HAL HABEEN AYUU ILA SEEXDAY NAIROBI AYUU IGAGA BAXSADAY BIILNA IMA SIIYO.

Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
@abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
@DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
‎@fatumaburaanburchannel2214
‎@Hodanonline

Пікірлер: 69

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789Ай бұрын

    Cuqubo ilaahay hakugu rido waan edbinaa muu dhahay ma gaajuu ku edbinayaa inan gumeed weeyaan ciise maxamuud waa dad xun aniga siduu ii galay mid ciise maxamuud ah oo nairobi jooga islii caan buu ka yahay waxaa la yidhaa axmed shire balaayo ilaahay caafimaadka ilaahay haka qaado kaas aakhirona naaru jahanama salkeedaan ku ogahay😢😢😢😢😢😢😢

  • @casalasal6466
    @casalasal6466Ай бұрын

    ASC DAHIROW GOB BAAD TAHAY ADIGOO KALE ALLAHA NOO BADIYO ALLENA HAKU XAFIDO WLLKEY

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375Ай бұрын

    Daahiroow taraaglayaashu gabdho badan ayay sidaasoo Kale ayay ugalaan

  • @user-lv8sf6gd2f
    @user-lv8sf6gd2fАй бұрын

    Very good fron djibouti

  • @Sucad223
    @Sucad223Ай бұрын

    Geesi dahir alisow

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770Ай бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375Ай бұрын

    Maxkamada daahir caadi ma ahan

  • @DekaIgale
    @DekaIgaleАй бұрын

    Waa xanun dadbadan aya san u dhibatesa o hadli karin aya jiro

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753Ай бұрын

    Qurux badan odoy umaqalanto , kuwo ku la eg baan lagu siinaa insha Allah

  • @ayanabdimohamed2233
    @ayanabdimohamed2233Ай бұрын

    Waa sax wallahi

  • @MunaKuus
    @MunaKuusАй бұрын

    3 sano edbin socota , nijaas

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    VIVA DAHIR DAHAB IYO MAXKAMADA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fadumogure123
    @Fadumogure123Ай бұрын

    Hadaway.gaajooto Why.kafurantahay

  • @ftshmh4761
    @ftshmh476116 күн бұрын

    Yaahuuu waar waamaxay ninku ?? Xagee lagu soo koriyey nijaaska bilaa dhaqanka ah??

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439Ай бұрын

    Subxanallah walaalo Allah ha ka furfuro knasig masuliyad ma qadi karo

  • @HalimaNuur-mi5pd
    @HalimaNuur-mi5pdАй бұрын

    Walalo qan so dira halke just soo dira

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    Ай бұрын

    Qolka daahir alasow ee TikTok halkaas aad oo isaga ka warayso wll wixii aad diri kartid.

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2tАй бұрын

    Hogi wayay wargabadha hacebeynina mustaqbal beeyrabtaye

  • @MustafaMaxamed-nb6dv
    @MustafaMaxamed-nb6dvАй бұрын

    Waxaan Rabaa maxkamada waxaan joogaa hargays

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859Ай бұрын

    Waa ciqaabaa maxeythy balaayo hakugu dhacdo walahy aad ban uga xumahy

  • @ahmedmaxamed7780
    @ahmedmaxamed7780Ай бұрын

    Somali xasaskooda xaqooda hasiiyeen hadii kale dahir calasowba u cadalad fali wixii run sheegaya

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2tАй бұрын

    Gabadha SAS inu ugalo umaqalanto dhaqan beyrabta ninkuna Baraboo gabadha

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001Ай бұрын

    Gabadhaan indho Adkaaa

  • @The-flash_real
    @The-flash_realАй бұрын

    Daahir ninka gabdha kafur

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480Ай бұрын

    Wa.sax

  • @Baxsan-hg3jl8oh8w
    @Baxsan-hg3jl8oh8wАй бұрын

    Bastar weeyaan waana qof aanan alle ka cabsaneeyn

  • @user-rz6sg6ii1u
    @user-rz6sg6ii1uАй бұрын

    WA INANGUMEED JAANISHELY

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6jАй бұрын

    Ninkaa gabarta halga furo caruurta kafisa ka dhaafa raagow😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652Ай бұрын

    Asc.ninka.wa dimbiile.diinta.islaam ka.maqab.wax uu ku Hadley ninkas wa in wax laga qabta daahirow qeyr Allaha ku siiyo sida aad gabdhaha Soomaliyeed aad u ciil tirtay guuleyso walalkey.

  • @DekaIgale

    @DekaIgale

    Ай бұрын

    Waa xanun wlh

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480Ай бұрын

    😢😢😢

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962Ай бұрын

    Subxaanallaah waaa midii fadumo buraanbur sawirkeeda ka been sheegtay yaaaa huuuu waleee maanta allaah ayay kugu dacwaysay

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    Ай бұрын

    Sawirkee wll. Sow iyadu public may dhigan mida kale TikTok wa lays duuba qofkii iskeena isaga iskeenay.

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9ypАй бұрын

    Sagan.soo.baadi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    WA WAYEEL ALKULUSTE O KUFSADA CARURTA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    HADUSAN QALAN AMA CUDUR KU RIDIN AYEY NASIIB SATEY

  • @sowdaali1224
    @sowdaali1224Ай бұрын

    Sorry walashey iska fur qashenka

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6jАй бұрын

    Waa gaboosi😢😢😢

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439Ай бұрын

    Dahirow halka ka siwad howsha ragga waa kuwa dumarki sida uu galaya

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    ODOGA WA KHAIN

  • @abshirahmed-sc5rc
    @abshirahmed-sc5rcАй бұрын

    Hunguri ayaa qaaday naagta

  • @HalimaNuur-mi5pd
    @HalimaNuur-mi5pdАй бұрын

    Asc

  • @haania2495
    @haania2495Ай бұрын

    Nin dibada ka imaaday ha aroosina wax maqla

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MADAXA AYU KA DHAQEY

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2tАй бұрын

    Igafur nooh

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222Ай бұрын

    Walhi laba goodlayaasha gabadha kama xishoodaaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MAXKAMADAN ISO WAC DAHIR WAXAN RABA INAN SARO KUWO JOGA MAREKAN INGRIISKA O HOYADOOD MASRUF U DIRIN WICIN XATA DAWO U GADIN

  • @manaomar212

    @manaomar212

    Ай бұрын

    Halkaan daahir ma leh ugu tag tiktok kiisa

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2tАй бұрын

    Maxkamada dahir calasow yey kalasareysa

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797Ай бұрын

    Odayaasha qurbaha kuso daalay kan cml hadhow xaskiisii ka maseyreysaa yaab ileyn baac kasta naag ayaa qiimo u yeesha uuf waaba kan cml u maseyr gabdhaha africa joogo nabsiga wiilasha facood eey dhooof uga doorteen ayaa ku dhacay oday qanax ah oo balwad leh markaa passport ama dhoof u daba oroda saan cml kuu dambeyso gabareey gacalkaa ka dooro wiilasha isku qalantaan irzaqada allaah ayaa bixiya dadaalkana waa muhiim marka is garab qabataan allaah ayaa idin gaarsiin doono mesha rabteeen aabaha iyo hoyada laga yaaba iney duruuf isku guursadeen

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyoАй бұрын

    Waad ku qaldaneyd inaad gurigaada iyo reerkaada keento social media. Gabadhi reerkeeda social media keentaay burburka gurigaada u diyaargarow.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MEXEY KA DONTEY ODEY HADHOW UGA TAGAYA ILMO AGOONA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MEHERKEDA WA IN LOGA QADO 50 KUN O DOLAR

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    ASAGA MA DHALEY MARKU EDBINAYO

  • @Imanx602
    @Imanx602Ай бұрын

    Wee rabtas ninka... Wali kamee quusan.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    ODAYASHA IYO NIMANKA HADBA NAG CUNUG UGA TEGAYA KA FOGAADA

  • @ifrahali7125
    @ifrahali7125Ай бұрын

    Maxkamada wey shaqeysay gabdhaha dhiban beyna caawisaa Daahir dumarka waa u iiliyay illaahey ha xifdiyo

  • @ummocasho8328
    @ummocasho8328Ай бұрын

    Ninka iska furo kaas.nin mahan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    SAFARADA MAREKANKA O KENYW KU TAAL KA DACWE INU KU SIREY KU KUFSADEY

  • @ahmdadn9165

    @ahmdadn9165

    Ай бұрын

    tiktok miyaad mooday safarada maraykan

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    Ай бұрын

    @@ahmdadn9165 way ka dacwayn kartaa yaa u diidaya kira kalya waxay u baahantay cadayn.

  • @ahmdadn9165

    @ahmdadn9165

    Ай бұрын

    @@sagalmedia24k titkok iyo daahir iyo huwantiisa ,ayaa shaqada iska leh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    MADAXWEYNAHA DALKA WUXU GATEY HADA KA HOR DUMAR JUFADIISA IN CARABTU KUFSATO QABAN SATO

  • @hawaadan4740

    @hawaadan4740

    Ай бұрын

    Bal inada jirantahay madax weyne shekada majogto ee iska amus qofyahaey qabilka jiseyey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    DUMAR WA DUMARKI HORE MEXEY KA DONTEY AWOOWE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821Ай бұрын

    WA AWOOWE KHAINA O DHAGAROWA

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598Ай бұрын

    Aduunyo Daahir calasow baa iskadhigayo inuu gabdho unaxayo

  • @sagalmedia24k

    @sagalmedia24k

    Ай бұрын

    Sowka caawinaya wll manad arkayn

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222Ай бұрын

    Aamusa bal laba goodle

Келесі