No video

HABABKA AAD DAREEN KAGA U DIFAACDID ᴴᴰ┇ PART 1 ┇ STRESS KA KU YAREESID┇CILMI NAFSI ┇SALIM OMER

Muuqaalkan wuxu ku saabsan yahay hababka kala duwan aad naftada uga difaacdid dreen aad raali ka ahay ama aad ka carareysid.
Qodobada aan ku sheegey ka fiiri naftada sidoo kale fiiri marka ay dadka kale isticmalayaan.
Aan ban Ugu Faraxsanahay Inan Kuso Gudbiyo Muqaalkan
mahadsanid in badan
******
SHAQOOYINKA AAN KU QABAN KARO
1: MUUQAAL DUUBIS
2:MUQAAL HAGAAJIN
3: WEBSITE SAMEEN
4: SOCIAL MEDIA MARKETING
5: DESIGN
******
Visit My Website salimomer.com/
******
𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐌𝐞 𝐅𝐨𝐫 𝐁𝐞𝐡𝐢𝐧𝐝 𝐭𝐡𝐞 𝐒𝐜𝐞𝐧𝐞𝐬:
📸 Instagram:_SalimOmer / _salimomer
📸 TikTok: @_SalimOmer / _salimomer
******
𝐒𝐨𝐮𝐫𝐜𝐞𝐬/𝐂𝐥𝐢𝐩𝐬 𝐔𝐬𝐞𝐝:
elements.envat...
******
📹𝗠𝘆 𝗘𝗾𝘂𝗶𝗽𝗺𝗲𝗻𝘁:
Camera: Canon 250D
Computer: Hp,
Ram: 24GB
Core i5
Graphics Card: Geforce GTX 1650
******
All materials in these videos are used for educational purposes, No copyright infringement is intended. If you are or represent the copyright owner, please contact me via my email Info@SalimOmer.com
******
SO DHAWAYN - 00:00
1: DENIAL - 00:34
2: DISPLACEMENT - 01:23
3: RATIONALIZATION - 02:45
4: REACTION FORMATION - 04:10
5: REPRESSION - 06:14
6: SUBLIMATION (POSITIVE) - 08:49
SUBSCRIBE FOR PART 2 - 09: 58
SUBSCRIBE | LIKE | SHARE - 10:18

Пікірлер: 92

  • @mohammedamin2609
    @mohammedamin2609 Жыл бұрын

    Hadalkii ugu qiimaha badna an kaa maqlo , inta aan dhageysty muqaladada , malmo oo aan kgu xirnaa. Wxu ahaa kahor barashada psychology, waa inad barataa diintaad. Allah ku xifdio wll

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp2 жыл бұрын

    Saalimoow Wiil Wanaagsan baa tahay Maalaayacnigii Inta Baddan KZread keena Somaalida ka buuxay baad inoogu soo biirisay Muuqaalo Faaido Leh isla markaana lagu raaxeysanaayo sidda fudud aad u sharxeyso Noolow Walaal.

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    2 жыл бұрын

    Shukran in bdn🥰

  • @fadumoladan
    @fadumoladan Жыл бұрын

    Sublimation is the best way mansha Allah

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama23263 жыл бұрын

    Keep going legend

  • @nazliismail7963
    @nazliismail79633 жыл бұрын

    Keep going❤❤❤❤

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    MHDSND ADEER MCN

  • @partybwoy
    @partybwoy3 жыл бұрын

    Walal qaali welcome back

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    MAHADSNID ZXP MCN PARTY bWOY

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj86843 жыл бұрын

    ManshaAllah walal I see you're channel today 1-11-2020 wana kahelay kanalkan wainan kugu xirnada

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Mhdsnid wll. 😍😍😍waa frxdeyda

  • @roukiaahmed6114
    @roukiaahmed61146 ай бұрын

    Masha Allah wllky aad aan u xiseya muqaladan waxan kamid ahay inta ka faiday shukran bro😊

  • @zooya8618
    @zooya86183 жыл бұрын

    Masha alaah wll soo badi xikmadaha aadban uga helayaa

  • @ummuifrah5539
    @ummuifrah55393 жыл бұрын

    mashallah hooyo.

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍

  • @mohammedamin2609
    @mohammedamin2609 Жыл бұрын

    Nio ada umahadsantahy pro , wlh physiology ga guud ahaanba waxa uu kawaramaya ,habdhaqan keena maskaxeed ,ee mid bulsho io mid nafsad siyedba . Wa caji'p. Brotha cilmiga ad baraty rabi naftada io bulshada ku anfacdid kaaga dhigo insha allah. Good work.

  • @fartuuncabdullahi9859
    @fartuuncabdullahi98593 жыл бұрын

    Absolutely amazing

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍🤲🤲

  • @abdimahamed4883

    @abdimahamed4883

    2 жыл бұрын

    Thanks Bro

  • @alijelee
    @alijelee29 күн бұрын

    Keep going ❤saxb mcn wlhi ko doo arkay video tiktok kadawan jiray hada nah wan kugu xiranahy❤

  • @raxmaahmed5812
    @raxmaahmed58123 жыл бұрын

    Masha allah wllkay guulayso hamigaga waad gaadhi insha allah

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Aaamin wll 😍😍😍😍🤲🤲 mhdsnid wll RAXMA

  • @ramlahusseinali7646
    @ramlahusseinali7646Ай бұрын

    Thanks wllo😊

  • @mosaalim9996
    @mosaalim99963 жыл бұрын

    Mnsha allah sxb wxbdn bad iifaaidaysay tqsm ❤️❤️

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Mhdsnid my best friend

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍😁

  • @saamiyomohamud3492
    @saamiyomohamud34923 жыл бұрын

    Salim magac aad uqurxan ayad wadata wall

  • @alma123.4.
    @alma123.4.3 жыл бұрын

    Masshaaallah hormar wngsan wllke

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Mhdsnid in bdn wll Risaallo 😍😍🙏

  • @horoweilmihorow2601
    @horoweilmihorow26013 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @rihlaabida5696
    @rihlaabida5696 Жыл бұрын

    Reaction formation

  • @abduqdirhusseinhassan1150
    @abduqdirhusseinhassan1150 Жыл бұрын

    بارك الله فيك ❤❤

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 Жыл бұрын

    Mash Allh wll mahadsanid

  • @user-rs5wn4qn5w
    @user-rs5wn4qn5w3 жыл бұрын

    M.a Ilaahay ha xifdiyo wll qli

  • @abdicilmi1068
    @abdicilmi10683 жыл бұрын

    Mahadsanid walalkey Walal salim halkee kala soo xariiraa wn ku baahanahay

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Adaa mudan wll. Telegram igala so xiriir wll +254796887435

  • @abdicilmi1068

    @abdicilmi1068

    3 жыл бұрын

    Walal email kaga hadii aay macquul tahay ma ii so qori kartaa

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Muuqaal kasta hoostiisa ayan kuso qoraa wll Emaail keyga waa 👇 Info@salimomer.com

  • @qatrohassantiger8949
    @qatrohassantiger89493 жыл бұрын

    horumar wcn

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    🤲🤲😍😍😍😍

  • @greenplants4881
    @greenplants48813 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Ada mudan wll. 😍😍😍

  • @naimamohomed5245
    @naimamohomed52453 жыл бұрын

    Ugu danbeyn iftiinkiii KZread ka soo laabtay. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍😍 wooow. 🙏😘❤️

  • @AameenGang

    @AameenGang

    3 жыл бұрын

    @@SalimOmer maryamlove

  • @greenplants4881
    @greenplants48813 жыл бұрын

    Go for ward

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍 mhdsnid wll in bdn

  • @QuruxsanInaahmed
    @QuruxsanInaahmed4 ай бұрын

    Cilmi nafsiga hada barto maxan ku shaqeynaya ?

  • @xasanqafiifow3593
    @xasanqafiifow35936 ай бұрын

    M.a

  • @maryanmohamed2968
    @maryanmohamed29683 жыл бұрын

    Keep going😍😘

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍🤲🙏

  • @mujahidjobow
    @mujahidjobow3 жыл бұрын

    Nin wanaagsan oo wax akhriyay baad tahy

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    شكرًا

  • @1bdalla
    @1bdalla3 жыл бұрын

    Part 2 aa sugoynaa

  • @bisbaaa0mer57

    @bisbaaa0mer57

    3 жыл бұрын

    🙏🙏🙏🙏

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    @@bisbaaa0mer57 😍😍😍😍

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan3 жыл бұрын

    Imikan kugu So biiray zxp😘

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Mhdsnid wll the king 😍😍😍 waa frxdeyda.

  • @AameenGang
    @AameenGang3 жыл бұрын

    I Loveuoel

  • @NajaxXasan-fh5lf
    @NajaxXasan-fh5lf10 ай бұрын

    Baryahan videos maso duubtid maxa kugu dhacay wll noso wali

  • @nuurali1245
    @nuurali12453 жыл бұрын

    Represssion baan kaa fa ida mahadsanid sxb

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    Waa frxdeyda wll nuur 😍😍😍🤲

  • @ismahanita4
    @ismahanita43 жыл бұрын

    Waa xaqiida jidha

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍🙏

  • @nimoq1843
    @nimoq18433 жыл бұрын

    Maryan

  • @nimoq1843

    @nimoq1843

    3 жыл бұрын

    I live a leave the White House said the KZread has a built well I can have a bluff I answer d*** so that when I

  • @nimoq1843

    @nimoq1843

    3 жыл бұрын

    💝👍👍👍👍👍👍😇🤲🤲🦄🏆🏆🏆🔮🏦🏡🏠

  • @nimoq1843

    @nimoq1843

    3 жыл бұрын

    To Ollie for vidia will you suck on to the track which is to local body Moe I shall yo quick rusella laugh really laugh laugh laugh like eichel said maybe I need a KZread game or Maria Maria Lee then and my Maria my my my my my my my my my mama

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @ayanxirsi438
    @ayanxirsi4383 жыл бұрын

    🥰😍😍😍😍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍

  • @sidiiqsaafi7856
    @sidiiqsaafi78563 жыл бұрын

    Bro waxan wax ka aqriyey boogaag badan oo ku saabsan body language bro maskaxdeyda sideey fiijignaan ugu jirtay ama ay ku dooneysay iney fasirto dhaqdhaqaaq walba ayaa qalqal igu yimid ee bro maxaa ii xal ah

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😁 labo sabab ayaa jira wll sidiq 1: I move to much. Anaa dhaq dhaqaaq badan. 2: marka wx cusub baratid marxaldo (phase) la maro ayaa jira. Marxalad ka mid. Wxa cusub aad baratid ayaa meel kasta ku arkeysa ( maskax dada ayaa labo shaqo qabaneysa. 1: inay fahanto wxa dhacaya 2: inay isla xiriiriso wxa dhacaya iyo wixii kugu cusba aad baratey. Sidoo kle wey igu dhacdey malmihii ugu horeyeeyey aan body language ka baranayey. Waa stage aad mareesid maskaxsuna wey la qabsan doonta. Ama simply anaa wrong body language isticmalaya. 😂😂😂

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli3 жыл бұрын

    Muuqaalada sidan kuwad kadaa muusiga .. Dambe

  • @natashaomar3130
    @natashaomar31303 жыл бұрын

    Part 2 lasoo dheere

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍

  • @shukrinuh4509
    @shukrinuh4509 Жыл бұрын

    waxkasta oo uu qofu cabsi kaqabo ma waxn orankara waa wax dhibkaso martay .waxajira dadu odhanaya qalbiga ilaashanaya waxan kacabsi qabaa in qalbi jab aan lakulmo qofka hadaad waydiiso in uu problem kala so ulmay waxa ku odhanayaa media waad lasocotaa in ay hiyaamadu badantahy markaa waa macquul inan dadka lakulmo .

  • @aishacr7498
    @aishacr74983 жыл бұрын

    ،،😍😍😍😍😍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍🙏🤲

  • @saluumashuceyb6519
    @saluumashuceyb6519 Жыл бұрын

    Ani waleygey gommenti kama hadlin lkn ani cilmi nafsiga ayaan aaad u jclhy adna saaas ayaan kugu xer mey

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    Жыл бұрын

    Wa frxdeyda wll ina kuso biirtey. Aad ba kuso dhaweyn. Shukran wll

  • @mariamjhope6527
    @mariamjhope65273 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    thnkz a lot

  • @abdihakimsharu3072
    @abdihakimsharu30723 жыл бұрын

    👏👏👏👏👍

  • @SalimOmer

    @SalimOmer

    3 жыл бұрын

    😍😍😍🤲🙏

  • @fadumohasaan8517

    @fadumohasaan8517

    Жыл бұрын

    Mashallaha warunata abaawe

  • @samiraabdi7440
    @samiraabdi74402 жыл бұрын

    Xly wxaan galay galay dagaal ciil aan lasexday saakay markaan bulshada dhaxtagay dagaal 6qof baaisku tag taagay ilaahada ciilbaa ihaayo xuligu Waa hbnkii labad 😡😡😡😢

  • @saluumashuceyb6519
    @saluumashuceyb6519 Жыл бұрын

    M.a