Cuudka iyo Caweyska Jacaylka

Abwaan Cabdirixiin Heello
Abwaan Cabdirisaaq Bidixo.

Пікірлер: 12

  • @Nursalah2
    @Nursalah23 ай бұрын

    Abwaan cabdirixiin heello cirka iyo asiga wax baa kala haystee Alle mid un cirka ha ugu soo dajiyo ✊ Maansooyinkiisa waa cajiib inta badan

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi303611 ай бұрын

    Abwaan bidixo qisadi u horeysey waad naga nixisey runtii gabadhana ALLAHA u naxariisto

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    38:33 waxaan soo xasuustay maansadii abwaan Weedhsame ee ahayd cusbitaalka boholyowga waxa ku jirtay cuntaduna qaraam weeye.

  • @fahada.abdulkareem3924
    @fahada.abdulkareem3924 Жыл бұрын

    Aduunka Mucaashaqiintu wacnaan lahaaya kkk😂😂 39:51

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi303611 ай бұрын

    Labo abwaan oo jira ayaad tahey runtii

  • @walaalshaarka7020
    @walaalshaarka7020 Жыл бұрын

    Abwaan hello🤴🏼🙏 Abwaan bidxo🤴🏼🙏

  • @adanabdullahiabdi126
    @adanabdullahiabdi126 Жыл бұрын

    M.a

  • @jimcalemohamed3893
    @jimcalemohamed3893 Жыл бұрын

    Miyaan wadka so dagaa lamanaha dayn aqoon💔😥 1/14/2023

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 Жыл бұрын

    Saxarihii aan marey dad ku dhintey oo meydkoodii la soo qaadey oo soomaliya la keeney ma jirin, lama sameyn karo, marka waa iska sheeko

  • @ss-or5bn
    @ss-or5bn8 ай бұрын

    39:36 abdixakiin heelo wxn is idhi dhilaa ku ciciyaartay 😅

  • @user-wo8sf7kw6e
    @user-wo8sf7kw6e11 ай бұрын

    War heedhe been weyna heelo balo 😂

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 Жыл бұрын

    Misaajid lama dumiyo, haddii ay dhacdana, waa la balaariyaa oo dhismo weyn oo qurux badan baa loo dhisaa, sorry in la dumiyo masjid oo daar laga dhiso.