Gorfeyn Podcast - Waxbarashada carruurnimada hore - Maryan Buulle

Ойын-сауық

Gorfeyn Podcast - Waxaan uga hadleynaa waxbarashada carruurnimada hore, waxaa marti ku ah Maryan Buulle oo ku taqasustay waxbarashada carruurnimada hore iyo cilmi nafsiga carruurta.
omny.fm/shows/gorfeyn-podcast
/ gorfeyn-podcast
podcasts.apple.com/us/podcast...
#astaantv #Gorfeyn

Пікірлер: 51

  • @clickpath8241
    @clickpath82414 ай бұрын

    manshaAllah gabartaan aqoon fiican bay leedahaywaxa rajaynayaa inay samayn fiican kuyeelato bulshadeen inshaAllah

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen66209 ай бұрын

    Maasha allah koko bulle walaasheed macalimad kaweyn ilmaha waytaqaanaa

  • @moliban8133
    @moliban81339 ай бұрын

    Educative Episode, i appreciate Maryan Bulle & Mr Otaanga 👏🏿

  • @abdiwahidhassan627
    @abdiwahidhassan6279 ай бұрын

    Gabadhan aqoon fican ayey u leedahay field geeda mashallah

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud56939 ай бұрын

    I like how she talks about the early childhood she is well experienced mashllah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish9 ай бұрын

    Caruurnimado waa khaali waa waqti aysan masuuliyad aysan ku saarneyn haba yaraatee. Iska baashaal uun

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia9 ай бұрын

    #KokoBulle walasheed waa macalimad aqoon u leh waxbarashada Caruurnimada

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d4 ай бұрын

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    27 күн бұрын

    Scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    27 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    27 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ariijiina
    @Ariijiina9 ай бұрын

    Masha Allah she is well educated this field❤

  • @Awrproduction
    @Awrproduction9 ай бұрын

    Maryam bulle, well said. Thanks Astaan team for this informative podcast and this episode which relative to early childhood education.

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial73299 ай бұрын

    Marmayn bule waan kumahad calina cashirka quruxbadan aad nosogud bisay waxbadan neh waan kafaiidnay kuniyo kowjer Cashir muhiim ah❤

  • @sultansomo3618
    @sultansomo36189 ай бұрын

    This is very educative masha Allah

  • @shamsohappy6898
    @shamsohappy68989 ай бұрын

    Well said maryan buule, sh is educated women I wish she will educate or teach or help somali Mom.

  • @Misslasqoray7
    @Misslasqoray79 ай бұрын

    Wiriyahay aqoon sida malaha lkn maryama I like how speaking openly

  • @fardowsa4446
    @fardowsa44469 ай бұрын

    Gabadhan meel aan kala xiriiro rabay Macalimad ahy @Astaan

  • @Malyuunxaashi

    @Malyuunxaashi

    9 ай бұрын

    Instagram ee ledahay kala xiriir

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf1519 ай бұрын

    Caruurta waa asaaska bulshada❤

  • @abdoshMo
    @abdoshMo9 ай бұрын

    Waxbarashada kahoraysa iskuulka aad bay muhiimtahay

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir91619 ай бұрын

    I am a teacher and i have one formula that i say to them “there is no dull everything depend on him”. Am from muqdisho.

  • @fatimaabdi636

    @fatimaabdi636

    9 ай бұрын

    Good point😊

  • @dhool77
    @dhool779 ай бұрын

    Ma xuma lkn abayo hadalkaga englisha ka buuxo isku day inaa af somali dhameystiran ku sharaxdid waxa thy qof hadlkiisa la daneynaayo siba hoyoyinka mhdsnid

  • @nasraabdiraxmaan2382
    @nasraabdiraxmaan23829 ай бұрын

    Faanto bulle ❤❤❤❤❤

  • @duuqjirey9705
    @duuqjirey97055 ай бұрын

    Nahnay😂😂😂 same sound as koko

  • @zackmohali9468
    @zackmohali946827 күн бұрын

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    27 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-pz3jp5yt2h
    @user-pz3jp5yt2h9 ай бұрын

    Gabdhaan Muqaaladeeda Hala soo Badiyo

  • @MustafeAbdullahi-zz7el
    @MustafeAbdullahi-zz7el7 ай бұрын

    Muuqaalkani sida uu xiiso badanyahay iyo sida loo yaraysanayo isma lahan

  • @istarfarax9876
    @istarfarax98769 ай бұрын

    Waxwalbo carurta labaraa just wa in labara aqlaqdii nebi muxamed caleyhi salatu wasalaam masuliyadda iyo dhaqanki nabiga hdi labaro wuxu kuso baxa qof waxbartay aqlaqleh dhaqan wanagsan leh qur.anka labaro 6year after or at least 8 then inlobilaabo maadi iyo theoryga kale lkn first six years wa inu quranka xifdiyo aqlaqda nebiga waxa kamida inbenloshegin carurta in an latumin ama lagaraacin o an sixun lola dhaqmin marki tvga lodarayo xita inlodaaro siiradi nabiga carurti nabiga xasan iyo xusen sidu usobarbaariyay xita masajidka uraci jiren

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka9 ай бұрын

    Fanta bulle ahaa Qoftani .

  • @moomar4185
    @moomar41859 ай бұрын

    Dhammaan waalikeeddu waliba intii awooddi karta waa in ay Patenting school aadaan waliba kuwa qurbaha jooga. Fadlan waalidka felefoonadda iska Xaawa oo carruurta wakhti galiya inta ay yar yihiin haddii kale marka uu waynado ayaad ka shalayn doonta

  • @N6Bofficial
    @N6Bofficial9 ай бұрын

    Masha. Laba walaalo ah ilma bulle Balse farqi wayn u dhaxeeyo Mid waxay soo baratay bulshada uga faaidaynee Midna youtube bay halkaad nagala socotaan waa koko bulle dhagaha nagaga cuntay. Lakala tag orodna maaha

  • @hafsaali5108

    @hafsaali5108

    9 ай бұрын

    Adi dhaliil mooye wax kale garan maysid entertainment waa wax muhiim eh sidoo kale koko bulle waa qof u hanweyn inay dalkeeda wax kusoo celiso mid kalena hada oo laga hadlaayay waa inaad open mind noqotaa qof walbaa bulshada meel buu ku fiicanyay lkn adi childhood kagi ayaan sidaa laguso diyaarin wana wax kaa maqan ee is fur fur walal gabdhana makala yareestan Allah ha barakeeyo

  • @queenmaryama9237

    @queenmaryama9237

    9 ай бұрын

    Koko ma ka maseertay 😅

  • @nasraabdiraxmaan2382

    @nasraabdiraxmaan2382

    9 ай бұрын

    Koko waa naag br iyo nutrition baratay iyadana iska jeclaysatay inay KZread ku biirto for fun❤😊

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial15199 ай бұрын

    bile tv Maanta Miyaad Sooqabateen Faanti bulle😂

  • @casharissaq8184
    @casharissaq81849 ай бұрын

    Faanta buule

  • @FahadOsman
    @FahadOsman9 ай бұрын

    Ilmaha tvga waa laga ilaaliya hadaadan English fasiix ah ushideen haduu cunugaaga shinbir camal uhadlo kwrn soo dhibaato maaha marka iska ilaaliya

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg229 ай бұрын

    Tiifiigani wuu qudhmay, cidkasta waa la iska waraysanayaa, dad aan is dhaamin, aqoon iyo xirfad toona lahayn, baa is waraysanaaya.

  • @abdul4069

    @abdul4069

    9 ай бұрын

    Adigoon caytamin madan fikirkaga dhiiban karin?

  • @nasraabdiraxmaan2382

    @nasraabdiraxmaan2382

    9 ай бұрын

    😂wax barashaad u bahantahay wllo waxan umalaynaya inaad tahay 50 maskaxda 2 jir leh maxad u dawatay hadu qurun yay😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar9 ай бұрын

    Faanto buule

  • @user-yu4be7mb8w
    @user-yu4be7mb8w9 ай бұрын

    jow kow now naagtan markan dhageystay wa naag campanigeega hayaysinaysa isla markana ceebaynaysan macaliminta kaale ama campaniyaasha kaaale somaliyeey dadka nocaas ah iska ilaaaliya wa dad si qaldan wax u ganacsada ama wa dad dibta dadka kaale ka ganacsadaa sidan naagtan walan ee jaahilaad ah jow kow now hadana bow

  • @samara573

    @samara573

    9 ай бұрын

    Qofka jaahilka ah ayaa ku fikira waxaa gabadhana cidna meysam ku hadal xad gudbin mawduuca ay ka hadleysana wa mowduc aad u muhiim ah ee aad iga liitan somalida hadalka kagana wa hadal ciyaal xafadeed halkana wa goob cilmi kala koraarsi ka taxa dar fikirkaga mhdsnid ❤

  • @ugaasqablan3564

    @ugaasqablan3564

    9 ай бұрын

    Jaahilyahow wax dhageyso dood hala soo taagnaane

  • @shukrimohamoud5693

    @shukrimohamoud5693

    9 ай бұрын

    You are the real jahil be aware what you talking about she is well experienced shut your mouth if you don’t know anything about early childhood education

  • @user-ip4sp2eu5h

    @user-ip4sp2eu5h

    9 ай бұрын

    @@ugaasqablan3564😂😂😂😂😂

  • @engmuuseofficial1519

    @engmuuseofficial1519

    9 ай бұрын

    jaahilnimada iskadayo Waxbaro

Келесі