No video

Hawshii Ceelka oo bilaabantay!

Пікірлер: 37

  • @abdirizakali5611
    @abdirizakali56113 ай бұрын

    Maashaa Allaah Allaah haka ajarsiiyo Muxsiniinta kaqayb qaadstay mashruucaas Agoonta. Aamiin

  • @burco688
    @burco6883 ай бұрын

    MashaAllah sheekh illahay ha ku barakeeyo adiga iyo inta qayb qadatayba

  • @khadarmire6658
    @khadarmire66583 ай бұрын

    Alle habarakeeyo ceelka iyocidii ka qayb qaadatayba ood uugu horayso adigu wll

  • @Masdille
    @Masdille3 ай бұрын

    Allahuma Baarik❤ خير ناس أنفعهم Ilaahay ha idin barakeeyo

  • @mustafNune
    @mustafNune3 ай бұрын

    M.A allaha barakeyo

  • @waberihassan7867
    @waberihassan78673 ай бұрын

    Machaallah illahay haku barakeyo

  • @seynabsiman8209
    @seynabsiman82093 ай бұрын

    Masha allah

  • @shariffhersi
    @shariffhersi3 ай бұрын

    Masha Allah 🤲

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v3 ай бұрын

    Masha Allaah

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v3 ай бұрын

    Allaah habarakeeyo . ceelkaa

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35973 ай бұрын

    Maansha Allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada3 ай бұрын

    aamiin All mahad leh

  • @musamohamed5778
    @musamohamed57783 ай бұрын

    Masha allah ilahay haku barakeeyo shiikh,allahu akbar,

  • @baresuldaanofficiald
    @baresuldaanofficiald3 ай бұрын

    Adigana alla hakugu asturo umadaada wllo Amiin

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal14453 ай бұрын

    Calleyhi sallatu wa salam

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn24203 ай бұрын

    MashaAllaah Allaha ajer kasiiyo inti soo baxsatey iyo inti soo ababushey plz noo soo qor telka lagu sohagajinayo

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Muuqaaladiisii hore ayaad ka helaysaa lanbarkiisa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 ай бұрын

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤

  • @nimcomuse7125
    @nimcomuse71253 ай бұрын

    Asc sheekh mad iska daysay tafsirkii quaanka Katinka ha wan ubahanaya tafsirka

  • @HabsaAbdi-gk8pn
    @HabsaAbdi-gk8pn3 ай бұрын

    Asc sheekh lambar lagaga soo xiriiro soo dhig inshallaah

  • @iftinhasen9328

    @iftinhasen9328

    3 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/jGSVwdhmj83egLQ.htmlsi=cP-lQYbNHkOB86j_

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Muuqaaladiisii hore ayaad ka helaysaa lanbarkiisa

  • @khadarmire6658
    @khadarmire66583 ай бұрын

    Lkn biyaha miyaan la ogayn macaan iyo dhanaan waxay yihiin?

  • @user-zc7wj7og7b
    @user-zc7wj7og7b3 ай бұрын

    Allah haidinfududeeyo

  • @marainid7626
    @marainid76263 ай бұрын

    Asc wr wb macalin meel aankaalasooxariiro mahaysto lambarkaagii iswiidhana mashaqeeynaayo

  • @iftinhasen9328

    @iftinhasen9328

    3 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/jGSVwdhmj83egLQ.htmlsi=cP-lQYbNHkOB86j_

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Muuqaaladiisii hore ayaad ka helaysaa lanbarkiisa

  • @umulkheyrsaalaxcalawi3311
    @umulkheyrsaalaxcalawi33113 ай бұрын

    asww. halkee lagaala soo xiriiri karaa

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Muuqaaladiisii hore ayaad ka helaysaa lanbarkiisa

  • @hamdamahamud8287
    @hamdamahamud82872 ай бұрын

    Lambarka lagusoo dirtay halkee kahelaaa wll

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed68463 ай бұрын

    Asc dhamaan, waxaa jiraan dad badan oo wax ku sadaqaysanlahaa intay soodiraa lacag ee xagee bay kusoo diraayaan.

  • @iftinhasen9328

    @iftinhasen9328

    3 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/jGSVwdhmj83egLQ.htmlsi=cP-lQYbNHkOB86j_

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Muuqaaladiisii hore ayaad ka helaysaa lanbarkiisa

  • @user-im1xn4lt7p
    @user-im1xn4lt7p3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i3 ай бұрын

    Lanbarka sooqoor si aan uga qayb qato

  • @iftinhasen9328

    @iftinhasen9328

    3 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/jGSVwdhmj83egLQ.htmlsi=cP-lQYbNHkOB86j_

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Muuqaaladiisii hore ayaad ka helaysaa lanbarkiisa