolow1070
    @arashiidmaxamedcolow10702 жыл бұрын

    Eesh calaaa fanaanad mama khadra gobey liico hajabin

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur18 күн бұрын

    Waayo waayo waxba ha ii calaa calin ❤❤❤aduun

  • @user-si9pz8zc3i
    @user-si9pz8zc3i7 ай бұрын

    AHU mamo khadra legend bay ahayd ahmed cali cigaal ha dhawro

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur18 күн бұрын

    Waa 2 July 2024 maalin talaado ah waa maxamed daanbuur iyo faysal hinre yaasiin jabiye Ahmed gacmey mukhtaar indha tag Shakti

  • @sahracali3810
    @sahracali3810 Жыл бұрын

    Naxariis alle ha ka warabiyo khadro dahir

  • @UsameUmal
    @UsameUmal2 жыл бұрын

    Heestaan anaoo fasax miyi jooga ayaa kabartay niman reer miyi ah, ilaa ay noqotay heesaha daran dooriga mida aan ugu jecelahy. Khadra daahir iyo Axmed Cali cigaal.

  • @Abdirisak-badal
    @Abdirisak-badal Жыл бұрын

    Jacayl keed markaaz ugu danbayn way hezhY alah u naxaristo hooyadii jacaylka

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv5 ай бұрын

    Alow unaxariiso iyada walidkay walakayy iyo ehlkayba iyo muusliintaba alow safki nabi csw kuwanoqda oojanafaduusa jar kulanoqda nabigna suuba csw dhamaan musliintii dhimtoodhan alow inanariiso ana gana alow naga daba naxariiso aaasmin yaarabi

  • @DAHIRCumar-tb4fk
    @DAHIRCumar-tb4fk28 күн бұрын

    Allaw una xariiso khadra daahir aamin yaarabi aaaamin

  • @rashidhassan572
    @rashidhassan572 Жыл бұрын

    "cabashana ku ba,anee" erayga ba,anee, hakadka shaqal dheeraha "aa" la kala dhex geliyay waa khalad sida saxda ahna waa "baanee"

  • @somaliasomalibaleh7822

    @somaliasomalibaleh7822

    8 ай бұрын

    Cabashana ku bánahay. Micnaha inaan cawdo wan ku gardarnahay waa tuugsi 😂😂😂😂😂😂

  • @mohamednur1696

    @mohamednur1696

    8 ай бұрын

    BAANEE KU BA'ANEE MAAHA

  • @1972543
    @19725436 ай бұрын

    What a song 🎉🎉🎉..growing up ..loved it

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii3 ай бұрын

    GORKI ma waxoo ISO badalay mahdina

  • @dahirdoogan3546
    @dahirdoogan35465 ай бұрын

    Mid ka mid ah heesaha ugu culculus heesaha somalida

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe57802 жыл бұрын

    Iidoor awoowgiin la gub maxay xikmad inooga tageen

  • @xiirmastuur5249

    @xiirmastuur5249

    Жыл бұрын

    Idoor ma xigmad bay lee yihiin gabayadii daarood bay soo copy gareeyeen oo heeso idinka dhigeen waa la isaga daba yimi

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    9 ай бұрын

    ​@@xiirmastuur5249😂😂😂😂

  • @malmo4235

    @malmo4235

    2 ай бұрын

    Waxaa keenaya raga shaqeeya ama waxbarta ma ahayn qayilaad ayey ufadhin jireen mirqqankana wax walbaaa lagu hindisaaa ama Lagu dhisaaa

  • @xasanmagafe5780

    @xasanmagafe5780

    2 ай бұрын

    @@malmo4235 Markaa kii waxbartay muxuu soo kordhiyay kkk Xaasid Soomaali reerka ugu aqoonta iyo lacagta badan bay ahaayeen ma qaad bay ku keeneen Waar caqli ku hadal ragga libtooda lama xaqiro Soomaaali Guul dhammaanteed

  • @hamdasagal9549

    @hamdasagal9549

    6 күн бұрын

    ​@@malmo4235ilaahy baa hibo noo siiyey curinta mirqaankuna waa xaajo rag aqoon iyo Shaqano laguma gaadha raga iidoor❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii3 ай бұрын

    Maa. Waxoo. Isobada lay ALAHO. . mahdina

  • @muniitacraxmaanmaxmed2001
    @muniitacraxmaanmaxmed2001 Жыл бұрын

    25 / 4 / 2023 form hargaysa bacdal iid rabadan maalintii 5 laga joogaa

  • @SalmaanAbdikhabiir
    @SalmaanAbdikhabiirАй бұрын

    Ah xasuus my village ROOXA awjabe

  • @user-cz4ef3hf8e
    @user-cz4ef3hf8e Жыл бұрын

    Hadduu caraaro inanyahay Cawluu nin ragee ganay Dantu way cuslaysaa

  • @AbdiSalaan-l4c
    @AbdiSalaan-l4c28 күн бұрын

    Anku cimra qaatee. Caradiii iska ilow❤❤

  • @xasancabdi8092
    @xasancabdi8092 Жыл бұрын

    Abwaan huriyo abwaan murtidu biyo dhigtey maanta waxan ku dhagaysanaya kastamka caasho cado

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur18 күн бұрын

    Bacaadweyn mudug puntilaand

  • @kingaxow7504
    @kingaxow75045 ай бұрын

    Offcourse could sing the song in my early childhood. Not knowing the meaning literally but loved it anyways .

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil38492 жыл бұрын

    Yaasalaam waayo waayo jacayl dhaba

  • @garaadmaxamuudgood5046
    @garaadmaxamuudgood50462 жыл бұрын

    Khadra dhool waxay ku xasnuusanaysaa Cubutaalka guud ee Hargaysa Alla ha Caafiyo Tr.28.06.2022 Iyo Muqdisho

  • @usamearwax2999

    @usamearwax2999

    7 ай бұрын

    Hada me

  • @MaxasmedAbdi

    @MaxasmedAbdi

    6 ай бұрын

    Way dhimatayy khadra daahir alle ha u naxariiatoo 😢❤

  • @bashbash7407
    @bashbash7407 Жыл бұрын

    1/1/2023 from hargeisa❤

  • @MuscabCiise-vb9pk

    @MuscabCiise-vb9pk

    Жыл бұрын

    Heestii

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qeАй бұрын

    As, YaawaayE Qatroisliina qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey jEmaadeeey tanogasho iyoiyo who

  • @Motivated23
    @Motivated232 ай бұрын

    One of the best somali songs

  • @Motivated23
    @Motivated232 ай бұрын

    Cirka sare shimbir ulalay soo dhigay cagaha oo ma huraaye ciidee Ahmed Cali cigaal

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi2 ай бұрын

    Saaka waa subax qaraam!

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 Жыл бұрын

    Waxba hay calaacalin markaan caato jiibsaday maaha caada tiigsaday Jabuuti ilaa barbara oo aan xeebta maray kuruusar maaha ee waa gaadhi wayan aan lahayn sangeer

  • @InayuusufNuur-tn1es
    @InayuusufNuur-tn1es Жыл бұрын

    21/4/2023 umuuruhu adkaaaa

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray8475 ай бұрын

    (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @mukhtardek1613
    @mukhtardek1613 Жыл бұрын

    Alle how naxariisto khadra daahir

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..222 ай бұрын

    Waxba hay calaacalin Markaan caadda tiigsaday Adaa laydha ka cabee🤦‍♂️ Khadra daahir ilahow kuu naxariiso alla maxay fanka ku raxeysatay siwalbo an heseheda u dhageystay wan ka xiiso dhici wayay❤ Khhasatan Heestan yio heesaha kala ah ""waran caashaq" isha sacabka mari" "Cawoy maalin baa layidhi""dadyohow saadaasha guur" ma ogtahay in badan ban""dayixii madoobaa"" iyo kuwo badan oo ana haatan xasuusnayn 2022 with 2024 I'm still listening ❤

  • @shariif3040
    @shariif30402 жыл бұрын

    nagatag hoyada iyo ruusia waas

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi99142 ай бұрын

    Made in somaliland ❤ xasan ganey

  • @AANOUR1
    @AANOUR12 жыл бұрын

    Harka Maahee Waa Hadhka, inaga Saxa Qoraalka oo u qora siduu Abwaankii Sameeyay u dhigay, una Jeeday.

  • @abdirahmanhaydar9481

    @abdirahmanhaydar9481

    2 жыл бұрын

    Harka iyo Hadhka waa isla meshii waalal

  • @adenosman4647

    @adenosman4647

    2 жыл бұрын

    @@abdirahmanhaydar9481 quelled waa abwaan jaanaale waaxmacune

  • @adenosman4647

    @adenosman4647

    2 жыл бұрын

    @@abdirahmanhaydar9481 isagaa maca

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    2 жыл бұрын

    @@abdirahmanhaydar9481yaasalaam

  • @AlinoorSheikhAli

    @AlinoorSheikhAli

    Ай бұрын

    Saxib waxan fila inaad rer waqooyi tahay. Rer koonfuur RA WAQOOYINA WA DHA TUUSALE meeqad jidha Meeqad jirta Meer Meedh

  • @xariirnour4205
    @xariirnour42058 ай бұрын

    17.11.2023 jawi rooban❤ wajale

  • @kahiyehassan7367
    @kahiyehassan7367 Жыл бұрын

    One of the best music that stood to the test of time , great sadness that Khadra is no more with us. May Allah have mercy on her

  • @rodaosmandaoud

    @rodaosmandaoud

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @cawilaxmed6251

    @cawilaxmed6251

    Жыл бұрын

    Heesta waxaa 0

  • @CoshCarabay

    @CoshCarabay

    Жыл бұрын

    Kadah 😂😂😂😂😂

  • @ahmedfarah5756

    @ahmedfarah5756

    7 ай бұрын

    Indeed one of the best, May Allah have mercy on Khadra's soul

  • @princejuba

    @princejuba

    7 ай бұрын

    Amiin

  • @khalafyare8491
    @khalafyare84918 ай бұрын

    errayada hasaan gani waaye jini jacayl sax

  • @usamearwax2999

    @usamearwax2999

    7 ай бұрын

    Mya mya waa huryo lkn jin iyo jeceyl we ku jirtey

  • @NasteexoCabdiraxmaan-ii4xi
    @NasteexoCabdiraxmaan-ii4xi Жыл бұрын

    .ilah janada ha idiin

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 Жыл бұрын

    Hommage kadra

  • @user-fd2hp2kf4r
    @user-fd2hp2kf4r9 ай бұрын

    Hees uu jecla mid ka mida zaxiipaday

  • @csalaandaahir1155
    @csalaandaahir1155 Жыл бұрын

    Cabdisalan

  • @user-yl3uh1yr2i
    @user-yl3uh1yr2i6 ай бұрын

    heestii marti good sun socadtaa

  • @cabdaleibraahim9353
    @cabdaleibraahim93532 жыл бұрын

    Cabdale ibraahim

  • @madashamadasha-sh5hp
    @madashamadasha-sh5hp Жыл бұрын

    Ziyo taam maa garaacay kabankq

  • @saqaawebaana985
    @saqaawebaana9859 ай бұрын

    Ma huraayo ciidee

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Жыл бұрын

    AUN Khadra Daahir cage

  • @abdulahiqurbo4
    @abdulahiqurbo42 ай бұрын

    Subax macan alx❤

  • @AxmedYaasiin-fd1wh
    @AxmedYaasiin-fd1wh6 ай бұрын

    Halkuku dhasha qalinle

  • @mahamudmuxumed1106
    @mahamudmuxumed11066 ай бұрын

    8/January 2024 wa isnin 10:29😢😢❤❤

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    macal aragtidada habeen ha ha

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    waxan ko iri shakiga iyo qofkale in la nijaaseyo culimada kosodirtay ya lagu saliday e agtayado waxa yala nadab galyo iyo nagaadi

  • @khadarhaybe127
    @khadarhaybe1275 ай бұрын

    Dadba sooqoraya heesta huryo Malaha xasan ganay ayaale

  • @mohameddaauudurus7269
    @mohameddaauudurus72696 ай бұрын

    U adkayso caashaqa

  • @yasinmaxmed126
    @yasinmaxmed126 Жыл бұрын

    Axmed cali

  • @rafiiqjama2421
    @rafiiqjama24213 ай бұрын

    20/4/2024 iyo qatar

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq4 ай бұрын

    Iska ilow?

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe11 күн бұрын

    YawayE.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii3 ай бұрын

    Abuurka. YAAN. .OGOLAN. KA RAAY. 1 laba. Ma 2 sadex. MA 3.mA. FAHMIN

  • @abdikadirderow8117
    @abdikadirderow81172 ай бұрын

    So good so sweet

  • @user-mh5mq6wq8g
    @user-mh5mq6wq8g6 ай бұрын

    1.1.2024 jawi dagan

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    haye sxb

  • @dhiirraneh-1999
    @dhiirraneh-19998 ай бұрын

    Haduu cararo inanyahay Cawluu nin ragihi ganay Dantu wey cidlaysaa Cirka sare shimbir u lalay Cabaar waakaa dabadeed Soo dhiga cagaha oo Ma huraayo ciidee Hadaan caawa kuu imid Adiguna canaadoo Ka cad gooso hays oran Cashar baa la ii dhigay Aan ku cibra qaatee Caradii iska ilow. 🗣Axmed Cali Cigaal.

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu36112 ай бұрын

    Abwanki sameeyay hestan ayaa garanaya iso sheg

  • @sadamsuleiman2362

    @sadamsuleiman2362

    2 ай бұрын

    Abwaan Maxamed Cumar Huryo

  • @malmo4235

    @malmo4235

    8 күн бұрын

    Abwaan huryo

  • @Cabdishakuur-hu6qt
    @Cabdishakuur-hu6qt Жыл бұрын

    Cabdi shakuur

  • @arashiidmaxamedcolow1070
    @arashiidmaxamedcolow1070 Жыл бұрын

    Xasuus

  • @secterofficial6001
    @secterofficial60015 ай бұрын

    Marka qofka ka gasho godob ka dib dani kasoo gasho waa sidaan 😂

  • @mohaabduqadirmohaabduqadir6744
    @mohaabduqadirmohaabduqadir67442 жыл бұрын

    Fanansoomaliyed

  • @fartunhajji6339
    @fartunhajji6339Ай бұрын

    23/5/2024

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii3 ай бұрын

    Ma ostodhiid

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    hadi La iwaydiyo islaamka maxa ugu daraan waan urankara cadawga yaga o0 na arka anagona aanaan arkayn

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    lakin somaliga waxan sogashay aqalka xoga wora shakiyay

  • @rufaaciyare3153
    @rufaaciyare31538 ай бұрын

    10/2023❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe11 күн бұрын

    YawatW, minyaroooy bahbahbah bahyareey YariisEey murwodumaroo SamsamEey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay troonEey Noocyadeyba waanba uwataa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    Hoyadedna. Kodar

  • @cabdiraxmanxassan1111
    @cabdiraxmanxassan11112 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @barkhadlemacalinjamacmacal361
    @barkhadlemacalinjamacmacal361 Жыл бұрын

    Hees calaa hees

  • @RabadannuurRabadan12
    @RabadannuurRabadan124 ай бұрын

    Rabadannurrabadan12

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    iminka waxano qodaray nayna in Aad ka qaybkashan Geela dhex sexashadisa iyo timirta beerizteeda sadex meelod makotala timirto quudus iyo rooma iyo Laandhan ka qabqata shaqada Geela iyo timirta hadi ilaahay ha idin fududeyo ee

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    goorjiyow ma waxa jeesah hani geeridi Adeerkeed waxa tagay 40tanka daal ee adonka Lo yaqaano خذؤ زينتكم عالمka loyaqano ama 40rtanka daal ee ugu cuntada madan yategay geridi adeerkeed

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed80798 ай бұрын

    LIKE

  • @usamearwax2999

    @usamearwax2999

    7 ай бұрын

    Gabar qarimaga dhegeysta adan ka arke

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 жыл бұрын

    𝗧𝗵𝗮𝗻𝗸𝘀 𝗟𝗮𝘆𝗹𝗶𝘀 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹 ❤️

  • @djimalehdjibril8085

    @djimalehdjibril8085

    Жыл бұрын

    KZread video games

  • @djimalehdjibril8085

    @djimalehdjibril8085

    Жыл бұрын

    The only thing that

  • @cabdishukuur1407

    @cabdishukuur1407

    6 ай бұрын

    War oday meesha kugu arkaba waan kaaga qaylin doona 😅😅

  • @SuugaanSafaari

    @SuugaanSafaari

    6 ай бұрын

    @@cabdishukuur1407 Waar saaxiib meeshii xalay Commentigiiba waa la saaray.😂

  • @cabdishukuur1407

    @cabdishukuur1407

    6 ай бұрын

    @@SuugaanSafaari Arkay walahi, inay wax khaldan yihiin.