No video

Guryo cusub oo aan wareejinay. Maashallah

Пікірлер: 83

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad93003 ай бұрын

    Waar sheekh u like gareeya Waa idin sidee ku caawiya intaa waa khayre

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99153 ай бұрын

    sheikh Abdul aziz Allah ha barakeeyo waa u dedaalay umad masaakiintah

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud96173 ай бұрын

    Janadii udgooneyed allaha kaa siiyo guryo ka dhisan yaa rabi

  • @maxamedcabdirisaaq1898
    @maxamedcabdirisaaq18983 ай бұрын

    Mashallaha iILAAHAY ka abaal maraiyo adiga iyo dadka ka soo qayab qaatay

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule99693 ай бұрын

    Asc wr wb, walaalo dhulka waxaad uga goysaa meel caruurtu ku ciyaarto iyo meel wayeelku ku lugeeyaan oo dhir ku kubeera in shaa Allaah. Allaah haidiku asturo aakhiro iyo adduunkaba. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahidgelle1682
    @sahidgelle16823 ай бұрын

    DHIRTANA,KU,BEERA,,SI,,AJARKAU,SII,,BATO,,QOFKII,HARSADA WUU,DUCEN,,SHADA,,QABANESAN,,WAA,MID,,CAJIIB,AH,MASHA,ALLAH,WEEYE,,ALLAH,,HADIN,BARAKEYO

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi39133 ай бұрын

    Mashallah alle ha barakeyo waxaba yar nin wax sadaqeysanaa dumarlena alle ha barakeyo❤

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor63703 ай бұрын

    Maasha Alla Maasha Alla Allaw U Barakee iyagana. 👍👍👍👍💯💯 Waliba wallo hahelaan Garoomo Ayku ciyaaran Caruutu.

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed84733 ай бұрын

    Maashaa Allaah Guryaha hortooda geedo ku beera oo layn siman u sameeya,ta kale intii yar ee dhul ah ee u banaanba ha beertaan.

  • @bileabdirahman8915

    @bileabdirahman8915

    3 ай бұрын

    Aad iyo aad dhirtu waa muhiim

  • @mustafNune
    @mustafNune3 ай бұрын

    Samafale sheekh cabdul aziz oogle saas ku wad

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99153 ай бұрын

    manshaa Allah tabaarakalah Allah ha u barakeeyo dadkii la baxayiina Allah ha ka jezaa isiiyo ameen

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji5843 ай бұрын

    Jazakumulaah kheer kenya mise Somalia

  • @abdallabro11
    @abdallabro113 ай бұрын

    Masha Allah ayagana khayr badan Allah ugu badalo Amiin ya Allah

  • @hearts4ari652
    @hearts4ari6523 ай бұрын

    Manshalaah Manshalaah

  • @Layla6793
    @Layla67933 ай бұрын

    Ma Sha Allah khayr fara badan Allah idin siiyo dhamaan tiinba

  • @laylanu6812
    @laylanu68123 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك انشاء الله

  • @user-dz1gk4kv4q
    @user-dz1gk4kv4q3 ай бұрын

    Walaal dhirta waa muhiin dhir ku beer meesh khayiir allah idiin siiyee

  • @user-gj6hs1hh4y
    @user-gj6hs1hh4y3 ай бұрын

    Masha allah tabaraka allah shekh allaha ku barakeyo

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid99283 ай бұрын

    Wall ilhay jisodaada qayr iyo jano hakaga dhigo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17473 ай бұрын

    MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh82193 ай бұрын

    Machaallah alhamdoullillah barakallah fikhoum

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t3 ай бұрын

    amiiiin amiiiin amiiiin ya rabi

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb22903 ай бұрын

    Allow inin barakee

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji5843 ай бұрын

    Ma somalia mise waa meel kale

  • @seynabsiman8209
    @seynabsiman82093 ай бұрын

    Masha allah allahuma baarik

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub80323 ай бұрын

    MAASHA ALLAH JAZAKUM ALLHU KHAYRAN

  • @salaxleychanel8500
    @salaxleychanel85003 ай бұрын

    Masha allah dhirta xoog u beera wll

  • @user-gp3jc1ou6x
    @user-gp3jc1ou6x3 ай бұрын

    Jiingada wll way kulushahay qaabkani ee qaabka cusub ka dhig oo dheeree si ciyaalku maalintii useexan karaan

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf3 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @hoyomanalchannel3257
    @hoyomanalchannel32572 ай бұрын

    Masha allah amiin yaa Allah

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi3 ай бұрын

    Mashaallah tabarakallah

  • @ShamsoShamso-bp6un
    @ShamsoShamso-bp6un3 ай бұрын

    Masha allaah ilaah dambigada hadhaafo diintee nah waxee ubahan tahy dad inin kuu kaleh ilaah hanii xif diyo❤❤

  • @abwaansugun
    @abwaansugun3 ай бұрын

    Dhireeya wll

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim95943 ай бұрын

    Masha allah allah idiin barakeeyo sheikhuna iyo mamoyinka 😢 Jasakallahu kheyr 😢 Wax wanagsan baad szmayseen allah idiin aqbalo dhantina😢

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture40143 ай бұрын

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik

  • @woderfullwoman1099
    @woderfullwoman10993 ай бұрын

    Waa magaalade meeshu

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah39043 ай бұрын

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء يا الشيخ عبدالعزيز اوغله جزاك الله الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93803 ай бұрын

    Sharci u sameeya

  • @sahraismail610
    @sahraismail6103 ай бұрын

    masha allah sheekh dhamantin alle haydin barakeeyo walalaha ad udhisten guryaha

  • @user-dz1gk4kv4q
    @user-dz1gk4kv4q3 ай бұрын

    Maasha allah

  • @cartancartan8452
    @cartancartan84523 ай бұрын

    Mnsha Allah

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy3 ай бұрын

    Maashallah ❤😮.

  • @joharaabdilaahi842
    @joharaabdilaahi8423 ай бұрын

    Masha allaah walal ilahay Haku barakeyo intii sadaq adaa la baxdayna ilahay haka aqbalo

  • @KMM1997

    @KMM1997

    3 ай бұрын

    Amiin wl

  • @fathinoor5231
    @fathinoor52313 ай бұрын

    Masha allah tabaraka llah 🥰

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan27453 ай бұрын

    Mashalah Mashalah

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn3 ай бұрын

    Asc. Maansha Allaah Illaah miisaanka Aaqiro ha'idin saaro Insha Allaah. Wll Beerna ku dara dadka hala baro sidey qudaarta u beersn lahaayeen oona filaasho u gaaraan.

  • @faraxcalicawil9697
    @faraxcalicawil96973 ай бұрын

    Amiin yaarabicaalamiin 🤲 ♥️

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c3 ай бұрын

    Mansha allaah

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93803 ай бұрын

    Allaha ku xafido

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy3 ай бұрын

    Maashallah jazakallah khair everyone.

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature13 ай бұрын

    Dabaysha qadi karta jingda

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93803 ай бұрын

    Aamiin

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys68483 ай бұрын

    Masha Allaha shiq cabdul casisi Allaha ku barakeyo aamiin aamiin sadaqada iyo qaeryka ad ka shaqenesd

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan75833 ай бұрын

    ASC MASHLLH SH C_AZIZ TELKAGA ISOO QOR WAAN KA QEYB QADANAYAA QEYRKA INSHLLH❤❤❤❤❤️😊

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy99533 ай бұрын

    Mashallah

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan84413 ай бұрын

    Jisakallahu kheyr Alle haka abaalmariyo adiga iyo inta ka qeybqaadatayba

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar34833 ай бұрын

    Waa inad silig ugu xidho gudaha hadii kale ma dhex seexan katan marka qabowga ma seexan karan hadan silig hoosta lagaga xidhin

  • @fadumo2199
    @fadumo21993 ай бұрын

    Abdi aziiz waxa tahay kuwa illahay sheegay oo jecel masaakiinta illahay ha ku jeclaado

  • @asmamuxammad4587
    @asmamuxammad45873 ай бұрын

    Masha Allah jazaka Allah khair ya ustaz

  • @hfg2420
    @hfg24203 ай бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم جزاك الله خير اخي في الله

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf45433 ай бұрын

    JASAAKALAHU KHAIRAN YAA SHEIKH

  • @cambeosman2504
    @cambeosman25043 ай бұрын

    Rabbi miisaanka xasanaadka alle hakuugu daro wll🤲

  • @sahidgelle1682
    @sahidgelle16823 ай бұрын

    SHEEQ,SI,XAFADU,,U,SII,QURUX,BADNATO,,GURYAHA,,RIJI,HOSKA,MARIYA,,

  • @hibo6578
    @hibo65783 ай бұрын

    Inta daawatay iyo inta like saartay ismaleh khayrka udadaala oo shekha usaara like

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l3 ай бұрын

    jikaha dhagax ka dhiga isgana InshALLAH waayo dabka ka kici kara

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion243 ай бұрын

    Sheekhow magaca „village“ taa xun Karreeba, xaafadda barqaaqo ayaa kufilan. Boodhadh iyo magacyo af ingiriisiya khaatiyaan baynu kataagannee. Waar suulka saara si uu u arko. Haddii kale maxaa kujaban iskasoo qora.

  • @hoodosheekhahmed3867
    @hoodosheekhahmed38673 ай бұрын

    Masha allh ilahy ha ka abaal mariyo

  • @NimcoFf
    @NimcoFf3 ай бұрын

    Jasakalaah ❤❤sheekh

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99153 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35973 ай бұрын

    Cuqbaal antakuun cimaarado

  • @marainid7626
    @marainid76263 ай бұрын

    Aamiinyaarabbi aamiinyaarabbi aamiinyaarabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayuubboss1106
    @ayuubboss11063 ай бұрын

    Ma allah

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed33613 ай бұрын

    masha allah

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l3 ай бұрын

    Hadda planning ha laga sii shaqeeyo si aan reero isku raran yeeyna noqon

  • @aminaali7773
    @aminaali77733 ай бұрын

    Asc xageebaalagaala xidhiidhikaraaa

  • @alisharif1997
    @alisharif19973 ай бұрын

    Ameeeeeeen 🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5f3 ай бұрын

    Aamiin Yaa Rabbi JZK 🤲🤲🤲💗

  • @user-ue1pi7hg7t
    @user-ue1pi7hg7t3 ай бұрын

    Waxaan niyaystay inaan xaafada dego

  • @alisharif1997
    @alisharif19973 ай бұрын

    Allahumaziid🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫

  • @AbdullahiAxmed-sf5lx
    @AbdullahiAxmed-sf5lx3 ай бұрын

    asc sxpo numberkaada rapay

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.3 ай бұрын

    Manshaa Allah JAZZALLAHU KHAYRAN.