Sideed Gacanta Ugu Dhigi Kartaa Hoggaanka Awoodda✊??

Buuggan waxaa ku xusan 48 qaanuun oo haddii sida ay tahay aad u baratid gabi ahaanba noloshaada baddali doonna kaana dhigi doonna qof fahansan gameka nolosha Oo aan si dhayal ah looga guulaysan karin
Xalqaddan waa Xalqadii labaad ee Sharxidda Buugga 48 xeer ee awoodda
Xalqaddii 1aad: • Sideed U Yeelan Kartaa...
My Social Media:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
00:00 Horudhac
01:01 XEERKA 9
02:25 XEERKA 10
04:32 XEERKA 11
06:32 XEERKA 12
08:16 XEERKA 13
10:08 XEERKA 14
11:15 Dhammaad

Пікірлер: 69

  • @queensamiiha2240
    @queensamiiha22407 ай бұрын

    2 mar kusoo lablabtay chanukah ugu danbayn wu so dhigay😂😂🙏 thnks wllka😊

  • @XOGGOOB

    @XOGGOOB

    7 ай бұрын

    Adigaa mudan😊🙏

  • @CrisaaqXasam-mg2ql

    @CrisaaqXasam-mg2ql

    6 ай бұрын

    @@XOGGOOB v

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib7 ай бұрын

    Maansha allaah ustaad wx badan kaa faaidey runtii Ilaahy haku sharfo

  • @albirrischool2381
    @albirrischool23817 ай бұрын

    Maashaaalaah

  • @kingkang3024
    @kingkang30247 ай бұрын

    Legend keep going 3:25

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia7 ай бұрын

    GUULEYSO 🎉

  • @aminamaxamed8058
    @aminamaxamed805810 күн бұрын

    Waa loo baahnaa buuga. Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SomalipodcasT-ne5hw
    @SomalipodcasT-ne5hw7 ай бұрын

    Yarabi iGar Gar❤

  • @user-oe9cy5xm4z
    @user-oe9cy5xm4z7 ай бұрын

    Part 3 waan sugeynaa

  • @Xogtamaalmaha
    @Xogtamaalmaha7 ай бұрын

    First comment keep going

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi6 ай бұрын

    Cajib ❤

  • @XasanNuur-yj9zo
    @XasanNuur-yj9zo6 ай бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊waadmahadsan tahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @warkayo6821
    @warkayo68215 ай бұрын

    Ok

  • @cabdiwali4146
    @cabdiwali41467 ай бұрын

    Sharaf iyo karaamo kunolow wllaky 🎉❤

  • @sadiiqxasan7324
    @sadiiqxasan73243 ай бұрын

    ❤❤❤ 1:06

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp3 ай бұрын

    Shukran wllka❤

  • @user-kq6wx4dr4t
    @user-kq6wx4dr4t7 ай бұрын

    Zxp waxà tahay qofka kaliyo aan youtube darti uso galo zxp muuqalada nooso badi waa mahadzantahay pro

  • @Dhamaystiren
    @Dhamaystiren7 ай бұрын

    Alxamdulilaah waan iska fogeeyey dadka noocasa

  • @user-qs3fr5jf7y
    @user-qs3fr5jf7y7 ай бұрын

    Maan sha allah

  • @MohamedSahal-oz2ln
    @MohamedSahal-oz2ln7 ай бұрын

    Mahadsanid wll noo soo badi casharada wax badan ayaan ka bartay

  • @CabdirisaqMuahamed
    @CabdirisaqMuahamedАй бұрын

    Dhiirigelin%100

  • @mohammedawaleh9385
    @mohammedawaleh93856 ай бұрын

    Masha allah soobiiri❤❤❤❤

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis24967 ай бұрын

    Mahadsanid wll wlhi wx badan kaa faa iiday

  • @khaliv67
    @khaliv677 ай бұрын

    Thanks wlle

  • @CrisaaqXasam-mg2ql
    @CrisaaqXasam-mg2ql6 ай бұрын

    yes🦁🦁🦁

  • @cabdikarimmuuse3047
    @cabdikarimmuuse30477 ай бұрын

    Wll Ku aaway waan Ku tabne👋😔

  • @____Cumar____
    @____Cumar____5 ай бұрын

    Qaabka aad u hagaajisay muqaalka waa mid soo jiidasho leh la daawan karo lana dhagaysan karo mahadsanid.

  • @maaxstudio8901
    @maaxstudio89015 ай бұрын

    4:49 legend keep going

  • @MaxamedibrahimDayib-mt2cy
    @MaxamedibrahimDayib-mt2cy3 күн бұрын

    Isku Muji sida saxib unashaqe sida jajus🫡☠️

  • @user-kh3ie5fb6s
    @user-kh3ie5fb6s7 ай бұрын

    Aad ayad uu mahadsannthy brither❤

  • @AlaahiAlaahi
    @AlaahiAlaahi3 ай бұрын

    i levo you

  • @ShakzBwoy-kb8kf
    @ShakzBwoy-kb8kf7 ай бұрын

    Sxp party 3

  • @FatimaJeelleShariif
    @FatimaJeelleShariif7 ай бұрын

    Guleyso🎉

  • @user-il7yz9jt8v
    @user-il7yz9jt8v7 ай бұрын

    Muzoo dhakhso prt3 zp❤

  • @user-lp1ml5xy8s
    @user-lp1ml5xy8s7 ай бұрын

    Sxp waan kaheley aad baad umahadsantahay thnks alot.

  • @XOGGOOB

    @XOGGOOB

    7 ай бұрын

    Adigaa mudan sxb 🙏😊

  • @ShuurEderson-uh1xu
    @ShuurEderson-uh1xu2 ай бұрын

  • @sadiiqxasan7324
    @sadiiqxasan73243 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @abdialasow4881
    @abdialasow48817 ай бұрын

    Mahad said sxb

  • @mustafe_meeleeye
    @mustafe_meeleeye2 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @bashiirmaxamed975
    @bashiirmaxamed9757 ай бұрын

    Mahad sinid sxb

  • @cabdalashafi3559
    @cabdalashafi35597 ай бұрын

    I.a hadal yar iyo ficil badan i.a

  • @abdullahiabdi9494
    @abdullahiabdi94947 ай бұрын

    Wll illahi kheer haku siiyo Buugaan waan heestaa waana buug ween ama bulky qawaaniinta waan fahmayaa lkn wuxuu wataa sheeko dheer ama aad u adag inaa fahamo sir miyaa ku jirta sida loo aqriyo😢

  • @XOGGOOB

    @XOGGOOB

    7 ай бұрын

    Sheekooyinka kaliya qawaaniinta umbaa laguugu fahansiinayaa oo waa tusaale ahaan oo kale muhiim uma arkin inaan waqti ku lumiyo sidaas awgeed ayaan uga tagay

  • @abdullahiabdi9494

    @abdullahiabdi9494

    7 ай бұрын

    @@XOGGOOB waad mahadsatahy mudane

  • @user-kq9ck6kx2i

    @user-kq9ck6kx2i

    6 ай бұрын

    Buugan xaggee laga helaa wll

  • @aaminaahmed3853
    @aaminaahmed38537 ай бұрын

    PrO kuso dhaqso qaybaha Buugan EE HARAy parte 3😊

  • @engismailtech148
    @engismailtech1487 ай бұрын

    Waadku mahadsantahay lakiin waad yaraysay qodobada fadlan is raaci ilaa tiro cayiman 15

  • @user-xd1qr7cg4f
    @user-xd1qr7cg4f7 ай бұрын

    Walaal meel xirfadaha laka baran Karo iisheek

  • @horayusocodchannel44K
    @horayusocodchannel44K7 ай бұрын

    Niyahow bugan isagoo afsomali ah meel igu sheeg

  • @XOGGOOB

    @XOGGOOB

    7 ай бұрын

    Google ayaad ka heli kartaa kaliya ku qor The 48 laws of power

  • @maxamedadan3219
    @maxamedadan32197 ай бұрын

    Muulaal tayeysan ayaad samysay sxp xog badanna xanbaarsan .

  • @user-es8lo5lk3s
    @user-es8lo5lk3s7 ай бұрын

    M.a sxb waxaad kahadashaa arin qalbiga taabanaysa

  • @suhaybyare2672
    @suhaybyare26722 ай бұрын

    P

  • @setahyy
    @setahyy7 ай бұрын

    we need more❤️💀

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx7 ай бұрын

    Aad baad u mahadsantahay noo dhamaystir zxp😑

  • @Muscabjaamac-er4om

    @Muscabjaamac-er4om

    7 ай бұрын

    Ok❤

  • @AbdisamadAdam-yk9rg
    @AbdisamadAdam-yk9rg7 ай бұрын

    Asc sxp

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon40437 ай бұрын

    Ina adeer podcast noo same

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t7 ай бұрын

    Gaalla qory ya bry xerarkn😂 ljnw

  • @user-kq9ck6kx2i
    @user-kq9ck6kx2i6 ай бұрын

    Wll buugaan xaggee ka helaa wn ubaahanay wll

  • @XOGGOOB

    @XOGGOOB

    6 ай бұрын

    Google ku Qor sxb The 48 laws of power Pdf

  • @sirmoha.editor11
    @sirmoha.editor117 ай бұрын

    Sxb buugaan afsomaali oo pdf makaa helayaa ?!

  • @XOGGOOB

    @XOGGOOB

    7 ай бұрын

    Google ku qor The 48 laws of power pdf

  • @ciilowbille2735
    @ciilowbille27357 ай бұрын

    Rajada maalin un weey rumoowdaa

  • @user-kq9ck6kx2i
    @user-kq9ck6kx2i6 ай бұрын

    Buugaagan xagee laga helaa wll

  • @UbdyjabaarAhmed
    @UbdyjabaarAhmed7 ай бұрын

    Sxb Aniga waxan Rabaa In aad Editka I bartid Nio ee Sxb WhatsAppka Numberke kagala so xariiraa nio ee Garab I sii sxb ragga Waa ku wii is cawiyo sxbkie 🙏🙏🙏🫵

  • @ayanna3457
    @ayanna34577 ай бұрын