No video

Gabayada ugu miisaanka weyn Maansadii Samatar Baxnaan"Abwaan Axmed Farax cali" Idaajaa"

#subscribe_like_share_comments#
Gabayda ugu miisaanka weyn Maansadii Samatar Baxnaan"Abwaan Axmed Farax cali" Idaajaa"
• Gabayada ugu miisaanka...

Пікірлер: 148

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq2483 жыл бұрын

    samatar baxnaan libaax buu ahaa ilaahay hau naxariisto anigu gabayadiisa waan jeclahay

  • @mustafeali6980
    @mustafeali69803 жыл бұрын

    Idaja ilahay hasiiyo cimridherer waa nin igu wayn shakhsi ahaan

  • @abdifatahibrahim5399

    @abdifatahibrahim5399

    3 жыл бұрын

    Aaamiin aamiin

  • @mohamudmohamud2534

    @mohamudmohamud2534

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @suldaanburhaan9765
    @suldaanburhaan97653 жыл бұрын

    Mnsha allah alle ha unaxariisto awoowe samatar baxnaan

  • @mohamudmohamud2534

    @mohamudmohamud2534

    3 жыл бұрын

    Aamiin illaahey how naxariisto

  • @moogeyaab4272
    @moogeyaab42723 жыл бұрын

    AUN samater Baxnaan iyo Osman Baxnaan Waa raggii ugu danneeyey reer Buuhoodle ee fahansanaa meesha loo soo socdo iyo soomaali weyn

  • @abdifatahmohamed148
    @abdifatahmohamed1483 жыл бұрын

    ABWAAN SAMATAR BAXNAAN ILAAHAY HAKUU NAXARIISTO❤❤💪🐎🐎

  • @AhmedMohamed-zu7dm
    @AhmedMohamed-zu7dm3 жыл бұрын

    Aabaha ilaaliyaha suugaanta somalida. Idaajaa laaantii afku waa lumi lahaa. Long life idaajaa the father of somali literature.

  • @ahmedfaarah7004
    @ahmedfaarah70043 жыл бұрын

    Gambaleelka naga daaya walaal aan hadalka dhagaysannee.

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Haye sxb hada waan ka daynayba

  • @xaddedarwiish6256
    @xaddedarwiish62562 жыл бұрын

    Masha Allah waa wax aad u muhiim ah in loo khidmeeyo suugaanta afkeena sayna u dhumin

  • @faisofarah4382
    @faisofarah43823 жыл бұрын

    idaajaa waa abwan aan jeclahy habka uu hadalka udhigo iyo erayada uu adeegsado

  • @mohamudmohamud2534

    @mohamudmohamud2534

    3 жыл бұрын

    Wuu falkiyaa erayada waa abwaan qoraa iyo taariikh yahan

  • @guledyare6234

    @guledyare6234

    4 ай бұрын

    Waar waxan dhiman muxu aha video gambalelkasan unacnay ee kada dadka haka dhagaystane wax la flow gareyana matihide

  • @abdinasir2877
    @abdinasir28773 жыл бұрын

    abwaankii wynaa ee reer buuhoodle

  • @keysejama5286
    @keysejama52863 жыл бұрын

    Salaan Carraby ayuu ugu horaysiiyey raga gabayaagu jeclaa murtidooda

  • @soulehassan
    @soulehassan3 жыл бұрын

    Barnaamushkani wuxuu ahaan lahaaba qowqow ayaan u bakhtiiyay!

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed5563 жыл бұрын

    vedioga maxaa la dhagaysta jalis baa naftii noo keenay ee

  • @burcokibir894
    @burcokibir8943 жыл бұрын

    Anaguba hablaa waa qabnaa waana qarinaaye >>>> gobanimo HY

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji70852 жыл бұрын

    Waxaa farxad ii ah in aan kulankaan soo qabanqaabiyay! Samater Baxnaan anigu waxaan ku jeclahay hadalkiisu fasiraad badan uma baahdo

  • @cabdihaji6605

    @cabdihaji6605

    Жыл бұрын

    Buugan halkee laga helaya

  • @salmanhaji7085

    @salmanhaji7085

    Жыл бұрын

    Nairobi waad ka helaysa waan hubaa, Magaalooyinka waawayn ee dalkana waa filayaaa, Malahayga Amazonna waa lagu iibshaa!

  • @shugriabdiali5586

    @shugriabdiali5586

    Жыл бұрын

    ​@@cabdihaji6605

  • @maxamedattack1916

    @maxamedattack1916

    8 ай бұрын

    Xge ka heleya iminka wlo

  • @mustafeMS
    @mustafeMS3 жыл бұрын

    War waxba lagama dhagaysan karo wixiiba waad ku ciyaartay malaha videoga waad soo xaday 😂 dhey dhey badanaaa 🛎🛎🛎🛎🛎🛎🛎

  • @abdirasaksalah3172
    @abdirasaksalah31723 жыл бұрын

    Gambaleelkan xun maad ka daysaan!? wxaasaan KZreadlayaal u nacay! dhegihii baanu beelnay.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub3 жыл бұрын

    Idaa Jaa, nin qabyaaladi qalbigiisa jiifto,

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Caqligaga weeye

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    @@WaddaniSomalitv Truth hurts! Hurts your little fealings eh?

  • @deeqadan9672
    @deeqadan96723 жыл бұрын

    Wlhi wan la laabtay like-tii iyo subscribe-ka an idin saray wayo wixina wa wadna qabad

  • @gambool-

    @gambool-

    Жыл бұрын

    Wallahi saaxinow anba wan so kirahsaday sida aay nooga soo celceliniyaan

  • @khadarabdisalan1512
    @khadarabdisalan15122 жыл бұрын

    In aad soo qortid "gabayada ugu miisaanka weyn ee Samatar Baxnaan" waa gef iyo qalad aan loo dulqaadan karayn, waayo gabayada Samatar oo idili miisaan bey lee yihiin oo ma kala dhacaane.

  • @ayubally5248
    @ayubally52484 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @elmiahmeddirie9140
    @elmiahmeddirie91403 жыл бұрын

    Waan daawan lahaa lkn wax badso wax beel bay leedahay gambaleel baan waxba laga daawan karayn qofki daawo isdhahaaba wu iska joojinayaa

  • @cabdilahixasan5151
    @cabdilahixasan51515 ай бұрын

    Maanshaa alaah waa nin aad uculus axmed faarax idaajaa

  • @Tasniim1
    @Tasniim13 жыл бұрын

    Cariishkaaga Saaqa dheer fadhido caano ha udoonan AUN ayeyday Aabo iyo awowgay Aabe Samatar Rabi ha unaxariisto 'Awoowe iyo ninkii habaarkii ayay labaduba islaheleen Awoowe geelii baa kalumay ninkii kale isna ugaadhii ayuu soo diliwaayey oo falaartii uqaban weyday. Markii dambe way isuduceeyeen Geeliina waa lahelay isagana ugaadhii buu soo gabraartay oo soo dilooday

  • @cabdillahiahmed4888

    @cabdillahiahmed4888

    3 жыл бұрын

    Gabayaddii ducada ay isu tiriyeen mahaysaa

  • @wadanigadalka4283
    @wadanigadalka42833 жыл бұрын

    Waa barmamij fcn sxpi. Lkn nio bell ka kadaa, qawda miidhan weeyoo Dhegahiba na xanuunay sxpo

  • @abdurahmanabdiaziz6823
    @abdurahmanabdiaziz68238 ай бұрын

    Awoowgay abwaan samatar baxnaan allow ku naxariiso

  • @cabdixakimcabdale6676
    @cabdixakimcabdale66763 жыл бұрын

    Seewax idinkayihiin ganbaleelka marwalba soocelinaysaan kadaaya

  • @asadaden

    @asadaden

    3 жыл бұрын

    Editing ga baa ku cusub

  • @sawdoabdulahi7354
    @sawdoabdulahi73544 жыл бұрын

    Gumaysigaa ilaahay baa gabdhaha ka saaray hada waxaan haysanaa niman naga hortoosa oo cuntada noo kariya

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    4 жыл бұрын

    Qaar baan haysan wali hablaha

  • @gacmadheere2504
    @gacmadheere25043 жыл бұрын

    Msha allh idaajaa waa libaxa afka somaaliga

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag32723 жыл бұрын

    Ninkani wuxuu ururiyaa suugaanta daaroodka wuxuu wax ka qoro iyo wuxuu waraystaaba waa daarood Waa qabyaaladayste suugaantii iyo saxaafadii Kharibey oo u adeegsadey ujeedoooyin qabiil waa cunsuri ay madaxmartey qabyaaladu

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Waa Aragtidaada

  • @abdi1502

    @abdi1502

    3 жыл бұрын

    Aftaag beenaale baad tahay

  • @HassanMohamed-tt4tz

    @HassanMohamed-tt4tz

    3 жыл бұрын

    Qabyaalad maaha lkn sedax qabiil Ayey u badan tahay suugaanta waa ogaaden, isaaq iyo dhulbahante, oo raga gabayada tiriyey ka soo jeedaan. Waa qabyaalad MA dhihi karno.

  • @Moha-mf2sv

    @Moha-mf2sv

    3 жыл бұрын

    war doofaaryohow dadka xanuunka iyo qabyaalada ka la tag ninkani wa wadani soomaliyeede sugaantana wu uruuriyaa

  • @aa.aftaag3272

    @aa.aftaag3272

    3 жыл бұрын

    @@Moha-mf2sv jumca mubarak waar shaydaanka iska naar oo cayda naga daa

  • @ayaanleabdullahi9638
    @ayaanleabdullahi9638 Жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed3 жыл бұрын

    Idajaaa long life what a lagend👍👍👍

  • @hidda-raacofficial
    @hidda-raacofficial4 жыл бұрын

    MAHA ALLAAH ABWAAN IDAAJAA ALLAHA KU BARAKEEYO

  • @mohamedcidhib
    @mohamedcidhib3 жыл бұрын

    Samatar Baxnaan iyo Aadan Carab Abwaaniintii Geyiga Ciideed Eebboow u naxariiso. Abwaan iyo Qoraa Sare Axmed Faarax Cali "Idaajaa" Eebbe haku dhawro taariikh badan ayuu wax ka qoray runtii oo la'aantiis lumi lahayd.

  • @user-yb5bi3ek4c
    @user-yb5bi3ek4c11 ай бұрын

    Miiko horta xagee la yidhaahdaa sugaanta ayay ka buuxdaa fadlan iiga soo jawaba cidii garanaysa

  • @mankaofficial1251
    @mankaofficial12514 жыл бұрын

    Abwaan cimrigji hajiro

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse3 жыл бұрын

    Qofka samaystan youtube kan, gabbaleelkan Aad khasabka nagaga dhigayso naga jooji, ogow waxad meesha gelisay meelo kale ayaan ka helaybaa ayagoo aan dhegaha gambaleel nagaga dhicin.

  • @somalisomali5161
    @somalisomali51612 жыл бұрын

    Jiko huteel in lagu dhex duubaad moodaysaa kuwo gaajo ah ayaa soo galiyay, wacadalle waan dhagaysan kari waayay daawanka dhalaw leh idinka xidhmau jannalku idam alle

  • @mohamedosman2064
    @mohamedosman2064 Жыл бұрын

    Bell ka ayaan waxba lamaqli lanahay 😢

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel50983 жыл бұрын

    Gam baleel baad nagu waasha

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Sorry masuul waan kaday nay hada

  • @xogbaar
    @xogbaar Жыл бұрын

    Markii aan wada dhagays tay googoos yada uu sheegay ee nin kaa la xariira horto gabay wuu yaqiin lakin gabayada la sheegay gabayo nin rageed maaha umana dhawa wax taariikh la galiyana ma mudna mar uu gabadhii uu qabay caayay mar uu sheegtay rati uu waa bixiyay nin kiina habaaray ma uu nin hal asaga siiyay oo walalkii ah afxumo ugu amaal guday meeshaas hadal nin rageed iigama soo bixin waxaase dhici karta in idaa jaa isku qasay

  • @saeddini8041
    @saeddini80414 жыл бұрын

    Abwaan somali aysan ka maarmin

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k2 ай бұрын

    Dhawaaqa Dawinka iyo Music ka saar meesha.

  • @walaljiro8447
    @walaljiro84473 жыл бұрын

    War waad kudheeshay 🛎 gambaleelka Aad kuxidhay baan wax lala maqleyn 🤦🏼‍♂️🤦🏼‍♂️🤦🏼‍♂️

  • @omarahmed83
    @omarahmed832 жыл бұрын

    Subscribe-ta inaan kaala noqdaan ku dhawahay haddaad naga daynwayso "Subscribe" saartan dhagaha na qarxisay eed muuqaalka 100 jeer ku dhex xustay!

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    2 жыл бұрын

    Cafwan masuul

  • @viewabdiwaliqalbisafi6508
    @viewabdiwaliqalbisafi65084 жыл бұрын

    Abwaan cimrigaa hajiro

  • @biledalmar
    @biledalmar Жыл бұрын

    War ma waxaad ugu talogashey inaan la dhegeysan jeles ayaad dhegaha nagu xanuujisee...

  • @samdaani
    @samdaani3 жыл бұрын

    Bellka xir qalow badanaa

  • @musttafemahamed4858
    @musttafemahamed48589 ай бұрын

    Dhaw dhawda Ka xidh gabayga video dib usoo gali

  • @boramarealestate
    @boramarealestate3 жыл бұрын

    Reer baadiya thy, ganbaleelka kadaaya

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Жыл бұрын

    Gabayada dhammays tir ama kadaa laaxinka

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 Жыл бұрын

    Abbaaha Af-ka Soomaaliya haddii uu jiro Idaajaa baan anigu siin lahaa

  • @abdirahmanmacalin599
    @abdirahmanmacalin5992 жыл бұрын

    Inadeer JallasB Baad Nagu Waashay in Ladawado Video Kumaadan Tallo Galin Baan Filayaa🌚

  • @Roobleh

    @Roobleh

    2 жыл бұрын

    Waan la yaabay ana arinkaas

  • @anahj9790

    @anahj9790

    9 ай бұрын

    Wlhi jallas baan ka daawan kari waayay

  • @aminaabokor6384
    @aminaabokor63843 жыл бұрын

    Awoowgay yowle alle haku naxariisto

  • @abdiganiolujog9020
    @abdiganiolujog90203 жыл бұрын

    sxb ka daaa plz ganbaleelka codka leh dhagahaa naxanuunay gabaygaba waa noo dhadhamiwaaayay

  • @MohamedBtc
    @MohamedBtc Жыл бұрын

    Buuga magacii ina ader

  • @sadikmohameddoumal9440
    @sadikmohameddoumal94402 жыл бұрын

    Bellka maxaad ugu furteen waad xumauseen dhigaysiga

  • @omarmuawiyefarahhassan6367
    @omarmuawiyefarahhassan63672 жыл бұрын

    In la dhageysto ugumeydan talo galin malaha

  • @CbduLaahidaahir
    @CbduLaahidaahir Жыл бұрын

    Asc

  • @mataanraage8255
    @mataanraage825510 ай бұрын

    Qeylada gambaleelka nagaa gabayada iyo sheekadu waa macaan tahay laakiin jalas gambaleel baad nafta nagaga qaaday iyo qeylo

  • @qalbisame9324
    @qalbisame93243 жыл бұрын

    Adeer subscarbka majanaad kutagi hadana qaylobadanaa gambaleelka Halmar kugu filan ama labo Lakin inuu caqliga laabto lama rabo

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Sorry wan kadaynay hada

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme2 жыл бұрын

    gambaleel daraadeed ayaan loo dhegaysan karo waayey.

  • @faacfaa5232
    @faacfaa52324 жыл бұрын

    Guulayso

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed5563 жыл бұрын

    Waddani Somali Tv war inadero ilahay baa subscribe bixiye alarmka ka saar Vedio

  • @cabdixakimcabdale6676

    @cabdixakimcabdale6676

    3 жыл бұрын

    Inader dhagahaa iguxanuunay

  • @Moha-mf2sv
    @Moha-mf2sv3 жыл бұрын

    war wxu mxu video saas ugu galay kan wa heer baadiye war bellka ka qaad aad dadka dhegaha ku xanunjisay allah dhegaha ka gooye

  • @omarmuawiyefarahhassan6367
    @omarmuawiyefarahhassan63672 жыл бұрын

    Aar waxa kan naga daaya maba ka dhageysan karnee gambalelkan mala yacan ka ah

  • @suadaahmed11ahmed46
    @suadaahmed11ahmed462 жыл бұрын

    Bell ka nagada

  • @gambool-
    @gambool- Жыл бұрын

    Wixi an dhgeysan lahaynba subscribe buu nagu dilay walle inan meel kuu daareynin

  • @mohamedtimacade5282
    @mohamedtimacade52823 жыл бұрын

    Waataan cadaabkii tagaa waankuceliyaaye 🤣🤣🤣

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr013 жыл бұрын

    Ina aderw dhowr jeer baa gayay an qoran laha iga dhex galay ganbaleelkaas subscribe ta aad ku raadinayso . Tuduc dhan baa hada gabay an qorayey fahmi wayey. Fadlan kadaaya bahalkaas ama marka u horaysa iyo marka u danbaysa kuso dara 🙏

  • @maxamedcali5676
    @maxamedcali56764 жыл бұрын

    Cajab

  • @abtionzehilali9221
    @abtionzehilali92212 жыл бұрын

    Gambaleel ka codkuu haleenayaa, murti fcn baa ka socoto mesha balse qaylo 🔔

  • @cumaryaasiinwarsame7253
    @cumaryaasiinwarsame72533 жыл бұрын

    gambaleelbiinu nagu dhaga beeliseen

  • @keysejama5286
    @keysejama52863 жыл бұрын

    Yaa Samatar iyo Yawle gabayadooda u gar naqay? Halkee se ka dhacaday? Idaajaa malaa adaa iska samaystay taas siday caadadaadu ahayd

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed47603 жыл бұрын

    Awbanka markan arkay ayan mesha kuso orday lkn waxad kuhaleys alamka waba dhgeysan wayay alamka miyan dhageysana dhagihi naxanuny

  • @mohamedlibaan6837

    @mohamedlibaan6837

    3 жыл бұрын

    mayla aragtay

  • @moogeyaab4272
    @moogeyaab42723 жыл бұрын

    i hate stupid sound bell ring

  • @yousofosman9468

    @yousofosman9468

    5 ай бұрын

    Ax Bell ring 🤯

  • @abdifatahhassan8243
    @abdifatahhassan82433 жыл бұрын

    gambaleelku maad ka xirtaan

  • @abdikadirmaxamed4274
    @abdikadirmaxamed42743 жыл бұрын

    Waxba lagama dawaankaro gambaleelkan daqiiqad kasta ka dhawaajinaysa dhaga xanuun ka qaaday videoga waxaasa qiima dilay dawashadiisa

  • @Nagaadtv
    @Nagaadtv3 жыл бұрын

    suugaan quruxbadan

  • @khadarsiciidaadan6623
    @khadarsiciidaadan66233 жыл бұрын

    Waa nin qabyaaladayste ah waayo way yartahay inta uu abaanada isaaqa ka hadlo daaroodkana xataa iyaguu taariikh u sameeyaa waan dareemay tollow ma xargagaa ku xar dhan

  • @faacfaa6523
    @faacfaa65234 жыл бұрын

    Tixo qurxoon

  • @issaahmed4640
    @issaahmed46405 ай бұрын

    Gambaleel badana wuxu...shit

  • @yasinabdigeele7922
    @yasinabdigeele79223 жыл бұрын

    Inaan dhagaysto Baan damcay laakin jalas baad nafta kaga qabateen. Waxaan idun ku latalin lahaa kadaaye jalaska hadaad islaam tihiin

  • @Wonderer224
    @Wonderer2243 жыл бұрын

    War waxba la dhegaysan waayaye sanqarta badan maad naga deysid.

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Sorry sxb gambaleel baa si qaldan ugu dhacaye raali ka ahow dhamaantiinba

  • @nabadnolol1145
    @nabadnolol11453 жыл бұрын

    rag is yaqaan ah

  • @abtionzehilali9221
    @abtionzehilali92212 жыл бұрын

    Bell ka naga daaa

  • @mursalismaaciilcabdile8366
    @mursalismaaciilcabdile83663 жыл бұрын

    Naga kala daa

  • @Badraawi
    @Badraawi2 жыл бұрын

    Waar hooyadiin wase dhawaaqan jalaska ah naga joojiya badawyahay

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    2 жыл бұрын

    Kkkkk haye adoon nacaayin maad noo sheegtid

  • @Badraawi

    @Badraawi

    2 жыл бұрын

    Xaal qaata lkn wlhi jalaska dartii waan dhagaysan kari waayay waanan ka baxay ee fadlan ka saara.

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub30192 жыл бұрын

    Yawle

  • @maxamedxuseen7369
    @maxamedxuseen73693 жыл бұрын

    Please dawankan codka ka daaya hal mar ama sawir baa idinku fila waxaa ujeedaa subscribe

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Thanks 👍 waan kadaynay hada wll

  • @inaahmed2349

    @inaahmed2349

    3 жыл бұрын

    @@WaddaniSomalitv RaggaNiMo 😅

  • @mohammadabdirsdhidfaarah8697
    @mohammadabdirsdhidfaarah86972 жыл бұрын

    asc wr wb wll illhay hakaa abaal mariyo sida wngsan ee aad gabaya iyo tarikhaha somaliyed aad noogu soo gudbin. wll lakin hal codsi baan wataa ganbaleelka Subscribe ka codkiisa gaabi waayo si wacan looma dhegaysan karo marka uu sanqadhayo mahad sanid

  • @caliismaaciil336
    @caliismaaciil3363 жыл бұрын

    Video gu saqadhbadna waxba lagama dhegaysan karo.

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Sorry wixii qaldan waan saxaynaa

  • @faaf4023
    @faaf40234 жыл бұрын

    Idaajaa madaxaa haraago

  • @mahadow1
    @mahadow12 жыл бұрын

    Gambaleelka qeyladiisa ayaan ka dhegeysan waayey, ka dibna waan iska damiyey 😡

  • @dauddolal1050
    @dauddolal10502 жыл бұрын

    Gan baleel badnidaa subscribe ayan dahay hadana wan celiyaay.

  • @viewabdiwaliqalbisafi2933
    @viewabdiwaliqalbisafi29334 жыл бұрын

    Suugaan macaan dheh

  • @abdirahmanmahadabshirgurey5724
    @abdirahmanmahadabshirgurey57242 жыл бұрын

    Videoga wlhy ciil ba ladhamesan wayay gambalelkan naga daaya 😡😡

  • @waxanimacagahaygiibaa2814
    @waxanimacagahaygiibaa28143 жыл бұрын

    Intaan daawado ayaan waliba subscribe idiin saari lahaa haddii gambaleelkaas karaahiyada aha naga dayn lahaydeen. Fadlan muuqaaladaada danbe ka daa, haddii kale adigaaba dadka iska eryaaya.

  • @WaddaniSomalitv

    @WaddaniSomalitv

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid talo wacan bad nasiiyey

  • @abdiyusuf5594

    @abdiyusuf5594

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk arikaasi waa gar

  • @Saidsanka
    @Saidsanka3 жыл бұрын

    Meesha Qeyla badanaa mar danbe soo geli mayno nabadeey

  • @cabdikaafi8031

    @cabdikaafi8031

    2 жыл бұрын

    War meeshu weeylo badanaah mar danbe soo gali maayo

  • @cabdirisaaq7058
    @cabdirisaaq70583 жыл бұрын

    Haaye qayladan ayaan lava dhegaysan karayn subscrebe Saar ka daaa chanelka