Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya | VOA Somali

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan ee lagu weeraray maraakiib dhowr ah iyo saameynta ganacsi ee ay ku yeelatay Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Пікірлер: 11

  • @cnnsom22
    @cnnsom222 ай бұрын

    Waa ku salaamay harun macruuf xasan

  • @XasanMaxamuud-rm5wc

    @XasanMaxamuud-rm5wc

    2 ай бұрын

    Add 1:58

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d2 ай бұрын

    Barnamijka ugu heerka sareyo lakin todobaadle ayu ahaan jiray ee halku ku luumay

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed58502 ай бұрын

    👋 Weriye Haaruun Macruuf.

  • @ahmedshurie5354
    @ahmedshurie53542 ай бұрын

    Wankusalamayaa harun macruf

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur16402 ай бұрын

    sababta uu u kacay qiimaha xamuulka ama nooliga koontiinerka waxaa sabab u ah markabka marka uu soo gaadho gacanka baabul mandab ee dalka yeman kooxda xuutiyiinta markab kasta oo kusoo xidha marinka baabulmandab waxay ka qaataan lacago aad u badan markabka iska bixiya lacaga lagu xukumo waa uu soo talaabaa midka iska diidana waa ay qarxiyaan aniga waxaan ka mid ahay ganacsatada alaabaha kasoo dejiya wadanka China dhibaato badan ayay nagu yeelatay marinkaas ay gacanta ku dhigeen kooxaha xuutiyiinta balse waxaan aad u taageersanahay cunaqabataynta iyo dagaalka ay kula jiraan maraakiibta reer galbeedka iyo yuhuuda guul ayaan leeyahay reer falastiin iyo xuutiyiinta

  • @warkaxaaji834
    @warkaxaaji8342 ай бұрын

    wariyaasha reer galbeedku waxay aamin san yihiin in yuhuudu ey lee dahay dhulka ey xooga uga heystaan reer falastiin

  • @abdifitaahbeerxood327
    @abdifitaahbeerxood3272 ай бұрын

    Jaale Abdirizak Ali omar waa ku salaamay

  • @Ma-jabe
    @Ma-jabe2 ай бұрын

    Somali ahan badena aynu ilashano, hadal badan loma bahne!

  • @Dramiin
    @Dramiin2 ай бұрын

    Sanbaloshe kasoo hadal

  • @buunkahasancade-fe3yr

    @buunkahasancade-fe3yr

    2 ай бұрын

    Adigaa maa baris kusameysis aqoon ta lagu Shegayo waa baris aa sameyso 😅😅😅

Келесі