No video

HAL SHAY OO AAN SI DHAB AH U OGAHAY! I Ayub Yusuf Sakiin

MA DOONAYSAA FARXAD? MA DOONAYSAA GUUL?
HADABA KAALAY IGULA RAAXAYSO BARNAAMIJKEENA CUSUB: HAL SHAY OO AAN SI DHAB AH U OGAHAY!

Пікірлер: 464

  • @sundusmaxamed8186
    @sundusmaxamed81862 жыл бұрын

    Welcome back our teacher of life ❤️👏👏miss you my teacher ❤️

  • @samiiraabdi5208

    @samiiraabdi5208

    2 жыл бұрын

    Masha allah macalin waan kuu xiisny alalha ku xafido aad ayam ufarxay❤️❤️❤️❤️

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar47482 жыл бұрын

    Waaaaw ma ayuub ba mise wa indaheygaa welcome back teacher we miss you so much,❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibrahimmursal7132
    @ibrahimmursal71322 жыл бұрын

    Welcome back our teacher ❤ Waan kuu xiisnay walhi Soo laa basho wanaagsan

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel67402 жыл бұрын

    ALLah Ayuuboow waan kuu xiisney 2 years ayaad inaga maqneyd inoosoo laabo mahadsanid 💯👋😪😭😭😭😭😭

  • @WaxKaBarroo
    @WaxKaBarroo2 жыл бұрын

    Welcome back ustaad Ayub Yusuf Sakiin :)

  • @abdirahman8500
    @abdirahman85002 жыл бұрын

    Unbelievable yaa ustaadii soo noqod wanaagsan. Waan aamini la'ahaym 😍😍

  • @abdiwelisayid9441
    @abdiwelisayid94412 жыл бұрын

    Unbelievable wlhi after long time glad to see ustaad mashallah welcome back we all miss you🥺

  • @user-cy1ey9wx2h
    @user-cy1ey9wx2h2 жыл бұрын

    Usstad Allah hakaa raali noqdo Mudo dheer kadib waad noosoo laabatay 🖤 Waanu kuu xiisnay Allah dartiina waanu kuu jecelnahay 🥰 Allah haku barakeyo 🤲🧡

  • @kheyrtuse9535

    @kheyrtuse9535

    2 жыл бұрын

    Ma sha allah ummu mujaahid🖐

  • @hassanabdullahi704
    @hassanabdullahi7042 жыл бұрын

    Welcome back ustad Ayuub aad baan kuu salaamayaa.

  • @ramloramloruun2813

    @ramloramloruun2813

    2 жыл бұрын

    Mahdsanid

  • @naagnool8113
    @naagnool81132 жыл бұрын

    Isku soo noqosho wanaagsan macalimuu anagana waaku tabnay allaah haku ilaaliyo aadna wan ugu faraxsannahay soo noqoshadaada❤️🙏

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed792 жыл бұрын

    Ayuub Yusuf aad ban kugu xiisnay macalin soo dhawoow mar kale aad ban ugu faraxsanahay in maqlo wanadaada

  • @najahmohamednajahmohamed8089
    @najahmohamednajahmohamed80892 жыл бұрын

    Welcome back ustad farxad bay notahay Soo labashadada we miss you ustad

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Жыл бұрын

    Masha Allah macalin yusuuf sakiin waxbadan ayaa aan kafaaiday Allah haku barakayo aduun iyo akhiraba

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan63272 жыл бұрын

    Masha allh ayuub yuusuf sakiin aadbaan kuu taageeraa waayo macalinka nolosha ayaad tahay Waanaan kusoo dhaweynayaa inaad dib usoo laabatid❣🤗

  • @SomaliaNews559
    @SomaliaNews5592 жыл бұрын

    Dhiirigeliye Ayuub Yuusuf Sakiin waan kuu xiisnay waad ku mahadsan tahay 100% dhiirigelintaada joogtada ah. Welcome back

  • @saamiyadaganofficial9222
    @saamiyadaganofficial92222 жыл бұрын

    Ma ayuubaa mise mansha allah wll hadaa soo noqotay❤

  • @nasradheel5266
    @nasradheel52662 жыл бұрын

    Yaa ilaahi Farxada aan ku farxay muuqaalkan lama soo koobi karo ustaad masoo laabatay 🥰

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid57832 жыл бұрын

    Masha Allah Macalin ayuub So labosho wacan waa inuu farxad solabashadaada

  • @NajuMoha
    @NajuMoha2 жыл бұрын

    M.a ust. Ayub so laabasho wcn❤

  • @nnnnn1123
    @nnnnn11232 жыл бұрын

    Welcome to back wan ku xiisnay alle ha ku xafido ustad ayuub

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator82342 жыл бұрын

    Welcome back teacher I have checked your KZread channel today before 3 hours and now I'm watching new vedio. We miss you teacher .

  • @mohaqoslaaye3398
    @mohaqoslaaye33982 жыл бұрын

    Ayuub waa lagu waa yay wlhi chanal kaa aad baan ugu xirnaa macalin soo noqsho wacan hormar wacan baan kuu rajaynayaa Wlhi aaad baan ugu farxay wlhi

  • @rahmacige9251
    @rahmacige92512 жыл бұрын

    Masha Allah alle ayaa mahadd leh hadad soo noqtay macalin alle haku xifdiyo

  • @nastehamohamed2375
    @nastehamohamed23752 жыл бұрын

    Welcome back our teacher ❤we missed you🥺💞

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s2 жыл бұрын

    masha Allah tabaarakallah

  • @sundus9850
    @sundus98502 жыл бұрын

    sooloobasho wacan ustadi waan uxiisnay talooyinkaga qurux badna. soo labasho wangsan ustaad marlabaad🥺🥺🥺💞💞💞

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey33922 жыл бұрын

    Welcome back maclin♥️😭😭inaa oky thy umaleeynaa

  • @mustalifocaynab4519
    @mustalifocaynab45192 жыл бұрын

    masha allah macalin ayuub mudo dheer kadib runtii waanu udarsanay dhiri gelintaada

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed1912 жыл бұрын

    Ustaad, welcome back again, glad to see you maşallah

  • @bisharabdikadir6959
    @bisharabdikadir69592 жыл бұрын

    We missed u our coach 👏🏿👏🏿❤️

  • @Beyraad
    @Beyraad2 жыл бұрын

    Inshlh ustad wxan sugnba wa brnamijka qiimaha leh

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka2 жыл бұрын

    Mansha Allah welcome back macalin, wllhy hadalkaagii markaan maqlay qiirooday, ALLE AYAA MAHADLEH, WE ARE TOGETHER ❤

  • @abdirahmaanabdikaadir7228
    @abdirahmaanabdikaadir72282 жыл бұрын

    Wlh maalmahaan youtube mana soogalin markaan arkay muqaalkan waan amini waayay taarikhda muuqalka ayaan fiiriyay oo waba 10days ago Welcome back teacher we miss u 😘

  • @heemubarik3023
    @heemubarik30232 жыл бұрын

    Ala ayuub Yusuf sakiin maad soo noqotay masha Allh wllhi wan kuu xiisay runtii

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut2 жыл бұрын

    After one year you came back teacher Welcome💥

  • @luliaden
    @luliaden2 жыл бұрын

    Maasha allah ustaad iskusoo noqosho wanaagsan

  • @iqrocabdullemaxamad5996
    @iqrocabdullemaxamad59962 жыл бұрын

    Masha alh macalin ayuub soo laabasho wacan macalin aad Ayan u farxay wlhi bilaahi talaahi waxaan

  • @xadsanhassan2316
    @xadsanhassan23162 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @safiyo1236
    @safiyo12362 жыл бұрын

    ustaadi soo noqoshadaada waanku faraxsanahay welcome back

  • @moohakiim
    @moohakiim2 жыл бұрын

    M.a wll ayuub soo laabasho wanagsan wlhi waan kuu xiisnay😍😍

  • @Adowgannel507
    @Adowgannel5072 жыл бұрын

    soo laabasho wanaagsan macalin

  • @ahmedcaade6466
    @ahmedcaade6466 Жыл бұрын

    Masha Allah wllkey Ayub Yusuf sakiin waxan kamid ahay dadka dawad muqaladaad waxa tahay qof waxa badan ka bedeley noloshaeyda hore usoco si waada hoshad heysid waxa tahay qof aan qadarin doon 🙏

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Жыл бұрын

    Thank you my Role model Ayuub yuusuf sakiin ❤🙏💯

  • @drjamila8927
    @drjamila89272 жыл бұрын

    Walalkey ayuub yusuf sakiin waa ii farxad in aad dib mar kale uso noqotay

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71162 жыл бұрын

    Masha alh ustaad Ayuub so noqòsho wanaagsan

  • @Mooyan186
    @Mooyan1862 жыл бұрын

    Wow masha allah macalin ayub yusuf sakiin inbadan ayaan ku sugnay macalin

  • @ismacilissack3661
    @ismacilissack36612 жыл бұрын

    Tolow miyuu dhintay xgee ayuu aday ayaa is lahaa Alxamdulilah haddiiba aad nabad qabtaa wll. Sodhawow in badan ayaa ku xisnay. 🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯

  • @queenasma6002
    @queenasma60022 жыл бұрын

    Welcome back🌹Waku xiisnay🥰

  • @heartlessG640
    @heartlessG6402 жыл бұрын

    Ustaad ayuub yuusuf sakiin welcome back meela ka baxdey waa weyney aad bey kugu xiizen asxaabtada❤

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud2 жыл бұрын

    Thank you so much teacher ayuub keep going💖

  • @farxiyoyuusuf7197

    @farxiyoyuusuf7197

    2 жыл бұрын

    Asc waxa tahay macalinkeyga macalin ayuub yuusuf skiing macali in badan ayaa naga maqneed wana kuu xisnay Alle waxan karajeynaa in aad markale naga tagin Qerkana nowadays wafajiyo

  • @abdikarimbukhatir6901
    @abdikarimbukhatir69012 жыл бұрын

    Soo laabasho wacan ustaad ayuub

  • @Samo-wade
    @Samo-wade2 жыл бұрын

    Welcome back our teacher alle haku xiftiyo

  • @maryamoabdi3074
    @maryamoabdi30742 жыл бұрын

    M. Allaaaah ayuuuub sooolaabasho wacan

  • @omerjehow9888
    @omerjehow98882 жыл бұрын

    Well come back maclin ayub yusuf

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir6 күн бұрын

    Waan kutagera ayuuup dhiirgaliye ❤

  • @abdirahmanadan7062
    @abdirahmanadan70622 жыл бұрын

    Ma Ali key miss Yu I was thinking Yu will not come back glad to see after 2 year Allahayow kudhowr

  • @abdisamadomar8926
    @abdisamadomar89262 жыл бұрын

    Welcome back macalin nolasha wax badan ayaad nabartay talooyin wax ku ool ah baad nasiisay guulayso

  • @hanannor4151
    @hanannor41512 жыл бұрын

    Solabasho wacan ustaad Yusuf waxbadan kusugeyney

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83342 жыл бұрын

    Mashallah wellcome back my brother. I miss u

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed1972 жыл бұрын

    Waaaaaaaw welcome back brother long time.

  • @wllkiinwaaye8684
    @wllkiinwaaye86842 жыл бұрын

    Macalinkeyga aad baan kuu salaamay ardaydaadii wey kuu xiiseen

  • @sagalgacal2479
    @sagalgacal24792 жыл бұрын

    Masha Allah waa ku xiisney ustaad

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi86542 жыл бұрын

    Untaad waad mahadsanthay, mudo dheereer baad nagamaqnay waa kuu xiisnay.

  • @abdiyare1404
    @abdiyare14042 жыл бұрын

    Masha Allah macalin welcome back

  • @abdishakourahmed3541
    @abdishakourahmed35412 жыл бұрын

    M.a inbadan wa kusugnay ustaad waxa rajaynaya dib uso noqosho wanagsan noo noqto barnamijka aad noo wado nafsadayadna ka dhigta mid wax badan ka badasha💯

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye76242 жыл бұрын

    Wllkey ayuub yuusuf sakiin hore uzoco waana ku taagera ❤

  • @nimcoshariif8825
    @nimcoshariif88252 жыл бұрын

    Alxamdu lillaah.inaad soo noqotay markaan arkay aad baan u farxay thanks

  • @AhmedAbdirashiid2023
    @AhmedAbdirashiid20232 жыл бұрын

    Soo dhawoow Ustaad Yusuf

  • @DaarulCilmi123
    @DaarulCilmi1232 жыл бұрын

    Welcome back our favourite teacher

  • @safiaali6361
    @safiaali63612 жыл бұрын

    Masha alla so dhawa wan ku sugaynaa

  • @samiiraabdi5208
    @samiiraabdi52082 жыл бұрын

    Masha allah ustaad aad ayaan ufax xay artidaa alalaha ku xafido

  • @samiiraabdi5208

    @samiiraabdi5208

    2 жыл бұрын

    Ru aanhtii mar mar iswaydiya awy alx haada nosonoqty

  • @asmahassan7170
    @asmahassan71702 жыл бұрын

    Mashaallah welcome back my ustaadkenaa waan kuu xiisnay 😍

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 Жыл бұрын

    M.a mclin ayuub waad soonoqatay allaha kusharfo

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed69582 жыл бұрын

    *macalin ayuub waan ku faraxsanahay soo noqoshadaada.*

  • @ahmedkaniyaaziin1009
    @ahmedkaniyaaziin10092 жыл бұрын

    Woow ayuub welcome teacher wlhi lagu xiisay wanan ku sugaynay

  • @sidra857
    @sidra8572 жыл бұрын

    Welcome back legend Ayub

  • @252soomali
    @252soomali2 жыл бұрын

    Yaa macalin ayuub wellcom back👏

  • @mohamedxasanxuseenxasan7613
    @mohamedxasanxuseenxasan76132 жыл бұрын

    Asc name mohamad hassan Hussein I stay in somalia specially baidoa janaay welcome to back my dear unforgettable teacher

  • @asmamo1134
    @asmamo11342 жыл бұрын

    Masha Allah Soo noqosho wacan In badan waan ku weyney Welcome back

  • @xafsacolow3992
    @xafsacolow39922 жыл бұрын

    Masha allah, ugu dambeyn manta youtubeka markaa so galay aa zaaid ugu farxay videogan

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf2 жыл бұрын

    انا احبك في الله والله استقت دروسك اخي فاضل جزاك الله خيرا

  • @zakir-mohamaduthman4755
    @zakir-mohamaduthman47552 жыл бұрын

    Welcome back macalin Ayuub wllhi I miss you

  • @faadumoayaan3322
    @faadumoayaan33222 жыл бұрын

    Masha.Allaah. ustaad.loodarsaday

  • @mohamedamiin5242
    @mohamedamiin52422 жыл бұрын

    wallahi waan kuu xiisnay ustaad soo dhawoow

  • @Hebaadan
    @Hebaadan2 жыл бұрын

    Masha allah macalin ayuub waxad katagtay qaahira markan imaaday waxaan kufakaray in aan wax kabarto markaan dhagaystay shekadada belse madhicin

  • @abdow4104
    @abdow41042 жыл бұрын

    Mashallaah shukran ayuub

  • @dahaboismail6631
    @dahaboismail66312 жыл бұрын

    Welcome Back Ustaas Sakin One Year ayaan kaa raadinayey KZread Wax kale ma rabin aan Dhiiri galintaada ahayn.

  • @fatxi5110
    @fatxi51102 жыл бұрын

    Welcome back our teacher

  • @ladanfarah3363
    @ladanfarah33632 жыл бұрын

    Finally 🥺🥺 KZread kaga soo boqanjiray bal inaad timi🥺🦋

  • @moha___md76
    @moha___md762 жыл бұрын

    Soolaabashadad Waan kufarxay Teacher

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar71122 жыл бұрын

    Mashallah

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia2 жыл бұрын

    macalin naga farxi farxada waanu qarsan jirnay amount one year ago ilaahay ardaydaadi oofaraxsan hakuu soo celiyo muqaalkann dhaqso ugaarsiiyaa 80k

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah66822 жыл бұрын

    farxad wayn bay ii tahay inaad KZread ku soo laabatay ustaad soo laabo Adoo nabad qaba wakhti badan baad naga maqnayd alx hadad nabad qabtay waan u xiisay dhiiri galintaadii 💟

  • @ilyaascade3736
    @ilyaascade37362 жыл бұрын

    Masha alaah walal

  • @hodanbarre4176
    @hodanbarre41762 жыл бұрын

    Msh alh thanks you come back wall

  • @zamzammoh7284
    @zamzammoh72842 жыл бұрын

    welcome back ayuub we missed u 😢

  • @natashahassan7468
    @natashahassan74682 жыл бұрын

    We miss u wlh🥺🥺🥺🥺 welcome back😩❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Bogasho1
    @Bogasho12 жыл бұрын

    Welcome back ustaad ayuub

  • @dagaanquruux3923
    @dagaanquruux39232 жыл бұрын

    M.a welcome our teacher

  • @ayanfarah775
    @ayanfarah7752 жыл бұрын

    Sonoqosho fiican ayuub macalin kaygi Wanu kuu xiisnay adigiyo barnayadadii aadka ufiinaa💯

Келесі