Geesinimada Muqaawamada & Howlgaladii Maanta ka dhacay Dhinaca RAFAX |

Ойын-сауық

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 101

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi709921 күн бұрын

    Waxaan codsanyaa Waa habeen jimco ah oo khayre badan in aan u duceyno wllheen Reer Qasa.. ALLHOW guushaadaa iyo Nasrigaaga siii aamiin aamiin❤❤

  • @user-kp6et4qi3s

    @user-kp6et4qi3s

    21 күн бұрын

    Amin ya rabi

  • @maxamedjamacbarud4819

    @maxamedjamacbarud4819

    21 күн бұрын

    Qq

  • @craxmaanjaamac4816

    @craxmaanjaamac4816

    20 күн бұрын

    Ilaahow nabad waartah gaadhsii Aamiin iyo caafimaad waara

  • @husseincaatoofficial4321

    @husseincaatoofficial4321

    19 күн бұрын

    Aamiin yaa xayi yaa quyuum 😢

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige721 күн бұрын

    Allah Hala jiro Walaalaheena Falastiin guuul Insha Allah IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @qaatemadhige1722

    @qaatemadhige1722

    21 күн бұрын

    Keep Going Bro Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤

  • @SomaliMusic11

    @SomaliMusic11

    21 күн бұрын

    Walaal Qaaliya Cabdixakiim Horay Usoco ❤❤❤❤

  • @CumarDoodaaye

    @CumarDoodaaye

    21 күн бұрын

    Kuusaaray Wall Keep Going Bro

  • @Ahmedmiskiin
    @Ahmedmiskiin20 күн бұрын

    Bismillaah Waaxaa jirta daraasad aan diyaaarinnay aniga iyo saaxiibkey Xassaan Maxamed Axmed oo ku saabsan kala taga reeraha iyo saameynta xun ee ay ku yeelanaayaan awlaada.

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi709921 күн бұрын

    Xamaas ama wey guuleysanoo libinta wey gaarin ama geeri sharfley dhiman Gocosha waa ceebee... mahamed ciise maxmuud maracade..wakhti yar iyo macluumaad badan guleyso wllkeen❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756020 күн бұрын

    Ilaahay ha guulaysiiyo walaalaheen falastiin insha allah way guulaysan doonaan aan u ducayno walaalaheen falastiin

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v21 күн бұрын

    Rushka sida maraykanka maha rushka ayaa dhama maraykan waa yuhud gumaysta ah

  • @user-hs4sg3ky4f
    @user-hs4sg3ky4f21 күн бұрын

    Wayi iska dhamaan doontaa yahuudu Allaha jabiyo yuhuuda amiin wayi guulasanayaan muqawimadu inshalah

  • @axmedxirsi992
    @axmedxirsi99221 күн бұрын

    GUUL. INSHA ALLAH FALASTIIN ❤ SOMALIDA

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir21 күн бұрын

    Ilaahow guusha sii mujaahidinta inshaa allaah. Thanks maracade show. Guusha ay so gaareen muhaajidinta wanku faraxsanahey alxamdulilaah❤

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf20 күн бұрын

    Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqliga

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame8721 күн бұрын

    MashaAlaah tabarakalaah leen dhaha mujaahidinta muqaawamada mahadsanid walal maracade show

  • @ABDULLAHADAM-xx4pe
    @ABDULLAHADAM-xx4pe21 күн бұрын

    Maryacade ilhy ka cabso cafimaad iyo dhalmo la'aanta waxba looga maqaban karo somalia dadka ha qiyaamin adigoo shilin yar oo lagu siiyo fiirinaysid baan ha usheegin dadka

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd21 күн бұрын

    Asc warkas farxada leg WA waxan kaga Barney e allaha so badiya farxada walalaha xamaas

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali21 күн бұрын

    Ducadu waa muhiim ee usoo duceeya walaaleheena dhiban❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi20 күн бұрын

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤

  • @MoussaMiussa-v3j
    @MoussaMiussa-v3j20 күн бұрын

    Masha jimca mubarak

  • @XusenNuur-sj6jm
    @XusenNuur-sj6jm21 күн бұрын

    Wa XUSEN Nur. Halalkanakunolahaysanadkihalkakunola wa xalafudlr 2labo a3masadex

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu21 күн бұрын

    M.a maracada show welcome jowhar magaladada❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge21 күн бұрын

    Ruushka waalal shaqey kataa reergalbeed waanaaaanaa hadafkiisa

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot20 күн бұрын

    Social medier-yaha saamayn wayn ayoo kuleeyahay kala taga qoosaska soomaalida. Xamaas guuleesta 🇵🇸 I.a maxamad ciise horay usoco bro 💝

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x21 күн бұрын

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله وليله حمد لله

  • @Rgodan
    @Rgodan16 күн бұрын

    Basaasiin badan oo somaliya ayaa saas u dhiman doona, kuwaas oo u shaqeeya cadowga dalkeena balse dhalinta waxa waajib ku ah iney masiirka dalka waxka beddel badan kusameeyaan oo aad adigu ugu horayso.

  • @jawdesgn28222
    @jawdesgn2822221 күн бұрын

    ALLAHAYOW walaalahryga reer falastiiiin ugargaar yaa rabbi😢😢

  • @user-kp6et4qi3s
    @user-kp6et4qi3s21 күн бұрын

    Allllah ha u gar garo ya rabi

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane126821 күн бұрын

    Sxb waan ku salaamay arimaha sirdoonka maad inoo soo daysid

  • @user-lf3ml8du2s
    @user-lf3ml8du2s21 күн бұрын

    Marxaba sxb m show aadbad kuu taagetaa sxb cimri dherrer iyo caafimad naan ku rajaynayaa

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire142721 күн бұрын

    Warkaa ha jiro sxb

  • @JamaalaxmadCabdi
    @JamaalaxmadCabdi21 күн бұрын

    Naarta alaha haidkufogeeyo yahuud iyo wixiilahal maalaba ilahoow unaxariiso ou gargaar reer falastiin iyo wixii lajiraba

  • @AhmedNimcaan-bk4js
    @AhmedNimcaan-bk4js21 күн бұрын

    Guuul guuul falastiin ❤❤❤❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama429021 күн бұрын

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk21 күн бұрын

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @habiboelmo7877

    @habiboelmo7877

    21 күн бұрын

    Wan kusaray

  • @fiidowmrk

    @fiidowmrk

    21 күн бұрын

    ​@habiboelmo7877 thank you wll qali thank you ❤

  • @CabdiwahabAdan-sc7hq
    @CabdiwahabAdan-sc7hq20 күн бұрын

    Allah hu akbar free falastin ❤

  • @ismailegge3430
    @ismailegge343021 күн бұрын

    horey usoco sxb

  • @RithwaaanhuzzeinmohamethHu-y7j
    @RithwaaanhuzzeinmohamethHu-y7j21 күн бұрын

    Walaalo lasoo dhakhzo parnaamijyada

  • @SuhaybAhmadAbdi
    @SuhaybAhmadAbdi21 күн бұрын

    Allah akbar guul xamaas ❤❤

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman478720 күн бұрын

    Reer Xamar waa wado garoobo😂 badan kood

  • @BatuuloMuxudiin
    @BatuuloMuxudiin21 күн бұрын

    Hhaa somali furiinka waw batay

  • @ibnudharaar
    @ibnudharaar21 күн бұрын

    frist comments

  • @user-wz2pv9vi1q
    @user-wz2pv9vi1q21 күн бұрын

    Ruushaka uu ka ficanyahay yuhuudah ee reer galbbeedkah

  • @MohamedJaare-bc9kd
    @MohamedJaare-bc9kd21 күн бұрын

    Asc aniga waxey ilatahay in aan nahay kuwa kujira safka hore furiinka iyo soo shiyaal media

  • @khaalidc.casiis2825
    @khaalidc.casiis282520 күн бұрын

    Hargaysa aa jooga waagi hore aadbu uyara furninku oo gabadhu haday ninkeda katimado waalidku ku noqo buu dhihi jiray lkn waqti xaadirkan waa batay oo waalidka inantana maaha sidii awaw yaashen

  • @user-pf7sk5sc5e
    @user-pf7sk5sc5e20 күн бұрын

    Soomaali aah kismaayo aah

  • @FrpbypaseFrp
    @FrpbypaseFrp21 күн бұрын

    vidéo shalay iyad mata soo dhigasa

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7t20 күн бұрын

    Qazoontigii aduunka ugu xumaa waa yahuuda markii reer galbeed sootarxiileen 76 kahor oo phalastin lakeenay reer phalastin way soodhoyeen cunto guryo iyo melay degaan kabid maxaa dhacay dowlad baa lagu duldhitay .

  • @YackobIsmail
    @YackobIsmail20 күн бұрын

    Maya sxb

  • @abdirahmedahmed8739
    @abdirahmedahmed873920 күн бұрын

    Guushawaygadhi bi idnilaah

  • @KhadarColow-dk3tc
    @KhadarColow-dk3tc21 күн бұрын

    Ad ayuu ubadan yahay furiinka

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi709921 күн бұрын

    Galkcyo baan kale socdaa may furniinku waa yar yahay ...

  • @user-vu6df1om9o
    @user-vu6df1om9o21 күн бұрын

    Allayoow Dumi Israel Iyo Munaafaqiinta Taageerta Israel

  • @farxiyo3720
    @farxiyo372020 күн бұрын

    Allaha yo xamas guul an dhaman nay nin sii Muslim mita guu shoodo waa yi xamas garab ka milatri al qasam waa guu waa wada dhalan yara da Muslim ka dhalan yaruy kaca uu cadaw ga la daga la it duuli karay so uu dab ka qadi karay so uu maalin cat dagaa lamey so waa tan ay xamas noo bilaw day ee horda aa ka kac no af iyo adin yahuuda aa iska dhici no wall layal (allah ho ak bar allah ho ak bar allah ho ak bar)❤❤❤

  • @XasanBarre-u4c
    @XasanBarre-u4c20 күн бұрын

    𝐈𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐨𝐰 𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐲𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐮𝐜𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲

  • @user-ru6po6sg6q
    @user-ru6po6sg6q20 күн бұрын

    Saxiix yurub 100/80 dhibka waa baraha bulshada waana arin hada soo korortay

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu20 күн бұрын

    Waryaaheen ruushka sowdigii xalay ka hadlayey maxaa sooo celeiyey waa yaabe😮

  • @maysaan50
    @maysaan5020 күн бұрын

    Ha godoomiyo sax, war gaalo kafogada lagu kariwayey marwlba midbay la sxibyan markadambena wajikleh ula so baxay wayo gaalo saxiib umanoqon karto muslimista waxy ku halgamayan say u cidhibtirilahayen, marka gaalo ay daynwayen wa xaq in ilaahy ciqaabo Musliminta

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k21 күн бұрын

    Alooow islaaamka guulee

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox20 күн бұрын

    😅😅 dalka udhalatay maracade ayey ka jirta arintas 🎉

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan748421 күн бұрын

    Waa somalia is kaga baxdaa ururka jamacada carabta waa inan warbaahinteenu mabka somali ku darin dalalka carabta Waayo isir ahaana carab ma nihin wax dan istaarajiyadeed noogu jirta ka mid ahaansha ururka carabta ma jirto

  • @IlyasBade-sl9zc
    @IlyasBade-sl9zc21 күн бұрын

    haa furinku ujira oo an furay 3

  • @mahamoudali
    @mahamoudali21 күн бұрын

    Siiriya wax kumalaha badda cas dhamaan north africa inta nasiib uyeelatay bad ama carab ahaan dawlatul maqrib oo lix wadan ah israa.iil libunon siiriya iyo Turkiga dhamaantood waa midhtareeniyaan sii markaa siirita bada casi mamarto

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam133721 күн бұрын

    first

  • @shucaybdeeq1474
    @shucaybdeeq147421 күн бұрын

    Ustaad War bixinta waad kusoo laba celisay e waa seena

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he21 күн бұрын

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @AbdiFuundi
    @AbdiFuundi20 күн бұрын

    Hahaha wkunadayhy 100 /wAa/10/ furiaku

  • @MaxameedMaxamuud-ys4vu
    @MaxameedMaxamuud-ys4vu21 күн бұрын

    Asc wll anigu waxan jogaa Ethiopia gaar ahaan magalada jigjiga waxa arkay 2 kiis

  • @moogecali7392
    @moogecali739221 күн бұрын

    Malayin qof omacamil ku aya kaga tagay xayasinta yare mad naga rebi karta fidiyo gara usob samayso zxp wan kutagernaye

  • @Drs-xamda
    @Drs-xamda20 күн бұрын

    Warka miya lagu so celiyey mise ana mooday😮

  • @mohamedabdullahi2356
    @mohamedabdullahi235620 күн бұрын

    Waxay joga Garissa waqoyibari Kenya furinka ima xisabsana

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt21 күн бұрын

    Asc

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare329320 күн бұрын

    Waxaan.laheshiinayaa .maxaabistana.isdhaafsanayaa.maraykanka.israa.iil.waa.magac.uyaal

  • @alidjama1356
    @alidjama135620 күн бұрын

    Kama jirto furinkaasi

  • @user-dq3qm6fk8t
    @user-dq3qm6fk8t20 күн бұрын

    Shalay ayaa la is ku furay snapcht

  • @omarabdishire8315
    @omarabdishire831521 күн бұрын

    Asc wall

  • @moogecali7392
    @moogecali739221 күн бұрын

    Noso badi cawa madaxa na forane

  • @user-jd3pu5sx8f
    @user-jd3pu5sx8f21 күн бұрын

    Warku Miyuu so Laba Noqonaya Maracadde Qaybta Danbe Hore Hore U Dhagysaneee

  • @SmilingAirplane-lc3bf

    @SmilingAirplane-lc3bf

    21 күн бұрын

    Haa zxp marar badan saas waan arkey lkn waan ka baxaa

  • @ahmedaweys9854
    @ahmedaweys985421 күн бұрын

    War sxb xog aad noo soo Gudbisay mar labaad hanagu so celin

  • @abdiqanimaxamuud4236
    @abdiqanimaxamuud423620 күн бұрын

    Su,aal maxay tahy muqaawimo miyaad baqina dheh mujaahidiin

  • @dhumaaye
    @dhumaaye21 күн бұрын

    Maxaa furaa naag ma haayiyee 😂😂

  • @XusenNuur-sj6jm
    @XusenNuur-sj6jm21 күн бұрын

    Wa. Xusen. Nur. Waxanyabanahay lataliyaw wuxudonaya dagalku inusisocdo. Naxabista la casa isdhafsanayo ayadamadqadaya

  • @KaltuunKayd-hv9rl
    @KaltuunKayd-hv9rl21 күн бұрын

    Alw ugargr

  • @IkraanSharif
    @IkraanSharif21 күн бұрын

    bacriminta miyaa fududeynaysa in ubad la helo mise illaahey ayaa ubadka bixiya

  • @ibnudharaar
    @ibnudharaar21 күн бұрын

    from Bososo

  • @daahirkoronto30
    @daahirkoronto3021 күн бұрын

    Sax weeye furiiinka inuu sabab uyahay baraha bulshada oo anay isaamaysay waliba tiktok xaaskaygii aan jeclaa modo 20 sano 8 caruur ah ilaah nasiiyay tiktok ayaan kukalataknay iskadaa iyo xorbaan ahay khalaas naag xorah mahaynkaro 1 dalaaqo ayaan kufray 2 sano kahor

  • @Muuse99

    @Muuse99

    21 күн бұрын

    Go'aan saxan baa qaadatay walhi ani hada haduu ilaahay idmo gabar moobil shaashada wadato inaan guursado dhan maba ii qorsheesno baadiyahaas shishe ka doonan rabaa😂

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel0521 күн бұрын

    Allahu akbar xamaas

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi595616 күн бұрын

    Alle hau gargaro falstiin

  • @IkraanSharif
    @IkraanSharif21 күн бұрын

    marlabaad ayaad ku soo celisay saldhigyada ruushka ma War kale ayaad weyday

Келесі