Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Cumar Seerbiya

Ойын-сауық

Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Waxaa marti ku ah Cumar Seerbiya oo muddo 10 sano ka badan aruurinayay xogaha Ku saabsan Fanka Soomaalida.
omny.fm/shows/gorfeyn-podcast
/ gorfeyn-podcast
podcasts.apple.com/us/podcast...
#astaantv #Gorfeyn

Пікірлер: 17

  • @abdiwahid80
    @abdiwahid8011 ай бұрын

    Cumar Seebriya cimrigiisa allaha dheereeya waa nin aan wax badan ka faaidi inta badan waa dhagaystaa/daawadaa Kheer allaha siiya

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal11 ай бұрын

    Cumar seerbiya, nin wax badan og, ku mahadsanid.

  • @duranhassan6456
    @duranhassan645611 ай бұрын

    Cumar Seerbiya waa qaamuuska fanka Soomaaliyeed ee nool. Si fiican ayaad sheekada u wadaagteen.

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire17011 ай бұрын

    Aad baan uugu faraxsanahay in somalidu ay fahamto muhiimada podcasts ka gaar ahaan bahda astaan tv, please mowduucyo wax noo faaiidaynaya marwaliba noosoo xula sida kan oo kalle.

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano951311 ай бұрын

    Serbia mudane waxaan u arkaa inaad tahay nin wax badan darsay . Salaam mudane 🙏🙏

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial2 ай бұрын

    Cumar cali xasan cumar seerbiya

  • @Mohamed_Hassan_Daaha
    @Mohamed_Hassan_Daaha10 ай бұрын

    Cumar intaas waan ku taxanahay

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma561111 ай бұрын

    Masha allah aad ban udaneeya marwalba sxb sare Aqoonyahan cumar serbiya anu marwalba waxan ka barta dadbadan oon kaliya maqal un moye aqoon ulahayn wase ibaray sxbkay fankii hore dadkiisa iyo fanka danbe kala duwanan shahooda allaha kubarakeeyo sxb cumaroow

  • @maxdar11
    @maxdar1111 ай бұрын

    Oo subcis ma laxankii ugu danbeeyey laxamada qaraamka cajiib isaga ayaana ugu macaan

  • @AbdisalamAbdullahiElmi-pv2ly
    @AbdisalamAbdullahiElmi-pv2ly11 ай бұрын

    🤝❤

  • @ahmeddayibabdillahi9561
    @ahmeddayibabdillahi956111 ай бұрын

    Mansha allah ruux aan xog badan, iyo macluumaad badan kala dhex bixi doono ayaan rajayanayaa. Mahadsanid wll. ❤

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh11 ай бұрын

    Waad mahadsantihiin wariyaha sida wanaagsan uu sulaha uwaydiiyeay cumar serbiya waxbadan oo Tariq ah noo soo gudbisay

  • @user-iy1fq3rm1s
    @user-iy1fq3rm1s11 ай бұрын

    Uhuuu uhuuu maxaa weeye wariyaha neefsiga iyo uhuuda kadaa marka uu qofku suaashaada sharaxaayo!!!

  • @mussali3427
    @mussali342711 ай бұрын

    buula xuubey 76kii ma jirin waxannu degney xaafadda Hodon oo markaa cusbayd markii aannu Cadan ka nimid

  • @mussali3427
    @mussali342711 ай бұрын

    Raad abeeso waxa lahaa macallinkii cabdalcasii dakhari

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse519711 ай бұрын

    Cumar sarbia sxbow adigoo mahadsan mar abdulqadir kaskey wareysi kasoo qaad sikasta ha kugu qadatee

  • @moomar4185
    @moomar418511 ай бұрын

    Magool sheekada jacaylka mar bbc da ay waraysi siisay ayey ka sheekaysay Osman Abdulladif baa la odhan jiray ninka.

Келесі