No video

"Gacalkayoow Furaha Nabada Iyo Midka Colaaduba Gacantiina Ayuu Ku Jiraa" Gudoomiye Maxamuud Xaashi

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 618

  • @14kflashs43
    @14kflashs4311 ай бұрын

    haka hadalan xaduud mardabe 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc11 ай бұрын

    SOOMAALIYEY NABAD QORIGA DHIGA IS DAAYA WALAALAYAAL ❤❤❤

  • @JamaSuleman-wu5fr

    @JamaSuleman-wu5fr

    11 ай бұрын

    😮😮😮Walaal dadka kibrey ee isaaq lahadal ee qalbigooda beenta kadhaadhiciyey😮😮😮

  • @jamaalxuseen4518

    @jamaalxuseen4518

    11 ай бұрын

    ​@@JamaSuleman-wu5frwaxad leedahay kumanu kibrine af lagaadada jooji

  • @RM-sh6rc

    @RM-sh6rc

    11 ай бұрын

    @@JamaSuleman-wu5fr soomaali alle xaqa hatuso

  • @dagansh5606

    @dagansh5606

    11 ай бұрын

    May kibrin Isaaq inta u talisa ayaa si xùn wax u arka shicibkana inta fiican waxba kama maqlaan

  • @mohamedaxmed-um3ps

    @mohamedaxmed-um3ps

    11 ай бұрын

    ​@@dagansh5606shacab tabasho qaba oo inta waxay ka cabanayan sifican lo dhagaysto si deg deg ah wax logaqabto laga sugayey logu badalay dhashike in lagu dilo marka arxanka aan kasugayno somaliland maxay tahay inan qoriga qadano oo isdifacno kaliya somaliland waa isku sodhamate degaankina haydin deeqo only we are khaatumo state of somalia 💪💪🤝🖤💙🤍🐴🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo11 ай бұрын

    Waxan u maleynayey inuu furaha nabada hayo Muse Bixi sida uu kal hore sheegtay. Miya laga soo qaaday furaha oday Muse🤣🤣🤣

  • @salamdahir2092

    @salamdahir2092

    11 ай бұрын

    Firdhiyaa haya imika

  • @madarmaxamed-6919

    @madarmaxamed-6919

    11 ай бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @abdallaalbashir7233

    @abdallaalbashir7233

    11 ай бұрын

    Hada fahiimo quuje iyo raxma yar baa haya 😂😂

  • @moeawale4891

    @moeawale4891

    11 ай бұрын

    Arrintu furayaal badana nin walba ma mid koobiyuu iska haysta wllle dheri dabaaqyadii bateen baan dhadhan yeelan oon karsamin

  • @burco688

    @burco688

    11 ай бұрын

    ​@@salamdahir2092yaa u bahan nabad baa ka horaysa

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare603311 ай бұрын

    Maxamuud xaashi caqli iyo xikmad buu ku hadlay jazakallahu khair , war dadkaygow xabadi xalmaaha , war Nabad baa inadeeqda , dadka wax magaratada ah hajoojiyaa durbaan colaadeedka

  • @mhajiahmed
    @mhajiahmed11 ай бұрын

    Furaha nabadu maanta waxuu yaal Lascanod, Garowe, Bossaso iyo Gaalkacayo, ee ma yaal Hargeisa, Burco, Berbera, iyo Borama.

  • @jamalsaleeban1666

    @jamalsaleeban1666

    11 ай бұрын

    Haa lascaanood buu yaal lkin waa hadii somaliland kusoo noqdan

  • @Ayyhh2022

    @Ayyhh2022

    3 ай бұрын

    ​@@jamalsaleeban1666 Madhihin hadeey soomaliland laascaanood ku soonoqdaan ee laascaanood iyogrowe iyo galkacayo buu dhahay nabad buu baryaayaa laascaanood waa dhafeeynaayenadhaafa weye 😂😂😂

  • @Ayyhh2022

    @Ayyhh2022

    3 ай бұрын

    ​@@jamalsaleeban1666 Laascaanood tagtay masoo noqoneysofeysal botana wuu ku xiranyahay iska ilaaw .tanlabaad laascaanood iyo garowe iyo boosaaso iyo galkacayo waa mataano isku xiran oohal reer dagaan 😂

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh7711 ай бұрын

    Odaygu ma habarjeclo ayuu u baqay waar nagala tag calaacalka iyo baryootanka Habarjeclo waa powerka dhulka somaliland

  • @am.b5688

    @am.b5688

    11 ай бұрын

    Hubka dhigis sowtii lagu sameeyay!

  • @shukrisaleh3389

    @shukrisaleh3389

    11 ай бұрын

    Waa tii OOg laga hor istaagey in Jamawhiirtu galaan markaa wuu idiin baqay ee nabada qaata

  • @idil_onlion
    @idil_onlion11 ай бұрын

    ❤❤Anigoo from mogdisho ah waxan qabaa in isaaq iyo dhulbahante qof waliba uu booskiisa ku ekaado dhulbahnte maxbiista isaaq ha keenan isaqna maxabiisata dhulabahante ha keenan meedka lagu dul dhaanteenayo ha la joojiyo gogol labada dhinacna wa ineey wada dhigtan dadka dabkaan sii shidaayan firiya somalinimo islaanimo intii naga dhimatayna waa kugu dhimay kaa dhimay somaliyey is bar qabta oo nabada qaata plzzzz❤❤❤

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc11 ай бұрын

    ALLOW NABAD KEEN ❤

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed147511 ай бұрын

    Sool maanta waa nabad allaha usiyaadiyo aamiin

  • @faadumo12331

    @faadumo12331

    11 ай бұрын

    Bedntiiwaaya

  • @faadumo12331

    @faadumo12331

    11 ай бұрын

    Alleayaykujirtaagacantiis

  • @faadumo12331

    @faadumo12331

    11 ай бұрын

    Hadaadsoowadasn

  • @faadumo12331

    @faadumo12331

    11 ай бұрын

    Dhibkale

  • @sirajiyareahmed3590

    @sirajiyareahmed3590

    11 ай бұрын

    Aamiiin❤

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan177111 ай бұрын

    Marka aan qiimeeyey hadalka ina Xaashi, waxa uu iila muuqdaa in lagu qarinayo, oo uu hordhacna u yahay, duulaan ay soo qaadaan reer sheekh Isxaaq!!! Ina Xaashiyoow waannu ku fahannay.

  • @user-ug8dt9do2m

    @user-ug8dt9do2m

    11 ай бұрын

    saas ma aha ee nabad bo raba oo muuse bixi bo ka so horejeda oo dhahay dulan ban qadaya

  • @abdiazizhussein6247
    @abdiazizhussein624711 ай бұрын

    Adinka ayaa kusoo duulay furaha aad sheegeyso SNM ayuu gacantooda ku jiraa

  • @halimali8389

    @halimali8389

    11 ай бұрын

    Wllo Talo waa mar aad garan weydo iyo mar aad gaari weydo. Biixi shaly waa ninkii talada quman ka diiday ina Xaashi lahaana furaha dhulbahante ayaa isu haya kana diiday in ciidamada la baxo oo gogol nabadeed fidiyo. Manta se Muuse taladaa waa gaari waayey shalay hadu garan waayey. Se maanta dhulbahante ficil taarikh gala ayaa u furan ama SSC hanoqoto ama Somalilnd amaba Puntland hanoqoto. Hadaba dhulbahante taladaa Xaashi marka uu ilduufo waxa weeye colaada oo qabiil isu badasha oo reerahena wada daga ay isku madhaa next 50 years. Kolay taas aduun iyo aakhiro weynu kuwada seegi cadow shisheeyena weynu u jabi. Alle ta saxa ah haynagu simo brother❤️

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil391011 ай бұрын

    Furihii waa lumay oo hargeysa ayuu ku dhex lumay Lama oga cidda haysa haberjeclo ma hayso oo waa dhumay

  • @Manallagaraadbaa

    @Manallagaraadbaa

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub243211 ай бұрын

    Adeer isaaQ inta Miirka u soo laaabto Somalia 🇸🇴 Federal ah haku soo dhawaado Wallahi SSC Kama Aqbalayno Ku laabasho IsaaQland Xataaa Anaga oo Ha Hawiye aaa diiday isssaQ waa dad munaafaqada ku Dheereeyo 🙁🙁🙁🙁

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    11 ай бұрын

    Wadaad walwalaan isaaq ayaga unba islasaxaan

  • @mohamedosman1373
    @mohamedosman137311 ай бұрын

    Walaal miizaanka xasanaadka maalin aad baahi wayn uqabtid alla hakuugu daro kalimaddaas qiimiga iyo qaayaha wayn. Waxaan weliba Rabi ka baryayaa in cadaabka kaaga xoreeyo kalimaddaa darteed aad iyo aad bay ii saamayasay, oo waxaan dareemay in ay qaliga katimi.

  • @hodannur2268
    @hodannur226811 ай бұрын

    Shalay iyo manta keep khaldan tahey waayeye 😂

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon974211 ай бұрын

    Iidoorow indinka colaada bilabay waaa in cagaha dhulka la idiin dhiga. Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 💪.

  • @mahmoudmustaf8707

    @mahmoudmustaf8707

    11 ай бұрын

    Isaak is not easy and they will overcome as you 😊know

  • @abdikaniahmed3961

    @abdikaniahmed3961

    11 ай бұрын

    Ssc hadaad wax u qaban karto waynu arki doonaa af ka kool baad tahee

  • @nimcosiciid175

    @nimcosiciid175

    11 ай бұрын

    Waar allahiin alle mayahay cajaa ib

  • @ftshmh4761

    @ftshmh4761

    6 ай бұрын

    @@mahmoudmustaf8707still waiting 😂😂😂😂😂

  • @osmangiire1349
    @osmangiire134911 ай бұрын

    Masaakiinta Ogaadeen oo Qaxootiga ahaa oolayseena ha’hilmaamina! Tuug tuug dhashey ayaadtihiin! Hadaa mardanbe sooduushaa, yaa maanta burburaya? Laascaanood waadumiseen laakiin ninka qixidoona oo dhibkii Laascaanood kudhacay kudhicidoonaa waa idinka😮 Caqlixumayaan aan abaal iyo raganimo midna lahayn ayaa tihiin. I can forget all you have done to Laascaanood but I will never forget the hate you have been teaching to your children for the last 32 years! “Bushti Faakiyaa liji sakaaraam”!

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah391211 ай бұрын

    Maalintii laascaanood la garaacayay ee maatada madafaca lala dhacaayay hargaysa lugu dabaal dagaayay maxaad u odhan wayday waxaad maanta lee dahay stupid ay ah baa tahay

  • @morrissamatar3315

    @morrissamatar3315

    11 ай бұрын

    Si wanagsan ayad dusha kaga turtay.

  • @Ahmedhassanyusuf-uv1vd
    @Ahmedhassanyusuf-uv1vd11 ай бұрын

    Asc. Mahamud xaashiyow muxuu yahay ciidanka lagu ururinayo Oog? Masaxbaa arinkaasi?

  • @user-mm1oy3zx6f
    @user-mm1oy3zx6f11 ай бұрын

    Somaliland dhammaan uma kala harin xasuuqa reer Sool. Siyaasi, madax dhaqameed, culumawi diin, aqoonyahaan, dad weyne yar iyo weyn, rag iyo dumar... Muse Bixi wa isagii sheegtay furihi inu hayo; miyaad ka soo qaaday???

  • @abdowali463
    @abdowali46311 ай бұрын

    Adeer ha noo calacalin furihii nabadu wuxuu lumay 9kii bilood ee beesha Isaaq BM, kaaraha iyo hoobiyaha ku xasuuqaysay caruurtii, dumarkii iyo wayeelkii Dhulbahante. Nabadu waxay ku imaan in beesha Isaaq ku laabato Hargeysa Hartina tago xuduudiisa Labida Gaatama, Burco.

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed510411 ай бұрын

    Laascaanood wa SOMALILAND calankalena loma ogola in u kajiro. Dagaal kama fursanayso.

  • @ahmadalsomali3395
    @ahmadalsomali339511 ай бұрын

    Waa nin caqli badan laakiin wax leeyahay furaha nabad burco buuyaala waxkale maaha "what is somaliland "

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi750111 ай бұрын

    Nabada waxey ku xirantahay isaaq, gurigaaga joog kuma rabnee, maxamuud xaashiyow waxaada waa been iyo beerlaxawsi.

  • @muxyadincali5330
    @muxyadincali533011 ай бұрын

    fadlan hadii reer sool iskadiiden cabudhinta iyo cadaladarada aad wadaan iska daaya oo dhulkooda udaaya majiro wax ingiriis idinsiiyay waxay horay udiiden oo ay gumaysigii ingiriiskadhiig ugu daadiyen inaad sanka kamarmarisan maha, madaafiic ayaa lala dhacayay 8 bilood ilma adderayalaw dulmiga joojiya.

  • @abdirazakayusuf1152
    @abdirazakayusuf115211 ай бұрын

    Soomaali meel kasta oo ay joogaan waxaa dhamaaday ama aamusay dadkii qalbiga ka hadlayey ee carabkoodu daawada u noqon jiray colaadaha iyo dhib kastoo bulshada soo dhex gasha. Daacadi ma hungowdo ee Ilaahay ha ina tuso furaha wanaaga iyo danta guud ee umaddeena.

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed880011 ай бұрын

    Adeer ma marka faysal cabdi booting laqabtay oo habarjeclo ah ayaa furihii nabada dhulbahante udhiibtay soo kii madaxwayne muuse biixi hadh cad noo sheegay oo yidhi furihii nabada aniga ayaa haya

  • @AbdinurHanaf-gj3ff
    @AbdinurHanaf-gj3ff11 ай бұрын

    Nimankii laascaano xasuuqa ka geestey miyaa la simaysaa nin laascaano lagu qabtey magaaladee burburiyeen saraakiisha dhulbahante ee aad laascaano ku qabateen Faysal waa dembiile dad xasuuqay 😊

  • @zhidaneofficiall
    @zhidaneofficiall11 ай бұрын

    Xagee jirtey markii madaafiicda l’aula dhacayey

  • @ismailadammuse1903

    @ismailadammuse1903

    11 ай бұрын

    Sxb insurance markaa hadlo ayey ahayd lkn wax nacayba uma qabno from Hargeisa

  • @munamahmed1572
    @munamahmed157211 ай бұрын

    Guur danba majiro gabdhihiina haysta isaaq iyo dhulbahante kale guure

  • @manofwisdom1918
    @manofwisdom191811 ай бұрын

    Ciyii waa ka beryey. Waxa loo baahnaa 6/2/23 ka hor.

  • @zainabg979

    @zainabg979

    11 ай бұрын

    Waa loo baahan yahay walaal qofkasta nabadaa deeqda illaahow dadkaas somaliyeed nabad dhex dhig

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor765011 ай бұрын

    Dhulbahante wax u sheeg kama rabo adeer dadkaaga inta nool ka badbaadi harti 🦁

  • @mohamedaliahmed3419

    @mohamedaliahmed3419

    11 ай бұрын

    ha sugi waayin adoo indhahaga dhimbiilo dab ihi ka baxayaan oo leh Allow Maxamuud xaashi noo keen.

  • @ugbaadabdirashid3531

    @ugbaadabdirashid3531

    11 ай бұрын

    Ina dhilo ilaaa garwe waa balan inuu dhiigu daato😏

  • @ftshmh4761

    @ftshmh4761

    6 ай бұрын

    @@ugbaadabdirashid3531still waiting 😂😂😂😂😂

  • @ftshmh4761

    @ftshmh4761

    6 ай бұрын

    @@ugbaadabdirashid3531 still waiting 😂😂😂😂

  • @boqorwarsame3670
    @boqorwarsame367011 ай бұрын

    awowo sefican ayaa uhadayashy lakin wad so dahaty ku awey 8 bilod ku hor

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    11 ай бұрын

    8bilood kahor waxuu aminsanaa dhulbahante inu gumeysto waxbanaa iskaceliin kariin

  • @osmangiire1349
    @osmangiire134911 ай бұрын

    Maxaa taariikhdaa aadkasheekaynayso hada caruurtiina ugudhigiweyseen😮 intaas Qurun iyo Qurmis iyo qaran aanjirin ku afuufeyseen😮 Fadhiya meel. Maanta waxaan mareysaan maalintii Soomaalidii aa hostage iyo Argagixisonimo kuladhecjirteen inaa cafiweydiisanaan. Ilaahayna cafiweydiisataan nabadgalyo iyo magan gashaan😮 Waa dhamaatey ciyaartii😮

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare206711 ай бұрын

    8 bilood ba la garaacaya laascaanood afkeyso markaaga

  • @akh8501
    @akh850111 ай бұрын

    Hadda maxaad sameyseen dadka baad leeyseen Adeerow haddal waxaba tarimaayo maanta ee waxba hala harina. Nabadu waa danta guud....

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah609311 ай бұрын

    Oo furaha nabada sowtuu muuse gacantiisa ku jiray Jamaahiirtuna waa kuwa calaacalkaan kaa keentaye ninyahaw ha is xiijin

  • @msalad6532
    @msalad653211 ай бұрын

    Markii madaaficid Lascaanod lugu garaacayey maxaad u la hadal weeyday muuse iyo kahin Waa adiga calcalaya hadda

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed4247 ай бұрын

    Colaada waxay sii fogaatay markii dhalinyarada calanka sitay dhashiike loogu jawaabay Maalintaas ayay sool gacanta somaliland ka baxday 💯. Waxaa kaloo kasii daran somaliland 15ka sano ee ay sool jogeen dadkii deegaanka may kasban oo isimadii iyo garaadadii may kasban mar walba tuhun baa jiray, Marka dayacaas somaliland bu ka yimid 💯

  • @safiamuse5060
    @safiamuse506011 ай бұрын

    Hal dhinac baa khaldan , sool reerkii lahaa naga baxa bay idin dhaheen markii u dulqaadamwaayeen hal doorkoodii la laayey , maad uga baxdaan , khaladku hal dhan buu ka yimid runta ha la abaaro

  • @Timir104
    @Timir10411 ай бұрын

    Wali wuu hanjabayaa Siday ilatahay Faysal hadii aydan nosodayn Rag ayaa udhiman doona Sidaynta faysal waa nabad Hayntiisuna waa colaad.

  • @abdishakur5064
    @abdishakur506411 ай бұрын

    Xaasha lilahi maxamad xashi wa gobanimo hadlay talada uu so jeediyay wa maqbul dhinaca hartiga lakin maxamad xashiyow nabad maka keeni karta muuse iyo maxamad kahin

  • @abdullahahmad5635

    @abdullahahmad5635

    11 ай бұрын

    Nimaan run sheegin beenbaa u qarsoon labada O'Day ee aad Ka lulataa ma iyagaa dagaalka bilaabay fidnada cidii bilawday ayaa Alle iyo dadkuba ogyihin

  • @mohamedahmedgoobe1738
    @mohamedahmedgoobe173811 ай бұрын

    Nabadu waa sahal. Ku ekoow dhulkaaga cidi kuu imaan meysee.

  • @shamsoibrahim4431

    @shamsoibrahim4431

    11 ай бұрын

    wa Saax taasi lakiin Xududku wa halkee? Sool Sanag iyo Ceyn inta ay ka degan harti ma noqon Kara dhul maamul gala? Ilene dhulku Isaaq Faqi Shine iyo Madhiban +++ idinma raacayane.

  • @mohamedahmedgoobe1738

    @mohamedahmedgoobe1738

    11 ай бұрын

    @@shamsoibrahim4431 Cid israaceysa la iskuma hayo waqtigaan. Waxa meesha yaal waa reer la soo taagan Ingriis baa xad noo soo jeecay waana muqadis inaan tagno whether you like it or not. Iyo reer leh Ingiiskaba dagaal baa naga dhaxeeyay dhul Dhulbahantena ciduu sii. karo ma leh. Nabadu waxeey ku jirtaa inaad ku ekaato intuu Ilaaheey kugu beeray ana sidoo kale. Waxii maamul ku heshiinaaya iyo cidii diideeysaa waxeey ku imaan wada hadal.

  • @user-zh4xu9qf9y
    @user-zh4xu9qf9y11 ай бұрын

    Gacal kuuma nihin ( inan gumeed inan gumeed dhalay ayaad tahay )

  • @abdirahmanquule
    @abdirahmanquule11 ай бұрын

    Tuug beenaale hantidii umada ayaa wax kaa dhigtay is xisaabi adigu oo noo sheeg waxaad ka cuntay umada somaliland

  • @user-rf5bm3ur4n
    @user-rf5bm3ur4n11 ай бұрын

    Mansha Allah tabarka Allah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi11 ай бұрын

    Subxaanallaah maatidii. Sagaalka billood hubka lagu garaacayey maxaad ula hadli weyda ama xaqa uga. Hadli weyday subxaanallaah subxaanallaah ❓⁉️⁉️⁉️😭😭😭😭

  • @maxamedali673
    @maxamedali67311 ай бұрын

    Manshalah walahi waa codkar walalkan rag asagoo kale ah ayaa nabada keeni karah ihahay hanoo badiyo asagoo kale war hishiiya dad wada dhashay ayaatihiin waanada walalkana qaata ilhay takada teeda toosan hadin tuso amiin

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    11 ай бұрын

    Laheshiin maayo ilaa aay dhulkena banaanka nogamaraan maraabno

  • @naasirsulieman8737
    @naasirsulieman873711 ай бұрын

    Hadal waayeel Oo qiimo badan Ilaaahey ha ku xifdiyo

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica548411 ай бұрын

    Ibna Faqri. 70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @moeawale4891

    @moeawale4891

    11 ай бұрын

    Wixii ka dambeeyay 1990 caruurta 80% weeyaan wax barasho asaasiyaa helin. 95% dadku wax caafimaad daryeela aan haystan ama helin. 90% waxa dhalinta bilaa shaqooyinka noqday. Inta yar ee meesha liqiday oo ah 15% iyo dahabshil iyo kuwa kale oo wax cashuura aan bixin nin walba dhowr bagalo buu dhistay dhowr baabuur wuu haystaa. markaasay dawlad isku sheegaya waa dilaalin dilaalini dhashay dhamaantood.

  • @optimisticman1203
    @optimisticman120311 ай бұрын

    faysal bootaan xaqii baa soo qabtay sha allah xaqa ayaa guulaysanaya

  • @moeawale4891

    @moeawale4891

    11 ай бұрын

    Allehe abaallkisai helay. Ninka janaarlkii Afguud ee Samroon ku yidhi iska soo bax ee ku yidhi ma baxayo oo dalkaan iyo dadkan anaa boqor iyo Illah u ah oo madaxaan uga fadhiyaysa waligay. Wixuu xaqdarada ka helu leeyahay adre.

  • @optimisticman1203

    @optimisticman1203

    11 ай бұрын

    @@moeawale4891 dulmiga midhihiisii buu guranayaa faysal bootaan .xaqu ha guulaysto sha allah

  • @halimali8389
    @halimali838911 ай бұрын

    Colaadaas oo aynu wada jir udaminaa waa mid taariikh gobonimo leh dhulbahante uqoronta, soomali oo idilna hurmuud iyo tusaale u noqota. Alle ha ina garansiiyo🤲🏽

  • @abdirahmanabdirizak879
    @abdirahmanabdirizak87911 ай бұрын

    Mohamed haashi, hadal odaytinimo buu yiri, ilaahow labada dhinac ba fahansii

  • @diriyeali-qy5gy
    @diriyeali-qy5gy11 ай бұрын

    Xagiina shallay maxaa daaray cullimada isimadii malaheeyn miyaa manta kuwatuutaha xirtay soo isimadiinii ma aha

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica548411 ай бұрын

    Yaad QALDEEYSAAN. ? Yaad CAWIREEYSAAN. ? Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah. mana HADLI kartiin.

  • @hassansiyatkeinan5041
    @hassansiyatkeinan504111 ай бұрын

    Wlh ninkan qalbigu kahadlay,wallow markii carurta madaficda laladacayay laska xagejirtay

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    11 ай бұрын

    Carurta sow kama horayn kalshale iyo madaxjabiski lascanod tarxilki lascanod inta nin anka hadlin hada hadal uma furna

  • @studioinaalioday6889

    @studioinaalioday6889

    11 ай бұрын

    Waxa tahay dadka beenta ushegan kuwan iyo kuwa kaleba leh ma imikay garwaqsaden ay la imanayan ciyarta xirfadaysan reerki isaaq Wllhi waxa ku dharanaya inay ka badiyen dhinac walba xaga siyasada iyo dagalba dhulbuhante aniga ah nin ciise ayan o qiraya lkn odaygay misha kala taag baryada war dadka la hadlayso wa dad ka aqon badan lkn ha ilawen shalay aye babad kugu imaden lkn manta ha sugen inad isku lamatan balse waxay ka dorbeden midnimade somaliyeed taas isku diyariya reer isaaq

  • @mariaali4935
    @mariaali493511 ай бұрын

    Waxba maydin qaadeen lakiin runtaad aragteen in layskakiin celin karo oo waxaad ahaydeen baa la idin marinlahaa

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse607511 ай бұрын

    Wax laga soo tagay ayuu ka hadlaya in bootan maxkamad ayaa la saraya ninkii waxaas geestay ayaa madaxwayne idin ah

  • @mrazizi583
    @mrazizi58311 ай бұрын

    ALLAH WAA GARYAQAAN CALIM BADAN BALSE YAA HADA COLAADA HURIN NAAYO DAD KAAN HADY COLAAD RABAN BURCO BY NOOGU IMAAN LAHAYEEN ADEER LKN WAA IS QABTEEN

  • @user-mi8wf8gy5h
    @user-mi8wf8gy5h11 ай бұрын

    Walaahi waxaan dareemayaa in soomaali wali ay ku jiraan rag nool waxna maarayn kara nololna ka talinkara hadal wanaagsan oo aad uqiimo badan ayuu soo jeediyay

  • @Somfox1

    @Somfox1

    11 ай бұрын

    Jaw Somali qabyaalad baa dishay iyo madax xun .. ninkan wuxu hadlayaa hada ..8 bilood oo madaafiic lala dhacayey Laascanood lana dilay maati iyo abwaano qaran kama hadal .. Marka Walaahidaada iska hayso adeer

  • @roblox.5881
    @roblox.588111 ай бұрын

    Xagee jirtey markiinintaasodhibabdhacayeen oo.dadka maatada laxasuuqayey

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah609311 ай бұрын

    Mudakar waxay u ahaayeen madaafiicda lagugaraaco habayn iyo maalin masaakiinta

  • @SuldanMahamed-xc9bs
    @SuldanMahamed-xc9bs11 ай бұрын

    Maxamuud Habarjeclo latali iyadaa talo kaaga baahan eel kuna idin kuu idin fadhiyaa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi11 ай бұрын

    Ninkani wakhtiga uu hadlayaa waa goorma subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️ horay inaad kgeyrka uga taliso bay ahayd maanta ‼️ oiislkaamku isku dhamaaday waa two little inaad iska aamusto baa kuu roonayd adeer ‼️❓⁉️‼️‼️‼️‼️

  • @user-mm1oy3zx6f
    @user-mm1oy3zx6f11 ай бұрын

    Ragga aad tirisay mas'uul ayey ahaayeen marka 120 qof Laascaano lagu laayey...iyo markii dambe ee dadka la barakiciyey, hoobiyaha, madaaficdana magaalada lagu garacaayey....!!!! Soo gar ma in cid walba dambiga ay gasho lagu qaado??

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid814211 ай бұрын

    Waa tuug afar kaboodle ah,waa ninkii faraxumeeyey gabadhii shaqaalaha ka ahayd xafiiskiisa haduu dal kale ahaan lahayd somaliland xabsi ayuu ku jiraa waxaa lagu qaadi lahaa sexual abuese madigaa run iyo aayado iyo axaadiis soo daliishan kara tuug

  • @dahirmohamed3148
    @dahirmohamed314811 ай бұрын

    Nin kastaa wuxuu rabo ha sameeyo.fartuu doono ha qoro, Qofkii Allah yaqaanaa amarkiisa ayuu addeecaa(fuliyaa) Allaah halaga baqo.

  • @MahamudMuse-kg4dr
    @MahamudMuse-kg4dr11 ай бұрын

    Waa macquul waana hadal nin wayn balse min dida daab kaydaadan haynin ilaahay hasolan siiyo muse biixi ina kaahin & garaad jaamac Soomaalidana Bo gayda burcad haysu mariyo

  • @dl6937
    @dl693711 ай бұрын

    Yaa nabad diiday? Ma SSC? Beeshu ka dhashay ee Habar Jeclo ayaa colaada Laascaanood aabo u ah. Markii dad maato ah ciidanka Soomaaliland ku duqeynayen 'ciidanka Qaranka' ha la taageero ayuu lahaa. Beeshiisa iyo reer Sheikh Isxaaq runta ha u sheego marka hore, kadib, nabad iyo wax kasta oo sama ugu jirto ummadda ha laga wada hadlo.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla813311 ай бұрын

    wali halkii baadtaagantahay siduu,sayidkii yiri.hhhhhh.

  • @dunidamediatv

    @dunidamediatv

    11 ай бұрын

    Doqon bila caqliya marka hadhaw dhawda laga saaro haso xasusan hadalkan

  • @abdirahmaanabdulla8133

    @abdirahmaanabdulla8133

    11 ай бұрын

    @@dunidamediatv abaarsooy maxaa tiribiguguji hhhhh

  • @dahirmohamed3148
    @dahirmohamed314811 ай бұрын

    Yaa gunnimo dagaalamaya? Meeqa qof oo rayid ah oo xataa dumar ku jiraan ayaa Hargeysa iyo Burco lagu diley?

  • @ubahomar8257
    @ubahomar825711 ай бұрын

    Inaan isdhiganaad rabtaan oo aaad naweerartaan yaayeeli

  • @nuuraali5969
    @nuuraali596911 ай бұрын

    Cidaanka yar yar waa la so deyn dona lakiin faysal iyo kuwa kale ee la mida waa la dilayaa tirkana la soo tagayaa whether you like it or not

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr11 ай бұрын

    😮😮😮 inteey beentu qalbiga idin kaga jirto heshiin meyno hoow 😮Isaaq kuwa hogaaminaya waa munaafiqiiin ilaahay caasiyey daalimiinta isaaq yaan lasiideyn wallaahi yeey iska dhaadhiciyeyn khuraafaad iyo kibir meel ha idingeeyo intaad beenta xukuumada ah sheegeysaan heshiis circa yuu jiraa waxaad heysaan soodaaya😮😮😮😮😮

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi299411 ай бұрын

    Dhagahaagu waxay maqleen kadib 25 kii ogost !!??

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi11 ай бұрын

    Hhhhhhhhh adeer waa goorma waa inoo burco idoorow

  • @fowsiamuhammad6784

    @fowsiamuhammad6784

    11 ай бұрын

    Taasaanuba doonaynaa ee waxaanu eegaynaa sida aad u geleysaan maxaabiista taanu haynaana ay si wanaagsan u noolaato tiinana malinba 10 lala baco waa xeer cusub

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla813311 ай бұрын

    waryaa gun baatahay hasheegan gob matihid ilaahayna kaamadhigin mananoqondoontid abad gunbaad,ahayd.waligaa gobnoqonmaysid.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488311 ай бұрын

    Maxamuud Xaashi Wadadkiihore Jazakallahu Khayr. Caqliba Alle Siiyey Ninkan

  • @zainabguled7344
    @zainabguled734411 ай бұрын

    inta ay ku taamayaan xuduud nabadi ma jirto habar jeclo waa kuwa ssc ay amaan kaladahay cadowga koowaad ee ssc habarjeclo lkn lay colaadsaye waxay ka helaan bay laayihiin

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa135411 ай бұрын

    Munaafaqad iyo calaacal ayad heystaa ina xaashiyow ma hada ayad ogaatey reer sool inad ehel tihiin waxad tihin dhamaantiin reera dhan o wada ciilqabayaal ah Awoodiina wixii ey idingoyso qaata Adeer kala quusanaye an kala qoomama la.aano

  • @fos343
    @fos34311 ай бұрын

    Hadalkaa waxaan u arkaa weerar gaadmo ah oo aan fogeen tolkayow hala feejignaado, waa hadaan aqaan dabacayun🤫

  • @free-thinker1046
    @free-thinker104611 ай бұрын

    Nacaas Habar jeclo orod muse juudaan u nageey. Ina botaan wala toganayaa inshaAllah .

  • @AhmedAbdi-lc2dj
    @AhmedAbdi-lc2dj11 ай бұрын

    Adeer siyaasi iyo hogamiyoow dhaqaan ku sheeg reer somaliland halkaa iyagaa dhigaay Lakin manta la fahaan Dadka reer Somaliland meshaay doonaan ha daganadaan,Waxaay uu danaa nabad ,biyoo nadiif ah ,korantaa jabaan ,shaqoo iyo inuu sadeexdisaa wakhtii wuxuu cunoo inuu heloo nabadnaa Allah ku cabudoow.

  • @fatumaibrahimbarisle4515
    @fatumaibrahimbarisle451511 ай бұрын

    manshallah waana diisa mid la inti faacsado allaha ka dhigo

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle593411 ай бұрын

    Beelweeynta Harti shacab, siyaasi iyo dhaqanba Harti duulaan kuma aha deegaan Reer Shiikh Isxaaq waa walaalo Soomaaliyeed oo colaad na dhexmartay Isaaq iyagaa laga rabaa in eey nabada nala qaataan laga heshiiyo wixii dhacay maxaabiista leeys dhaafsado wanaag kawada shaqeeya from Garoowe

  • @khadariman4561
    @khadariman456111 ай бұрын

    Hadal qiimo leh, oo taariikhda gelidoona, waxaase muhiim ah sidii loo fahmo.

  • @CabdiDeeroow-mx4wl
    @CabdiDeeroow-mx4wl11 ай бұрын

    War ninyow aniga gaaljecel ayaan ahay baladweyne ayaan jooga ninkaan hadalkiisa maxumo dagaalka markow cusbayna muusa biixi runow usheegay wallahi aniga ninkaan madaxweynha soomaaliya halaga dhigaan dhihi lahaay waa nin daacada lkn dalkeenna daacad nimada malaga tixgiliyo wxa maanta wadanka xukuma waa waxii maxakamadaha lasaari lahaay kuwa wadanka askarta uahna waa kuwa wada cabtooy eh oodhaqan cilis in lageeyo looga tiri galay

  • @abdu8591
    @abdu859111 ай бұрын

    30 kii sano ee la soo dhaafay ma arag Hoggamiye somaaliyed oo la mid ah ninkan ❤

  • @mohamedaliahmed3419

    @mohamedaliahmed3419

    11 ай бұрын

    Waa nin yaraantiisii hana qaaday oo rag nabatalis ah hoos joogay lana soo shaqeeyey waa nin aan odhan karo waa raga nool ee maanta somali ka dhex muuqan kara goobaha nabada lagu qabanayo.

  • @mahamedjamaahmed6405

    @mahamedjamaahmed6405

    11 ай бұрын

    Wuxu yahay ba waanu ognhay..... Siyaasigu marka hore ba waa beenalayaal.... Qarnigana Tuugnimo iyo Eex qabyaalesan iyo ina'adeeg bilaa xishood ah ayey Bulshadda Soomaaliyeed la soo hor'fadhistan..... Waa yaabka yaabkis..... Afmiishar bila iiman ah.... Number One Corrupted politician.... Jeelka in la dhiga bey ahayd, kii ino soo horjogsan lahaa maaha... Doorashaddi 2017 ninki muse bixii u xadey lacagti qaranka ee lahaa anigaa ku xadey oo ku soo saarey oo heshis baa inaga dhexeeyey ee igu wareeji Gudomiyha Xisbiga Kulmiye..... muse na yidhi Tuug baad tahay ee tag.... Ninkani waa ninka abuurey mishaakiladan oo dhan from kulmiye one to now waa beenale qabyaaleysta... Habar jeclo wey is ogtahay.... 32 sanno ayey qabyaalad la xanuusanyeen..... ama futada Habar awal ku dhuunta ama isdhiiba wey idinka dhibiqdey zero..... Talo xumo ayad Afmisaharnimo ku darsateen.... From 2010 to 2023 ayaad wadanka walaaqeyseen..... bila faa'ido

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji222611 ай бұрын

    Gacalkayow mayee ayeeyow ader ma maanta koomo ka soo baxday 9bilood wixii socday baad ku qanacsanayd maanta ayaad ilinta yaxaaska igu beerlaxowsanaysaa Jacaylka aad sheegtay Faysal Bootaan waad ka dhex arki doontaa, Munaafaq waanu ku ognahay qof kasta oo reer Somaliland ah oo maanta miyirku u soo laabtay wuxuu noola mid yahay ina kaahin, muuse juudaan, ina baasto iyo ina bootaan.

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi14311 ай бұрын

    Mansha Allah, nabadu waa wax wanaagsan lllaahow Muse Bixi solonsii inuu qaato nabad

  • @omarmohamedhassan9676
    @omarmohamedhassan967611 ай бұрын

    Soomaalidiid Warkiisa Waasaan - Talloow Daadkaan Maxeey Cunaan oo Aqliga Ka Qaaday? Subxaanallaah

  • @abdirahmanesse5246
    @abdirahmanesse524611 ай бұрын

    1, jaamac shbeel. 2,kobra 3,maxamud xaashi Is there any one else. Please let me know

  • @Koritaan
    @Koritaan11 ай бұрын

    Mahadsanid walaal. Warkaaga waan fahamnay, waan aqbalnay Waana Kula qaadanay. Nabad, nabad, nabad. Caaqil wax farad ah oo Soomaaliyeed Ayaan tahay. Adiga iyo noocaagu maanta Soomaaliya Qariib ayay Ku yihiin, wayse imaan doontaa Maslin caqligu shaqeeyo. Mahadsanid walaal.

  • @add-tech

    @add-tech

    11 ай бұрын

    haa waa nin somaliyeed, ee maaha nin Somalilander

  • @Yazzero77

    @Yazzero77

    11 ай бұрын

    Wax Garad Waayo Araga.

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    11 ай бұрын

    ​@@add-techSomalianderku soo somali maaha fikir intaanu hadalku kaa soo bixin

  • @halimali8389

    @halimali8389

    11 ай бұрын

    Colaadaas oo aynu wada jir udaminaa waa mid taariikh gobonimo leh dhulbahante uqoronta, soomali oo idilna hurmuud iyo tusaale u noqota. Alle ha ina garansiiyo🤲🏽

  • @haboon180
    @haboon18011 ай бұрын

    Kan ayaa raba in dalka Maddaxweyne ka noqdo. SNM ayuu ku biiray, marku dagaalku qaraxay Faqash ayuu u soo galay. Waa badaw dhan walba urida. You are either with Somaliland or against. Faqash soo raac.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh580211 ай бұрын

    Mudane,beryahanba hadalo badan baad jeedineysay oo dardaaran ah,laakiin waxaanu ku leenahay halkudhiga odhanaya:TOO LATE THE HERO.

  • @mohamedaliahmed3419

    @mohamedaliahmed3419

    11 ай бұрын

    Marka indhaha dhimbiiluhu ku yaacaan baad ina xaashi soo xasuusan doontaa

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare206711 ай бұрын

    tuugi dadka laysay waa lagu weydiin aakhiro

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle593411 ай бұрын

    Harti nabada diyaar buu yahay reer abtigeey reer Shiikh Isxaaqoow idina qaata nabada

  • @FaysalAhmed-ls4wd
    @FaysalAhmed-ls4wd11 ай бұрын

    War dhinac lahayne Badaw yahaw iska aamus

  • @nadargarrade9543
    @nadargarrade954311 ай бұрын

    Maxaad uga hadli weydey dadkii aad ku layn jirteen laascaanood ee dhaafay boqolaalka Ina xaashiyow waxaagu waa too little too late

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra11 ай бұрын

    Sheekadii ma baryay isku bedeshay. Barigii waxaynu o dhan jirnay maxaa Soomaali nadaba dhigay, maantaa reer SSC ayaa leh maxaa reerkan nadaba dhigay? Ninba waa maalin adduunyadu.

Келесі