nin ayaa xabsiga ku dhex dilnay😳 muxu aha ninka ?

Пікірлер: 174

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash10 ай бұрын

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh😢😢

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW10 ай бұрын

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo faraxsan welibo Saaid waan idin Salaamay 👋😫😂 🙏🏻

  • @Madridista686
    @Madridista68610 ай бұрын

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @AbadeeAbadee-ur2lp
    @AbadeeAbadee-ur2lp10 ай бұрын

    Ku salin Nabigena scw scw ❤❤❤

  • @abdirihmaanabdikadir3689

    @abdirihmaanabdikadir3689

    10 ай бұрын

    Scw Scw Scw

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim568310 ай бұрын

    Ku Sali Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم

  • @abdallabro11

    @abdallabro11

    10 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco10 ай бұрын

    Landhere is legend keep going lil caato 👏

  • @faadumoabdulaahi
    @faadumoabdulaahi10 ай бұрын

    Liicaato waxaan uxiisay adiga iyo muniir iyo faadil iyo asxaabta dhan aad waxisla duubi jirteen waagii hori fani aa ahee Deen wlahi masha alaah inkastoo waayaha idinkalareeye hadana waan idin xiisnay

  • @fowziyamohamedhussein4510
    @fowziyamohamedhussein451010 ай бұрын

    Ilaah haku caafiyo liiban adan ali

  • @sumadqaran
    @sumadqaran10 ай бұрын

    Soomaali balwad baa qaribtay😢 bal eeg nin askari ah oo sidaan balwad ooga muuqato. 😢

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur278510 ай бұрын

    Licaato welcome back pro🙏

  • @bellaguul840
    @bellaguul84010 ай бұрын

    MashAllah Guul iyo Gobanimo InshAllah keep going ❤❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud340110 ай бұрын

    Inshaa allaah caafimaad taam ah allaha kusiiyo aamiin aamiin ❤❤❤❤

  • @ciidsiciid3648
    @ciidsiciid364810 ай бұрын

    Waaaaw abti alha kuxafido intaa dunida jogto abti ❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi10 ай бұрын

    Subxaanallaah 😭‼️‼️‼️ somali ma saan baa u dambeysay yaarabalcaallamiin

  • @lullul3875
    @lullul387510 ай бұрын

    Mansha allaah waa qof qalbi wanaagsan oo ku dayasho mudan

  • @hassanhassanshekh6478
    @hassanhassanshekh647810 ай бұрын

    Lii caato keep going my brother

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq80410 ай бұрын

    Ar waan idin salaamayaa taliye laandheere iyo liicaato noolaada my tolkeyga 😁😁😘😘😘

  • @user-zu5nz1yp9l
    @user-zu5nz1yp9l10 ай бұрын

    H.G mooriyaan Gob ah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila90959 ай бұрын

    Subxanalah saan iyo askari nimada xaal qaado dheh alow ada weyn

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal64902 ай бұрын

    Gob waaye Taliyaha qofkii uu soo dhaweeyey ayaa yaqaan waa nin dhaqan leh oo ixtiraam yaqaan.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed72689 ай бұрын

    Dalka ninkaas aan ujeedno joogo baad leedahay imaada....xasbunnallaahu wa nicmal wakiil

  • @mandeeqahmed9225

    @mandeeqahmed9225

    9 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane448810 ай бұрын

    Asc. Allaha ku caafiyo. Wiilka ku caawi in aad u furti Chanel hadey suurtavgal tahay.

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman66510 ай бұрын

    Soomaalia hanoolaato inshallaah ❤❤❤❤😂😊

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel10 ай бұрын

    Two legends always licato and landhere keeps goings 💯💯💯👍👍💯

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    10 ай бұрын

    Two mooryaan😂

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq12310 ай бұрын

    taliye laandhere waan ku wadana from isaaq❤

  • @lailaismail1317
    @lailaismail131710 ай бұрын

    Wa sahro halgan 😂 naagta uu taageero

  • @masbalmilaano2758
    @masbalmilaano275810 ай бұрын

    ᴡʟʟᴋᴇʏ ʟɪɪᴄᴀᴛᴏ🥰👏🦁

  • @shirecraxman6248
    @shirecraxman624810 ай бұрын

    wlhi qisidaas gobjoog ayaan Ahaay 😅😅😅😅

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar30210 ай бұрын

    Hayeey abtigey iyo xafadena aya so booqatay Liicaato gob goob dhashay. Abtigey funny waye.

  • @Live__quute1
    @Live__quute110 ай бұрын

    0:28 ninka ku ag fadhiyo ma ku kor xarakenosa dhal dhalaalka waa ujeedin kulaha 😂😂

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi147110 ай бұрын

    Legend lii is back

  • @saladoabdullahishardi6587
    @saladoabdullahishardi658710 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @alidaahir2688
    @alidaahir268810 ай бұрын

    Manshaallah

  • @sadiiqxasan2702
    @sadiiqxasan27029 ай бұрын

    Subxanalah waa ku sabray waan fahanay lakin yaa ugu dulqadatay😂😂😂

  • @jabra__jbofficial9480
    @jabra__jbofficial948010 ай бұрын

    Tropical village hotel ❤

  • @abdifitahdahir4240
    @abdifitahdahir424010 ай бұрын

    Landhere wlhi waa legendry

  • @Bidaarey
    @Bidaarey10 ай бұрын

    M.a liiban noolow zxp qaali

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi465910 ай бұрын

    Subxanalaah

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney784310 ай бұрын

    Inta xanuunsan allaha nawada caafiyo liicaato iyo lajanka waa idiinsalaamey abaal dhaxan

  • @yaaskacade3642
    @yaaskacade364210 ай бұрын

    The first person 👍👍👍

  • @fatximaxamadfatximaxamad2617
    @fatximaxamadfatximaxamad261710 ай бұрын

    Taliye landhere legend wye wlh ❤😂

  • @cabdixakiin4051
    @cabdixakiin405110 ай бұрын

    Waa wareeysigii abid aadqaday aan layaway 2 fani baaisheshay liban adn io tliyi wanidinsalmy zxb

  • @JigoAday
    @JigoAday10 ай бұрын

    Waxa maalin walba maqlayna naxdin ka dhacayso xamar uma soo socono yaan caruurta lageyn

  • @BilanMahdi
    @BilanMahdi10 ай бұрын

    Liicaato wllow taniyo 2019 kugu xidhna lkn manta inad cunsuri thy dhabal cunsurina wareysaneyso noso baxday mxa qabiil meesha kenay

  • @qadariano
    @qadariano9 ай бұрын

    Ninkaan legend wayoo ❤❤

  • @somalia499
    @somalia49910 ай бұрын

    Licaato and taliye legends

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac568810 ай бұрын

    Subxanalah ruuxun muxu aha

  • @charlesabdi
    @charlesabdi10 ай бұрын

    Isaga xoraystay❤❤❤xeebta

  • @kaltuunmuktarkaltuun8388
    @kaltuunmuktarkaltuun838810 ай бұрын

    Wlhi kaal iyo laab iga qusliseee 😢😅😅😅

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs10 ай бұрын

    Legend landheere

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi10 ай бұрын

    Subxaanallaah,🤣🤣🤣🤣🤣‼️😭😭😭😭

  • @fatumaali1924
    @fatumaali192410 ай бұрын

    Meeshaan waa dhulkii wacdaan yaahuu

  • @alcadaalachannel3675
    @alcadaalachannel367510 ай бұрын

    Nin bahal u eg baa i dilay walee taliye laandheere wajigiisa laga cabsanaa😂😂

  • @mohaevantsnews8849
    @mohaevantsnews884910 ай бұрын

    Laandheere banaan kiisa dagay ahaa😂😂❤✌🏻

  • @gomeyre6320
    @gomeyre632010 ай бұрын

    taliye laandheere nin culus taageero ayaa u ahay from holland

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah471010 ай бұрын

    Come to malaysiya you

  • @ShiinehShiixow-ez7lb
    @ShiinehShiixow-ez7lb9 ай бұрын

    Maxa waye dhaldhalalka ka had layso wiil hoog ba ku ag fadhiye wa jilicsanthy liicato

  • @anshaxmuuse1952
    @anshaxmuuse195210 ай бұрын

    Welcom bakc sxb liicate🔥

  • @jamileosman4132
    @jamileosman413210 ай бұрын

    Asc alaha ku caafiyo ayoow ayoow lii cato ninka waa laga cabsi kkkkkkk ushanka ushanka miya fahmi

  • @yadoabdi
    @yadoabdi10 ай бұрын

    Ya af somali ku dile inta adiga jogto ma usosocdi 😅taliye wa rali noqone

  • @baladomar7798
    @baladomar779810 ай бұрын

    Hawiye walee doowlad marabo

  • @JohnDoe19012
    @JohnDoe190129 ай бұрын

    Taliye Landheere Legend 😅

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa846610 ай бұрын

    Horo waye caruut ay Lugano casiiya 😂😂😂

  • @sharmaakeCabdi-ps2pz
    @sharmaakeCabdi-ps2pz10 ай бұрын

    Legend liicaato

  • @mohacade8773
    @mohacade877310 ай бұрын

    Ninkii janada galo aya laandheera ah sxb

  • @riixaanriimaas

    @riixaanriimaas

    4 ай бұрын

    Aaad u weyn somaali taaa ma fahansan qabyaalad & musuqmaasuq dishay laandheer waa kan RABIGAYGA ka baqa oo ALLAH Janadii geliya

  • @user-bj3nh3zc1y
    @user-bj3nh3zc1y10 ай бұрын

    Taliye landheere nin qalbi fican weye cidi taqaan Aya og

  • @user-tt8ki5cf1c
    @user-tt8ki5cf1c10 ай бұрын

    Dhiiquu lugaha lagaLaY liicaTo😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur169610 ай бұрын

    MOORYAAN URAYA AYAAD NOO XAYAYSIINEYSAA

  • @user-ph2ph7ry5n
    @user-ph2ph7ry5n10 ай бұрын

    Marko mudulood dahaye Xaada iKacadeeey😢🙌🏽🥷🏾🫵🏽

  • @user-hq5mc5zi9y
    @user-hq5mc5zi9y9 ай бұрын

    wallahi 3 second uhoreeyey ayan fahmay videoga hhhhhh

  • @cabdulaahiaxmedibrahiim8163
    @cabdulaahiaxmedibrahiim816310 ай бұрын

    laandheer lagen❤❤❤❤❤

  • @user-ru8zg4nh3o
    @user-ru8zg4nh3o10 ай бұрын

    0:58

  • @user-jj3rk6sp5l
    @user-jj3rk6sp5l10 ай бұрын

    Aabaha iyo kartoonka Taa Was 😂

  • @kingmohakingmoha6977
    @kingmohakingmoha69779 ай бұрын

    Licato lajend hadaa tahay Tali ramooole raadi sxp maskiin waaye 😢

  • @ahmedabdinaasir3935
    @ahmedabdinaasir393510 ай бұрын

    😂 taliye landheere🎉❤

  • @Vkmanaxe
    @Vkmanaxe10 ай бұрын

    Taliye laandheere 😅VS lii caato Maxaa Kala heesto

  • @foozia426
    @foozia42610 ай бұрын

    Ilahay hakuu caafiyo insha allaah

  • @WiilkaSanadka-qi1pe
    @WiilkaSanadka-qi1pe10 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉

  • @apdizamad8858
    @apdizamad885810 ай бұрын

    Labadiina. Aaan idinka. Caasan 😮

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor77059 ай бұрын

    Rageedii ninkasta oo qaniisa hadii ladililaha somaliya qaniis mayeelateen

  • @Beergooye
    @Beergooye10 ай бұрын

    Legend landhere😂

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed430810 ай бұрын

    😂😂😂 waba funny

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye10 ай бұрын

    Taliye Landhere aniga Wan so socda iso dhawey

  • @user-fc1dr8js3v
    @user-fc1dr8js3vАй бұрын

  • @user-fc1dr8js3v
    @user-fc1dr8js3vАй бұрын

    😮

  • @XIDIGA_GALMUDUG
    @XIDIGA_GALMUDUG10 ай бұрын

    Landhere ❤❤❤

  • @user-ff6et8ji2b
    @user-ff6et8ji2b10 ай бұрын

    𝐓aliye landhere cana waye runti

  • @iiimanbashir5812
    @iiimanbashir58129 ай бұрын

    Kuwata ina adeer❤

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed446410 ай бұрын

    Ninka Kii bacda ilaalinayay Muna ahayn waxn modayay malin in lalahaa uu dhibtay

  • @user-fk7dj3py5u
    @user-fk7dj3py5u10 ай бұрын

    Liilcaato walaguwayey😅😅😅😅

  • @khalif_jarmal10
    @khalif_jarmal1010 ай бұрын

    Janan muxuu ka wadaa

  • @Koyama548
    @Koyama54810 ай бұрын

    Landhere legend sln sare🙏

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    10 ай бұрын

    Welcome back again legend hore usoco legend liicaato

  • @user-hi2gf7vq3j
    @user-hi2gf7vq3j10 ай бұрын

    First to watch

  • @lailaismail1317
    @lailaismail131710 ай бұрын

    😂😂 laandheere ilay wa nin caadiya xamar ban tegey waxan dhahay jasiira iy abay dhaxan hala i geeyo waxa la igu dhahay taliye laandhere joga lama tago naagahana wa kufsadan dadka wa furtan wana dilaan ano dalxiisin puntland u laabtay ee talliyaha igu salaan liiyow😂 cabsi ayaan dareemay walaahi

  • @dailycontent3955

    @dailycontent3955

    10 ай бұрын

    Hhhh war asaaba dadka sooo dhaweeyo amaana waa waa tagi kartaa

  • @kaahalive3505
    @kaahalive350510 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @-farhia
    @-farhia10 ай бұрын

    Axad kaan dhuupan liicata 😂 xaa you tupka oga dhacay

  • @user-nv3qn4zw1x
    @user-nv3qn4zw1x10 ай бұрын

    Liibanow tlyow Raamole soo Qabo

  • @Seylaay
    @Seylaay10 ай бұрын

    Subxanallah Kan wuu cadeeyay dowladaan waa dowlad Hawiyo waaye ayuu yiri cunsuri hadaa maqashay meelkale ha u doonanin waakan.

  • @Kamadage6566

    @Kamadage6566

    10 ай бұрын

    dowlad Daarood Mey ahaan laheyd marka😂

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn10 ай бұрын

    Tankale raamole magaca awgiisa talyaha

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed92259 ай бұрын

    Warya lii kan yuu kuu dilin I would run for my life😂

Келесі