No video

Haddii Aad Khaladkan Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid

Haddii Khaladkan Aad Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid Ahdaaftaadana Ma Xaqiijinaysid
Noloshan Adduunyada Qof Walba Hadaf Buu Leeyahay Qof Walbana Waxa uu Isku Dayayaa Inuu Xaqiijiyo Ahdaaftiisa Haddaba su'aasha iswaydiinta mudan waxa ay tahay Maxaa Dadka Qaarna Ka dhiga Kuwa Guulaysta Oo Noloshaan Horumar Ka Sameeya Kuwa Kalena Ka dhiga Kuwo guul darraysta Oo Aan Waligood Ahdaaftooda Xaqiijinin Xittaa Iyaga Oo Dadaal Badan Samaynaya, Muuqaalkan Ayaan Kuugula Wadaagay Sirta Ka Damaysa Arrinkaas.
Xalqadihii Hore:
Qaybtii 1aad: • Sideed U Yeelan Kartaa...
Qaybtii 2aad: • Sideed Gacanta Ugu Dhi...
Qaybtii 3aad: • Ha Noqonin Qof Mar Wal...
Qaybtii 4aad: • Sideed Uga Dhigi Karta...
Qaybtii 5aad: • Sideed Uga GUULAYSAN K...
Barahayga Bulshada:
Instagram: ...
TikTok: www.tiktok.com...
00:00 Horudhac
01:22 XEERKA 29
03:33 XEERKA 30
05:23 XEERKA 31
06:36 XEERKA 32
07:53 XEERKA 33
08:59 XEERKA 34
09:52 XEERKA 35
10:42 XEERKA 36
12:22 XEERKA 37
13:13 XEERKA 38
14:03 Gabagabo

Пікірлер: 67

  • @user-tu2bz8vg9k
    @user-tu2bz8vg9k6 ай бұрын

    Wllkey m.a sidan muqaladada ubartay nolosheyda wax bdn baa iska badalay ❤m.a qeer alle haku siiyo😊🎉

  • @Ustaadyare
    @Ustaadyare6 ай бұрын

    Aad bad u mahdsan thy wlllo noosoo badi kuwan iyo kuwa lamida❤❤❤❤

  • @UpdyKani
    @UpdyKani6 ай бұрын

    بارك الله فيك يا خير الدين ❤noso badi

  • @user-hd5kg7bu7u
    @user-hd5kg7bu7u3 ай бұрын

    Sax dhibadana usoomartan tnkis wllo😊

  • @saciidahmedshariifnour3012
    @saciidahmedshariifnour30123 ай бұрын

    mahadsanid

  • @HAFSA..MOHAMUTT
    @HAFSA..MOHAMUTT5 ай бұрын

    Khaurudiin👑

  • @PeaceMan-rn6hv
    @PeaceMan-rn6hv6 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @user-xg7md8kj8z
    @user-xg7md8kj8z6 ай бұрын

    M.a zxp noo soo badi

  • @IbrahimMoussa-cs6og
    @IbrahimMoussa-cs6og8 күн бұрын

    Good❤

  • @HassanSamadon
    @HassanSamadon19 күн бұрын

    Ok

  • @AhmedAbdi143-rm5uo
    @AhmedAbdi143-rm5uo6 ай бұрын

    Legend

  • @sancho_8
    @sancho_86 ай бұрын

    Ustath💜

  • @NoorAllala-dv6ee
    @NoorAllala-dv6ee6 ай бұрын

    Mahadsanid zxp❤

  • @user-cb3or6ok1l
    @user-cb3or6ok1l6 ай бұрын

    ASC ❤

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa51796 ай бұрын

    Mashallah jazaakallhu khyrn sxbkey

  • @AbdiaziizJamac
    @AbdiaziizJamac2 ай бұрын

    Thanks

  • @AxmedIsmaciil-kt1eg
    @AxmedIsmaciil-kt1eg6 ай бұрын

    Waad mahadsantahay wll Ballantii aad nooqaddayna waad kasoo baxsaday جزاك الله خيرا وبارك الله فيك ❤❤

  • @abdikaafi1984
    @abdikaafi19846 ай бұрын

    Thank you brother

  • @arbemedia6653
    @arbemedia66536 ай бұрын

    Masha allah zxp❤

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m6 ай бұрын

    Asc walalky mahdasanid sida muqalad qurux badan noku soo gudbiso hore uu soco

  • @MahamudMohumed
    @MahamudMohumed5 ай бұрын

    Waawwaxfican

  • @SafwanHussein-xg9wb
    @SafwanHussein-xg9wb6 ай бұрын

    From waberi media❤

  • @user-lg9xd5ir1l
    @user-lg9xd5ir1l6 ай бұрын

    Zxb qali Gulayso hore usoco

  • @user-zz7cb8cz9k
    @user-zz7cb8cz9k6 ай бұрын

    حسنا يااخي❤

  • @user-he5hp1yu6j
    @user-he5hp1yu6j6 ай бұрын

    noosobadi walaalo ❤❤

  • @qalbisafi-oi8zr
    @qalbisafi-oi8zr6 ай бұрын

    Mashaa Allah ayan leeyahay codkaaga aya noodheer xikmadaada dhiirigaliye

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman90606 ай бұрын

    Thanks abowe ❤🙏💯

  • @MireAbdirizak
    @MireAbdirizak4 ай бұрын

    Keep giong pro ❤🦁

  • @DHAY_GEEL1
    @DHAY_GEEL16 ай бұрын

    Mahadsanid sxp I like your videos ❤

  • @mohamedabdoo-lg5jn
    @mohamedabdoo-lg5jn6 ай бұрын

    😢😢mahadsaned

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_14 ай бұрын

    MASHA ALLAH❤Allah haku barakeeyo

  • @IprahimYuusufi
    @IprahimYuusufi3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @murtikaab3671
    @murtikaab36716 ай бұрын

    Shukrn walalka xogtaa ilaahay ha inaga dhigo kuwii ku dhaqma oo aanay ka noqon inay daawadaan oo keliya

  • @user-br8qs5qb8o
    @user-br8qs5qb8o6 ай бұрын

    😊😊😊😊

  • @DhakhtarFarxaan-rl6eh
    @DhakhtarFarxaan-rl6eh6 ай бұрын

    Zhp ka soo had al sida ugu fudud noqon karo KZreadr

  • @user-rx9pn4wv1i
    @user-rx9pn4wv1i6 ай бұрын

    Maanta ayan sobooqday chanelkaga runti wakugusobiiray allah hakuzharfo zhp

  • @user-ne4by8cc3g
    @user-ne4by8cc3g6 ай бұрын

    Keep going sxp

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish6 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @TijaaboChannel-cx4fw
    @TijaaboChannel-cx4fw6 ай бұрын

    ❤❤❤❤😮😮😊

  • @abdialasow4881
    @abdialasow48816 ай бұрын

    Mahad sanid sxb buukaan madtoos noogu aqrisid dhabtii buugan adbuu uqima badan yahay ❤

  • @zakiahmedjama484
    @zakiahmedjama4846 ай бұрын

    Waan ku taageera zhp wlhi hore usoco zxp qali

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali56506 ай бұрын

    Respect🙏

  • @user-rf3tn3uy4j
    @user-rf3tn3uy4j6 ай бұрын

    m.shalaha wll sidaan kuu bartay nolesheeda ayad badashay nooso badi wll

  • @mumtaazahmed3231
    @mumtaazahmed32316 ай бұрын

    M.a😊

  • @anasfaarax
    @anasfaarax6 ай бұрын

    ZXP,KHAYRUDIIN,NOOW,KASOOHADAL,GEME,PUPG 🎮🎮

  • @MohamedXussien-jw7dc
    @MohamedXussien-jw7dc6 ай бұрын

    Lpx walaahi SidaaN muuqaalada uBartay Aniga waxaaba Dareema markaaN muqaladaada DaawaNaayo DegNaaN shukraN Lpxow❤❤❤

  • @SeynabMaxamed-jb6ot
    @SeynabMaxamed-jb6ot6 ай бұрын

    Wad mahad santahay

  • @qalbisafi-oi8zr
    @qalbisafi-oi8zr6 ай бұрын

    Aboowe noosooobadi❤anaga utaaagane odawaneynee❤ like 👍 shares ka Hallo dadaalo

  • @user-gi3sw1eb3o
    @user-gi3sw1eb3o6 ай бұрын

    ❤❤

  • @AnnoyedBaseballEquipment-gi1ff
    @AnnoyedBaseballEquipment-gi1ff6 ай бұрын

    WhatsApp kaaga rabaa zxp maheli karaaa wllo

  • @Secret_668
    @Secret_6686 ай бұрын

    Buga magaci

  • @user-wj7td5wk5u
    @user-wj7td5wk5u6 ай бұрын

    M

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan48116 ай бұрын

    Khalafka aad gashay lkn waxa aweeye buugga magaciisa inaa ciwaanka ku qorto ahayd si loo fahmo gadaal kaga qor

  • @MrlamafilaanMohamed
    @MrlamafilaanMohamed6 ай бұрын

    M.a How to learn English noo soo Gali shp😊

  • @ReemaReema788
    @ReemaReema7886 ай бұрын

    Khayrudin sxp imisa sacbad edit gareenaysay❤

  • @XOGGOOB

    @XOGGOOB

    6 ай бұрын

    Turjumid, Script Qorid & Editing Marka la isku Daro ku dhawaad 20Saacadood Ayay Qaadan

  • @user-pe1hj4vr5t

    @user-pe1hj4vr5t

    6 ай бұрын

    Waba maln dhane😂​@@XOGGOOB

  • @user-gi3sw1eb3o
    @user-gi3sw1eb3o6 ай бұрын

    Wᴀᴀɴ ᴋᴜ sᴀᴍᴀʏ

  • @CaliDaaud
    @CaliDaaud6 ай бұрын

    Qorista dareemaha qofka ee uu ku qoraayo book ahmiyadee leedah waamaxay? Hadee macquultahay waa rajena an aad muqaal kasoo sameysid Mahadsanid🤗

  • @user-gk6hx8ep9x
    @user-gk6hx8ep9x4 ай бұрын

    Mu adiga wax kutaro angu wanu tagnee😂

  • @warkayo6821
    @warkayo68216 ай бұрын

    Ok