GURYAHA MASAR..FT LEYLO

Пікірлер: 30

  • @laylaahmedofficial8133
    @laylaahmedofficial81333 жыл бұрын

    MashAllha walashey qali kusalmay

  • @maryanmudeey3949
    @maryanmudeey39493 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @sayidhussein4821
    @sayidhussein48213 жыл бұрын

    Masha allah

  • @nobodyabovethelawbecareful6762
    @nobodyabovethelawbecareful67622 жыл бұрын

    Mashallah

  • @myrajochannel1
    @myrajochannel13 жыл бұрын

    leyloos Caadi mhn Qosolkee kaa dhameysay Keep going

  • @raxmacabdi2136
    @raxmacabdi21363 жыл бұрын

    Masha Allah maanta leen kuqoray magalada masar si aan uogado kadibna adigaa isobaxay sidaa ayaan sabiskaraabkana kugu Saray habo canshuur iyo walasheey waan idinsalamay masha Allah wadankana waan uso socdaa 🥰🥰🥰

  • @cashuraofficial8309

    @cashuraofficial8309

    3 жыл бұрын

    Masha allah habo mcn welcom

  • @sayidhussein4821
    @sayidhussein48213 жыл бұрын

    Huray usocda

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali26152 жыл бұрын

    Masha alaah raqiiska kaso hadla 2qol

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh80423 жыл бұрын

    Cashuura Adeer horay u soco guuleyso Adeer waxaan degganahay linshoping waana kuu soo soconnaa inshaa allaah

  • @cashuraofficial8309

    @cashuraofficial8309

    3 жыл бұрын

    Shukran adeer qaali aniga xitaa reer Linköpings ayaan ahay waa iifarxad in aan isgubal nahay

  • @zeinabmohamoud8176
    @zeinabmohamoud8176 Жыл бұрын

    Sc wan imid 15 july gurigii aan joogay ee cusbaa wuxu ahaa ijaarkiisu 250 dollar waxaank kakoobnaa 3 qol oo jiifa iyo fadhigii oo aad u wayn. Waliba wuxu lahaa lift ama wijsh qofba sidu u yaqaan lakin waxa ka gaar ahaa nadaafada qashinka iyo waardiyaha oo 600 oo gini ahayd isku dar waxay ahayd 280 dollar waxaanay ka mid tahay. xaafadaha ugu cusub qaahira

  • @realitydream6229
    @realitydream62292 жыл бұрын

    Masha Allah qalbinadiif abaayo sobadiya

  • @maryanmudeey3949
    @maryanmudeey39493 жыл бұрын

    Waa ku mahatsantihin sida at mar walbo asxabta uga fa ideysin

  • @umuabubakar12
    @umuabubakar123 жыл бұрын

    Hhhhhh wlhi habo cashuro gabadhan wa legend

  • @nasiashabelow7093
    @nasiashabelow70932 жыл бұрын

    Shaqaaha si fudud maloo helaa meeqo ayna qataan

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi23913 жыл бұрын

    wa mahadsan tihin raqiska noga so shekeya & hospital lada.

  • @laylaahmedofficial8133
    @laylaahmedofficial81333 жыл бұрын

    Wakuwata keep

  • @farahhassan5399
    @farahhassan53992 жыл бұрын

    Wlale shrfey nolosha masar hadan ku qoray ada iso horbaxayba aadbad ugu mahadsantahay saad nogu faahfahisey waxbadan ban Ka faidey hno qli subscribe tana waan ku saray Waxan kalo ku weydin laha sida ugu fudud uu ku iman karo Qof Somalia joga? Inaad iso jawaabto ban jeclaan laha

  • @zakizaka8218
    @zakizaka82186 ай бұрын

    hhhh😂😂😂

  • @fartunhassan8848
    @fartunhassan88483 жыл бұрын

    Waa idin salamay

  • @fatuushacadey7062
    @fatuushacadey70622 жыл бұрын

    Hada anigo kale 3 ciyal ah iyo hoyadood waxaan rabaa school ka English ka ku baxayo raqiista igu so waal

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh29032 жыл бұрын

    Asc Abayaal skuulkaa ayaan rabaa inglish kubaxa oo carabiy iyo quran kujiro markaa cunuga aan wato waa 8years grade 3 ayuu dhigtaa hada markaas waxaan rabaa inaan soo baxoo bisha december inchallah ee skuulkee cunuga kuwanaagsan. Intaas iga jaahil tir abaayo🙏🙏🙏

  • @fatoufatouma6770
    @fatoufatouma67703 жыл бұрын

    Kkkkkk aniga afrika ayaan ka soo guurayaa jabuuti xaga raqiiska ila ogaada

  • @cashuraofficial8309

    @cashuraofficial8309

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk waa sax wlhi abaayo jobbade lasoco

  • @bilalhussein1270
    @bilalhussein12703 жыл бұрын

    asc

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin58863 жыл бұрын

    1500 kirada guriga maku jirtaa mise meceeshada bas aa 1500 dollar ah

  • @cashuraofficial8309

    @cashuraofficial8309

    3 жыл бұрын

    Haa abaayo

  • @fardowsakaahin5886

    @fardowsakaahin5886

    3 жыл бұрын

    Waa miyaa mahadsanid abaayo

  • @fatmachanel2424

    @fatmachanel2424

    3 жыл бұрын

    @@cashuraofficial8309 abaayo somalida maxaa looga dhiwa maogi walaahi waxaan degenaanjirey uemen kadib yurub baan aadey kadib qaahira aan aadey wwlaahi wax soo nonoqo ah ma arki masaarida waxey ubaahan yihiin lugadaada carsbi hadey bulbul tahay daqiiqada kudhameesane idinka luqadaa idindhiwaayo saas waaye