Golaha Wakiiladda oo jawaab ka bixiyay labada Xeer ee Banaan lasoo dhigey shalay.

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 34

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Жыл бұрын

    HADAL AAD MEESHA KU HAYSAA MA JIREE DADKA KA FADHIISO..WAKIILNA MA TIHIDE XEERKII TAHRIIBKA AHAA WAA LA QABTEE...KHAYRBEELAYAASHA WAA LA QABAN DOONAA

  • @Mo-dool
    @Mo-dool Жыл бұрын

    Xeer 14 waxa lagu ansaxiyey tuuganimo waayo xildhibaanadu mey dhameyn waxa joogey uun mucaaridka kali ah oo u codeeyey. Xeerkuna waxa u ahaa deerlijk doorashada asxaabta sidaa daradeed waa khaseb in 3 xisbi xildhibaanadoodu joogaan gollaha marka la codeynayo taasina mey dhicin waana sharci jabin

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Жыл бұрын

    waar khajila oo umada ka dhuunta golihii ugu caqli ga iyo garashada xumaa ee jsl soo mara ayaad tihiin ,garan ba maysaan cida aad matashaan iyo shaqada la idiin dirtay, dan shakhsi ayaa idin kala wayn danta qaranka mudo sanad ah waad fadhidaan maanta in la idin kala diro ayaa haboon

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын

    Golihii wakiiladu waxba meesha kuma hayaan

  • @ma.m3264
    @ma.m3264 Жыл бұрын

    Waxbaan soconayn bay wadaan golaha wakiiladu....waar adeer dadka ha wareerinina ee labadan dhukuran ee mucaarid ku sheegay ah runta u sheega oo doorashooyinka socda soo raaca dhaha

  • @maxamedxuseen4049

    @maxamedxuseen4049

    Жыл бұрын

    Sidani waa saad jeceshahay!

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Жыл бұрын

    Xeerkii Xaqsoor Lagu Xasuuqeyna wuu ku ladhan yahay.????? Cirro iyo Xirsi Shaadhkii ay toshen oo ka yaraadey 10 sano ka dib.

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Жыл бұрын

    Xeerkan Markii Hore ee Cirro Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahaa ayuu toshey shaadh Isaga leeg. imika wuu korey oo 10 sano ayaa ka soo wareegey markaa umma galayo feedhaha ha ku dawikhina. Shacabka Somaliland. Ku kale oo leeg ayaa loo toloyaa haddii ay suurto gel Noqoto. Ama waa lakala jeexi. Guul iyo Gobonimo Somaliland 2022.

  • @xasanmaxamed983
    @xasanmaxamed983 Жыл бұрын

    Kuwan buuq bay inagu soo kordhiyen

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Жыл бұрын

    maye adaa waajib lagaa gudani ina khaliifow intaad golaha kufsatay ayaad rabta inaad xoog kumarsato waxaad soo dhoodhoobteen

  • @calicaateeye9279
    @calicaateeye9279 Жыл бұрын

    Tuug.tuug.dhalay.dhamaantiin.tuugbaa.tihiin.waana.ceebayseen..Dalka.

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Жыл бұрын

    Gurtida ma sidiuna Bunadad huu dheydha mooden

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Жыл бұрын

    Ma Xeer aanu Golaha Wakiilada aanu qaybin ayuu Guddoomiyuhu keligii soo celinayaa Waa Dastuur jabin Waa in 2/3rd Golaha Wakiilada Gudoomiyaha Golaha Guurtidu wuu Ku saxsan yahay.

  • @kaydduuliye9701
    @kaydduuliye9701 Жыл бұрын

    Adkaaty adkaaty waar meeshu waa stadium’s kii Highbury 😂

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Жыл бұрын

    Waa rag soo jobay adeer oo godwlaba fahamaya

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 Жыл бұрын

    Dalki waa wareray waxa madax loga dhigay dadka dasturki karatonta ku ridayaa

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Жыл бұрын

    Somaliland ilaahaybaa umaqan cidkale Uma maqnaa inshallah waar meesha waxba yalaane iska aamus allaaah Somaliladn umaqannee idiinku a dagaalkii aad kadhaxbilowday barlamaanka layidhaah horta maydaan aheen kuwan shorgudoonka sheegtay iyo xokooyahoodadan sub XANA laah

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Жыл бұрын

    Ha wareerina Ragani ragaa gadhay saan maha waa dad wax garadah oo soo jabay oo weli goodba meel lagu jabay Jaqalo weynaa

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Жыл бұрын

    Anagu ma golihii guurtidaan nahay markaas!

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Жыл бұрын

    Maasha Allah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliland Cabdirisaq jawaab wafiyo ayaad siisay Noolow Viva Somaaliland

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Жыл бұрын

    Yooyootan looma baahna, yaa idinku yidhi media Ka siidaaya arrin maamul oo labada Gole u yaala

  • @karti-soor
    @karti-soor Жыл бұрын

    Time for chairman Saleebaan Maxamuud Adan to resign..

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Жыл бұрын

    Saleebaan gaal ha ridaan golaha guurtidu qof kastoo ku raaga xil waxa uu u qaataa in uu isagu leeyahay

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Жыл бұрын

    Shacabka xisbiga mucaaradka hala wareegaan dhismaha guriga guurtida.

  • @Cirguje2

    @Cirguje2

    Жыл бұрын

    Kaalay ma Somaliland xabad inay ka dhacdo baad doonasaa. REER SOMALILAND UMAD LA ISKU DIRI KARO MA AHA MUNAAFAQ YAHOW

  • @abdulraven4970

    @abdulraven4970

    Жыл бұрын

    @@Cirguje2 maqajaaniin somaliland waad ku xaarteen

  • @Cirguje2

    @Cirguje2

    Жыл бұрын

    @@abdulraven4970 Somaliland ha sheegan qoti yahow

  • @abdulraven4970

    @abdulraven4970

    Жыл бұрын

    @@Cirguje2 sida uu ilaah igaga adag yahay Ayaan habarawal uga adkahay ee niyow maamul goboleedka Gabiley iyo galbeedka berbera iska samayso.

  • @Cirguje2

    @Cirguje2

    Жыл бұрын

    @@abdulraven4970 😅😂😅🤣😂😅🤣😂😅maxaa munaafaqad lugu ababiyay, kolayba waxaad tahay waxan xabashida ubaxa u dhiga oo ku dul ooya la hayste yahow

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Жыл бұрын

    Wakhtigu yuu idinkaga lumin muran ma dhaleysee u diyaar garooba inaad doorasho gashaan kalsoonida shacibkana kasbataan mucaaridow

Келесі