HADALADI SAAMEENTA IGU REEBAY EE IGU SAGOOTIYEEN REER MALAYSIA 🇲🇾 || Bye Bye Dhamaantiiiin

Ғылым және технология

Пікірлер: 149

  • @CabdiCabdullahi-vc5xs
    @CabdiCabdullahi-vc5xs2 күн бұрын

    Nasro abtidoon qurux bdn keep going ❤1M insha,allah 2week❤❤❤❤🎉🎉

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e2 күн бұрын

    Wallahi yaraantaydii dariska marka ay guuraayaan waan ooyi jiray, ilaa iyo haddana qof aan naqaano haddii uu macsalaamo idhaho waa ooyaaa

  • @Rayaan277
    @Rayaan2772 күн бұрын

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @cashamaxamed892

    @cashamaxamed892

    Күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46382 күн бұрын

    Nasroy walahi macalimu waa runtis aniga xita wax badan ayan kabartay jiro jog aya kuleyahay illl xun kuma aragto cimr deer iyo cafimad suban ayan Allah kaga barya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare79402 күн бұрын

    Maa shaallah wlashay nasro abtidoon waa jeclahay safar salaama baayo

  • @Qabyaaladiidcabdixakiim
    @Qabyaaladiidcabdixakiim2 күн бұрын

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @ZakiyaMohamed-tq9gk
    @ZakiyaMohamed-tq9gk2 күн бұрын

    Nasra naxriista iyo qalbi wnga wa laga darema wlhi anigo ku arag aabo ka daremay masha allah hore usoco abyo❤

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze2 күн бұрын

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12282 күн бұрын

    Manshaallah rer Malaysia 🇲🇾 jacayl qurux badan kugu canburka xaflada Black qurux Queen 😍🥰

  • @Amiinaaa0
    @Amiinaaa02 күн бұрын

    Wllhi nasra marwalba tusbax beysidataa m. A😢😢

  • @SuReynA
    @SuReynA2 күн бұрын

    Jah alla nasra dad ku jecel❤ ayad kataktay dhib malahan dib ayad uku noqon donta I.a 🎉🎉comes on 1m naga wada .eesha ❤❤

  • @Sahraabdirahman-r6o
    @Sahraabdirahman-r6o2 күн бұрын

    Qofka wanagsan isma qariyo wanigiisu love you maclimadeeena❤❤

  • @CaaishoCismaan-hq9lt
    @CaaishoCismaan-hq9ltКүн бұрын

    Nasro walhi youtube adilee kaadawadaa mana kaadaalo iloohow adoo ila joogtid itus😢😢

  • @Umalkhayr324
    @Umalkhayr3242 күн бұрын

    Nasra wll anagan goormad ayaad noo imanaysa sidii inaad naga tagaysid ayaan ooyay😢

  • @SadoAdour
    @SadoAdourКүн бұрын

    Nasra team 27 aad bey uu qalpi ficanyihin❤lakin dhip malee 1m coming song inchaallah😊 waad laa kulmi dontaa in turkey 🇹🇷

  • @hamdanoor3535
    @hamdanoor35352 күн бұрын

    Ala nasraay in aan ila joogtay oo aad iga tagayso sow aniga mooday oo dhahay ala nala joog nasraay xbbti ku jecli❤❤❤❤

  • @user-zx1gy9wg2l
    @user-zx1gy9wg2lКүн бұрын

    Aniga oo muqdisho joogo aan nasiib u yeelan inaan ku arko wllhi waxaa thy qof aad u qalbi wngsn ilaahay haku sharfo aduun iyo aakhiro hadaa nahay team nasro abtidoon iyo team 27 waxaan ku leenahay noloow inta nolosha wngsn

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta2 күн бұрын

    Gabadh qalbi Wanagsan masha alaa. Wanku mahad celinayna macalin waxaa kaa faidnay. Runti tasbixda ayaan aad kagaa faiday oo an laqsabday alle ajar hakaa siyo.

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl2 күн бұрын

    Mashaallah save journey abyo ❤❤

  • @XanfreshAh
    @XanfreshAhКүн бұрын

    Nasra aptidoon wxn ahay dadka ka soo raacaY amiira teamkeeda Wllhia wxn si wngsn u bartay intaas teamka la joogtaY qaa gabadh subaG ah❤🎉

  • @user-wl9cj1qo9l
    @user-wl9cj1qo9l2 күн бұрын

    Dadka Marka lakala Fogyihin Way is jecelyihin Masha allh Waxa Rajena in aadan Kala Harin Abid Idin Alle ❤❤❤❤❤🎉❤❤ Hambalyo Nasra Abtidoon 1M comming soon

  • @kmss757
    @kmss7572 күн бұрын

    Maasha Allah Nasra cadey❤❤🎉

  • @Eragatoo
    @Eragatoo2 күн бұрын

    First love isaar hapiiptiyeey😂❤

  • @AxmadCabdiqorane
    @AxmadCabdiqorane2 күн бұрын

    Nasra horay usoco cadowgaaga haujabi

  • @SamiaabdiSaamiyacabdi
    @SamiaabdiSaamiyacabdiКүн бұрын

    Walaalahey iiso duceya muraad ayan leyahy in ilhy muraadkas ii sahlo

  • @user-wl9cj1qo9l
    @user-wl9cj1qo9l2 күн бұрын

    Masha Allh

  • @user-rk4xj5nu5q
    @user-rk4xj5nu5q2 күн бұрын

    Allahuma Bariga Xbbti❤ Wlhi Ilahy Haku jeclDo Qlbi Wlhi Rer malysia Waiga Nasiib Badan Yihiin😢❤ Love You Xbbti

  • @AishaAdam-bd7zy
    @AishaAdam-bd7zy2 күн бұрын

    Masha alah walalo jiro adno iyo nasro ❤

  • @user-Deeqsan
    @user-Deeqsan2 күн бұрын

    M.a nasraay hppti qalbi wanaagey allah ku xifdiyo allahna ha ku sharfto ❤❤

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v2 күн бұрын

    Masha Allah ♥️

  • @user-rx1rp3il4v
    @user-rx1rp3il4vКүн бұрын

    M.a adna boqorad waye Alh ha xafido ❤❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah75902 күн бұрын

    Waxaban iga farxad badan iney kokk kasogartey❤❤😊

  • @Shaadiashacni
    @Shaadiashacni2 күн бұрын

    Maashaa Allaah address ka so beautiful ayuu ahaa

  • @hodoali5714
    @hodoali57142 күн бұрын

    ❤❤❤mansh alah tabarka raxman hanbalyo wlo qali

  • @salmaanabdimajiid5674
    @salmaanabdimajiid5674Күн бұрын

    Masha alah wlashey qalbi wanag safar slama

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn2 күн бұрын

    Safar salaama ilaahay haku nabad geeyo meesha aad usocotid aamiin 🤲

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy2 күн бұрын

    Masha Allah gabdhaheena wanaaga wax kafiican majiro intaad qof xumeen laheed wanaaji adna aaqiro iyo aduunkaba wanaag baad helee

  • @faizaabdulla3604

    @faizaabdulla3604

    2 күн бұрын

    Asc abayo nasro meel walba waxkacuneyso iska illaali abayo cuntada aya waxlaguugu Dari kara intabhi nafsik ok

  • @QamrMohamed2022
    @QamrMohamed20222 күн бұрын

    I.a 1m kurajeyna 🎉❤ my role model ❤

  • @Fatma75-rg8vx
    @Fatma75-rg8vx2 күн бұрын

    Team amiira one like ❤❤❤❤❤

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq2 күн бұрын

    Waaad uqalanta inta io inkabadan nasra queen 👑👑❤

  • @AsiaCali
    @AsiaCali2 күн бұрын

    Nasro intas ka badana uqalanta wan ku jecelahaya nolowo xbbti ❤️ 🥺❤👑

  • @sarohussein9913
    @sarohussein99132 күн бұрын

    Kabadan ayaad kamudtahay ❤❤❤❤ ii faraxsanow waligaa❤❤❤❤

  • @narimiinabdullahi5518
    @narimiinabdullahi55182 күн бұрын

    my first ❤❤❤

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed61662 күн бұрын

    Ma sha Allah nasra reer Malaysia waa ku jecalyihiin ❤️

  • @shukricabdulahi5231
    @shukricabdulahi5231Күн бұрын

    Sundus masha allah qosol igu dile marke hadlleyso 😂😅

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf2622 күн бұрын

    Safar salama sis nasra ❤

  • @zainabyusuf5254
    @zainabyusuf52542 күн бұрын

    Nabd tag❤

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileysКүн бұрын

    ifkaa lagu yahay walaal wadajira oo abid kuwo is xurmeeyo ahaado❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow2622 күн бұрын

    Nasra qaali maasha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @SacidoIndhouroon-rp4cl
    @SacidoIndhouroon-rp4clКүн бұрын

    Mnsh allah❤

  • @SagalMahamuudxayow
    @SagalMahamuudxayow2 күн бұрын

    Horeye usoco abayo 1milyan kapadan uqalanta💯🫂💗

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838Күн бұрын

    Rer malasia dad qimo leh dad labarto kuwi ugu ficna❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40102 күн бұрын

    Masha allaa❤❤

  • @NicmoMaxamed-ym4gs
    @NicmoMaxamed-ym4gs2 күн бұрын

    Wad uqalantaa intan iyo in kabadan my Queenteena san kujecelnahy ilhy haku jeclaaado abyo mcn❤❤❤❤❤❤

  • @RosinaAbdul-j2t
    @RosinaAbdul-j2t2 күн бұрын

    have a safe trip sister 🖐️

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf41692 күн бұрын

    Asc wr wb abaayo Hambalyo Hambalyo. 🎉🎉🎉🎉

  • @RuwaydaOsmaan
    @RuwaydaOsmaan2 күн бұрын

    Abyo waan kujelahy dar allaha ❤

  • @MakoCusmaan-tb7of
    @MakoCusmaan-tb7of2 күн бұрын

    Abaayo dad ku jecel aa ka tagtay alaaha haku nawad geeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidmohamedadow5197
    @mowlidmohamedadow51972 күн бұрын

    Duma bilan❤

  • @muwaahibqueen3381
    @muwaahibqueen3381Күн бұрын

    Mashallh caming soon 1milyan

  • @MahatMusdaf
    @MahatMusdaf19 сағат бұрын

    Form team 27❤❤

  • @user-oh5yi4jd6l
    @user-oh5yi4jd6lКүн бұрын

    Iskumid ayn nahy nasra ❤

  • @FaaraxLagubaasto
    @FaaraxLagubaastoКүн бұрын

    Nasro waa kutaagee abaayo horay usoco

  • @abdullahimohamudabdishakur9809
    @abdullahimohamudabdishakur98092 күн бұрын

    Dumaashi waxaa tahy qof qalbi wanagsan safar salaama my duma

  • @saraasheikhali5002
    @saraasheikhali50022 күн бұрын

    Nasro next vedio laso dhaqso ha caajisin ❤️

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838Күн бұрын

    Team 27 dad kawanzan waliga ma arkesid❤❤

  • @simonolow1008
    @simonolow100811 сағат бұрын

    Mashallah

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa59542 күн бұрын

    Guuleyso wllshei nasro adiga io koko bulle io asad sidaxdiina wlhi wan idin jeclhy

  • @mumtazmalabo7945
    @mumtazmalabo79452 күн бұрын

    One million on the way ❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina80802 күн бұрын

    Sunduteena qalbi wanagay ❤

  • @raaxoxuseen2307
    @raaxoxuseen23072 күн бұрын

    First comment one love 27❤🎉

  • @MoHanBoyam
    @MoHanBoyam2 күн бұрын

    Xafadada nabad kutag abayo

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd2 күн бұрын

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @user-on1tp9qt5w
    @user-on1tp9qt5w2 күн бұрын

    ❤❤m.a nasra qurux

  • @Aragzan371
    @Aragzan371Күн бұрын

    Wcs ma alllaah❤❤

  • @user-lt8fj9gv4e
    @user-lt8fj9gv4eКүн бұрын

    Asxabta ayan gobdoon an so boqano ilahey dartiis❤❤❤

  • @safiyosaafi7667
    @safiyosaafi76672 күн бұрын

    Qalbi wanaag nasra abtidoon macalimadena intey nolol jirto farxad ku nolow❤❤

  • @AbdirahmanAli-wc3gf
    @AbdirahmanAli-wc3gfКүн бұрын

    Nasrayy love you sister ❤❤❤😊

  • @yaasirmaxamed1567
    @yaasirmaxamed15672 күн бұрын

    Asc walashey nasro 🧕🏼❤️🙏🏻

  • @user-mf1zh5lk4t
    @user-mf1zh5lk4t2 күн бұрын

    Team Koko awaye❤

  • @user-vf4bv6nh5d
    @user-vf4bv6nh5d11 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤😊

  • @caishachanell7102
    @caishachanell7102Күн бұрын

    Wlhi nasra qof fiican waaye abaalkeeda ma gudikaro waxeey iisameeysay ayada wey ilaawday lkn ma ilaawin nasro nolow abaayo😢😢

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial44442 күн бұрын

    Timo dadashada oo xal loo helay kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤

  • @Ifrah849
    @Ifrah8492 күн бұрын

    Adnay vedio hadiyadaha noso gili aniga wa war jeclhy 😂😂😂😂😂

  • @asiyasouleman113
    @asiyasouleman113Күн бұрын

  • @SundusAdem-if7ok
    @SundusAdem-if7ok2 күн бұрын

    Nasro angaba waan ku jecelnahy mar unbaan rajeenayaa inaan ku arko dadka aan aadka utaageero baa konkathy wlshy

  • @user-wr8bo4dz4g
    @user-wr8bo4dz4gКүн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @FaatmaCqaadir
    @FaatmaCqaadir2 күн бұрын

    😢

  • @user-nf8ii8cg5v
    @user-nf8ii8cg5v2 күн бұрын

    From adna🎉🎉

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r2 күн бұрын

    NASRA ABTI DOON LONDON AN KUGU SO DHAWEYNENAA ABAAYO GULEEYSO

  • @FaizoCusman-nv8io
    @FaizoCusman-nv8io2 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @user-kv9oh9go9n
    @user-kv9oh9go9n2 күн бұрын

    Sudus cunto kariska bar amiiro xasooraacdo inshlh ❤

  • @user-rk4xj5nu5q
    @user-rk4xj5nu5q2 күн бұрын

    Marka xigta kadis kuimow xbbti😢❤❤

  • @umufartuun4959
    @umufartuun495923 сағат бұрын

    Aniga.mula.qaba❤❤❤❤

  • @malikamed786
    @malikamed786Күн бұрын

    Kuurx dumar Nasra ❤

  • @CimraanYassin
    @CimraanYassin2 күн бұрын

    Dumaashi maskiiney safar salaama 😂😂 ani iyo adigaba isku mid ayaan nahay

  • @hafsahajji1777
    @hafsahajji17772 күн бұрын

    Nasro anoo ku arkin iska kaa jeclahay abaayo ❤ sundus dumashida weeye dumashinimada hawaartana ku dar😂

  • @FaridaRage
    @FaridaRageКүн бұрын

    Nasro SA Ku firaaye ina si live Ku aqano hada mustaqbalka Turki ama Somalia imado wa kuso radin i.A

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2622 күн бұрын

    Wllhi si sharaf leh bay kuu sagootiyeen intaa joogtayna Adna iyo Fimily keedu si aad u qurux badan bay kuu soo dhaweeyeen waxaas baa sxbtinimo iyo jeceel lagaa dhahaa ❤😢

  • @RamlaKiin-xq9rm
    @RamlaKiin-xq9rm2 күн бұрын

    Adna poqorad❤

Келесі