Gorfeyn Podcast - Aabe Ducaale - Todobaadkan Waxaan uga hadleyna Xirfadda Jillida Aflaamta.

Ойын-сауық

Gorfeyn Podcast - Todobaadkan Waxaan uga hadleyna Xirfadda Jillida Aflaamta.
Waxaa marti ku ah Aadan Faarax Afeey oo Loo yaqaano Aabe Ducaale oo ah Jilaa si weyn loo yaqaano oo qeyb ka ahaa Filmka Habboon .
omny.fm/shows/gorfeyn-podcast
/ gorfeyn-podcast

Пікірлер: 15

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Жыл бұрын

    Baba ducaale wa shaqsi wanagsan si wacan filinki habbon u jilay asigo nool lo oyay ama loga naxay qeyb ka mida filinki habbon waliba qeybta dhimashadisa ah Door muhiim ah ku yeelatay filnka cimri dheer iyo cafimaad ilahey haku siiyo Allah ku xafido aabe ducaale ❤️🙏

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor2 ай бұрын

    Abo ducaale wa abtigyi

  • @siradm
    @siradm Жыл бұрын

    Adeer Ducaale score wuxuu haystaa asagoo nool ayuu dad badan ka oysiiyay, dad waxaa jira xasuus la ooyay oo geeridi aabohood xasuustay oo dib ugu laabtay maalin qaraar badnayd, iyo sida la noqonayo marki aabbe dhinto, inti aabbohood dhintay baa oge Allaha u naxariisto adeerna cumri dheer oo cibaado leh.

  • @umuruuneey9838
    @umuruuneey9838 Жыл бұрын

    Masha alh adeer ducaale

  • @luuldiiriye9821
    @luuldiiriye9821 Жыл бұрын

    Aabo ducaale ❤ alle haku xafdo

  • @najaxbaashe8546
    @najaxbaashe8546 Жыл бұрын

    Aabbe ducaale❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Жыл бұрын

    Adeer ducaale waankuu xiisnay

  • @hamdaabdilrahman1186
    @hamdaabdilrahman1186 Жыл бұрын

    Aabo duceele

  • @ahmedketoofficial2999
    @ahmedketoofficial2999 Жыл бұрын

    Nin wax bartay ba ladhihikaraa

  • @ahmedketoofficial2999
    @ahmedketoofficial2999 Жыл бұрын

    Car Nin rag ah hadad tahay subacute isaar😂

  • @beegis7455
    @beegis7455 Жыл бұрын

    Actor caalami i aadan faarax hawiye

  • @huseinwarsama1243
    @huseinwarsama1243 Жыл бұрын

    Oday ducaale ninka kalya een jiliinkiisa tageero

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын

    20:47 wlhy adeerducaale wuxuu ahaa tiirkii flinkii habooon

  • @ayaancagafeey
    @ayaancagafeey Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/k5pts7axmMTJpNY.html CHALLEMGE BEER XANUUN🤣🤣🤣

Келесі