Hayaankii Guulaystay ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein | Qaybtii 1-AAD.

Geeddiga nololeed ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein, waa mid wax badan laga baran karo, oo mudan in la qiimeeyo. waliba si gaar ah waxa casharro badani ku duugan yihiin dedaalkii dhanka tacliinta oo guulo badan dhaliyay, sidoo kale maamulkiisii dhanka baananka oo uu ku mutaystay abaal marino badan oo caaalamiya waxa laga dheehan karaa, ahmiyada tacliinta iyo dedaalku leeyahay.
Mahadnaq gaar ah:
‪@DalaysMedia1‬

Пікірлер: 52

  • @RobleMuse
    @RobleMuse10 ай бұрын

    Barnaamij aad u qiima badan, mahadsanid Cawaale Deeqsi iyo Hilin Show team.

  • @HilinShow

    @HilinShow

    10 ай бұрын

    Mahadsanid aqoonyahan Rooble Cabdi Muuse.

  • @faisalugaaska2201
    @faisalugaaska220110 ай бұрын

    Waa barnaamij wacan talo siyaasad ka fogee barnaamijyada dad macno u leh bulshada sida Jamal macalimiinta noockasta, dhakhaatiirta culimada diinta iwm. Hore u socod sxb cawaale deeqsi.

  • @user-nt9it1vt6j
    @user-nt9it1vt6j10 ай бұрын

    Adeerkay aan ku faano jamaal cali xuseen aabahay wllkii Ilaahy cilmiga aad baray ha kugu anfaco . Markasta qof ku dayasho leh tahay.❤❤❤❤❤

  • @dawladchannel485
    @dawladchannel48510 ай бұрын

    Hilin show xataa xulashada dadka lagu casuumayo ayaa CV Gaara ah u baahan runtii sedex da Qof ee aad ku casuuntay waa TOP one @Cawaale 🙏🙏

  • @yasinmahmud5654
    @yasinmahmud5654Ай бұрын

    Walahi waxaan joogaa qurbaha banaamijkani markaan daawadey adkaysi ayaan kaqaadey iyo dhiirigalin aadbad ugu mahadsan tahey wll

  • @axmedjamac7439
    @axmedjamac743910 ай бұрын

    Barnaamijyadan cawaale wadaa waa , qaar sida cuntada loogu baahanyay , mahadsanid cawaale deeqsi

  • @Kawthar4967
    @Kawthar496710 ай бұрын

    Haldoorka bulshada soomaaliyeed ayaad soo xusheen. Mahadsanidin.

  • @HilinShow
    @HilinShow10 ай бұрын

    Dhammaantiin aad baad u mahadsan tihiin.

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed72310 ай бұрын

    Jamaal cali xuseen my role model

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame78910 ай бұрын

    Mahadsanid saxib cabadalleh part two soo gudbi

  • @naasirkayse5045
    @naasirkayse504510 ай бұрын

    Manshalaaa Aad bn ku hambaliyeynya sxb cawaale deeqsi barnamijka wngsn eed samaysy. aqoonyhn jamaal Ali xuseen waa role model wngsn oon ku dayan jiry anigo jmcdba bilabin…….. ilaahy cilmiga,cimriga iyo cibadadba haw barakeeyo.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim33582 ай бұрын

    MASHALLAH hooyadii iisfiican bay uugu ducaysay🫡

  • @stxtt7775
    @stxtt777510 ай бұрын

    MASHA ALLAH ALWAYS ADMIRED JAMAL. HARD WORKING N AMBITIOUS.

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen872710 ай бұрын

    Jamaal cali xuseen waa nin ku dayasho mudan waa aqoon yahan waana abwaan waana qoraa alle haku barakeeyo sxp.

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali429010 ай бұрын

    Masha alla Wareysi Qiimo Badan weyan aqoon Yahan.Jamal iyo abwan deeqsi salan gobed

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar8166 ай бұрын

    Waa Barnaamij qiimo badan!

  • @alinuromer5876
    @alinuromer587610 ай бұрын

    ❤ Mansha Allah Hambalyo ❤.

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar706810 ай бұрын

    Masha allah

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali180010 ай бұрын

    Mash Allah ❤🎉❤❤❤🎉

  • @abdirahmangood5858
    @abdirahmangood585810 ай бұрын

    Sadex qodob Kala dhex bax Qof aad waraysanayso waxa aad Ka waraysanayso waa inaa xog ogaal u tahay well done abwaan 2: qiimaha tacliintu leedahay maskax ahaan iyo mood ( xoolo ) ahaan ba 3: isagoo tacliinta halkaa Ka gaadhay inuu qosolkeena iyo farxadeena Ka taliyey oo uu alifay diiwaanka qosolku waa qalbi xaadhnaane Ku darso 4: I can't wait qaybta 2aad and I hope inaad waydiisay obama iyo amaahdii

  • @slsllssl8585
    @slsllssl858510 ай бұрын

    Manshallah Walaal Barnaamij qiimo leh

  • @khaalidapdiaziiz2420
    @khaalidapdiaziiz242010 ай бұрын

    Wllhi waaa muuqaal mig leh❤❤❤🎉

  • @Ina.a86
    @Ina.a8610 ай бұрын

    ماشاء الله رائع 👏👏👏👏

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj10 ай бұрын

    Congratulations Aqoon Yahan Jamal

  • @hamzemaal8233
    @hamzemaal823310 ай бұрын

    Mahadsanid hilin show.

  • @sadakhassanabdulle2897
    @sadakhassanabdulle289710 ай бұрын

    Thnks cawaale❤

  • @zakariyemoha4283
    @zakariyemoha428310 ай бұрын

    Jamal ali hussien waa tusaale nool oo xaga Aqoontaa

  • @dahirhassan4227
    @dahirhassan422710 ай бұрын

    Mansha allah. Barnaamijyo aad u qiimo badan. Mahadsanid Cawaale Deeqsi.

  • @hamdaabdi6712
    @hamdaabdi671210 ай бұрын

    Cawalee❤

  • @MohamedAGeedi
    @MohamedAGeedi10 ай бұрын

    Jamal Ali Hussein is an inspiring individual

  • @omarabdi4193
    @omarabdi419310 ай бұрын

    Abwaan shaqo wanaagsan ayaa somaali u qabatay wll ❤

  • @caydaruusxaydgool
    @caydaruusxaydgool10 ай бұрын

    Jamaal Cali Xuseen waa qof ku dayasho mudan ilaahay balankii , Aqoontu wanaaga ay leedahay ayaa ka muuqata. Cawaale Deeqsi iyo Hilin Show , waaqiciga bulshada ayad wax badan ka badali kartaan.

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed783210 ай бұрын

    Habar Awal faan iyo faatabakh ayey wadddanka ku haystaan!

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib289410 ай бұрын

    Runty aqoonyahan jamal cali xusein waa qof aad uwanaagsan oo runty akhlaaq wanaagsan ilahay siyay.

  • @suadabdi5
    @suadabdi510 ай бұрын

    Ninkan doorashadii hore ayaa laga reebay sida muse lo siiyo subhanala qof aqoon leh ayay ka dooran jaahil

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud12355 ай бұрын

    Nin kudayasho mudan

  • @hudaelmi9999
    @hudaelmi999910 ай бұрын

    Geesi aqoonyahan

  • @IbrahimGalbedi
    @IbrahimGalbedi10 ай бұрын

    Waa maxay barnaamij uu yahay!

  • @yazenmohamed2883
    @yazenmohamed288310 ай бұрын

    Part two gi mee de

  • @abdirisakosman3143
    @abdirisakosman314310 ай бұрын

    Qaybta 2aax meday

  • @inahooyo879
    @inahooyo8798 ай бұрын

    Sh-mustafe ku casuum hadday macquul tahay

  • @barremahadhasan8582
    @barremahadhasan858210 ай бұрын

    Saaxiib waxaa ku xigsiisaa abdiqadir jirde

  • @HilinShow

    @HilinShow

    10 ай бұрын

    Insha Allah

  • @rooblemahamedali4290

    @rooblemahamedali4290

    10 ай бұрын

    Yes waa muhim taladaasi Wareysi Nocan oo kale ah hore umu bixin c.qadir jirde abwan mahad sanid

  • @zadamashraf476

    @zadamashraf476

    10 ай бұрын

    Wll inoso wareyso Abdiqadir jirde

  • @Abu_shafici
    @Abu_shafici9 ай бұрын

    Haldoor somaliyeed weeye ninkan celmiga ku jiro fiicnaan laheeda in laga faa'iideesto oo hagaan laga dhigo lkn somali ban nahay qofkeena aqoonta leh qiimahiisa ma garano inta uu noolyahay

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie201110 ай бұрын

    Barnaamijkan Si Fican Bad Uqorsheysay Sxb, Saacadan Waxan Ka Daawanayaa USA 🇺🇸, Dadka Wax Laga Fa’idayo Waxan Aheyn Haku Casuumin.

  • @abdoshMo
    @abdoshMo10 ай бұрын

    Ninkaan xabashi buu u egyahay

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    2 ай бұрын

    Wa beenta salaxyada ma arkaysid for head

  • @yastayonis4007
    @yastayonis400710 ай бұрын

    Waxyaabaha Soomaalida u khaaska waxa ka mida qof aan waxba soo kordhin oo keliya isku filnaaday ayaa arkaysaa oo meel walba faan lataagan oo dadku buunbuuniyaan ilaa uu isu arko inuu dadka wax dheer yahay lkn uu ku dambeeyo la hubsayoo gorayo haad bay noqatay.

  • @abdisalamfarah9344

    @abdisalamfarah9344

    2 ай бұрын

    Ninyahaw iyada oo aan Jamaalba si gaar ah madaxa loogu hayn, runtii, dood aad u cajiib ah oo i taabatay baad soo jeedisay. Waa runtaa. Qofka isaga uuni isku filnaaday ee aan bulsho waxba tarin caqligu ma sheegayo in bulsho ahaan la buunbuuniyo.