Geerida Iyo Gabayada Baroordiiqda Iyo Sheekooyinka Raage Ugaas Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

Пікірлер: 156

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025Ай бұрын

    Cimriga allaha ku barakeya axmed faraax cali idajaa waa in talo loo dhisaa asigoo kale la arki maa

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi37923 жыл бұрын

    Noolow Ahmed Farah Idaajaa waa qoraa taariikhyahan ah oo soo ururiyaya gabayadii raggii hore ee somalida oo wax badan noofaa'iideeyay inta ay waddaadadu taariikho odayo carbeed nooga sheekaynayaan. Merci pour toujours From Jabuuti

  • @nanibooramaawi9909
    @nanibooramaawi99093 жыл бұрын

    Idaajaa waxa uu ka mid yahay taariikh yahada soomaalida ilahay cimriga ha u dheereyo amiin

  • @hodanc6255
    @hodanc62553 жыл бұрын

    Anigu mahi somalida qabyaladu dilotay e qofki ay qabil wadagan wa aderkay dhaha abahay iyo aniguna isku mel kama iman lakin waxan maqlay Allah u naxaristo xalimo ugas o rage walishiya in ay dhashay awawgay abe asc

  • @hipomohamedali1939

    @hipomohamedali1939

    2 жыл бұрын

    Asc mayaya

  • @mukhtaarismaciil9456

    @mukhtaarismaciil9456

    2 жыл бұрын

    @@hipomohamedali1939 !auh

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh43183 жыл бұрын

    Raage ugaas xligiisii wuxuu ahaa Boqorka maansada ee soomaalida ilaahay hau naxariisto isaga iyo dhamaantood intii muslima ee dhimatay

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi49883 жыл бұрын

    Idaajaaa dawlad la’aantaaa sababtay inaadan helin abaalka aad soomaali ku leedahay adiga kuwo badan oo uxul duubtay umada soomaaliyeed Balse maanta in aaad billada ugu qaalisan dawladaaadu kusiiisay ahayd Lkn nasiib daro dawladaaasi dalka kama jirto alle haku abaal mariyo janadiiisana hakugu casumo

  • @nasyadeuanyeong8707

    @nasyadeuanyeong8707

    3 жыл бұрын

    @@xirsiamaan In maxkamad la soo taago ayay ahaanlahayd abwaanadii isaaq uu bahdilay oo rak Iska celinkariwaayay uu idajaa Si ulakaca ubadalay libintiina ninkii daarood usii yay

  • @abdifatahkhalif7025

    @abdifatahkhalif7025

    Ай бұрын

    Idajaa waa mujahid isaaq waa kuwii dumiyey dowladii somaliyeed oo dulliga no horse day

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed55023 жыл бұрын

    asc, Masha Allah, rag waa raggii hore bal eega murtidey nooga tageen Raage ugaas,Qamaan bulxan, Will waal, Sayidkii, Cali dhuux, Salad Carabey iyo kuwo badan. Allah u wada naxariisto.Aamiin

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @heegaaleabdi7835

    @heegaaleabdi7835

    3 жыл бұрын

    @Madiina Muuse Wiil Waal wuxuu ahaa gabyaa iyo Hogaamiye isla markaana ka tegay murti badan oo ay Soomaalidu istimaacsho sida Maah maahyada ay ka mid yihiin RAG wuxuu walaalo ku dhamaa la waa. Rag Ciil cadaab buu ka doortay. Cadka Ragu isku raaco waa hunguri. Iyo Hal xidhaale yaal ay ka mid ahaayeen Luga gorayo ma adimaa mise waa jeenyo Naaso Dameeraad ma horaadaa mise waa dambeedo Naaso hablaad ma cad baa mise waa cadiin.

  • @xagar77

    @xagar77

    3 жыл бұрын

    @Madiina Muuse wiil waal gabyaa iyo abaanduule dagaalba wuu ahaa walaal.

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын

    Allah yeah raxmah abdi faarax ow magan abdi galayah

  • @mr.omarhusseinali5992
    @mr.omarhusseinali59922 жыл бұрын

    Ustaad Axmed faarax cali idaajaa Allaha barakeeyo waxa uu ka mid yahay dadka aan jecelahay oo aan ku hamiyo in aan mar uun la kulmo. Qarni joog adina waad mahadsatihiin.

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    2 жыл бұрын

    Sido Kale

  • @Ayuushah75
    @Ayuushah753 жыл бұрын

    Masha Allah taarikhaha soamalida waa wada xikmad

  • @abdirahmanfaarah5761
    @abdirahmanfaarah57613 жыл бұрын

    Masha alllh afkeena iyo taariikhdeena aan barano

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    3 жыл бұрын

    Ha

  • @abdiali1456

    @abdiali1456

    3 жыл бұрын

    Cajiiiiib raaga ugaas

  • @abdiali1456

    @abdiali1456

    3 жыл бұрын

    Allow kuu naxariiso

  • @qaliabdullahi889
    @qaliabdullahi8893 жыл бұрын

    Walaahi waa ooyey, waayistii Xirsi, waayo magaranayo in la helayo nin intaasi israacsanaya maanta. Sidookale waan ooyey, waayistii Siraad iyo sida uuninkeedu u tebey iyo markii wiilka yari guban gaadhey.

  • @user-hr4yq1yx1f

    @user-hr4yq1yx1f

    3 жыл бұрын

    aàaaaaaaaààaàĺĺp8.àa àaà

  • @abdirahmanfaarah5761

    @abdirahmanfaarah5761

    3 жыл бұрын

    Haa wll ila midbaa tahay

  • @rooblecade8845

    @rooblecade8845

    Жыл бұрын

    Qalbigaaga baa naxriis ka buuxdaa wllo mcn ilahay haku xfdo mel kastaa jogtaba

  • @saeedmire4572
    @saeedmire4572 Жыл бұрын

    Allaha ha unxariistow Garaad saleeban Garaad maxameed

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi2 жыл бұрын

    Shacabka Soomaaliyoow Midooba Qabiilku Waa Qudhin Gadhaa Libaaxu Vinay Waa Calanka Soomaaliya

  • @baladomar7798
    @baladomar77983 жыл бұрын

    Thanks baba idaajaa👍

  • @istarcusman9471
    @istarcusman94713 жыл бұрын

    Thanks for you Waiting

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gfАй бұрын

    Idaajaa Allaah haku barakeeyo ina adeey Cimrigaaga mid barakaysan Allaah haka dhigo Aakhiradaadana ha wanaajiyo waxaad tahay cod kar dhaqan yaqaana

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 Жыл бұрын

    Maanta shalay u egaaaa❤

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj2 ай бұрын

    Wa Dhab raag ugas somali Dhabi ayuu ahaa oo wanag jecel

  • @JaamacMaxamed-yo7kj

    @JaamacMaxamed-yo7kj

    2 ай бұрын

    Burao

  • @____Cumar____
    @____Cumar____9 ай бұрын

    Kob abaara oo dhexe miyaa koore ila meeray Isagii baa iska cabiray inuu libaaxu qaatay taas oo ina tusinaysa raage iyo xaaskiisu inay sidii hal naf oo kale ka dhignaayeen yacnii ul iyo diirkeed ahaayeen mahadhada afku waa sugaanta.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi2 жыл бұрын

    Shacabka Soomaaliyoow Gabrigu Waa La Huraan Ha Shaqaysto

  • @mawlidcabdi718
    @mawlidcabdi7182 жыл бұрын

    Waa muhiim inaynu baranoh suGantah

  • @libanahned7306
    @libanahned73063 жыл бұрын

    Idajaa mahadsanid

  • @darasalam3147
    @darasalam3147 Жыл бұрын

    Allah unaxriisto raage❤❤❤❤❤

  • @machadkaaljasiira-burco-5826
    @machadkaaljasiira-burco-58263 жыл бұрын

    ما أشبه الليلة بالبارحة!

  • @mawlidcabdi718
    @mawlidcabdi7182 жыл бұрын

    Waa mihiim barashada sugantena

  • @RIYAALRIYAAL
    @RIYAALRIYAAL3 жыл бұрын

    Bravos Amegos Mr. Idtajaa

  • @mahadow1
    @mahadow13 жыл бұрын

    WAXBA SULDAAN & BOQOR KAMA OGEYNE, WAXEEY AHAAYEEN REER MIYI IS YIRI GAALO KU DABA FAYLA SI AAD DARAJO U GAARTAAN, GAALKUSE FIKRADAAS LAMA QABIN OO WUXUU U ARKAYEY AFRICAN MADMADOW OO BADAW AH OO XOOLAHA AAN WAXBA DOORIN.

  • @abucubayr8517
    @abucubayr85173 жыл бұрын

    Jecliyaa maansada raggii hore ee gabyi jiray

  • @user-zq1ho6ew4d
    @user-zq1ho6ew4d3 жыл бұрын

    Maan sha alaah

  • @artanali7693
    @artanali76933 жыл бұрын

    Masha Allah Qarni Joog

  • @hodanlove3689
    @hodanlove36893 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @bwkeenadiid6346
    @bwkeenadiid63463 жыл бұрын

    Aad baad umahadsantihin Qarni joog group

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    3 жыл бұрын

    Sidoo Kale

  • @user-ww9xl1xd2k
    @user-ww9xl1xd2k Жыл бұрын

    Kub miyaan kajabay biixi aan kabayo loo haynin maantana kataantii miyaa layga kala tuuray waxaan hubaa hadii la aruurin lahaa maansooyinka jacaylka kusabsan ee raage ugaas inaan aflaanta ajnabiga ah ee la inoosoo turjumay kaga kaaftomi lahayn

  • @seryu8204
    @seryu82042 ай бұрын

    Saxib somaligaa aad ka shekeyneysey ma ah ka maanta jooga waa somaaligii hore ee iimanka iyo sharafta iyo xishoodka lahaa kamaanta joogaa somaaliba laguma sheegi karo laakiin weynu u eegnahay ama weynu magac eegnahay

  • @ahmedmohammoudyusuf4638
    @ahmedmohammoudyusuf4638 Жыл бұрын

    Raage ilaahay unaxristo

  • @ahmedabdulle2698
    @ahmedabdulle2698Ай бұрын

    Good story

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35973 жыл бұрын

    Aad Baan ugahelay. Laakiin maanta ragu gabdhaha waadayacee

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel50983 жыл бұрын

    Qaab qaldan baa ujar jaraysaa video ga xikmadu iyada oo dhaamaan baad jaraysaa walaal

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    3 жыл бұрын

    Haa Wa Sax Wan Arkaa Wana Apka Lkn Hada Kadib Wan Fiirina Insha Allah

  • @xamzeali9949
    @xamzeali99492 жыл бұрын

    Eebe haw raxmado awawgay yuusuf dheere

  • @qaawanemaxamed6375
    @qaawanemaxamed63753 жыл бұрын

    Kub miyaan ka jabay biixiyo aan kabayo loo haynin

  • @caliyassin8292
    @caliyassin82923 жыл бұрын

    IDAAJA Somali first

  • @najiibhassan
    @najiibhassan3 жыл бұрын

    Wiil waal waxa dilay rage ugas 😥🤲

  • @mohamedrashid6

    @mohamedrashid6

    Жыл бұрын

    Ha

  • @mezut2258

    @mezut2258

    Жыл бұрын

    May wiil waal wiilkisa weeye wiil waal farax Aya la oran jirey Ahmed wiil kisa ayu aha wx iska hubiya

  • @mohamudmohamud2534

    @mohamudmohamud2534

    10 ай бұрын

    ​@@mezut2258 Faaeax wiil waal ma Raage ugaas baa diley xog make heysaa

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli3 жыл бұрын

    Yaa schoolka gabayadda ku dhici jiray farta soo taag!!

  • @kadardirie6905

    @kadardirie6905

    3 жыл бұрын

    Wlhy waxaan xasuustaa maalin aan keligay imtixaam tijaabo ah inaan keligey 100% keeney Suugaanta 😊!

  • @mustaqbalabdiweli

    @mustaqbalabdiweli

    3 жыл бұрын

    @@kadardirie6905 masha Allaah aniga waan ku dhici jiray. Alle amarkiis markii aan waynaaday waa iifududyihiin. English iyo xisaabta xooga saari jiray. Heesaha waan ku fiicnaa

  • @noloshaxayawaanka3160

    @noloshaxayawaanka3160

    3 жыл бұрын

    Sida koorta yucub oo la suray koroma buubala Wlly ma 7 mise 8 bay ahyd fasalkii lagu dhigan jiray

  • @xagar77

    @xagar77

    3 жыл бұрын

    Anigu waligay suugaan kuma dhicin waayo ,aad baan u jeclaa waana qaybi jiray.

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA3 жыл бұрын

    Mahadsanid in badan

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    3 жыл бұрын

    Adigana Sido Kale Bro

  • @cabaasaadan9883
    @cabaasaadan98833 жыл бұрын

    Horo usoco

  • @hodanlove3689
    @hodanlove36893 жыл бұрын

    Ad Bad U Mahadsanhy

  • @mohafaray2796
    @mohafaray27962 жыл бұрын

    Good

  • @abwaansiciidnageeyemuxumad8044
    @abwaansiciidnageeyemuxumad80442 жыл бұрын

    Mahad sanaid

  • @abwaansiciidnageeyemuxumad8044

    @abwaansiciidnageeyemuxumad8044

    2 жыл бұрын

    Aad bad umad santahay

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq2483 жыл бұрын

    Ilaahay hau naxariisto Suldaan yuusuf keenadiid wlhi Geesi buu ahaa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi2 жыл бұрын

    Nocom

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed28092 жыл бұрын

    Weligii iyo waaqii

  • @oysu3038
    @oysu30382 ай бұрын

    Who else is watching still ❤😂

  • @khaalidaxmed7460
    @khaalidaxmed74603 жыл бұрын

    Idaajaa waxaan rabaa in lay waydiiyo dhulbahante iyo ugaadeen mooyee cidkale miyuusan taariiq ka hayn

  • @fariidtv7127

    @fariidtv7127

    2 жыл бұрын

    Darawiishti somaliweyn badbaadisay ayaga u badnaa

  • @zuldanabdilahi3239
    @zuldanabdilahi32393 жыл бұрын

    Galmudug

  • @saidtahlil7134
    @saidtahlil71343 жыл бұрын

    Waagobayo mcn

  • @saidtahlil7134

    @saidtahlil7134

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣😗

  • @saidtahlil7134

    @saidtahlil7134

    3 жыл бұрын

    😢

  • @calishaakir1
    @calishaakir13 жыл бұрын

    Shinni kaaluf galay sidii koronkoro oontay. Kunbuskii miyaa layga qubay kolayo ii buuxay.!

  • @user-jz7dc4or4w
    @user-jz7dc4or4w2 ай бұрын

    Abwaan Idaajaa, waxaan la yaabay maxaad ragga reer Bari oo ka mid yahay Aw Muuse Ismacil Samatar oo raage Ugaas gabay ku yiri: Aw Muuse mooye af gabay haatan agab beel, hadii erayo laga oran lahaa kiisa laga uun" mise waa been oo Raage Ugaas ma tirin.. sidaan sheeko ku maqlay gabay Bari ka yimid, gabaygii Darbadaalay noo sharax. naga jaahil bixi Abwaan Idaajaa, mise colaad gooni ag baad baad u haysaa reer Bari. Aabahaa Farax Taano waa reer Mudug.

  • @mctt1916
    @mctt1916 Жыл бұрын

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t2 ай бұрын

    Waagaa Daaroodku waqtigaa.😂 dharba.ma.xidhan.jirin oo.way.qaawanaayeen

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh82462 ай бұрын

    baroordiiq cali jaamac cidi kuma gaadho

  • @user-jz7dc4or4w
    @user-jz7dc4or4w2 ай бұрын

    Aw Muuse Ismaciil wuxuu dhintay Raage Ugaas oo nool, Raage Ugaas wuxuu yiri dhimay gabayna gablan! Geeridii Aw Muuse 250 sano laga joogaa, geeridii yaa colaad u hayn kara.

  • @CabkaJr

    @CabkaJr

    2 ай бұрын

    Sayidka io raage yaa horeeyay sxp

  • @jablibaax
    @jablibaax3 жыл бұрын

    Arinta #cali #jaamac #haabiik mrkuu ka hadlayo wxd moodaa inuu #isaaq nacaybkiisa uu u hoos raacinayo

  • @bashirhosein6549
    @bashirhosein65499 ай бұрын

    Aalakh

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame33712 жыл бұрын

    Idaajaa car hakahadlo cid aam daarood aheen waxa uu hayaa waxii afweyne uu aruuriyey waxii helyaay soomaaliyeed oo dhan waala tuuray kacaankii ayaa qariyey oo saaxada kasaaray halka odoyaal daarood oo kaliya larebay yaa sheekadaa loo sheegayaa

  • @Abwaan1

    @Abwaan1

    Жыл бұрын

    Waxa halkaas xigmad ku duuban adiga qabiil un miyaa kaaga baxay? Hadday wax ku tarayso 14 daqiiqo kaliya muuqalkan ah waxaa ku jira Cabdullahi Qarshe, Xuseen Aw-Faarax iyo Cali J. Haabiil; intaas midna daarood maaha. Haddiise adigu aad hayso Suugaan dayacan maad is xilqaanto, isba waa dadaalaye. Waar wax isku fal, oo iswaydii mihnaha iyo mugga ereyadaas.

  • @abdiaziizaadan3327
    @abdiaziizaadan33273 жыл бұрын

    Xigmad ayaa ku laaban

  • @user-jz7dc4or4w
    @user-jz7dc4or4w2 ай бұрын

    Sicii Weris oo wabax ayaa kusoo golihii oo laba gees dhexdooda dhiig dhiig loo mariyey; waa u cadaatay in Wiil Wiilashii la socday cadowga jabiyeen: Markii ciddii ayaa la waydiiyey Wiil Waal waran: Wuxuu yiri gabay: Werisoow warkee waayshiina doon war alaa qabee; GOLYO markaan iri darkii inay gashaan sheegay, goolgooladkii hore 90 inay go'daan sheegay.....gabay dheer. Idaajaa gabayadii Wiil Waal iyo aw muuse nala wadaag

  • @axmedabdi5250
    @axmedabdi5250 Жыл бұрын

    😥

  • @caanoos
    @caanoos Жыл бұрын

    Asc waxaan u maleynayaa in soomaalidu ogtahay in baroortu aanay ku bannaanay Islaamka

  • @Abwaan1

    @Abwaan1

    7 ай бұрын

    Murugada iyo catowgu waa daareen dabiici ah, oo xaaladi keentay, mana filayo in diintu diiday. Haddaad daliil hayso waa meesheeda.

  • @bossman1024
    @bossman10243 жыл бұрын

    Barnamishkaga macna kale oo danleh aya KU dhex jira iyo dana kale kada da bad tahaye

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr97533 жыл бұрын

    Maansh allaah

  • @XaliimoMaxamed-fh5rx
    @XaliimoMaxamed-fh5rx2 ай бұрын

    😅😅😅

  • @abshirsahal4823
    @abshirsahal48233 жыл бұрын

    Asc

  • @Qarnijoog

    @Qarnijoog

    3 жыл бұрын

    Wcs

  • @najiibofficial3614

    @najiibofficial3614

    3 жыл бұрын

    idaajaa muxafid

  • @nuuraalmis1659
    @nuuraalmis16593 жыл бұрын

    Yes wax ka of wilaasha RAJADA AH noloshoodii danbe iyo sadaashii ABAHOOD?

  • @zhafi1267

    @zhafi1267

    2 жыл бұрын

    @Nuura Almis Soomaligaga Ayaa Fahmayaba😂🤣

  • @husseinroble6750
    @husseinroble67502 жыл бұрын

    Wax la waayey Geeloow ninkii waalan ba u Duda e ka gudub hora loo waayey e!!!!!

  • @umubahja1508
    @umubahja15082 жыл бұрын

    Hawiye gabaygoda aaway anaga wad na xasideysan miyaa

  • @inaahmed2349

    @inaahmed2349

    2 жыл бұрын

    Waligay Wlhi Ma Arag Abwaan Hawiye 🤔

  • @mohamedjamaomar8058

    @mohamedjamaomar8058

    2 жыл бұрын

    Nin walba deegaanka uu ku soo koray sheekooyinka iyo gabayada ama dhamaan suugaanta taalay isla deegaanka ayaa laga rabaa marka koofur waxa laga rabaa nin abwaan idaajaa oo kale ah oo u ruuriyo wixii koofur dhex yaal mahadsanidiin

  • @hodanc6255
    @hodanc62553 жыл бұрын

    Asc somali markad ka hadlaysan awawgay fasax iga qata kaftan walba u duceya hoyo somaliyed

  • @tawosabdalla697

    @tawosabdalla697

    3 жыл бұрын

    wa kuma awowgaadu. Niman badan baa meesha lagu tiriyay. ma ina ugaas warfaa

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    3 жыл бұрын

    @@tawosabdalla697 rage ugas wa awowgay abtigi ruma asc

  • @tawosabdalla697

    @tawosabdalla697

    3 жыл бұрын

    @@hodanc6255 masha allah, waa hagaag, walaly ma noga warami kartaa sido awowe kugu adan yahay abtiriskaga kugeey dhan walba ha noqotee ama reer abtigaada ama reer adeerkaaga, teeda kale nooga waran xaguu ka daganaa deeganada soomaliyeed, gobol iyo dagmo iyo beeshee bu somali ka ahaa

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    3 жыл бұрын

    @@tawosabdalla697 bahasha qabilka iskums ficnim anigu rer konfur ban ahay dhulkas ma aqan kuma dhalan ma boqan isku abtir ma nihin in kasto u iga fogayn wan maqli jiray magicisa lakin ma ogayn in u walid I yahay mar dhowr sano laga jogo ayan maqlay

  • @tawosabdalla697

    @tawosabdalla697

    3 жыл бұрын

    @@hodanc6255 wayahay eebe ha ku dhawro wll

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban96823 жыл бұрын

    Odaygani Kaliya Wuxu Ka Sheekeeyaa Sugaanta Daroodka 😂 Somalida Kale Ee Sugaanta Iyo Taariikhda Le Kuma Daalo

  • @farhansandhere3886

    @farhansandhere3886

    3 жыл бұрын

    Cali jama habil, salan carabey, c/lahi suldan timacade, adan afqaloc intas iyo inkabadan uu kashekeyo isaaq Mahan miya cuqdad ba kudishe

  • @larsmartin3314

    @larsmartin3314

    3 жыл бұрын

    Anigu uma arko inuu gafay marka u sidaas wax u wado. Soomaali oo dhan baa ah kuwo sidaas wax u gorfeeya, qolo-qolo ama jilib-hilib u fadhigu wuxu aad ugu badan yahay ba wax-garadka soomaalida. Arrintan wax fiican in baadhis weyn lagu sameeyo lana raadiyo sababta ka danbaysa in aynu sidaas wax qiimaynu. Anigan qoraalka qorayaana kow baan ka ahay kuwa markay wax sheegayaan ardaayada ku saleeya, waxan is idhaah iska dhaaf laakiin haddana wax uun baa igu dirqinaya!

  • @xagar77

    @xagar77

    3 жыл бұрын

    Iidoor meel aan wax laga raadin bay wax ka raadiyaan, indho quraanjo wax laguma eego ,maad suugaanta u aragtaan suugaan soomaali oo dhan u dhaxaysa. Maxaad gabyaaga ilaahay goor hore oofsaday reerkiisa idin tusay. Arintaas waa cudur aan cid kale idinla wadaagin iidoorow.

  • @larsmartin3314

    @larsmartin3314

    3 жыл бұрын

    @@xagar77 soomaalida badankeedu waa sidaas ku raaxaysan maayaan suugaanta macaankeed ee waxa iyaga ka dhex-guuraxaya ayay wax walba ku salaynayaan! Suugaani ma taqaan reer!

  • @xagar77

    @xagar77

    3 жыл бұрын

    @@larsmartin3314 thanks, haday arki lahaayeen suugaanta ama adabka carabta sida mucalaqaadka way yaabi lahaayeen baan umalayn waliba masaajida ayaa lagu daraaseeyaa. Anaguna waxaan taaganahay meel goor rag ka tagay.

  • @user-jz7dc4or4w
    @user-jz7dc4or4w2 ай бұрын

    Idaajaa ma oga miyaa in abwaan Wiil Waal gabyaa aan cidna murti ka badin hadana dagaal yahan Oromo ka saaray dhulka maanta looyaan Harareiyo Dirirdhaba, geeridiisii ka dib ku fideen oo maanta Somali loo aqoonsanayn. Noosoo raadii gabayadiisii reer weli waa xasuusanyihiin.

  • @burcaawidb5170
    @burcaawidb51703 жыл бұрын

    inan gumeed ma dahiro, cali jaamac ayuu yidhi gaalo raac buu ahaa ninkii ingriis dalka mamnuucay. bal doofaarkan eeygu dhalay ee ah garac dhillo ku curatay ee beenta ka sheegay. bal hal gabay uu gaal ku taageeray tiri. nasab xumadu waa noocaa idaajaa.

  • @mohamudnur1575

    @mohamudnur1575

    3 жыл бұрын

    Cuqdada iyo ciilqabka waad ku dhimaneysaan

  • @burcaawidb5170

    @burcaawidb5170

    3 жыл бұрын

    @@mohamudnur1575 cuqdadi haddii aay jirto waa ta adiga iyo ehelkkaaba godka la galaysaan.

  • @Tasniim1

    @Tasniim1

    3 жыл бұрын

    Waxaas oo aflagaado ah oo aad kucayday isaga' Aabihii' iyo hooyadiiba waa lagu weydiinayaa Alle hortiis maalin aad iyo aad aad utamar daran tahay hamoodin in qoraalkaagu uu youtube kaliya ku ekaanayo.

  • @burcaawidb5170

    @burcaawidb5170

    3 жыл бұрын

    @@Tasniim1 isna waa la weydiinayaa dadka dhintay ee uu beenta ka sheegayo

  • @abdirazakahmed4692

    @abdirazakahmed4692

    3 жыл бұрын

    Runweeye cali jaamac gumaysu kalkaal buu ahaa isaga keliyena mahan ee soomaali badan baa sidaa ahaa ilaa maantana kuwa la mid ah wey jiraan oo dabodhilif iyo gumaysi kalkaal ah

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed65833 ай бұрын

    Idaajaa af dhilo ayaa sameeyay taariikhda daaroodka.

  • @soulemanahmed9900
    @soulemanahmed9900 Жыл бұрын

    naxaris jano raagee ugass

  • @haaruunhaaruunmacruuf9420
    @haaruunhaaruunmacruuf94203 жыл бұрын

    Masha Allah