No video

GABADHII DUMAASHIDEEDA NICBANEED MAXAA KU DHACAY? *JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*:: DR AHMED AL-YAMANI

Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Пікірлер: 134

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed48833 жыл бұрын

    Subxanallaah waciyaadu billaahi rabil caalamiin qof tarbiyo leheen waye Kibir Alle Ayuu u sugnaaday walahi dumaashiyaalkeyga midba mid kale wey iga dhawdahy saxiib ey ii yihiin sidtooda ey igu qarsadaan iyagoo walaalo ah wax ey isku sheegan ey ii shegtaan dumaashiyaal igama ah saxiibo is jecel aa nahay Allow cimrigooda dheeree barakona ugu dar Masha.Allah

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali98543 жыл бұрын

    Masha Allah shiikh Allah hakuxiftiyo

  • @akleemamohamed6596
    @akleemamohamed65963 жыл бұрын

    Sheekhoow Alle haku xifdiyo horta sheekh qisooyinkaagu waxay u badanyihiin gabadh wax xumaysay ama la furay sheekhoow qisooyinka raga soo gali raga naga dulmi badaneee

  • @maryamamohammed5048

    @maryamamohammed5048

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhh

  • @saharamaalim3856

    @saharamaalim3856

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @ardoahmed3070
    @ardoahmed30703 жыл бұрын

    Masha allah dr.ahmed yaman jizakalahu Kheeyr

  • @riyaadmaxamedxuseen7893
    @riyaadmaxamedxuseen78933 жыл бұрын

    Mash Allah sheikh Ahmed alle haku xafido

  • @fartusaid8054
    @fartusaid80543 жыл бұрын

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah

  • @izoohassn6994
    @izoohassn69943 жыл бұрын

    Doosnimo waye wxasba dulmi ween ayey sameyte 6 wxan kafaiday in qimahada aad dad indhahoda karadinin ee aad karadisoo damiirkada sbt nagtn aydhahde itus ina ihtimam ina isine aa arken labo xujo kentabe 7 indadka aad sarto misanka aad adigu nftada aadsaari rer faqir waba oga kulaha wxas kibir waye wa camalu sheydaan korhosba Allah gabdhahena xaqa tusiyo jumcadan jicmadeda Nabd iyo cafimd ha nagu grsiyoo dhamntin juma Mubarak اللهم اعزّإ سلام و المسلمين 🤲🤲🙏🙏❤❤❤❤❤

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    Masha’Allah Allah Ku Xifdiyo

  • @amalabdinoor9910
    @amalabdinoor99103 жыл бұрын

    subxanallah ! naagta dulmi badanaaa acuudu billah ! ala naagaha qaaar waaa caqli liiitaan walhi bismillaah allow adaan kaa magan galay . bal wiilka hooyadiis iyo walaashiis fiiri oo laquuri karin reeer macan ah . axxx calaf daranaa doqontah .

  • @aminoabdullah1172
    @aminoabdullah11723 жыл бұрын

    Msh allh allh ha ku xafido sk

  • @queenema216
    @queenema2163 жыл бұрын

    maasha allaah sheq axmad alyamaani allaha kuxifdiyo aaaaamiin

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey21723 жыл бұрын

    Waa qiso xanun badan sheikha shukran

  • @iqromuhudin3052
    @iqromuhudin30523 жыл бұрын

    Jazkallahu qeyran shekh

  • @FAADUMOBEATYSALON
    @FAADUMOBEATYSALON3 жыл бұрын

    Jazaaka allaah khayr

  • @munabazhe6427
    @munabazhe64273 жыл бұрын

    Jasakallh khayr sheekh

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad83643 жыл бұрын

    Jazaakallaah kheyran

  • @zamzamomarhassanomer5835
    @zamzamomarhassanomer58353 жыл бұрын

    Jumca mubarik Maschallah sheq jizakalah qker rabi ha ku xiftiyo

  • @hibomohamed4375
    @hibomohamed43753 жыл бұрын

    MashaAllah wa Qiissa Cibraqadhasha Mudhaan

  • @naciimobarre3843
    @naciimobarre38433 жыл бұрын

    ماشاء الله. جزاك خيرا في الدنيا والآخرة

  • @fatumahassan8054
    @fatumahassan80543 жыл бұрын

    Jazakallah qeyr Sheikh

  • @safiyocabdikaabe8472
    @safiyocabdikaabe84723 жыл бұрын

    Jasaaka allah sheekh Allaha ku xifdiyo Aamiin yaa Allah allow kudhowr

  • @aminomohamed2394
    @aminomohamed23943 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh waa qiso xanuun bdn Allah ka abaal mariyo aduun iyo aakhiraba insha Allah

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    Allah Ku Xifdiyo

  • @iqromuhudin3052
    @iqromuhudin30523 жыл бұрын

    Masha Allah shekh allah kuxifdiyo waa qiso xanuun badn

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman88693 жыл бұрын

    Subhanallah waxa fican inlays ixtiiramo Ninka hoyadisna WA hoyada okale Hala Kala danbeyo odhan laha anigu nimanku sidaso kale markaydhacdo midna eyey uhilin E sidu xaqu yahay haw hadalan inshALLAAh walahu aclam shekhena jasakallahu khayr ❤️❤️❤️❤️

  • @maamaabdiaziiz6382

    @maamaabdiaziiz6382

    3 жыл бұрын

    w Weekend with

  • @hibamuhudin4014
    @hibamuhudin40143 жыл бұрын

    Shekh jazakallah Kheyr runtii waa Qiso xaanuna badn ilahay ha inaga dhigoo mu xasiinina dadka wanaajiyo mar walbo aqalqada wanaagsan Ayaa fiican iyo tanaazul 🙏

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    Allah Ku Xifdiyo

  • @hibamuhudin4014

    @hibamuhudin4014

    3 жыл бұрын

    @@AhmedAlYamaani Amiin 🤲 shekh

  • @suweydahali1482
    @suweydahali14823 жыл бұрын

    Sheekh Ahmed kheyr badan allah haku siiyo waxbadan ayaan ka faa,iiday jimco walba iyo qiso cusub

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre16103 жыл бұрын

    Asc, haddii aad rabto in lagu sharfo waa in aad sharfato qofka kale dhinac kasta ha kaga yimado. Kibirkana waa xadkudub xad dhaaf ah.jizaaka laah

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    Masha’Allah Allah Ku Xifdiyo

  • @barlintahilil5167

    @barlintahilil5167

    3 жыл бұрын

    Kibiraka mafiicna

  • @barlintahilil5167

    @barlintahilil5167

    3 жыл бұрын

    Shiiiq isoduceey

  • @saraar1845
    @saraar18453 жыл бұрын

    جزاك الله استاد احمد

  • @hodanhassan2484
    @hodanhassan24843 жыл бұрын

    😥😥 ilaahay dhinyarad meel kheyr qabo marih adigaa caadil ahee kuli muslimiinta oo dhan Aamiin

  • @jawahirabdi9063
    @jawahirabdi90633 жыл бұрын

    Shiikh khayr badan alle haku siiyo amiin yarabi

  • @shucaybmohamed2137
    @shucaybmohamed21373 жыл бұрын

    NO. 6. Waxaa laga baranayaa :- inuu qofka qiimihiisa uusan hoos u dhigin, oo uu ilaaliyo cirdigiisa iyo sharaftiisa. NO. 7. Waxaa laga baranayaa :- qofka hadaad qiimayso, qiimihiisa in ka badan doqon ayuu ku moodayaa iyo inaad u dhimanayso. wax walba oo xadkiisa la dhaafiyo way xumaadaan. Shaaha ama coffee hadii sonkorta laga badiyo lama cabi karo. NO. 8. Walaalaha iyo waalidka in la qiimeeyo, waayo xaq ayeey kugu leeyihiin. Inaad walaalahaa ama waalidkaa qof dartiis u xumaysid ama u liidid waa khalad.

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah34413 жыл бұрын

    Masha allah thank you sheikh

  • @farhiahassan5477
    @farhiahassan54773 жыл бұрын

    Masha allah sheikh jazakallah

  • @saidshuriye3874
    @saidshuriye38743 жыл бұрын

    jasaka laah shiikh

  • @hibobeauty3635
    @hibobeauty36353 жыл бұрын

    Jazaka Allah sh Ahmed

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh53963 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @zahraadanisxaaq2383
    @zahraadanisxaaq23833 жыл бұрын

    Masha allah qisadu waamuhiim allaha kuxifdiyo shiiqow 🤲

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @user-fu3wp1de8x
    @user-fu3wp1de8x3 жыл бұрын

    Jazakallah khery

  • @fadma638
    @fadma6383 жыл бұрын

    Jzkllah kheyr 💕

  • @sagalmaxamedcumar7141
    @sagalmaxamedcumar71413 жыл бұрын

    Jazaakumulaahi kheyr Shikh Ilaah ha kuxafido

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68213 жыл бұрын

    Wcs sheeq masha jimco Mubarak sheeq Allah jizakalaha qeer ilahey haku xafido Aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    Allah Ku Xifdiyo

  • @saidaomar5674
    @saidaomar56743 жыл бұрын

    Maashalah walalkey warutaa walahi sodohdey ayaan adunka ugujeclahay alow iixafid asc

  • @fouziyacomedian2144
    @fouziyacomedian21443 жыл бұрын

    MASHA ALLAH. MASHA ALLAH QISADAN. WETAWETY. MASHA ALLAH. WALAL. XOR USOCO

  • @famayabdiraman8408
    @famayabdiraman84083 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh

  • @Nevergiveup-ro3lu
    @Nevergiveup-ro3lu3 жыл бұрын

    Masha Allah baraka Allah

  • @drsikraanalawi4894
    @drsikraanalawi48943 жыл бұрын

    Masha allah ader axsanta

  • @amatullah3491
    @amatullah34913 жыл бұрын

    Sheikh Allah ku xifdiiyo adiga iyo familygaga🥰

  • @xaawomahamed9598
    @xaawomahamed95983 жыл бұрын

    hormar wacan wll

  • @fadumaali300
    @fadumaali3003 жыл бұрын

    Bismillaahi waxey ahed gabadhi xun illaahey waxa sana illaahey waxa hanogudaro

  • @maryuumahajji8855
    @maryuumahajji88553 жыл бұрын

    tan aney iku dhacday wil ila dhashay o adunka ijeclaa iney iku dirto wax walbo nakala geyn kara wey saneyse lkn hora loyiri sir maqabe saab baa biyo ucelsha aqiran dhagarti ey imalegtay iyada kudhacday alx wllkey dib ban umidownay dad isla dhashay ayaga uun ba isku haraya aqiiran mhdsnid shekh.

  • @nafisomaxedmuuse4732
    @nafisomaxedmuuse47323 жыл бұрын

    Gabadhaas waa gabar aan diin laheyn waayo dulmigu waa mugdiyo maalinta qiyaame mida kale waa gabar respactigu ku yaryahay

  • @adootiialleadoontiialle5171
    @adootiialleadoontiialle51713 жыл бұрын

    asc sh.kh ahmed jazakallaah

  • @safaabdi9731
    @safaabdi97313 жыл бұрын

    Asc. Kibirka. Hales. Kadafo. Dadkana cafi. Walal. Sheekh. Jasakal. Laah. Ad. Umahadsatahay

  • @daganhaaji9442
    @daganhaaji94423 жыл бұрын

    waa famil ad ufican masha allh

  • @suhurali3031
    @suhurali30313 жыл бұрын

    Shugran

  • @keefcumar6200
    @keefcumar62003 жыл бұрын

    Wllhi sheekh waan Runta

  • @hawanur6454
    @hawanur64543 жыл бұрын

    Masha aallah shekh

  • @umumaxamedchannel8680
    @umumaxamedchannel86803 жыл бұрын

    anigy dumashiday idaba dhigatay mar waxay igu samayn majirto heer waxan gadhay an. ugu cararo meshay jogtay in muda ah an kala maqnano ninkaygi iyada awgeed ninkaygu wuxu umalayn jiray inan ani necebahy walashiis lkn alxamdulilah ilahyban talo sartay waxanan kabaeyay ninkayga inu ilahy tuso xaqiiqda walashiis wayo isagu waxa uu amin sanaa inay tahy qof fican oo walalked iyo xaskisaba jecel lkn isma warerin waxan go,an saday inan tago wadanki oo walidkay utago mana iska dhigin inan dhibka dumashiday ka cararayo waxan dhahay waxn u xisay walidkay marka inan adan raba oo wakhti laso qato ninkaygana nin xun ma ahayn lkn nagtana walaysy wuu i ogoladay inan walidkay ado ciyalkiyo dhana wan kaxaystay intas waxan rabay ninkaygu inu ogado gabadhan xaqiqadeda alxamdulilah uu ogaday heer uu gadhay inay dagalaman isaga iyo walashis wayo ano maqanbay aflagado igula kacday ninkaygo maqlaya ilaa ay dad ku tiri walalkay nagtas ufuray ninkaygina ad uga xanaqay oo yiri ilen xaskaygu waxay shegi jirtay warun kadibna ay tiri nagtada wanecbahy inay kuso labatana majecli wuxu yiri wax ay kugu samaysay miya jira waxay tiri may lkn aday ku dulaysatay oo u shaqeeya sidi khadamadiyo kale oo madbakha ugala khalas wuu fahmay walashis waxa haya inay tahy qiiro ay ka qironayso waxa uu iigu sacido ninkaygu wakhtiyadan tacbanka ahy ninkaygi waa iyimid wana ishegay waxkasta alxamdulila anu wn cafiyay intan boqday icafi hadad wax iga tabanayso ayan dhahy wn ku cafiyay ayay tiri lkn waxan daremaya wali inay wax kajirn dhinaceda. wayo hadalo an ficnayn ayay mararka qar igu tuurta lkn ninkayga wuxu dhaha walashay inay kudulmiday wan ogaday adu markasta wanaji ilahy dartis ilahy aya ka abalmarin isha allah iyadana ilahy haso hadeyo marka dumashiyasha qarkod sharkoda allaha namotiyo

  • @naimaahmed4313
    @naimaahmed43133 жыл бұрын

    I like your voice

  • @umucabdalachannel9659
    @umucabdalachannel96593 жыл бұрын

    1-waxaa laga rabaa ninka inoo dhaxdhaxaad ka noqdo maslaxda dhig xaaska iyo ahalkiis midna eexan 2-gabadha xaaskiisa inuu usheeg marwalbo tasaamux cafin wax wanaagsan yihiin diinteena ay nafarays sido العكس الصحيح 3-marka hora inaad ku hishiisaan xaaskaad adiga wax kasta oolabada faamil ka imaada inaad xalisaan idinkoo xadiloon saa is ixtiraamna jiro ayaan arkaa af soomiligayga mafiicna ha laga raali noqdo

  • @marwodagan2271
    @marwodagan22713 жыл бұрын

    Sheekh su aal..muhiim.ah ayan donayaa inan ku waydiiyo prive ah halkee ayaan kaa wayddi sheekh

  • @farxiyoshandhe644
    @farxiyoshandhe6443 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @osmangain7669
    @osmangain76693 жыл бұрын

    faa'iidada koowaad waa iska fiiri walaal gabadha aad guursaneysid ok

  • @cabdixakiimnuur2949
    @cabdixakiimnuur29493 жыл бұрын

    Sheikh Ahmed waxaad ku jirtaa zhakhziyaadka Aan ku nafizo markaan dhagayzto hadalkooda. الله يحفظك أخي الحبيب وشيخنا. Waxaan ka fahmay qizadaa Qiimaha badan; inay xaazkaygu ahaato mid Aan tixgaliyo, xaqeedana Aan ziiyo izlamarkaana Aan ka ogolaaan wixii qof kale zhucuurtiiza dhaawacaaya. Walaazhayna inay madaxa iizaarnaatoH. Ninkazi wuxuu ahaa qori caz zay dhahaan dhalinta dambe🤺

  • @marwodagan2271
    @marwodagan22713 жыл бұрын

    Shekh a suaal muhiim ah ayaan qabaa halkee ayaan kaa waydii

  • @aaminaahmed4299
    @aaminaahmed42993 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan14463 жыл бұрын

    wa qiso wanagsan waxaan sameeya aniga wan xushmeeyaa reerka cida ninkayga markay imadan wan marti soraa waligey wax kamashegin wayo waxan kabqa in bari layga jaro danbi aan qof kusameeyo bari laygusameeyo

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin33053 жыл бұрын

    Asc jasaka allah shiikhana shiikho waxa igu maqalo ah inad Somali ahayn sidee afsomaliga ku baratay waan rajaynaya inad iso jawabti

  • @queen_s5197

    @queen_s5197

    3 жыл бұрын

    Somali waye shiiqa hooyadis aya yemani ah👍

  • @hudaabdullahi5467

    @hudaabdullahi5467

    3 жыл бұрын

    Waxaa jira Yamaniin iska soomaali ah Abaayo oo weligoodba somaliya daganaa Amaba kudhasheen ee ninkaan waa dhiigeenee hakadhigin shisheeye wallahi Aniga somalida iyo yamaninta iskusi baan ujeclahay qadarka Alle dowladaha carbeedoo dhan waxaan ugujeclahay jamaninta

  • @nasteexoyuusuf7235
    @nasteexoyuusuf72353 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @Shugrilabokutoos
    @Shugrilabokutoos3 жыл бұрын

    Sifiicanaday sameyay haduu ugaylahaa walashiis malinta danbe hooyadii ayay sidaa kusamaynlahayd

  • @farhiyomahamud5854
    @farhiyomahamud58543 жыл бұрын

    Asc

  • @umumuscabahmed9919
    @umumuscabahmed99193 жыл бұрын

    Sheekh Allah Ku sharfo sheekadaas aney igu dhacdey lkn bilcakiskeda igu dhacay oo aniga u hoyday mana Ila Safan walalkey ilaa hada raali gareey lee dhaha anioo waxbo Ka sameynin

  • @qnfarxiya9268
    @qnfarxiya92683 жыл бұрын

    Ashlm

  • @ilhaamsiman4890
    @ilhaamsiman48903 жыл бұрын

    Waa qof an respect laheyn oo maangaab ah + kibir + islaweynaan + yasid ugu danbeynti waxay lumisay saygeedi iyo gurigeedi

  • @roodaaadan7441
    @roodaaadan74413 жыл бұрын

    Qiso xanun leh waa qof aan ilahey ka baqayn ninku laakin goaan fiican buu qatay waayo qofka kibirsan awoodisa latusaa lama bashiro kibirka waxka xun majiro ilaaheyba xarrimay.

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @user-cl5jd2hq6z
    @user-cl5jd2hq6z3 жыл бұрын

    ilaah ka magan galay xasbunallaah walciyaadubillaah walshiisa waa walsheeyda ilaah dhwxdena jcel nasiiyo noosiyadi iti is qilaafsana isu hanuuni

  • @rashidafarax8717
    @rashidafarax87173 жыл бұрын

    Is so sad😪

  • @munabazhe6427
    @munabazhe64273 жыл бұрын

    Qiso xanuun badan weey oo kibir ku jiro

  • @afnaanabdifitaax3294
    @afnaanabdifitaax32943 жыл бұрын

    Asc yaa sheikh qayr Allaha ku siiyo aamin ,lkn waxaas waa doqonnimmo wayn iyo yasmo xun ,laa ba,sa cidi xumata ayada ku baxdo ,xaqiiq

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @naimaahmed4313
    @naimaahmed43133 жыл бұрын

    M.a

  • @osmangain7669
    @osmangain76693 жыл бұрын

    faa'iidada labaad waa gabdhaha diinta leh guursada

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed48833 жыл бұрын

    Wanaagsan hadaa rabto Adiga wax wanaaji hadii kale wax ku qiimeeynaayo maleh

  • @aaminajaamac6816
    @aaminajaamac68163 жыл бұрын

    Waa cajiiib kibirka waalagujabaa

  • @fatuushfanaxleey5889
    @fatuushfanaxleey58893 жыл бұрын

    waa in la is xushmeyo waa in la kale dambeyo waa in la ixtiraamo waalid waa in ninkag ka amar qaadid waa in waanaag la is faro

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68213 жыл бұрын

    Walahi waxan uarka doqonnimo in reekga uburburisi dumashi darteda ubabisi mustaqbalkaga in ey ixtaranto reerkisa mar walbo ukabsato jacelkisa mis ku ixtaram mar walbo

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @fatushayaan111
    @fatushayaan1113 жыл бұрын

    Shukran walal dhanka whatsapka Ayan kala so hadle iso jawab ado mahadsan

  • @nurtoaxmedxareed6636
    @nurtoaxmedxareed66363 жыл бұрын

    Asc sheqow

  • @fowsiyomohamud9316
    @fowsiyomohamud93163 жыл бұрын

    Dumashidey adban ujeclahy inan uhiliyo moyee kama so horjesto waa midey ayada kasbatay mar marka qaraa walalkey isla xamanaabo hhh ilahay ha xifdiyo carurtan eda da uahy hadey xuntahy xataa walalkey mcn magarsiyo ani inan danbiga dusha iska saaro moye

  • @user-ni1xp6fd2n
    @user-ni1xp6fd2n3 жыл бұрын

    6 Gabdha ayaa laga rabe marka gurigeeda lajooge in ayadoo ixtiraamee ninkeeda ay aamusto 7 isaga xitaa markee walaashiis gurigisa ku xad gudubto in uu la hadlo maaha ee guriga hooyo inuu kula hadlo waa 8 Qaladka waxaa keene in horteeda lagu canante in lakala qariyo waa oo gooni qofkasta loo canaanto sma qaladkeeda loogu sheego

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    3 жыл бұрын

    Masha’Allah Allah Ku Xifdiyo

  • @ubahhasanmohamed9592

    @ubahhasanmohamed9592

    3 жыл бұрын

    @@AhmedAlYamaani masha allah waa giso hanuun badan mahasanid

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze35933 жыл бұрын

    sodohdaso kale yaa heela

  • @saadiyonuur2338
    @saadiyonuur23383 жыл бұрын

    Waa caqli xumo Dad saasna majiraan🤔

  • @farxiyoomar4595
    @farxiyoomar45953 жыл бұрын

    asc sheeqa muhim aya ku ahay xage kalasoxiririkara.

  • @MaaidaMaaida

    @MaaidaMaaida

    3 жыл бұрын

    Fb giisa tag numberkiiisa ku qoran wac Wll

  • @SAADAQ__CR7
    @SAADAQ__CR73 жыл бұрын

    1waa in aad samir iyo dulqaad uleedahay umada odhan qasatan xididkaaga waa walalahagabokle 2gabdhow ma ahan inaad ragiina culeyskusaartan waxaan suroobeynin why adiga walalka inlagaa jaro marabti 3ma ahan in aad gurigaaga aadkadhigto xabsi aadninka reerkiisa kuxumeeyso waa inaad kadhigtaa qasri uukufaano ninkaaga iyo reerkoodaba why waxan aminsanahy ninka la aantiisa gurigaan maba dhisnaadeen 4waa in aad walaashiisa kadhigtaa walashadoo kale sababtoo ah walashaa gurigiina markaa joogta qasab isku dhacwaa imaanaayay waana isa saamaxeeseen 5plz gabdhaha ragiina ladhashay ucududaar sameeyaa Allaha nawada cafiyee sheekhoowna Allaha nookaa xafido

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar83453 жыл бұрын

    Ani wxaan dhihilaha naag ta waa laga caqli badan yahay

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi7043 жыл бұрын

    Naago nuucaas ah ayaa jiro

  • @user-zi9oi7or1d
    @user-zi9oi7or1d3 жыл бұрын

    S scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun81233 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhh astaqfirulah taasi wadabaalimo caqli xuma walayaabe

  • @saynabfarah6824
    @saynabfarah68243 жыл бұрын

    Naag xun bey ahayd inantas

  • @banadirproductio
    @banadirproductio3 жыл бұрын

    *Maxaad ka taqaan ninka kaliya ee asoo Bidaar leh dhashay 😂 ,Halkan ka daawo👉 **kzread.info/dash/bejne/hW1kypmPfay4mLw.html*

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi7043 жыл бұрын

    Waa naag xun😡😡😡😡🤬🤬🤬🤬🤬🤬

  • @nasteexoyuusuf7235
    @nasteexoyuusuf72353 жыл бұрын

    Scw scw scw

Келесі