Hebla waa la guursadayaa?

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa waa goob lagu kaydiyo fanka, dhaqanka, cilmibaadhista, laguna dhiirrigeliiyo fannaanka, dhaqanyahanka, iyo cilmibaadheyaasha

Пікірлер: 28

  • @xamze-gallaydhfamily4607
    @xamze-gallaydhfamily46072 жыл бұрын

    Habeenkaas suugaan aan dhayal ahayn ayaan soo faa iiday Fadxi Cabdi Xasan Aad baad u mahad san tahay walaal❤️

  • @maryamafaroole1201

    @maryamafaroole1201

    Жыл бұрын

    😊waan dareemaya cishqigaygu doog dacar iyo qarar inow dacal kastaba kaga daranyehe dumi ooburburi dabaded ku farax ku dhahen dawen hana tusin dareen dabac laga fishe ku sir kana fogow hub dardarnkan kugu iri darad hadaneynino dabub teyda dhaf dujigeyga howl ku rid diqad o dhowr daqiqadod dib ugali xasus Anuba dadal dar dara galin wade qalbigayga dox durug ocidley doqaga rac wadnahna duley kuna digo markad Aad wada deg ten ladal xisgasho muqal udub nafti dalaned heska dawate udir

  • @maryamafaroole1201

    @maryamafaroole1201

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @qululaseynta-india-muvies

    @qululaseynta-india-muvies

    7 ай бұрын

    OMG😢​@@maryamafaroole1201

  • @xamze-gallaydhfamily4607
    @xamze-gallaydhfamily46072 жыл бұрын

    Fahad shakiib Fadxi cabdi xasan Mustafe Doller Dhamaantiin waan idin salaamayaa

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel23965 ай бұрын

    The legend

  • @mabarikabdi1707
    @mabarikabdi17072 жыл бұрын

    Ninkan yare heesta sameeyey is adkaynbuu ku jiraaye maad soo qasabteen 😅

  • @baylekayre8267

    @baylekayre8267

    2 жыл бұрын

    Lga yba

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim41802 жыл бұрын

    Fadxi Cbdi Xasan waa suugaanyahan walaahi.

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын

    Halmuceedka maansada kolkaan‚ hufayo luuqdeeda. Hanfi iyo kulayl baa ka baxa‚ hiyiga laabtayda . Maansada waan ku seexannaa ... Wallaahi waa runtii Abwaanka.

  • @abdiqaniali1677
    @abdiqaniali16772 жыл бұрын

    Wlhi waan dhaarte taaa ninkaas ku dhacday ayaa igu dhacday ax

  • @marwonur5325
    @marwonur5325Ай бұрын

    Qof gaajoonaya ayuunba jacayl sheegaa

  • @axmedkaffi5270
    @axmedkaffi5270 Жыл бұрын

    Xagee kahelaa abwaan fatxi

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige2 жыл бұрын

    Habeen weyn buu ahaa.

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir84662 жыл бұрын

    Apaan wllhy waa xaarapo nin rageed🥰

  • @CabdaleCabdi-pe6hh
    @CabdaleCabdi-pe6hh Жыл бұрын

    😢

  • @osmanapdykhadirqueenhibak6023
    @osmanapdykhadirqueenhibak6023 Жыл бұрын

    Walaahi qisadani igu madhicin imika balse gabadh is jeclayn way jidhaa hadana Ankalatagnay igu yeelatay samayn

  • @ridwanmohamed4680
    @ridwanmohamed4680 Жыл бұрын

    AdaabA fanaan ku fiicn

  • @abdiqaniali1677
    @abdiqaniali16772 жыл бұрын

    Asc aniga shakhsiyan ayaa ubaahan qiso Igu dhacday in layga qoro Oo ku saabsan qof aan jclaa mudo badana Wada soconay laygana guursaday

  • @babu7648

    @babu7648

    2 жыл бұрын

    Wala goreye number kaga sogor what's app an kaso qabte

  • @ahmedmo9833
    @ahmedmo98332 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk niow ma ka dhabbaa

  • @jimcalemohamed3893
    @jimcalemohamed3893 Жыл бұрын

    Dhimashada naftaydani way ka dhaga adaygty

  • @maxamedismail1216
    @maxamedismail1216 Жыл бұрын

    Waar anay igu dhacday Tani

  • @hothoohotho8446
    @hothoohotho84462 жыл бұрын

    Suugaanta soomaaliyeed wax ay u baahan tahay dad soo abqaala

  • @abdirahmanaden7501
    @abdirahmanaden75012 жыл бұрын

    Caawa suugaan cuddoon baan dhegaha ku sifaystay. Abwaan Fadxi Cabdi Xasan wuu ku mahadsan yahay barnaamijka suugaanta miidu da'ayso. Hawlwadeenada xarunta dhaqanka hargeysa iyagana si gaar ah ugu bogaadinayaa.

  • @MohamedHassan-pu6wk

    @MohamedHassan-pu6wk

    2 жыл бұрын

    niyow sxp ma intaas ayaay ku eekayd qiasada heestu mise qayb kale OO Mustafe Dollar kaga sheeyanaayo ayay leedahay

  • @abdirahmanaden7501

    @abdirahmanaden7501

    2 жыл бұрын

    @@MohamedHassan-pu6wk Sxb qaybtaa danbe ma arkin.

  • @thirmidithelqamar3621
    @thirmidithelqamar36212 жыл бұрын

    Vraiment tous hypocrite tous et vos peuples aussi tik tok vous montre comme vous êtes arrêtez de vous DIRE MUSULMANS CEST MIEUX