SIDA UU SUBSCRIBEKA USOCODAY WAA AAMINI WAAYAY WAXAAN DUUBAAYAY 0 ILAA 100LSUBSCRIBERS

Пікірлер: 1 400

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon2 күн бұрын

    Team 27 is not easy, cadaanka xitaa sidaan ma sameen karaan😂

  • @naimaarif745

    @naimaarif745

    2 күн бұрын

  • @ismapoi708

    @ismapoi708

    2 күн бұрын

    Macalimadeena 👸

  • @user-cq5rp9fs1g

    @user-cq5rp9fs1g

    2 күн бұрын

    Nasro qlpi wanag allaha Ku sharfo😘❤️💋

  • @user-ks9vj8ee5i

    @user-ks9vj8ee5i

    2 күн бұрын

    adinkana dirisla iga bary wakii reaction bixiny jiRy 😂

  • @mahadmcc

    @mahadmcc

    2 күн бұрын

    u are next 1M insha allah

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx2 күн бұрын

    Sunduz waa qofka kaliya ee asad marna iloobin taladii uu siiyay ee u mahadcelisa asad sheegtna Qoftaas abaalka loo galay waa taqaan Masha Allah ❤😊

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Waa runtaa xapiipti😊

  • @zuhraabdullhi9118

    @zuhraabdullhi9118

    2 күн бұрын

    Wa saxanthy

  • @𝙢𝙤𝙝𝙖-qp6ie

    @𝙢𝙤𝙝𝙖-qp6ie

    Күн бұрын

    ma qaawanidii buu talo ka siiyey😂

  • @zuhuurahmed4523

    @zuhuurahmed4523

    Күн бұрын

    @@𝙢𝙤𝙝𝙖-qp6ieceeb wll gbdhas wxs ilaha karebay haku shegshegin

  • @user-dc9be4rm3c

    @user-dc9be4rm3c

    Күн бұрын

    ​@@𝙢𝙤𝙝𝙖-qp6iewaligooday dumarku iska masayrijireen😂

  • @Beru700
    @Beru7002 күн бұрын

    Azad hagio iyo amiira qurux. Waa laba qof ee ugu qalbiga fiican somalida oo dhan ..azad hagio .long live forever ❤❤.

  • @Museser7

    @Museser7

    2 күн бұрын

    Exactly❤

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Soomaha😊

  • @profinneupane6883

    @profinneupane6883

    2 күн бұрын

    Oo 30ka milyan ee somalida ah goormaad soo wada tirisay waa yaabe mise nolosha aad ka aragto baraha bulshada baa xaqiiq moodaa quruxey😆

  • @Fatuush11

    @Fatuush11

    2 күн бұрын

    @@profinneupane6883social media been u sheega dadka 😂😂

  • @FardowsoIsak

    @FardowsoIsak

    Күн бұрын

    Dhanka gabdhana amiira iyo samia wa labo gabdhood qalbi nadiif ah🥰

  • @romal_kinda2023
    @romal_kinda20232 күн бұрын

    Dareenka ay dareemayso maanta waxa ka wayn dareenka ay hooyodeed dareemayso sababto ah gabadheeda oo hal malin 100k in ka badan ay jacayl usoo bandhigteen jacayl walaltinimo masha allah waa gabadh aad bilaa sabab iskaga jeclaanayso ❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️😢

  • @romal_kinda2023

    @romal_kinda2023

    5 сағат бұрын

    @@queenayush1463 maxaan ku saaraa wll

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b3342 күн бұрын

    Inta ku farxdey samiya iney KZread ku so birto only team samiya👍

  • @ANISAJaamac-m6f

    @ANISAJaamac-m6f

    2 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤mnshllh

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    Күн бұрын

    Kokomo aniga hadan lamber kow aheyn lambur six ayaan ahey 1 or 6 ❤😂

  • @safiyosaafi7667

    @safiyosaafi7667

    Күн бұрын

    Masha allah wanku farxay

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    Күн бұрын

    @@safiyosaafi7667 maxa ku faraxdey

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    Күн бұрын

    @@safiyosaafi7667 yaase ku balamiyey adi hhhhhh

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed27222 күн бұрын

    Ilaa goorme ka cararee saliga scw 😢😢 Love ❤️ saar

  • @Museser7

    @Museser7

    2 күн бұрын

    Scw❤

  • @SaraAbdullah-rb7oo

    @SaraAbdullah-rb7oo

    2 күн бұрын

    Goorme cararay scw

  • @FatimaMohamed-ov5gf

    @FatimaMohamed-ov5gf

    2 күн бұрын

    Salallahu caleyhi wasallam

  • @SawdaFarah-c7t

    @SawdaFarah-c7t

    2 күн бұрын

    Scw

  • @GENGEYATU

    @GENGEYATU

    2 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim49102 күн бұрын

    Malaga yaaba 1month inay 1 million ku gaadho saamiya way qalanta walahi ❤

  • @xamdaadem4832

    @xamdaadem4832

    Күн бұрын

    Haa wlhi

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman67682 күн бұрын

    Masha allh wll qali Asad hajiyow wllhi qalbi wanksan ayaa leedahy cafimat taam allh Haku siiyo cimri dheri iyo cafimat allh Haku siiyo allh Haku xafido allh Haku sharfo

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Amiin yarabiii🤲🏽😊

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze2 күн бұрын

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

  • @user-eo7qb3pw3k

    @user-eo7qb3pw3k

    Күн бұрын

    Welcome ❤

  • @user-qu6gp5zg8w

    @user-qu6gp5zg8w

    Күн бұрын

    Welcome

  • @AliyaMuhudiin

    @AliyaMuhudiin

    Күн бұрын

    Uuuuf maxad dadka sawirohoda aad kodhefta

  • @user-yr6kn1wk5y

    @user-yr6kn1wk5y

    Күн бұрын

    Afsomaliga soobaro marka hore yarisey😊​@@AliyaMuhudiin

  • @MarwaQani80

    @MarwaQani80

    Күн бұрын

    Waku tageera aboow

  • @sahrasheikh390
    @sahrasheikh3902 күн бұрын

    Mansha Allah ASAD garab istaaga walahaa ayaad adigana hormar ku gaartay noolasha kuma ciisho walaleey ASAD HAJIO

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Somaha👑❤️

  • @xassanshariifka8110

    @xassanshariifka8110

    2 күн бұрын

    Wey uqalanta masha allah

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354Күн бұрын

    Samiya aqlaaq qurux xishood astuurnaan so jidasho maskinimo intaba allaa siyaay masha allaah

  • @__xa781
    @__xa7812 күн бұрын

    Wllhi gabadhaas yar dadkoo dhan baa jecel❤❤😢 wey kasbatey wuuna ubaahnaa youtube. Inta meel aan uga saaray malayn maysid dadkuna wa ila mid koley🎉 congrts hpipt shamuureyga youtube❤. Asad hagio soosaaraha team qurux badan❤🎉 si gaara baanu kuugu mahadcelinaynaa

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi45932 күн бұрын

    Sidaad dhalinyarada u garabgasho uso dhawayso ilhy janadiisa hakuugu so dhaweeyo waxaad sabab u noqotay dhalinyaro badan inad mustqabalkoodi iftiimo❤ abaalkaga ilhy hakaaga dhigo janno wllo adigo lugaha ku taagana ilhy indhaha hano saaro❤

  • @Museser7

    @Museser7

    2 күн бұрын

    Amiin🤲🏽❤

  • @zakiahmed3350

    @zakiahmed3350

    2 күн бұрын

    Aaamiin yaa rabbi😢

  • @maidawehliye4589

    @maidawehliye4589

    2 күн бұрын

    Aamiin ❤❤❤

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Amiin cafimadtaam ah inshaallah❤

  • @MalkaDeamor

    @MalkaDeamor

    2 күн бұрын

    Amiin ya rabi wa wil qalbi fcn

  • @FartuunMaxamuud-uu4mz
    @FartuunMaxamuud-uu4mz2 күн бұрын

    away dadkii manta dhan youtup samia kusoo laalabanayen seuarkan iney 100k garty😂

  • @iimaanCmahad

    @iimaanCmahad

    2 күн бұрын

    Waa ikan waa daalay biyo isii😂😂😂😊

  • @FartuunMaxamuud-uu4mz

    @FartuunMaxamuud-uu4mz

    2 күн бұрын

    @@iimaanCmahad naso wllkey nafaa ledahee hoo biyahan cab 🥤😭😂

  • @shukrimaxamed5397

    @shukrimaxamed5397

    Күн бұрын

    Wa ikan😂

  • @SalmaanMaxamed-bl9hy

    @SalmaanMaxamed-bl9hy

    Күн бұрын

    San u egayay 100k markay gashay sexday🎉

  • @halimahassan5027

    @halimahassan5027

    Күн бұрын

    Woow🎉❤ I am so happy for her

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed45782 күн бұрын

    Ilaahay baa mahadleh marka xigta asad xaajiyow abaalkaaga alle haku siiyo farxad bay noo tahay inay jiraan dad soomaaliyeed oo saan isu garab taagan samia horu mar kuu rejaynaa iyo dhamaan dhalintoo dhan masha Allah 😍

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby81812 күн бұрын

    Amusnanteda, dhegnanteda iyo akhlaq deeda wanagsan ee halkas kugadhay samiyo .kudos my girl❤🎉

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @user-ng5us8oo9p
    @user-ng5us8oo9p2 күн бұрын

    Haddi aad u jeedid saliga nabigeena like saar صلى الله عليه وسلم ❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Scw😢❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @kokobulle6616
    @kokobulle66162 күн бұрын

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed25052 күн бұрын

    Samia madaxa korkiisa ayay noo saarantahay... 500k baan gaadhsiinaynaa bil gudaheeda see idin dhahay😅

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @Samia_Qurux_27
    @Samia_Qurux_272 күн бұрын

    Team asad haghio like😢

  • @ziico5447

    @ziico5447

    2 күн бұрын

    Asc

  • @AsmaCabduahi

    @AsmaCabduahi

    Күн бұрын

    Wcs

  • @Samia_Qurux_27

    @Samia_Qurux_27

    Күн бұрын

    @@AsmaCabduahi wcz xabiibi

  • @Museser7

    @Museser7

    Күн бұрын

    Team Asad👑❤️

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi95142 күн бұрын

    Maash allaah asad jisadaad janada allaah ka dhigo abowe intaan ka badan ayaan u rajeey nayaa saamiyo runtii jawiga saamiyo waxa badan ayaa laga dheehan karaa sigaar igu dar daaran garab keedan allaah galo waxaan rajeey nayaa jecelka somalid u qabaan inee ka faaiideesto oo eey dadaasho farxda darteed ayaan la ooyaya wlhi gurigeen oo dhan ayaa oog saarnaya saamiyo garab kaaga allaah galo abyo duruuftaad iyo dareen kaaga allaah quruxyo waxa badan oo farxdo ah oo aadan fileen ayaan kuu rajeey nayaa ❤dhamaan tiimka oo aan kala qaad qaaden aad ayaad igu mahad san tihii garab istaaga samiya❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @Mssailen27
    @Mssailen272 күн бұрын

    Asad alle haku garab galo sida wlsha uga farxisay alle haku dambi dhafo alle dib laxad kaga hagugu so celiyo wllhi qlbiyo badan ayad ka farxisay alle wax walod jeceshay haku siyo dhib alle kuma tuso wllkey keep going hormar wacan ku rajayna wllkey thanks markale wllhi ila cwa ada kusu gayey ina wax so dhigto alx hda wa sexan kara team 27 all thanks 😊

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Amiin inshaallah😊

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @AbdullahiDaacad-hl1xl
    @AbdullahiDaacad-hl1xl2 күн бұрын

    Allahayow asad hagio team 27 mar uun youtube ii furo si aan umada qalbiyadooda aan uhanto waan idiin jeclahay dhamaan asxaab team 27 hormar wacan walalahega❤❤

  • @rakia111
    @rakia1112 күн бұрын

    Samia fans bay ledahy Masha Allah 100k hambalyo🎉❤

  • @AhmedIlkacase-hj3en
    @AhmedIlkacase-hj3en2 күн бұрын

    Asad waa qof ilahy iyo adoomihiduba jecelyihiin wana qof yaqana qofku you tube u furyo e u qalma iyo qofka kale keep goin baan ku leyehhy zxp alle hayna kulansiiyo inaagaa taliyee ❤

  • @AbdiweliAhmed-xr6nb
    @AbdiweliAhmed-xr6nb2 күн бұрын

    Team SAMIYA ONE LIKE

  • @xasanaadan850

    @xasanaadan850

    Күн бұрын

    Samia axmad

  • @user-zt1ps6ws7c
    @user-zt1ps6ws7cКүн бұрын

    Asxaabee xalay wax ku riyooday asad oo lugi hiisa ku socona walhi saan ugu faraxnahy walin asaga oo lama filaan noog dhigay alle u rumeeh yaa Rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SamiiraCabdi-bp6sj
    @SamiiraCabdi-bp6sjКүн бұрын

    Samiya qalbi wanaag❤❤❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b3342 күн бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫵❤❤

  • @MessiMessi-xs9vf

    @MessiMessi-xs9vf

    2 күн бұрын

    Scw 😢

  • @Zahrab1zb7uo5r

    @Zahrab1zb7uo5r

    2 күн бұрын

    Scw

  • @user-dh6jc7ke4i

    @user-dh6jc7ke4i

    2 күн бұрын

    Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @user-lk1do8ui5n

    @user-lk1do8ui5n

    2 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @AxmedMukhtar-sq5hf

    @AxmedMukhtar-sq5hf

    2 күн бұрын

    Zcw zcw zcw

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab1232 күн бұрын

    Asad sxp qaali waxa tahay deeqsiga baraha bulshada keep going waxan aad ula dhacay qaabka aadka uu quruxda badan ee aad uga soo shaqeysay soo bandhigista channel ka samiya ahmed ugu dambeyn( miss 22hours ) hampalyo wada dheer ayaa ku sugeyso horay usoco We're one family team 27

  • @cunarmaxamed8481
    @cunarmaxamed8481Күн бұрын

    Samia waa gabar wanaagsan oo daacad ah oo ay ka muuqato xishood waxaan leeyahay horey usoco waxaa uqalantaa intaan iyo in kabadan insha allah waad gaari doontaa kaliya iska ilaali waxyaabaha sumcadaada hoos udhigi kara asturnaantaada haka tagin iska ilaali qabyaalada iyo qurunkeeda insha allah hormarkaan mid kasii fiican waad gaaraysaa.

  • @HamseToni
    @HamseToni2 күн бұрын

    Masha Allah Hambalyo mahadsanid Asad Hagio ❤🎉

  • @Zahrab1zb7uo5r
    @Zahrab1zb7uo5r2 күн бұрын

    Aad io aad ugu mahadsanthy wllky asad hajio guusha saamia adigaa u sabab ahaa saa uga farxisay illahay ha kaaga farxiyo wllky full respect 🙏 team 27 one love ❤😊

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Cafimadtam inshaallah❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴

  • @ismailmohamed2025
    @ismailmohamed20252 күн бұрын

    Inta ku faraxday Samia 100k like 🎉❤

  • @ApdulaahiDaahir-vt5nr
    @ApdulaahiDaahir-vt5nr2 күн бұрын

    Ilaa hada ma arko qof like saarayo saliga nabiga scw ❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Scw❤😢

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28982 күн бұрын

    M.a hambaliyo Saamiyadeena isn't Easy yaqay congratulations my sister ❤❤❤

  • @MasnaEzmeil
    @MasnaEzmeil2 күн бұрын

    Nabiga ku Sali scw scw❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Scw ❤😢❤

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo272 күн бұрын

    Saamiya 22h 100k subscribeds Hambalyo Hambalyo kun iyo kow jeer intaan in ka bdn waa ku rijeynaa wlshy mcn guulayso🎉❤🎉🎉

  • @munashe2757
    @munashe27572 күн бұрын

    Masha allh waxyar maaha 100 💯 amazing waaye wlhi team asad is not easy

  • @NajmoAbdullahiNajmo-jq4in
    @NajmoAbdullahiNajmo-jq4in2 күн бұрын

    Ayyy Samia Axmed wey tahay qof la jeclado hampalyo our queen Samia 👸 🤗🥰💯

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl232 күн бұрын

    Amiira samia nd sundus gabdhaha ugu jeclahy teamka❤gabdho qalbi wanaagsan❤

  • @marwamustafe8270

    @marwamustafe8270

    2 күн бұрын

    Akhlaq samia amiira io koko waye👍

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog...2 күн бұрын

    Hdii aad ila ogeed in samia 1d kayar 100k ku gaareyso like😂❤👍

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @Wiil_hoog...

    @Wiil_hoog...

    2 сағат бұрын

    @@queenayush1463 Diyar wye Abaayo mcn🥺 hda 1m ku awodi karo wn ku sari lahaay🙏

  • @apdikanihiis-hr3fm
    @apdikanihiis-hr3fm13 сағат бұрын

    Ninkani waa noo qabiil walhy keep going zhp Mcn

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan51612 күн бұрын

    The best KZread Asad hajio hore usoco wllo Walhi team 27 sidan utagero le musalsal camla keep going dhamntina ❤️🦁💪

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴

  • @FartuunMaxamuud-uu4mz
    @FartuunMaxamuud-uu4mz2 күн бұрын

    Intii kufaraxdy samia iney 100k garty😫😻

  • @liibaancllaahifaarax7544
    @liibaancllaahifaarax75442 күн бұрын

    Asad hagio Qof qalbi wanaagsan aad tahay guuleyso wll mcn 🎉❤

  • @XasanKaafi-ve2tz

    @XasanKaafi-ve2tz

    2 күн бұрын

    Iifur

  • @fartuunahmed5963

    @fartuunahmed5963

    2 күн бұрын

    Soomaha😊

  • @xayatax2041
    @xayatax20412 күн бұрын

    Team 27 cimaamada ciday ku turaan waa bes ❤❤❤ Hamblyo samia 🎉🎉🎉

  • @fadumoaden5864
    @fadumoaden5864Күн бұрын

    Mansha Alaah Asad Xaajiyo khayr ala ha ku sii dhalinyayo badan bad soo saartay. Ilaahay adigana inta kaadhina ah ku dhamays tiro cafimad iyo comri dheer🤲🤲

  • @FairyPretty-db1ng
    @FairyPretty-db1ng2 күн бұрын

    Amiira and samia my fav gurls💋💌💕

  • @NastehoNalka-dt7hh
    @NastehoNalka-dt7hh2 күн бұрын

    Comments waxaan ugu imid 209. Keep going Samiya Ahmed

  • @mahicharhabib9594
    @mahicharhabib95942 күн бұрын

    Sida aad u cawineyso walalaha somaliyed ilahay khyr haka siyo asad big respect❤

  • @CabdirisaaqCade-lv7vo
    @CabdirisaaqCade-lv7vo2 күн бұрын

    Asadow walaahi fans wada qalbi wanaagsan baa haysataa ilahay hakuu daay o ❤🔥

  • @UmuCiiltire
    @UmuCiiltire2 күн бұрын

    Samia 🎉 congratulations 👏🏻 sis farxadada WA Teena like isaar adna iska bax😅

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴

  • @KautharSaid-xz6ho
    @KautharSaid-xz6ho2 күн бұрын

    Wllhi. Asadow team 27 hadaadan jirteen majireen. Dadkan kulajoogana oo asxaaptaada kamidana guushooda adaa kadanbeeyey. M. A. Illahy hakucafidi. 3 M come soon insha allah❤❤❤. Arimaheena xitaa wlla qalbiga asiga2 m❤️❤️❤️❤️

  • @SamiyaMuhidinKhaliif

    @SamiyaMuhidinKhaliif

    Күн бұрын

    Arimaheena haduu San jiri laheen team 27 ma jiri laheen❤

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh2862 күн бұрын

    🎉 Congratulations 🎊 🎉Congratulations 🎊 Congratulations walashay Samia ❤🎉 abti Asad wan ku jeclaha abti🎉❤

  • @hoodoabdi9551
    @hoodoabdi95512 күн бұрын

    Thank you Asad. Big man we’re so proud of you 👏🏾

  • @apdullhamiid1750
    @apdullhamiid17502 күн бұрын

    ASED ZAAID AYAA ARAKTITAADA U BAAHANAHY WLLHII OO BILLAAHI OO TALAAHI ZXP MCN

  • @Museser7

    @Museser7

    2 күн бұрын

    Exactly❤

  • @lulunor7284
    @lulunor72842 күн бұрын

    #samia saan ujeclaa in #KZread lofuro aadbaan ugu #faraxsanahy 🥰🥰🥰🥰

  • @niin246
    @niin246Күн бұрын

    Congratulations sister farxadada WA Teena❤😊

  • @Umu_almaas
    @Umu_almaas2 күн бұрын

    M.a abyo samia hambalyo asad aboowe plz anigana icawi plz😢😢😢

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs2522 күн бұрын

    Muxuu dad abaal gashtY asad qof qalbi Wanagsan weeye ❤

  • @hodanahmed4462
    @hodanahmed44622 күн бұрын

    M.a mahadsanid asad hajio team samiya ❤alle wax walba ok aad jeceshahy haku siiyo

  • @Muna_____Turkish
    @Muna_____TurkishКүн бұрын

    Ayyyyy hambalyo hambayo hambayo hambalyo intaan iyo inkabadan waaad uqalantaa keep going waba jeclahy saamiya ❤❤❤❤

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577Күн бұрын

    Mashallaah mahadsanid Asad xajiyow sad u cawisid walahaga somaliyed

  • @aasmamaxamuud-yo4qr
    @aasmamaxamuud-yo4qr2 күн бұрын

    Asad xaajiyow waxn ahay qofka uhoreeyy ee wax kuso qaray ee like isaar❤my brother

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴🙏🏻❤️

  • @aasmamaxamuud-yo4qr

    @aasmamaxamuud-yo4qr

    4 сағат бұрын

    @@queenayush1463 AAMIIN yaa rabi qaliyey wan ku Saray

  • @QueenDheeman
    @QueenDheeman2 күн бұрын

    Team koko is not easy East to west koko is the best congratulation samiya qurux badan ❤🎉

  • @FairyPretty-db1ng

    @FairyPretty-db1ng

    2 күн бұрын

    Team koko kulahaa😂team asad weeye😂

  • @user-ud3kj3fi3s

    @user-ud3kj3fi3s

    2 күн бұрын

    Walahi team koko waayeh walahi waa babineh

  • @user-vd1ss4ch1x

    @user-vd1ss4ch1x

    2 күн бұрын

    😂😂😂😂😂inta deeqow orda wax u qabta samia team amiira u nool 😂😂😂

  • @nuuramaxamud4414

    @nuuramaxamud4414

    Күн бұрын

    Team asad wiilka libriisa haka duudsiyin

  • @user-sg9wz9nb1r

    @user-sg9wz9nb1r

    Күн бұрын

    Koko aad sheegesid yaa wex kutahay ilahay kasokow asad baa caan saaray

  • @Abuhishami9487
    @Abuhishami9487Күн бұрын

    We love samiya....still 1m coming come on guys 🎉🎉

  • @ashasalim4496
    @ashasalim44962 күн бұрын

    Ma’sha’Allah congratulations to samiya❤❤❤🎉🎉

  • @ahmedamoore810
    @ahmedamoore810Күн бұрын

    Samia qoftan ugu jeclahy team27

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman97952 күн бұрын

    Machallah Samia edebsan ❤❤ Thanks Asad Hajio

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of2 күн бұрын

    Waaaw thank you asad wlhi wxaad tahy soo saare jiil cusub rabi hkga farxiyo saad uga farxisay samia ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925Күн бұрын

    Masha allha abaayo saamiya guul kuu rajena inasha allha

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679Күн бұрын

    Anaga faanka ficil no dheer hadaa nahay team 27 samiyo madaxe nosaran thy waa qof xidhood badan o maskin ah qalbiyadene xaday hambalyo samiyo🎉❤❤❤

  • @fatemadalabeey
    @fatemadalabeey2 күн бұрын

    Congratulations saamiya ahmed (degan ama la jecleey) 🥳🔥❤️ Asad haggio thanks alot adigna dhalin yaro badan baad soo saartay talenten man waa tahy really🎉❤

  • @FartunCadey-jr7ci
    @FartunCadey-jr7ciКүн бұрын

    M.allah keep going asad 20 dhalanyro dhiraglyo u thy 20 ka bdn wa kiisa rajeyna I.allah horey u socda adi io teamkada ❤❤❤❤💞🙏 Wllhi KZread ka wxan idnka ahen kma daawado markan idn daawanyne wxy anigo idin dhex joogo oo kle oo ano idn jego cml videoyada marka sameynesan M.allah taas wxa idn dheer guri walpa Somalia 🇸🇴 wxan team 27 ahen lgama daawado yar weyn nilki daawadaa oo nilku yaqanaa 🎉🎉🎉🎉❤❤😊

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290Күн бұрын

    MashaAllah TabaarakaAllah congratulations the king of youtubes the legend Hagio boy keep doin and may you get your walking with your leg's as quickly as possible Ameen.

  • @AbdikhaliqAlpha
    @AbdikhaliqAlpha2 күн бұрын

    Asad Hagio ❤ Kaabaha Somali KZreadrs! 🎉

  • @Museser7

    @Museser7

    2 күн бұрын

    Exactly❤

  • @RunBeen
    @RunBeen2 күн бұрын

    20 qof ayuu youtube u furay shuruud la’aan Alle haku abaal gudo Asad adigoo kale dadka iyo wadanka ayaa kuu baahan

  • @amiirakhadar9778
    @amiirakhadar9778Күн бұрын

    Beryahan ba wn raadin jirey samia youtubekeda ugu danbeyn wn heley hambalyo qaali❤🎉

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953Күн бұрын

    Samiya wee u qalantaa waa maskiin hambalyo abaayo 🎉🎉🎉🎉 welcome quruxeey team 27 is not easy 💪

  • @user-dm3kc3lg4m
    @user-dm3kc3lg4m2 күн бұрын

    Ku sali xabiibkeena muhamed scw ❤❤❤

  • @sosomax5931

    @sosomax5931

    2 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Scw ❤

  • @RahmaIsmail-rr3mw
    @RahmaIsmail-rr3mw2 күн бұрын

    Asad TuNtii waxd tahy qof aad u qalbi waNaagzan dadka horumarkooda jecel sidad dadka hirumafkooda ujeceshahy allah kuu jecLaado❤🎉💯🫶samia adNa hablyo inderty mcneyy❤🎉🎉

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3ljКүн бұрын

    Congratulations 100k subscribed samia intaan iyo in kabadan waad u qalantaa abyo ❤❤❤❤

  • @shaymamahhamed3853
    @shaymamahhamed3853Күн бұрын

    Congratulations samia 🎉❤

  • @NatouAhmed-mr4zn
    @NatouAhmed-mr4zn2 күн бұрын

    Samia She's a very shy girl mashallah 😍😍😍from to Djibouti huno 🇩🇯 love 😍😍

  • @umuanasfaycal5842
    @umuanasfaycal58422 күн бұрын

    Masha allah tabarakallah hambalyo hambalyo samia 🎉🎉🎉🎉

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴

  • @user-zu4nz9ki4s
    @user-zu4nz9ki4sКүн бұрын

    hambalyo queen samia intaas ka bdn ayaad u qalanta ❤❤❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638Күн бұрын

    MashaAllah walalkey Asad hagio waxa tahay qof qimo iyo qadaren mudan sida quruxda badanod dalanyarada aad uqarab tagantahay illahow lexadkaga kuso celi oo kugu istaji ya rabi Rahman. Samia waxan leyahay HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO babebabe ayan kuleyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malyuunhasanhuseen1470
    @malyuunhasanhuseen14702 күн бұрын

    Samiyadeena 🎉❤

  • @abdiqadirhassan7635
    @abdiqadirhassan76352 күн бұрын

    Team samiya only like ❤ please

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo
    @MatAmadesJrOfficial-og4uo2 сағат бұрын

    Congratulations my sister ❤

  • @user-tt5qd7px6p
    @user-tt5qd7px6pКүн бұрын

    Hampalyo samia 🎉🎉

  • @shamsadii
    @shamsadii2 күн бұрын

    Hormuudka dhalinyarada Soamlida Asad hagio, waa halyeey usoo baxay dhalinyarada, si wayna u garab galay . Samia waa qof wanaagsan oo mudan I la garab istaago

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    5 сағат бұрын

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiin yaa Rabi wll isoboqo oo isar waxa ee awodid 😢❤ wanibarya 🇸🇴

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472Күн бұрын

    Nasab kaamilaa tahay asad adigana qofki 20aad baad u youtube u furtay dadna waaba is dagaalayaan adoo ila shaqeeyo seed ufuratay youtube masha allah allaha ku barakeeyo saad ooga farxiso walaalaha allaha kaaga farxiyo isku duubnaada oo is ilaashada dhibna allaha inka hayo waxaan rajaynayaa dad badan inay kugu daysadaan

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN55582 күн бұрын

    Congratulations 🎊 🎊 👏 Samia intas in Ka Badan uqalantaa Keep going sista🎉

  • @Museser7
    @Museser72 күн бұрын

    Dadbaa Lahaa asad waa xaasid dadkas ba layabana aniga😢😊

  • @user-ze8vg9bn4j

    @user-ze8vg9bn4j

    11 сағат бұрын

    Waa dad qalbiga ka xanuzan 😅😢

  • @nadiajibriil5086
    @nadiajibriil50862 күн бұрын

    wall Asad waadku mahadsantahay sida aad dhalin Yarada u dhiirigaliso alle Hakaa abaal mariyo wll🎉❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed33172 күн бұрын

    Hambalyo hambalyo Samia 100k🎊🎉🥳 waa ku faraxsanahy intaan iyo in ka bdn ayaa uqalanta abyo hore usoco ayaa ku leeyhy farxadeyga lama soo koobi karoo wlhi 💕❤️

  • @qaaliluul8650
    @qaaliluul8650Күн бұрын

    Thank asad niyad wanaaga iyo taagerida aad dhalinyarada la garab tagantahay iyo sidad ugu dhiiri galiso guushoda ❤ thanks guys sidad balanka u oofiseen waa ay u qalantaa samia intaa iyo ka badanba in aay 1 day ku gaarto runtii waa gabar qalbi wanaagsan congratulation samia horay u soco abaayo 🎉❤

  • @amiramuse7217
    @amiramuse72172 күн бұрын

    Sameyo weya u qalanta runtii 🎉❤

Келесі