Farxad dhaliyaradii Magafe Laga daayay 2 ka mid hooyadood oo farxad la ooysay aya nala joogyo qaar k

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 159

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemedАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kunolowfarxad
    @KunolowfarxadАй бұрын

    Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    Ай бұрын

    Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394Ай бұрын

    Maamo ha ooyin geerida wiilkaga samir alle hakaa siiyo labada wiilna Insha allah waa kuu imaanayaan

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fcАй бұрын

    Allaahu Akbar maama qalbiga Allaha kuu qaboojiyo wiilka kaa dhintay sabar iyo iimaan Allaha kaa siiyo wiilashaan kaa maqnaa 15 ka sano waa waqti fog runtii Allaha awooda leh waxaan kaaga baryeynaa inuu albaabka kaaga soo geliyo ayagoo caafimaad qaba Bi,idnillaahi Raxmaan !

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784Ай бұрын

    Alxamdulilaah hooyo waan kula Oyneynaa waana kula farxeynaa ❤

  • @degan4
    @degan4Ай бұрын

    Allah farxada ha noo dhamaystiro❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401Ай бұрын

    Allaha u rumeeyo in ay noqdaan wiilasheedii hooyo waa hooyo ❤❤❤❤❤

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-MercyАй бұрын

    Illaahay ha u naxariisto wiilka mamada ka dhintay oo qalbiga ha u qaboojiyo.....wiilasheeda kale ee la helay iyagoo nool Illaahay ha isku keeno hana u saqiro...team ilintir jzkl kheer😭😭😭😭

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832Ай бұрын

    Abaalkaaga jannatilfirdowzilAcllaa Allaaah haka dhigo Allahuma Amiiin

  • @alisharif1997
    @alisharif1997Ай бұрын

    Allah Yaa Raahma🕌

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446Ай бұрын

    Illaaow shacabka somaaliyeed waa Dayacanyihiin yaa allaah u gargaar insh allaah

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraahАй бұрын

    Allaha qalbiga u qaboojiyo aamin amen 🙏 yaa rabi

  • @miskiin236
    @miskiin236Ай бұрын

    Subxaanallaah, Dad badan oo inay dhinteen la moodayo ayaa magafe haystaa. Illaahay ha ka soo furto aamiin.

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387Ай бұрын

    Xanuunkaan aniga iyo dadka ilamidka ah lee fahmikaraan, anigaa kamid ah dadka xanuunkaas oo kale taabtay, hooyadeey ayadoo igamurgeyso joogista libiya lee iga dhimatay, alah yarxamu inta dhimatay inta noolna alah uqaboojiyo qalbigooda

  • @hussenyabaq6331
    @hussenyabaq6331Ай бұрын

    In sha allah ayadoo faraxsan baad waysan doontaa oo wiilasheedi garabkeeda yihiin

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7nАй бұрын

    Ilaahey ha sahlo wiilasheeda inay la xiriirto iyagoo nabad ah kurbadana alaha ka qaado hooyadaan wadankeenana mid nabad ah oo loo soo ordo alaha ka dhigo oo aan laga oo aan laga cararin allahuma aamiin

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722Ай бұрын

    Maamo Alle ha kuu soo nabad celiyo awlaadaada insha allaah

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878Ай бұрын

    Ilaahayow u soosahal oo usoo celi

  • @s_h4807
    @s_h4807Ай бұрын

    Hooyo macaan illamada indhahaga ka qubaneysa caloosha ay na hurisay illaahay wiilasha iyago socda hortada ha keeno amiin amiin amiin ❤❤❤

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5oАй бұрын

    hooyo mcn allaha kuu so ifiyo wilashada insha allaah amiira yaa rabi 🤲

  • @Ibrahimka38
    @Ibrahimka38Ай бұрын

    Allaha hooyadaan ka Farxiya amiin amiin 🤲🤲🤲

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832Ай бұрын

    Mashaaa Allaaah

  • @Xalimo421
    @Xalimo421Ай бұрын

    Wa qeeyr hadeey nool yihiin,Alxamdulilah.Allah xanuun badana qof beerkaga ah nolol iyo geeri aadan ku ogeeyn😭Aad ay u culus tahay walaahi.Ilaahey naguma keeno waxyalaha qaarkood naxdinta bdn.

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    AAAAMIÌN ANAGABA WIIL HADA 6SANO LA LAYAHAY LAAKIIN ISAGU WAJAALE MA DHAFIN LA DHAHAY IN KELYAHA IYO BERKA LAGALA BAXAY UMALEYNEYNAA 😢😢😢😢

  • @user-hh3dx5vm1k
    @user-hh3dx5vm1kАй бұрын

    Ilahayaw hooyada io wiilashedi iyago cfmd qaba dib ukulmi mamada lilmadedu way iga lilmeysisay 😢🤲

  • @namiup0274
    @namiup0274Ай бұрын

    Ilaahoow hooyadaas wiilasheeda usoo celi nabad sheekada aboowe dhaqtqrkii ilaahay miyaa❤❤❤ a déjà en tête

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405Ай бұрын

    Hooyo ilaahay ha i naxariisto wiilka kaa dhintay labada wiilna ilahaay hakuu rumeeyo ayagii ilaahay haka dhigo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaaraxАй бұрын

    Waa alxamdulilah Alle ayaa mahad leh

  • @rahmacabdilaahi1330
    @rahmacabdilaahi1330Ай бұрын

    Ilaahahay hakuukeeno iyagoocaafimaad qaba farxad isuguyimaada idamka allah

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464Ай бұрын

    Allaw nagu so celi hooyo oo farxsan yaa Allah ka farxi adaa rahman ee

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495Ай бұрын

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really. Allaha u barakeeyo oo kuu naxariisto mar walbo adiga iyo waalidiintaadaba.❤❤❤❤

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058Ай бұрын

    Allah ha uu naxariisto Aamiin

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5uАй бұрын

    hooyo macn allaha u naxariisto wiilka dhintay 2 wiilna allaha kuu keno

  • @user-bg3kf4yc6f
    @user-bg3kf4yc6fАй бұрын

    Illaahow usoo celi ayagoo nabad qabaan

  • @falisa576
    @falisa576Ай бұрын

    Maamadu maba hadli karto beerkeda Maqan way qalbi jaban tahay wa ka muuqataa wiil baa ka Dhintay labo wiil wa ka maqan yihiin Ilaahoow u gar gaar wiilashedina U so saqir

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin Haa mahadli karto ax ax waana agon dhahday Alaahu akbar yaa allaah Gabadhi maintain 2sano ii jirtay maanta waa 17jir 😢😢😢😢😢😢😢 Masiibadano kale intay ku dhacday aloow uga gargaar anagana naga hay yaaa allaah

  • @aminaibrahim2268
    @aminaibrahim2268Ай бұрын

    ILAHAY HA KUU GARGAARO aamiin yaa yaa Allah MAAMO 😪😪🙏

  • @ayandahirahmed5433
    @ayandahirahmed5433Ай бұрын

    Masha Allah mom ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqaniАй бұрын

    Hooyo ilaahey haku caawiyo

  • @fatmamohamedchannel6659
    @fatmamohamedchannel6659Ай бұрын

    Walalyall wilkaaan halkeee kala xiriraaa wan rabaye igu çawiya plz abtigeen ba naga maqan in u nobafiyo inshllh

  • @mulkiabdirizak5801
    @mulkiabdirizak5801Ай бұрын

    Ilahay ha idin kulmiyo mamo adi io wilashada😢😢😢

  • @user-cb8cr2er9u
    @user-cb8cr2er9uАй бұрын

    Mash Allah 🤲🤲

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8wАй бұрын

    Amiin yaarabi yaaraxmaan ❤️

  • @sacdiya120saxdiysanka2
    @sacdiya120saxdiysanka2Ай бұрын

    Axax allow usoo nabad celi

  • @mohamedjubbafilms2737
    @mohamedjubbafilms2737Ай бұрын

    Waa sx hooyadood waaye illaahay ha unaxariisto maxamed muxudiin

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    AAAMIIIN ISAGANA MAGAFE MUKU DHINTAY ?

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3oАй бұрын

    Waalidkiibay kadeedeen allah hasoo hadeeyo dhalinyarada somaliyeeed

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vkАй бұрын

    alx alx illaah aamahada iska leh allaha usahlo maa mada ciyaal keda

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240Ай бұрын

    Illahow usoo celi iyagoo nabat qabaan yaarab 🤲

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7pАй бұрын

    2009 that's long time but I'm glad they back

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966Ай бұрын

    Allahu Akbar allow hoyadan qalbiga Uqaboji

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832Ай бұрын

    Shaqo tiri ugu fadliga badneyd ayaaa haysaaa

  • @illintir
    @illintirАй бұрын

    Fadlan share dhaha

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd

    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd

    Ай бұрын

    Insha Allaahu wlle Allaah hakaa ajar siiyo

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058Ай бұрын

    Alxamadu lillahi ❤❤❤

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961Ай бұрын

    Ilaahey ha u sahlo

  • @ikraanmaxamuud7438
    @ikraanmaxamuud7438Ай бұрын

    Allaha u soo sahlo insha allah

  • @ahmeddaahir4842
    @ahmeddaahir4842Ай бұрын

    Allow u sahal maamadaan caruurteeda

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837Ай бұрын

    Rabiyow isukeen sinabada

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010Ай бұрын

    Alle hasahlo hooyo mcn🤲🤲🤲😭

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495Ай бұрын

    Allahayoow u sahal oobu gargaar

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7pАй бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 sorry mommy but I'm happy for you ❤️❤️❤️

  • @nasro7666

    @nasro7666

    Ай бұрын

    Miskiin hoyo ilhay qalbi kuqabojiyo

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Aaamiiin AMIIIN ​@@nasro7666

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351Ай бұрын

    Ya Allah Ya Raxmaan Ya Raxiim ilaahayow soo Nabad celi labada wiil ee walalaha ah iyagoo cafimad qaba, hooyo Alle qalbiga ha u qaboojiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    AAAMÌN AAAMIIN AAAMIIN WALHY WILASHAN WALA SILCIYAY MEL AYKUSO NOQDANA MAJIRTO O CAASIMAD KU SHEGA SOMALIYA IYADAABA OLOLAYS ALOOW UQASAB UMADADA HAY ADAHA IN LOGU DACWODA FIICAN SI DHAQTAR AY U HELAAN 😢😢😢😢😢 LIIBIYANKU CADOWSANA HADAN WAXAN DHAGAYSANAYEY GABR SUCUDIGA U TAHRIBAYSA O 2QOF LASOCDAY AY ETHOPIAN CUNEN AX AX

  • @zamzamcabdiraxman5351

    @zamzamcabdiraxman5351

    Ай бұрын

    @@user-sn5yz7vg8v SubxanAllah ya Rabbi Ilaahay ha u gargaaro umadiisa meel kasta oo ay joogaan, Aamiin Aamiin ya Allah🙏😢😢

  • @SihamSiham-ni7sq
    @SihamSiham-ni7sqАй бұрын

    Allah ha usoo sahlo

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8nАй бұрын

    Mash allah

  • @Daryeelnaftaada
    @DaryeelnaftaadaАй бұрын

    Amiin Allaah so aruuriyo😢

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533Ай бұрын

    Alxml calakuli xaal🤲☝️🤲☝️❤️💕

  • @fahmaahmed3062
    @fahmaahmed3062Ай бұрын

    Hooyo Allah kusosahla ilmahadha inshaaAllah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459Ай бұрын

    Allaahu akbar

  • @user-ni5zs1lx6v
    @user-ni5zs1lx6vАй бұрын

    Allaha soo sahlo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623Ай бұрын

    Maamada ilaahey wiilasheeda ha lala xiriiriyo wiilka mohaa Chanel ugu qoran tahay

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351Ай бұрын

    JazakumuAllahu khayran walal cabdicasiis iyo Asxaabtada❤

  • @sahroali7203
    @sahroali7203Ай бұрын

    Allahu akbar alla swt hau sahlo mamadan wiilasheda hadalka uso yereyna run alla haka dhigo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394Ай бұрын

    Yaa allaah hooyo mcn usahal wiilsheeda aamiin

  • @user-kw8xh9dl6y
    @user-kw8xh9dl6yАй бұрын

    Hooyo ilaahoow hacadabin waafarxad xanuunwadatah yaarabi

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030Ай бұрын

    Masha Allah cabdilcaziiz alhakuxafido

  • @dheemaniyoluul1691
    @dheemaniyoluul1691Ай бұрын

    Ax hooyo waa hooyo yada oo xanuusan bey soo kaxdey illahaw wiilasheedi uga dhig 😢😢

  • @user-us7gd3io6c
    @user-us7gd3io6cАй бұрын

    Abdi caasiisow lanvarkaaga xagee kahelaa walaalkay iga maqan inaa baafiyo rabbaye

  • @shakur_Gamer

    @shakur_Gamer

    Ай бұрын

    Walal aniguba kula mid Ayan ahay ee xagee kawada baafinaa

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiisАй бұрын

    Ax illaahayow farxada u rumee hooyadaan iyo dhamaan dadka laga maqanyhy

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6nАй бұрын

    Saber iyo iimaan ilaahey ha kaa siiyo murxunka dhintey labada wiilna nabad kugu soo celiyo hooyo

  • @Minnesota416
    @Minnesota416Ай бұрын

    Maashaa Allah momma ilaahay hakuu sakhiro Inshaa Allah waa is arki doonaan

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiyeАй бұрын

    YA RABII UGARGAR WALAHENA

  • @user-jj3yf4kb5o
    @user-jj3yf4kb5oАй бұрын

    Allow ayagoo caafimaad qabo ukeen hooyo mcn❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Allah hooyo ma Cadaabo

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827Ай бұрын

    Mashallah

  • @AishaDirshe
    @AishaDirsheАй бұрын

    Allaahu Akbar

  • @user-nk4zn5my3h
    @user-nk4zn5my3hАй бұрын

    Soryy hooyo mcn Yarabi. Cafiimad ku kulimi hooyo iyo carirteyda wlhi ilinta ceshan wayay qalbiga alle haku qabojiyo hooyo mcn🤲🤲😭🥲🥲🥲

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8hАй бұрын

    Allah ha u sahlo ammin ammin ammin ❤

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487Ай бұрын

    In shaa Allaha waat lakulme

  • @user-td7rw8ih5l
    @user-td7rw8ih5lАй бұрын

    Allahabad gugargaro ilahow kusodhewey aamiin

  • @user-xb8co2qx6u
    @user-xb8co2qx6uАй бұрын

    Allaha u sosahlo 😢

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8vАй бұрын

    INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN WA QALBI JAB WALHY ALOW QALBIGA UDHOWR HOYOYINKENA AAAAAAMIIN ALOOW HOYADAN UKALME IYADA IYO WILASHEDA 😢😢😢

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773Ай бұрын

    amiiiiiiiin Allaaha 🤩🤩😍🤩🤩

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7qАй бұрын

    Alle ha u sahlo ayagoo nabad qabo.❤❤❤

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8wАй бұрын

    Allha qalbiyada hainooqaboojiyo

  • @cabdullaahicalicabduraxmaa3921
    @cabdullaahicalicabduraxmaa3921Ай бұрын

    Abdicasiisaw nio bal xooga saar dadkaan laga soo daynaayo magafe in aad hesho listga magacyadooda

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741Ай бұрын

    Allah usahlo wiilasheeda

  • @rodaali169
    @rodaali169Ай бұрын

    Asc aad baan uga xumahay hooyadaa xanuunka haya balse waa farxad in aad aragto ooilahay kuu keno isha allahaa😭💗

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859Ай бұрын

    Innaa lillh wainnaa ileyhi rajicuun

  • @jammane3880
    @jammane3880Ай бұрын

    Ilaahay ha kuu soo dhoweeyo wiilashada hooyo Waqtiyadaas waa joogay libya Maxaa rag badan oo la baafinayo jeelasha silic ugu dhintay Kaarabully waa jeel rag tobanaan sano ku xirnaa oo midna aanu waxba la noolayn ayaan marka la joogoba mid naf baxayo Adduunyo waa ragga familieskoodu weli raadinayaan Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay

  • @owliyo1218

    @owliyo1218

    Ай бұрын

    Xgee ku yaal maad war baahunta u sheegtid laga yaaba in somali mesha joogto lagu cadaadiyo in ragaa u tagaan loyar u qabtaan

  • @iman1527
    @iman1527Ай бұрын

    Mansha Allah hoyo

  • @Daryeelnaftaada
    @DaryeelnaftaadaАй бұрын

    Maanshaa allaah 😢

  • @foozia426
    @foozia426Ай бұрын

    Ax ilahay hakuu soo fududeeyo wiilashaada insha allaah ❤

  • @fadumoomarshariff8010
    @fadumoomarshariff8010Ай бұрын

    Inshaa Allah walal qayr ayaan uu rajeyna hooyadan in ilaahay uu sahalo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 😢😢😢inshaa Allah waad heleysa hooyo macaan idin ko nabad ah iyo ayago nabad qabo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

Келесі