HADAA KIBIR😡 BADANTAHY ANA KA KIBIR BADAN 😡😡 Emotional dame waxas ha ila iman

Пікірлер: 551

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Жыл бұрын

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    Жыл бұрын

    Welcome back liicaato hore usoco legend

  • @ahmeda.qaadir1347

    @ahmeda.qaadir1347

    Жыл бұрын

    Ma saaraayo

  • @anasahmed1824

    @anasahmed1824

    Жыл бұрын

    @@mohamedmowlid7239lllama

  • @marhoresameeyey8580

    @marhoresameeyey8580

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DoonMaxamed-cp6uu
    @DoonMaxamed-cp6uu Жыл бұрын

    WAXA UGUWANAAGSAN EE AFKAAGA KASOOBAXA WAA SALLIGA NEBIGA SCW💯

  • @abdirahmanibrahim4506

    @abdirahmanibrahim4506

    Жыл бұрын

    Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw ❤❤❤

  • @khadraabdullahi6007

    @khadraabdullahi6007

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @user-fo9yb6fj9o

    @user-fo9yb6fj9o

    Жыл бұрын

    Scw

  • @uptheirahmanfurreuptheirah4729

    @uptheirahmanfurreuptheirah4729

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Ayzha-lg4rm
    @Ayzha-lg4rm Жыл бұрын

    Lii caato Inta uxistay farta taga ☝️wlcm back my brother ❤️🔥

  • @kingsamatar6334

    @kingsamatar6334

    Жыл бұрын

    anaa uxiisay😂

  • @nuurmuuse9202

    @nuurmuuse9202

    Жыл бұрын

    Hhhh😢😊

  • @XIDIGA_GALMUDUG

    @XIDIGA_GALMUDUG

    Жыл бұрын

    ✌️🤞

  • @samirocabdisalan5425

    @samirocabdisalan5425

    Жыл бұрын

    Anaa uxiisay😊

  • @mohameddeeq7644
    @mohameddeeq7644 Жыл бұрын

    Lii what a come back 💪🏽😂

  • @cabdulaahiyare2854
    @cabdulaahiyare2854 Жыл бұрын

    Maanta waxaan ogaaday aduunka inaa ugu dulqaad bada nahay 😂😂 only legend lee fahmi karo

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Жыл бұрын

    Baba Bilyaan is not easy welcome back lii catoo❤

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 Жыл бұрын

    Wallahi wad ku suugtay Liban Adan cali emotional damage bay naga bad badiyen kuwo ana damir lahayn buu Iska heelay 😂

  • @siciidbaashe
    @siciidbaashe Жыл бұрын

    Waligay 10 like ma helin❤😢

  • @hamdiabdulahi3489
    @hamdiabdulahi3489 Жыл бұрын

    Qofka dhuuban waa imtixaan qofka buuran intuu soo xamaranayo ayaa laga gaadhsiin viiva dhuuu dhuubka 😂😂😂😂😂

  • @hoodoabdulrahman6529

    @hoodoabdulrahman6529

    Жыл бұрын

    😂 😂 😂 😂

  • @cadnisalaad6132
    @cadnisalaad6132 Жыл бұрын

    Lii wlhi waa ku wataaa kan hadba ka raysay keep going abwe💯

  • @ZaraCumar-ie7tv
    @ZaraCumar-ie7tv Жыл бұрын

    Wll isoducey inuu ilaheya muradkayaga ifududeyo ishaalah iyo qof walab oo muslima aha oo murad leha alah ufududeyo

  • @SahroclaahiXasan-ej5kc

    @SahroclaahiXasan-ej5kc

    Жыл бұрын

    Allaha kuu sahlo muradkaga amiin amiin yaa rabi

  • @SamiaSuhur
    @SamiaSuhur Жыл бұрын

    dee uu iga qaldanyahay dee wallo Ameey rer waqoyi kutubabareen Liii😂🎉🎉

  • @nimcomukhtar5136
    @nimcomukhtar5136 Жыл бұрын

    Lii caato lahjadeenii iyo faro ka hadal keenii ayuu bartay from duriyada 💚🤍❤😻🥰🥰😍🤩

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 Жыл бұрын

    anagoo og ineey beentahy hada nah wan firsanay thanks🤣🤣 waxan wa jilin

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Жыл бұрын

    Ala walaal lii caato waankuu xiisany farta taaga inta uxiistay

  • @nasiibabdul5733
    @nasiibabdul5733 Жыл бұрын

    Welcome back my brother miss you so much ❤❤❤❤❤ ❤❤

  • @Leylaluky-if8vh
    @Leylaluky-if8vh Жыл бұрын

    Welcome back licaato😘😘😘

  • @XIDIGA_GALMUDUG
    @XIDIGA_GALMUDUG Жыл бұрын

    Welcome back lii caato 🎉🎉🎉 Yuotuub

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Жыл бұрын

    😂😭😭 faleenbo dulqaad badanaa wllhi dhar baxadas waa aari lahaa prank wajigiisa ha wasee

  • @Wiiilo_ali_haile
    @Wiiilo_ali_haile Жыл бұрын

    welcome back pro❤

  • @Kibirlow_lyrics
    @Kibirlow_lyrics Жыл бұрын

    Welcome back mr liicaato

  • @user-ne3lz2ux8t
    @user-ne3lz2ux8t Жыл бұрын

    liiban adan cali abowe macne welcome to back ❤❤❤❤

  • @xamdaxikma6999
    @xamdaxikma6999 Жыл бұрын

    Liibaan aadan cali soo laabsho wcn prother ❤❤❤

  • @anisoaliabdi-vc5hu
    @anisoaliabdi-vc5hu Жыл бұрын

    Wel come back liii

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Жыл бұрын

    welcom back liiicato😎

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 Жыл бұрын

    Lii Cato Legend Welcom back Abowe 🥰🥰🥰

  • @user-qh3ik4ri7e
    @user-qh3ik4ri7e Жыл бұрын

    My big pro lii caato❤❤❤😊😊😊

  • @clshakurgabro7244
    @clshakurgabro7244 Жыл бұрын

    Licato is back 🙌 😍

  • @zamiiromar9116
    @zamiiromar9116 Жыл бұрын

    💔😂 Maskiin faleenbo lii caato hoosta ka soo galayyy😭😂

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Жыл бұрын

    Liicaato inta ila aragtey indhihiisa iney normal eheen is muujiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiqaadirahmed144
    @abdiqaadirahmed144 Жыл бұрын

    Laandheere sanka kahadal brother 👏

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 Жыл бұрын

    Libaan aadan cali geed adayag 💪❤

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 Жыл бұрын

    Welcom back lit caato

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 Жыл бұрын

    Wan ku xisne welcome back aboowe ❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Жыл бұрын

    liicaato ma wxaas loola tagaa siwacn ugashey lii soonqo wcan😂😂❤

  • @parwaqoclrashiid3876
    @parwaqoclrashiid3876 Жыл бұрын

    Kalay hada licato adi ma prank zamaynayo mize ada lagugu zamena adapa ninka avka ka galaye wllkey😅😅😅😅😅

  • @maskacade7745
    @maskacade7745 Жыл бұрын

    prank inuu fake yhy waxa kufahmee liicato meel dharbaaxada uu katuuri karo ayu fariistay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaamiyaMahamad-ik3wh

    @SaamiyaMahamad-ik3wh

    Жыл бұрын

    Feeg ma u malaynayo inuu yhy

  • @umuzaakir4296

    @umuzaakir4296

    Жыл бұрын

    😂😂

  • @simranqurux595

    @simranqurux595

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @borteali5057

    @borteali5057

    Жыл бұрын

    Waa la isla ogyahay 😂😂😂

  • @Filsan406

    @Filsan406

    Жыл бұрын

    Maska Cade warya maxa dadka oo fashili, wax firis badnida, 😂😂😂😂😂😂😂🎈

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 Жыл бұрын

    Waaaw wll lataby lii wn ku farxay inanozo lapato wll sumayo qurux iyo happy zoqapo waa iga codzi

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Жыл бұрын

    Welcome back libaan

  • @richalone2023
    @richalone2023 Жыл бұрын

    Liicato first ahay✌️🤴

  • @hanadkl2301
    @hanadkl2301 Жыл бұрын

    Waxan films liskufahan sanyahy waye wlh😂 wayo lii cato horay kasibilawe😂😂😂😂

  • @HamseAbdi-bc8id
    @HamseAbdi-bc8id Жыл бұрын

    Lagender wllhi allhi liicato waan wataa Hargaysa lagusoo towo baray ninka yaanu dilin libaax

  • @ASAdMHD22
    @ASAdMHD22 Жыл бұрын

    Fast comment like 😅😅

  • @BreakTime184
    @BreakTime184 Жыл бұрын

    Legend of the legend 🙌 👏 💙

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Жыл бұрын

    Welcome back ninki hargeisa ku lumay😂😂

  • @engmahameddariiqo1729
    @engmahameddariiqo1729 Жыл бұрын

    Qof aan tageero Mr liicato hore usoco wll

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 Жыл бұрын

    Liicaato is back 🙌

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 Жыл бұрын

    Falembo is not easy😂❤🎉❤

  • @Muhaahmed123
    @Muhaahmed123 Жыл бұрын

    Liicato ninka muxu saso dhan ugu karbashaya😢😂

  • @nimyaaz-5718
    @nimyaaz-5718 Жыл бұрын

    Legend lii cato😊wan kuwata❤

  • @prettyygril6070
    @prettyygril6070 Жыл бұрын

    waawaleyy 😂❤️🤴 ina adeekey sacadnimo 😩🤴💗

  • @abdiasismoh10

    @abdiasismoh10

    Жыл бұрын

    Qabyalada jooji😂😂

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Жыл бұрын

    Inkaste prank tahay bravo liicato faleenbo wa hayran isku haysta talent inu leyahay😂😂😂😂😂😂

  • @garyaqaan24
    @garyaqaan24 Жыл бұрын

    so labasho wacan bro liicato

  • @anzaludgoon
    @anzaludgoon Жыл бұрын

    ❤❤❤❤ welcome back

  • @rakiagaraad4604
    @rakiagaraad4604 Жыл бұрын

    Maskiin lii caato boweh😢😢✊🏻❤️

  • @moa341

    @moa341

    Жыл бұрын

    Suuraha😂😂😂😂

  • @imsoomali938
    @imsoomali938 Жыл бұрын

    Waxaan waa riwaayad prank maha😂😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Жыл бұрын

    😭vedioga uu soo dhacayo kaliyan sugayy madawan xataa wlhi kuuxizny Liibaan Aadan Alli☺️ wiilkena noo soolabo hanaga tagin markle vedioga hadan dawana😅 comenti in laiga horeyo majecliyee Liibaankena☺️

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 Жыл бұрын

    Prank Somali 10% uun baan aaamini karaaa

  • @user-yu4mq5hu7n
    @user-yu4mq5hu7n Жыл бұрын

    Kabirka waa udhalasho legend aathay meet saar

  • @nimcoali5316
    @nimcoali5316 Жыл бұрын

    emotional damage baratay ka xaaxaabi dheh😂

  • @axmedlaki1
    @axmedlaki1 Жыл бұрын

    waaa beeen wlhi anagee waxaas inoo sheegayan 😂😂

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Жыл бұрын

    Subxanalah hadiyh ale lagabaqo liiyh Cato wadgartarantahy dharbaxada iscafiyo walala baah timian gabadha wad Washeyn 😢

  • @Ciiltire-er9tw

    @Ciiltire-er9tw

    Жыл бұрын

    Wll mcn qoraalka iska sax

  • @simranqurux595

    @simranqurux595

    Жыл бұрын

    Kkkk mardanbo arke ineyh ciyar aheeyd bareyn intan dhameysan baan qoray wanba naxay gadaal wan kafarxe

  • @Ciiltire-er9tw

    @Ciiltire-er9tw

    Жыл бұрын

    @@simranqurux595 ok wlshy mahadsanid

  • @simranqurux595

    @simranqurux595

    11 ай бұрын

    Hada kadib anooh wax dhameysan yaan fududaan alow nacafi wixiydanbi ah 🙏🤲

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 Жыл бұрын

    Apti liibaan wan kuwata wlhi m.a afka japi kii kibir bdn😂😂

  • @ahmedkhalif1874
    @ahmedkhalif1874 Жыл бұрын

    Jiliin waaaye Anaka Ciyaaal maaana moodeen midakale Adaba Naf eheeee Xaaa wax iskacelisaa

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 Жыл бұрын

    Wllhi fariid weyan liipan 😂😂😂

  • @fatmaabdullahigure6923
    @fatmaabdullahigure6923 Жыл бұрын

    Waraaa liicaato lagaa badshay nacalad yahay AIDS ka qabo FALEEMBO HE IS LEGEND WAA KA DAMBEYNEYSAA AMA XAMAR AYAD KA TAGEYSAAA NACALAD YAHAY TIIBISHADA QABO 😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 Жыл бұрын

    Reer comment📖🖊, hdaanu nhay cyaalbaa nala mooda wax walba waa nalaga dhaadhicinaya😅😡🤣

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Жыл бұрын

    Liicaato aaba nimada weey kamuuqata inta ila aragtay waa idin salaamay 😂👋

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын

    Niyahow waa hurudaa ka soo toos oo shaqada cab horumar wacan (arkaa milkiile)

  • @niyaalabdi3393
    @niyaalabdi3393 Жыл бұрын

    Grealish aa iska ba,ay😭🤣🤣🤣

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 Жыл бұрын

    Waa wax la isla og yahay, soomaali waligeed real prank ma samayn karto.

  • @sacdiaabdirisaaq6266
    @sacdiaabdirisaaq6266 Жыл бұрын

    Qof buuran xariif maaha emotional buu iska bartay😂😂😂

  • @suparsocdal450
    @suparsocdal450 Жыл бұрын

    18:23 wlhi liicato lgn waaye wlhi ninkan caadiyoo ugu xanaqsanaa kibir laga badiye lee awgiiii 😅😅😅 waa rabaa halu dhacdo

  • @bidhikofficial5542
    @bidhikofficial5542 Жыл бұрын

    Lii caato caadi uu ucab sanayaa wllhi 😂😂

  • @UgpathAli-rd1nv
    @UgpathAli-rd1nv Жыл бұрын

    Waarya Liii waana Baratee cadaad Afkayagiii ugu Hadleysaaye 😂😂😂💚🤍❤️

  • @idilcabdi3394
    @idilcabdi3394 Жыл бұрын

    Atarisho baadiyo io nuradin prank kigii ay ku sameyen liicato wuxu ku dhahay sawtii laysku sheegi jiray prankiga fake pranks weeyi waxanu😂

  • @khadramaxamud1632

    @khadramaxamud1632

    Жыл бұрын

    Waxani waa wax la isla ogyahy😅😅😅

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Жыл бұрын

    Team yaaqshiid wa herro'es cadi ma ahan heer yaqshiid is mujiya

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou Жыл бұрын

    Lii miizaNka culus waaye wllhi😂

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 Жыл бұрын

    Licaato waa qaldan tahay nin ragg dharbaxday inad raali galisa waajib kugu ah❤😊

  • @uptheirahmanfurreuptheirah4729
    @uptheirahmanfurreuptheirah4729 Жыл бұрын

    Iintii lii is muujiya 💪💪💪💪🤟

  • @zadaqnuur7
    @zadaqnuur7 Жыл бұрын

    Lil caato lahjadaada marnaba ha badalin. Maxey tahay De iyo waxan aad laso shir’tagtay come back brother

  • @user-sy3yg7tk7b
    @user-sy3yg7tk7b Жыл бұрын

    Good baad thy zhp waliba dil waa doqone

  • @Bakar_macalin_mohamed
    @Bakar_macalin_mohamed Жыл бұрын

    qof yahow maskiinkaa waa dilantahay😅

  • @saphiaabdi1492
    @saphiaabdi1492 Жыл бұрын

    Ciyaal yaqshid 😩❤️😂

  • @ahmeda.qaadir1347
    @ahmeda.qaadir1347 Жыл бұрын

    Big legend liicaato

  • @mobamedabdixirsi6059
    @mobamedabdixirsi6059 Жыл бұрын

    Lii caato wlhi waa madaxa kibirka nin culus ayaan u malayn jiray lkin waaba xoolo cadiya

  • @faaizaluul9493
    @faaizaluul9493 Жыл бұрын

    Ayadoo prank ay tahay Hadane lii aad ayaa u qaldan thy 😮

  • @fardawsacali75
    @fardawsacali75 Жыл бұрын

    Number 1

  • @bellaahmed5193
    @bellaahmed5193 Жыл бұрын

    Finally wala darbaxe falembo wan kunafisey jah😂😂😊

  • @aishamoh3991
    @aishamoh3991 Жыл бұрын

    Wa laga gashtey liicato 😂😂

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Жыл бұрын

    Wey isla ogayen prank mahan😂😂😂

  • @zamzamxasan2271
    @zamzamxasan2271 Жыл бұрын

    Lii caato balaayo iska dhigte uff war caadi iska dhig dad shaqa kulehen hdlkoda iska kenesa uhhh

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Жыл бұрын

    Liicato reer waqooyi asala ayu noqday😂😂😂

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Жыл бұрын

    Wow baga wlh inanka yar e wala bun buniyay bes balo isku arkey akhh sida garbkagu uwen yhy caqligaguna haw weynado

  • @laylaabdalla2845
    @laylaabdalla2845 Жыл бұрын

    Liban adan cali welcome back wll loxisay sonoqosho wcn wllkey mcn🤴🤍❤🥰

  • @rahmohasan
    @rahmohasan Жыл бұрын

    Liicato show badanida io halagaa sheego 😂

  • @Inamirewarsame.
    @Inamirewarsame. Жыл бұрын

    Falembo waala wabsaday wlh😂

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Жыл бұрын

    Naagta dhax tagan ayaan ka yaabay wallahi imika ma gabadh noqotay cay waa niman camal waayay qudhmuunku war gabar ma gaadhan 😮

  • @variiid
    @variiid Жыл бұрын

    Liiiii bro soo laabo🥺