No video

Caawa iyo Dunida

Ka daawo Caawa iyo Dunida wararkii ugu dambeeyey, siyaasadda, iyo fallanqeyn ku saabsan Soomaaliya iyo dunida oo kaaga imanaya VOA Somali.

Пікірлер: 32

  • @maryan3431
    @maryan34317 ай бұрын

    Ilahaw adaa awoodleh jabi gaalada meelkasta ay jogan yaarabi😢😢😢

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed585010 ай бұрын

    👋 Wey Mahadsantahy Weriye Caasha Ibraahim Aden.

  • @saciidbarkhadlehfaahiyeh
    @saciidbarkhadlehfaahiyehСағат бұрын

    Caasha cuud wan kusalamay

  • @mussaali3842
    @mussaali384210 ай бұрын

    Horumarka la gaadhay tuugsigaad ka garataa. SOOMAALI !!!!.

  • @MaxamedAliMcw-yt6pl
    @MaxamedAliMcw-yt6pl10 ай бұрын

    War waxa u ku hadllo Bal arak ninka weyn sirdonkodu in u lido war maxey qaban Karan yahuuda alle kuwas Dhulka Hala jarte🇸🇴🇵🇸🇵🇸

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y6 күн бұрын

    FOOOOOL XUMOOOO ILAA HAY KABAB FOOOOL XUMOOO

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y6 күн бұрын

    HA KUSOOODARIN QARIIIRAD VIOE VIOE QARIIRADAA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 FAQASHAY DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE BASAAASIIIN OOOO DOBA DHILIF OO BEEENAAALE

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman600012 күн бұрын

    Mareykan, Ingriis, Frans, Jarmalka kolugood wa argagixiso way kibreen waxna la gaarey wakhtigii Ilahay qabqabanayey, Ilahaw Jabi gaalada adiga awood leh Y Rabbii

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y6 күн бұрын

    BEEEEEEEENTIIII ADUUUUNKA WAAA VIOE VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE VIOE VIOE VIOE FAQASH TIV

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed787810 ай бұрын

    MASHA ALAAAAAH XAFIDULAAHI WLSHY CASHO CUUD SLM LAAAHI ❤❤❤❤❤

  • @seidabdi751
    @seidabdi75110 ай бұрын

    INTIIY NOOSHIN AADAM BARAAHIIM EE CODKA EE MARAYKAN VIVA!!!!!

  • @user-hj8wr7mm2p
    @user-hj8wr7mm2p5 күн бұрын

    Asc

  • @qadarbile7040
    @qadarbile7040Ай бұрын

    Illaahow galada jabi illaahow falas tiin ugar gaar

  • @jaabircumar4603
    @jaabircumar4603Ай бұрын

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @MaasawPornm
    @MaasawPornmАй бұрын

    Shabaab waxaa Kadaran muwa sheegto doolad runtii waa qabiil shaar doolad loogaliyay hadee baxaan shabaab waxee rabaan isbaaro qabiil dhigtaan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi845410 ай бұрын

    Dowlada Soomaliya markad shabbab kaxoraysan dalka idin dhagaysan mahadsanid casho cuud.

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot10 ай бұрын

    Siirdon yuhud dad masjid iyo dhul muslim u dagalamayo ma ogan karo allah aya gusha bixiyo walalahena a u wada hambalyeno

  • @abdirashiidshirwa8426
    @abdirashiidshirwa842610 ай бұрын

    Asc aniga ma fahmin inta israil ka dhimatay 330 iyo 10 qof

  • @sayidcali-cc6zh
    @sayidcali-cc6zh10 ай бұрын

    Insha weyguuleysan doonan rer falastiin

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot10 ай бұрын

    Wazirka arimaha gudaha aniha waso usheek asa argigixiso ah dalkena dheman ka gurubsaday wecelka xun

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan608210 ай бұрын

    Allah Guuleyo Cayaartoyda Soomaliya

  • @halimahersi8454
    @halimahersi845410 ай бұрын

    Mahadsanid mr fake falastiin oon dawlad helin Israel nabadkuseexanmayaan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi845410 ай бұрын

    Fulay dhawaqi oka meeqad xanoojinayseeen reer falastiin

  • @hassanwaberie2131
    @hassanwaberie21317 ай бұрын

    Oky

  • @leadershafi-od6wt
    @leadershafi-od6wt10 ай бұрын

    Waxan leyhy alle ha idin ku guleyo sa u sifeyn lahayden dhagarqabaysaha dalkaluna u wada xorobi lahaa guul I.a

  • @halimahersi8454
    @halimahersi845410 ай бұрын

    Thanks xildhimaan

  • @hafsobuleali
    @hafsobuleali2 ай бұрын

    😊😮

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf706910 ай бұрын

    Casharo farsamo gacmeeda oo mudo gaabana kudara si ay horey qaxootigu ugu biiraan shaqooyinka si ay isugu filaadan sida cettificate 3 alxanka,ranjiga cagafta,ukaalmynta curyamiinta,xananada ubadka,wax karinta,samynta bakery iyo pastury,timojarka,qurxinta dumarka,dharka tolistiisa,wadista gaadiidka,

  • @MaxamedAliMcw-yt6pl
    @MaxamedAliMcw-yt6pl10 ай бұрын

    War waxa u ku hadllo Bal arak ninka weyn sirdonkodu in u lido war maxey qaban Karan yahuuda alle kuwas Dhulka Hala jarte🇸🇴🇵🇸🇵🇸

Келесі