Ganacsiga Nairobi iyo qarashka u bahan tahay

Пікірлер: 20

  • @feysalhassan5540
    @feysalhassan5540 Жыл бұрын

    masha allah ilahay haku barakeeyo si qalbi furan uga hadashay runti waa dhira galin

  • @iskufilan2900
    @iskufilan2900 Жыл бұрын

    Masha allah wll allaha ku xafdiyo

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Жыл бұрын

    Abaayo mahadsanid

  • @cabdicabdi9429
    @cabdicabdi94295 ай бұрын

    Masha allh abaayo wax badan aya ka faaiide thanks

  • @user-oh7tk4zf8t
    @user-oh7tk4zf8t5 ай бұрын

    Abayo intee aadey insha Allah khyr

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @farhiajama5556
    @farhiajama5556 Жыл бұрын

    Wa mahadsantahay abaayo information aan ubahnaa baan ka fa idey

  • @umuikraan8978
    @umuikraan8978 Жыл бұрын

    Abaayo waad mahad santay

  • @hamdiamiin9138
    @hamdiamiin9138 Жыл бұрын

    Abayo mcn qofki rabo inuu saloon furto kasoo hdl qarash intee kubixi karta midka ugu fcn oo wax ka faiidikaro qofka Tack hbbti

  • @amiiraali2173
    @amiiraali217310 ай бұрын

    Wlhi gavartan waa daacad run sheeg ah Allah ku xafido abaayo

  • @Anas3738

    @Anas3738

    10 ай бұрын

    Mahadsanid qali

  • @Aflamta_filimada_afsomaliga
    @Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын

    Walale mxa waye lacagta 7000 eh qalisana yurub iyo dalkenbo ka jaban be

  • @iskufilan2900
    @iskufilan2900 Жыл бұрын

    Telefon kaga ma heli kara?!!

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar182111 ай бұрын

    abyo gabdhah danyarta ah maxay ka ganacsan karaan bal ka soo hadal oo ilmao yar yar heysta

  • @maryan4436
    @maryan44368 ай бұрын

    GABAR FIICAN BAA TAHAY OO DAACAD XAASUD AHAYN ILAAHOOW GABADHAAN GANACSIGEEDA U BULAALI OO FAAIIDO BADAN KASII YAARABI DABADEEDA U AQBAL AMIIN YAA RABI

  • @Anas3738

    @Anas3738

    8 ай бұрын

    Aamin abayo Thank u

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u Жыл бұрын

    Abaayo ku aaway ma nabad qabtaa

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi61484 ай бұрын

    Waxaas lacag ma aha....ee wadankii lacagta halalla tago...

  • @user-yf4qb1dn5h
    @user-yf4qb1dn5h5 ай бұрын

    Abyo pls iso jwb kwrn maqayad yar oo mac macaan

  • @Anas3738

    @Anas3738

    5 ай бұрын

    Haye abayo isbucana so galin insha allah